Тёмный

DEGDEG "Ciidanku Laascaanood Kama Baxayaan ilaa ka U Dambeeya Dhimanaayo.." Madaxweynihii Laascanood 

Horyaal24 Tv
Подписаться 148 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 205   
@libanmohamud2674
@libanmohamud2674 Год назад
Qabiil/maamul beeleysan/iyo istustusba looma dinto. WAA DAGAAL FITNO AH. Muslim muslim dilaayo labadaba waa ahlu naar
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Год назад
Subxaanallaah Subxaanallaah odayaal 80 jiro ah oo cuqdad iyo caabuq u dhimanaya oo dhiiga islaamka ku haliilaya
@bushraahmed32
@bushraahmed32 Год назад
Hhhh ana ku wasa
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Год назад
Nac nac baad haysaa odaygoow hadaanu shalay ku keenay maantana anagaa ku saarayna hadad tegi waydo ilaahayna waanu kula kaashanaynaa qorigayagana waanu adeegsanaynaa
@maweldahir6203
@maweldahir6203 Год назад
Ex-Madaxweyne-xigeen Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin waa oday xogogaal ah oo waxbadan og!!!! Alle ha xafido cimrigana ha u dheereeyo.
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Год назад
Waa nin lacag bilaash ah iskaqata, Adeer, Garxegis, iyo Habar Jeclo, yaan xaaabo laynagadhigan.
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
BEENAALE YAA KULA GALAY HESHIIS IN LA GOOSTO AH ???
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Год назад
Subxaanalaah waaqici ha iska indhatirin
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
Sow xornimadooda kugumay iman hadeerna xornimadooda ayay ku tageen wixii intaa dheeri waa xoog iyo khasab igu raac tasina dhici mayso ogow taas
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Год назад
fuleyga waxa lago yaqana ino qufkasta qabsado 😂
@saeedmohamed351
@saeedmohamed351 Год назад
Guul Iyo Gobanimo Somaliland 💚🤍❤️
@seysicuro5934
@seysicuro5934 Год назад
Toookhiii oo cuqdadaysan baa hadlaya waar reerku adkaysi yaraaa oohintii iyo baroortii xikmaddari bay ku darsadeen
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Год назад
MashAllaah MashaAllah Somaliland hano lato ha jirto oo ha jogto ❤️
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Год назад
Reerkan hadalka habaar baa kaga dhacay🫢 mise cuqubadii ay kagaleen shacabka reer somaliland baa indhatirtay? Mise wixii labartay iyo boobkii yaa laga baqayaa inay soodhamaatay? Maxaa u diiday inuu nabad iyo booga dhay u diiday shacabkaa dhintay? Musiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiibo dheh🫢🫢🫢🫢
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
Waa nin weyne waxay ahayd inuu nabad ka taliyo laakiin Hanjabaad waa laga fiican yahay. Aad baanan ula yaabay
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Год назад
Masha Allah. Wateysi heer sare ah . Mundane Allah haku dhawro. Wariyihu waa professional 👍🏽
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Год назад
Caqli xumadaadaad kahadshay mudane waaqici ha iska indjatirin
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Год назад
Maasha Allah waa geesi talin jiray war cad oo daacad ah
@salahsaid1494
@salahsaid1494 Год назад
War reerkani Doqon badanaa war waanu Gino mar Adam aad la goodiyeyso
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Год назад
laaaaaascaaaaanood mahooooyadaaaabaaa leh qadhmuuunyohow
@farhiarage2716
@farhiarage2716 Год назад
Illaahay xaqa ha ku sugo fidmawalayaaasha; Somaliland guul iyo gobanimo
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
Aniga hadaan soomaali nimo u dhinto taasi horeba waan ugu dhiman jiray oo ingiris kula dagalami awawgay iyo adeerkay udhinteen marka hadeer imay bilaabmin tasi wana ku fana inan u dhinto calanka buluuga ah somali iyo ilahayba way ilaa jirta
@nasirgedi2811
@nasirgedi2811 Год назад
Orodoo nimo
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Год назад
Fary good ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Год назад
Qaracanka reerku calooshuu ixanuujiyey lakiin dulmi intaad iskugu garaabaysaan walee waad kujabaysaan ee reerka dhulkooda ilahay siiyey ugabaxa
@maxamudmuxumed6923
@maxamudmuxumed6923 Год назад
Waa runta madxawayne guul guul somaliland
@bilewmbile4080
@bilewmbile4080 Год назад
ADNA WAA LAGU XISAABIN IN SHAA ALLAAH
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Caaaaaac cabdi madoobe ka waran iyo Cali garaad afduub argagixiso caalamiya
@nooramohamed8875
@nooramohamed8875 Год назад
Qof waalan is ka dheh.😂
@abdiali319
@abdiali319 Год назад
Well done. Congratulations Deputy Ex-President and young journalist.
