Тёмный
No video :(

DEGDEG: Boqorka Wada Guursan Kara Dumarka Soomaalida oo Dood Adag La Galay Daaci-Saalax 

Horyaal24 Tv
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@Eng_moy
@Eng_moy 8 месяцев назад
❤ma ihhi boqoradii reer cabdicaasiis ,boqor reer daamiya ayaan ahay ❤
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 8 месяцев назад
Reer sheek isaxaaq uun baa laga raacay ee dadka kale siday idiin laayaan maanad arag in xamar idinkoo nool ay dab idin qabad siiyeen waar yaanay boqor iimaanoow cuqubada reer sheekh isaxaaq idinku dhicin Takale dee hablihiina iska guursada maxaad idinku dadka kale iyo mashaakilka ku falaysaan ogona ina iimaanow inay reer sheekh isaxaaq aanay eaxba idiin gaysan eed idinku madhaakil badan marwalba ugaysataan ood cadowgooda mar walba raacdaan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 8 месяцев назад
walaahi merigii afwayne gabooye qabiilkooda way qarin jireen labo walaalo ah ayuu midba qabiil kale oo isaaqa sheega naayay maasha alaah maanta nimcay ku jiraan somaliland gabooyuhu
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 8 месяцев назад
Boqor iimaanoow Maanta magaalo kale oo soomaali leedahay maad tidhaahdeen boqor baan ahay waad ogtahay in meelaha kale aanad dharkaasoo kale ku xidhateen Aad tidhaahdeena boworbaan Ahay bari hore ayaa lagu gubi lahaa waayo dadkiina meelaha kale re soomalida ku nool waad ogtahay sida loo dhibaateeyo lsakiin reer sheekh isaxaaq inaad marwalba daba gashaan ood cadaw walba ka raacdaan maaha barigii diyaad barana idinkaa daarood nagaga darnaa oo na madhiyay oo shiish wanaag ahaa laakiin adiga iyo barkhad kuwa somal land baabinaya ayaad ka mid tihiin ee habaara ee mar walba dhibaatada reer sheekh ka shaqeeya laakiin cuqubadu way idinku dhacaysaa oo reer sheekh isaxaaq waa ehlu bayt oo waxba lama yeeli karo ilaahay baa ilaalinaya waa reer sheekh isaxaaq buna axmed buna haashim
@amalos3435
@amalos3435 8 месяцев назад
Rer isaaqow maxaa inaga ingaqaldan waayo gaboya somaliland dagan wadankale kama doodan maxaa qaldan markii xoriyada iyo isjaceylka rer somaliland adad u batay waxa batay cabashada kaimanaysa gaboyaa joga wadanka boqorkan gaboye markasta kadaa dhalecaynta somaliland amaba Isaaq
@aliabdi3689
@aliabdi3689 8 месяцев назад
❤❤😂👏👏✌
@user-ui5dr5qz1r
@user-ui5dr5qz1r 7 месяцев назад
Horta boqor allaa ah balsa boqor soomaliyow waa runtaa halkaas ka was
@fadumoyousuf-wj9kz
@fadumoyousuf-wj9kz 8 месяцев назад
Baylood waxaa hadal ugu danbaysay markuu boqorku ku yidhi isasoo cadee hdad gabadh iga soo doonatoo oromo nimada ka gaaloow 😂😂😂
@user-yh1bn4kj9s
@user-yh1bn4kj9s 8 месяцев назад
Xoriyadii somaliland ku siisey ayaa halkaa kula gaadhey Abeesada farta loo taagey fanaxey u boodaa
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 6 месяцев назад
Maxaa qalbiil looga hadlayaa, barnaamijku guurka ayuu ka hadlayaa, Yarkan Pilote ayaa bilaabay taas, wuu qaldan yahay, qabyaalad ayaa ka guuxaysa soomaalida
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 8 месяцев назад
Faanbadanaa odeyga
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 8 месяцев назад
❤❤😂
@kaydkaaqoonta.3637
@kaydkaaqoonta.3637 8 месяцев назад
Boqorku kulaa الله يخليك 😂😂😂😂 wuu habaaray habaar halkii u dambaysay
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 8 месяцев назад
Wagar
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 8 месяцев назад
Boqor Axmed Iiman Warsame. Isaaq iskuma Wada jirro wa Cid la garanayo. Abaa Gadhe, Ninkii Danni ka gashay ha noqdo.
@user-yk3uc8od8e
@user-yk3uc8od8e 8 месяцев назад
war baqorku dhidu kaga laday kayar
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 7 месяцев назад
M😂😂😂😂😂😂😂
Далее
Never Troll Shelly🫡 | Brawl Stars
00:10
Просмотров 1,4 млн
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 199 тыс.
Never Troll Shelly🫡 | Brawl Stars
00:10
Просмотров 1,4 млн