Тёмный

DEG_itobiya &jabuti o qorsha layab uso bandhigtay khatumo &garadadi o diiday &fadexad wayn o farmajo 

SO24TV
Подписаться 70 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 24 дня назад
Hadii wax laysla fahmi waayana waa la saxayaav
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 24 дня назад
Dheeraa barnaamijku
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
garaadadu way sax sanyihin inay diidan shirqoolka jabuuti oo firdhiye looso diiday
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 24 дня назад
❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 23 дня назад
Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 24 дня назад
4:15
@zahrasaed148
@zahrasaed148 23 дня назад
Somalilanders foqor bey wada tuurayaan oo dalkoodey cirka gaadh siinayaan hadey caqligoodu uwada shaqeeyo Dhalkooda Barakeysan ee Allaah kuwada Abuuray Somalina kuwii ugu wacnaa yihiin hadey gartaan dantooda Qaran.!!💚🤍❤️🫡🦁🦁🦁🦁👆✊👏💪👍🎉🎉🎉🎉🎉😘🎉🎉
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx 24 дня назад
Idoor riyo maalmeel baykujrtaa
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 24 дня назад
Faaqaaashatu. Ku. Jiiraata. Riiyo. Maalmeeda. Misakiina
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 24 дня назад
Somaliland is not easy ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 24 дня назад
😅😅😅 madaxweyne ameerika waa waynaaday dee
@danabguuled5491
@danabguuled5491 23 дня назад
Keligii taliyaha Jabuuti dhulbante wakiil kama dhigane yas u dirsaday hawshan?
@AnisaOmer-tk7vb
@AnisaOmer-tk7vb 24 дня назад
Asc in aan lafah mayn baymoodayaan somaliland baa laascaanood la heshii siinayaa jabuuti khaayi nimada waa la fah mayaa
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 24 дня назад
Mj. Iyo. Koonfuur at. Soomaaliya. Maanata. Haalkaa. Dhiigay. Dhulabahaanate.l. Ka. Xaab. Xaabasha
@jamacadan2200
@jamacadan2200 24 дня назад
Wax so garey mweyne farmaajo ma'ey jirto sababto ah labo qof ayey kalayihiin ee barta sharciyada
@omarsalah4264
@omarsalah4264 24 дня назад
Ninyohoow waxaan rabnaa in aad wararkaaga kusoo darto dagaalada itoobiya gudaheeda kasocday amxaaro tikree iyo Oromo.
@ahaiban1
@ahaiban1 24 дня назад
Joe Bedin wuu asaasaqay ee meesha hayskaga tago oo haw baneeyo nin democratic party nin iska celiya Donald Tramp....
@zahrasaed148
@zahrasaed148 23 дня назад
Dal ka xora cawaaniinta Soomali leyskuwada yidhaahdo.Dhulku haladego marqudha hanawada ilaawaan 💚🤍❤️🫡🦁🦁🦁🦁👆✊👏👍💪
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 24 дня назад
Waxaay. Doonayaan. Waa Ruun. Waxaay. Diidataan. Waa. Been
@ahaiban1
@ahaiban1 24 дня назад
Jabuuti goormay Somaliland gacan saar la yeelatay, garaadadu ha ogsoonaadaan iney Somaliland dhawristii ka dhamaatay oo ay xoog ku soo celin Laascaanood...
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 24 дня назад
Kkkkkkkk inaad seexataa kahoreeysa inaad riyootid
@ahaiban1
@ahaiban1 17 дней назад
​​@@BbbCcc-uj6mo Waan ku salaamayaa walow aanu magac meesha ka muuqanin, run na aynu ku wada hadalno. Waligaa ma maqashay waxa la yidhaahdo "Riyo maalmeed-day dream" mase maqashay waxa loogu yeedho qaylaani غيلان, ku murmi mayno iney dhawris xad dhaaf ihi ka jirtay xaga ciidanka Somaliland iska caabin mooyee inaanay weerarba qaadin, kuna murmi meyno inaanu Dhulbahante cid kale la noolaaneyni Isaaq mooyee, Daarood amba Harti aanay heshiineynin, igaba dhan wassalaam...iyo.. .iyo...iyo!!!.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 24 дня назад
Beenaale. Beenaale adeer meeshas cidi iskuma diidin
Далее
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн