Тёмный

Sheekh shariif oo la saftay Lafta gareen, Warsaxaafadeed gilgilay madaxtooyada Iyo.... 

Aftahan Production
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Час назад
Shiikh shariif waa geesi waana nin xishooda oo dawlad somali raba hadana laba sano oo jaamacad America kutaala ayuu soo qaatay we love Abgaal laakiin xasan no no no no no no no no no
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 4 часа назад
Maashaaallaah guuuul MW.shiikh shariif sh.axmed.
@saidabdi136
@saidabdi136 4 часа назад
Sheekh Shariif mar hore ayaa la sugayey.
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 3 часа назад
Waa wax lagu farxo in Sheekh Shariif uu ka Harlow xad gudubyada dowladda Xasan Sheekh uu ku domaeynaayo dhamaan qoomiyadda Digil iyo Mirifle, Tasso cadeynayso in sheekh Shariif yahay shakhsi daacad ah uusan raali ka noqonaynin in lagu xadgudbo muwaadaniinta Somaaliyeed. Sheekh Shariifow horey u soco.
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj 3 часа назад
Mwne shiiq sharìif allah yxfdk
@guledsm
@guledsm 4 часа назад
Baraarujiye, xasuusiye, wariye qaran.
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 5 часов назад
YOU ARE REALL SOMALI. Thank you brother ❤from Caabudwaaq
@billeabdi1061
@billeabdi1061 5 часов назад
Masha Allah waa runta wllo meyey wuxu sheegi jire am farmaajo ku cayni jire waa beenlow
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 3 часа назад
Sheekh Shariif waa Halyeey biniaadinimada wax ka uaqaana
@sharmarkeali6969
@sharmarkeali6969 3 часа назад
Nice job boss you make Somali great
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 5 часов назад
Cadaalada ayaad ku hadashaa wll From Baidoa ❤
@Ayiisho1
@Ayiisho1 5 часов назад
Aniga waxaan qabaa maadaaba aysan meesha dowlad kajirin in baarlamaanka maamul goboleedyada kuwada noqdaan maamulladooda inta dowlad cadaalada umada kala badbaadisa kaimanayso Dowladana lacasilo dacwadna laga gudbiyo Inta dagaal sokeeye dhicin
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 3 часа назад
Balwaanow waxaan aad iyo aad kugu hambalyeynayaa inaad tahay shakhsi isla markaana aad tahay wrirye daacad, dhexdhexaad ah runtana ka hadla Somaalinimadana kugu weyn tahay. Sxb horey u soco.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 часов назад
Suldan C/ llahi Balwaan. Xasan badroolkii ay iibinayen. ayuuh siyasad u yaqanah. Cabirkiisa
@siyadabdirahmanarte4810
@siyadabdirahmanarte4810 5 часов назад
Shariif wa nin wanaagsan o xishood badan Lakin Kan hada joogo yaahu wax lagu tilmaamo garan maayo
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 6 часов назад
Xasan shiikh markii farmaajo uu eedayn jiray kuma eedaynayn inta badan ama gebi ahaanba qalad uu galay ee wuxuu ujeedey inii wadada ku banasto Sida maantaba aad aragtid
@SIRDOONKAHIILWADDANI
@SIRDOONKAHIILWADDANI 4 часа назад
💯💯💯
@Huda-qj7ij
@Huda-qj7ij 5 часов назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 4 часа назад
Wcs
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 часа назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw sheikh sharaf ahmed golaha xildhiban sama bixinta qaranka oo tageerey mw lafta gareen isimadisa cuqashis shacabkisa wlkn abdulahi balwan mw sheikh sharaf ahmed hada ka hor waxu ku shegey wa mw qabil xasan gorgurde so mantay ma argno askari xildhiban kula yahay aalay ba tahay ani abgal ban ahay ani ba iskalah magalada muqdisho iska baxa wlkn abdulahi balwan ninkan xasan gorgurde dadki somaliyad wu gala gey shacabki somaliyad wu gala tirey waxa u tir naxayo ma jirdo umada somaliyad u naxaris usamanayo ma jiro wlkn abdulahi balwan somaliyey hurda ka gac iska caliya xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza culumada argixisada shbb dacish damajid
@soraya.a7956
@soraya.a7956 4 часа назад
