Тёмный

Faqiir Yaan La Guursan Gabdha Tidhi Way Khaldan Taay Guurka Lacag Laguma Xidhi Karo, Daaci Saalax-na 

Bulsho News
Подписаться 395 тыс.
Просмотров 4,6 тыс.
50% 1

Faqiir Yaan La Guursan Gabdha Tidhi Way Khaldan Taay Guurka Lacag Laguma Xidhi Karo, Daaci Saalax-na ..." Gudoomiyaha Wanagfarista Oo Si Adag U Hadlay
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 7   
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 месяца назад
WOMAN INDEPENDANCE !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! VIVA SOMALILAND FREOM SAYLAC
@saidhashi2856
@saidhashi2856 2 месяца назад
Cayayaanka bulshada ayaa umada dhib kuhaaya... oo wax walba views karaadinaya. Ilaahay shartooda umada haka qabto.
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 2 месяца назад
Dumarka muslimka ah ilaahey ayaa sheeygay in gurigiina aad jooktaan oo raga muslimka ah aad hor cararina afkana aad la soo galina diinta islaamka iyo raga muslimka ah maxaa yeelay ilaahey ayaa masuul idinkaga dhigay raga in aad adeecdaan oo amarkiisa aad qaadataan sidaasi ayaa ilaahey idin faray hadaad Dumarka muslimka ah aad tihiin ee iska daaya dhaqanka reer galbeeydka iyo gaalada macsalama
@Inahebel-w4j
@Inahebel-w4j 2 месяца назад
Daaci saalax wax dambi ah oo lugu xidho muu samayn runta ayuu ka hadlaa , runtu waa qadhaadh
@Axmed7222
@Axmed7222 2 месяца назад
Caqliga raga soomaali land waakaa inan yar oo khaldantay oo khaladkeedii ka garawday ayay dhamaan Ka wada hadlayaan arintan iyo fiqi ahaanba waa laga wada dheregsanyahay markaa si cilmiyaysan uga hadla
@saidhashi2856
@saidhashi2856 2 месяца назад
Dhibku Somaliland maaha ee cayayaanka baraha bulshada. Oo wax walba buunbuuniya.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 месяца назад
Kkkk hadalkii sawtii raalin gelin ka bixisey ma views ayuun baad ka raadineysaa qofkasta oo garaad lihi waa garanayaa iney gef ahayd warar iyo faallooyiinka waxtarleh uga gudba kkkk xitaa waxaa idiin dhaama ururka wadani ee reer maryocawl
Далее