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel Год назад
Odayga farmaajo ayaa maskaxdiisa ku dhexjira ilaahay ha caafiyo
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Год назад
Cajuus. Idooor wagash reer binu fircaawn.
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
Wllo dadka dhan ha aflagaadeyn
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
Inta sool jirto waligaa dib uga talin maysid waa sacabko timo yeeshay lamid tahay
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
Somaliland anagu kamanu mid ahayin wligaayo kama mid noqo kamana mid noqonayno hadii dhanka siyaasiyinta aan ka hadalnona dhulbahnte butland ayuu labada ku xoog badna oo aay odayasha garadadu aay ka mid ahayeen
@Ayyhh2022
@Ayyhh2022 Год назад
Latur calanka laganadiifi laascaanood iskacabaad viva SSC
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel Год назад
Odayga muusaa ka dhex hadlaya dulmiga lagu hayo beeshiisa inuu ka hadlaa ka fiicnaan intuu ka hadlyo howl aan loodirsan wabarkiisu markuu hadlayey Waa kii lahaa anagaa dulman ee boorame ardaydu hayskaga baxdo cidna waxba kama celinkarnee oday idku xishoo ❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Cali garaad argagixiso iyo cabdi madooba kaa dhex hadlaya naasnuujis dambe iyo sako dadkaloo futada ku kala qaadaan way dhamaatay
@sahalyare1167
@sahalyare1167 Год назад
Qaranimada somaliland markay noqoto waxkasta Oo kale ayadaa Ka Horaysee adiga Ma meel ku bugtaa Ku dhaqaaqday xanuun muuse layidhaa baa kugu dhacay madaxweynaha jamhuuriyada barakaysan somalilnd duriyada Kaalay cawryadee
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
@@sahalyare1167 absolutely noolow. Ciirtaa dhamaa caydaa yaqaan cashuurteenii lagu suubaasalaaxayay ku fintireen
@sahalyare1167
@sahalyare1167 Год назад
@@jamaadnuura10 waarun walaal waxaanay helin ragii dalka udhintay ee unaafoobay ayay bilaash ku helayeen waa isimo lacago aanay xaq ulahyn somalilnd uga barty musena waxay ku cunayan wu ka jaray waloow la siiyay ooyy iyagu iska khiyameyen marki danbe
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Год назад
Caadifad kuhadaaqu waa kalsooni la.aan
@MohamedAhmed-wu3pu
@MohamedAhmed-wu3pu Год назад
Cinwaanka iska saxa Horyaal TV.
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 Год назад
Doqonta Dhulbshante Somaliland meel ha uga soo wadajeesato adeer,Garowe,Bosaasoso waa in laga qaxo.