Waawareeey oo cadowga Ethopia cida wadataa sow lafta gareen maaha 😅😅 laa ilaaha maxamad rasulullaah scw
@luulhussein7191
@luulhussein7191 4 часа назад
Ilahay ayaa na dilayee xasan gurguurte soomaali wuu kala geeyay sida la iskugu keenana way adkaan doontaa allaha naga qabto
@maxamadcabdulle-h1i
@maxamadcabdulle-h1i 4 часа назад
Sheekh shafiir marhore aya laga rabay taas eekusoco runta sheeg
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Час назад
Aryaa xasan dadka & dalka halaga badbaadiyo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 6 часов назад
asc
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 4 часа назад
Somaliya aan heshiis aheen dawlada oo qawiil isku bedeshay xasan ilaahey ka cabso umadan hakala geynin
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i 2 часа назад
Mya sxb balwan Xsan Shekh waxa uu ku.kacaayo ma.ahan wax loo dulqadan Karo Marka aniga waxn dhihi lahaa koonfur galbed ciidan ikuma yaro ee iska dhiciye xssn Shekh mohamud
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 5 часов назад
Mw.shiikh shariif waxa U qalma in lagu badalo xassan duufle bahane munafaqa dowlad nimadii Qabiil Ka doordlbdiay
@soraya.a7956
@soraya.a7956 4 часа назад
Shariif warqadaha uu soo dhigo social media culeys badan malaha sababta oo ah bulshada Somaliyeed codadkooda xatee waa u quuri waayeen inta jeer uu isasoo shar xay marka hadalkiisa ma cusla
@slpo7287
@slpo7287 3 часа назад
😂😂halkii war midkale malasugtid miyaa maladoo horadaa mise 😂😂muqalka youtop kubadsi waye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 часа назад
WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN DALKA JAARKA 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDEY. PAYJE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂. XILDHIBAANADA SOOMALIYA BERI NIN KASTI XILKA MASII JOOGAYO XILKA MARKA DALKA LUGU KALA TAGO. HADA WAA IN AY WAAJIBKOODA GUTAAN. DALKANA IYO DIMUQRAADIYADANA UMADA SOOMALIYEED HESHIISKA KU TAHAY HA BADBAADSHAAN
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 5 часов назад
Xasan-baahane waa adeege waddama shisheeye, Waddankana wuxuu rabaa inuu god dheer ku rido, Soomaalina kala dilo, oo cadowga u loogo.
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 4 часа назад
C.balwaaaaaaan xaqudirir kor ahow.
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 5 часов назад
wa wacel kan hawiyo ku faanayo xasan shiek wa duli oo doqon
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 5 часов назад
,xiildhiibaanada beelahoda keensaden oo isku kalson xamarey joogan yaa kaarka laga guubaa itoobiya waxay keensatay oo jaajuusu uaha wauyeratay itoobiya
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 6 часов назад
,ninyahow meeqa xildhiibaan oo koofur galbeda aya xamar joga warkuwa laftagareen soomagacabay oo itoobiya keensatay basaa baydhaabo looga yeeray
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 5 часов назад
shaariif mawaalan yahay marku laftagaaren oo qoorax dhacdaya marku lasafanayo mawalan yahay nin siyasada damac kaleh laftagareen lasafan mayo
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 5 часов назад
Waxaas ma isku sheegtiin😂😂😂😂
@billeabdi1061
@billeabdi1061 5 часов назад
Wuu la safan yahay adigase qurmon maxad ka bedeli karta qof ciilan baa tahay 😮
@jandraravi9816
@jandraravi9816 6 часов назад
ILMOGAREEN KAAS AFBIIJO INUU YAHAY WAA OGEYN OO HANDICAP XAARMAAJO U HEEYSTO AQOON YAHAN......BOOS UU RAADSANAA EELAAY WIIQ NAXARIIS UMA HAAUO EEEEBOOW
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 2 часа назад
Jandrararavi9816 Hawiye naareed Eelaay ha ku wasto
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 Час назад
@@jandraravi9816 Sxb, Sh Shariif ha u gefin hana caytamin, Nin caaytamay gob ma ahan.
Далее
LAXANKA HESHIISKA XASAN SHIIKH IYO SHABAAB (4560)
16:03
WAAR DAG DAG AH
32:02
Просмотров 613