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. Год назад
Masuul mihiima oo diinle oo sheekh ah allah haxiftiyo
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
HORGALO AYAA DHAMAADAY
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Год назад
ODAY WAAD HURIDAA MEESHA CIIDAN KUMAHAYSID LASOCO JAALLE
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
CALI SANDULLE SI XUN AYUU UGU DHINTAY HARGEYSA IIDOOR WAA CADOOW
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Год назад
DOQON CARAYSAN DANBIGII AAD SOOMAALIYA KAGASHAY AYAA LAYDINKU ABAAL MARIYEY MATKAA JAANISBAAD U HESHAY IN AAD SAAN UHADASHID
@quumanh5413
@quumanh5413 Год назад
Adeeroow gorgoradaa wadato oridoo adiga gasho Anagu Calan keenu🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kaaa
@zahrayonis8744
@zahrayonis8744 Год назад
Wa ruunta xaqiiiq ruun ruun ruun guul Somaliland guul Somaliland guul
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Год назад
🤣😂😂🤣😂😂 Toloow SOOL Maxaa jeclaysiiyey SL dee heshiiskiii Wuu burburay ee halagu kala tago Meesha‼️‼️
@qadromaxamuud3285
@qadromaxamuud3285 Год назад
Aamiiiin.yarabi
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Год назад
Gabgab Waar meeshan waxa iska leh rag tol iyo taagba kaa badan,adiguna waxad tahay Ciise muuse oo ah afar qof oo buuraha saaran, markaa hadad tahay ragii daaroodka yaqaanay, uma aad hanjabteen rag daarood ah
@bilowhabiba1880
@bilowhabiba1880 Год назад
Cadow beey shegan iyo igiriis aya nasiiyey xagey uwashen reerkan war cadow an idinka ahen somali maqabto reer ssc.xaq bey kudagalamayan idinku maxad kudhimaneysan warayada alle kabaqa umadana kaxishoda oo islayaba aqli mesha kumahaysan
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 Год назад
Lacond is part of Somalia 🇸🇴 and it will be for ever the war will continue until Allah give victory to justice inshaallah inshaallah we will see recored your interview and see how the victory will end to the sool region inshaallah Dhulbante and Fiqshin will never compromise or negotiate with Hargesia administration inshaallah Allah victory will be for Somalia and Ssc region inshaallah
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Год назад
Dagaalkani wa xuu u dhaxeeya idooor wagash reer binu fircaawn. Iyo daarood super power. Don't cry tomorrow or stop winning. 😢.
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
XAABSADE IYO CALI SANDULLE AYAA KU KEENAY
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
IIDOOR WAA QABIIL 80% WAALAN KAN MA IDINLA FAYOWYAHAY ??
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Год назад
Garaadyadii Dhulbahante Ayuu caynayaa hadana waxuu ku leeyahay Nacayb majiro, muusena ha la siiyo. Maskaxi ma jirto waa qabyaalad
@ismailsahal9397
@ismailsahal9397 Год назад
Wad riyootay calanka wan kadajinay deganada SSC kaga hakunsurnado hargesa
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Год назад
Booto! Dhulbahante Jamhuuriyada barida weyn qaawiyay!
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
DEE OOG LA TAG
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Год назад
KASAAR MELISHIYAADKAA HADAAD AWOODID KKKKK MADADKA NOOCAAN AH BAA MADAX DHEEGANAYAA KKKKK
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Год назад
Kkk waa nin waalan oo suufi ah, calanka tawxiidka leh , sowdiga og in aan meeshu diin shaqo ku lahayn oo lagu soo casuumo khaniisiinta aduunka oo dhan.
@samiyasalad2015
@samiyasalad2015 Год назад
War reer waqooyiga mahaa daalim kimray ka buuxa haruub koodii baa buuxsamay waa la arkin meeshay ku dambayn
@abraQolkisa
@abraQolkisa Год назад
Somaliland = Alshabaab, maxay ka alshabaab iyo kaagu ku kaladuwen yihiin.
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
MUNADAQAD AYAAD KU TAGTAY
@abdirahmankahim7332
@abdirahmankahim7332 Год назад
Miisaaq & ingiriis bay ku wajaqday ma kitaab quraanaa waxan u ka waramayo ninkan dhimani
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 Год назад
Sida kuwa idinka muqdisho idankajogo ayeey lamid ahaayeen dhulbahantaha idanlasocday Way soshaqo tageen
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
YAA KUGU HAYSTA CALANKA IIDOOR OOG LA TAG HA DAJIN
@bilewmbile4080
@bilewmbile4080 Год назад
KUWAN SIYAASIYIINTOODA MIYAY HURDAAN MISE WAXBAA KHALDAN SIRDOONKEE AYUU KA HADLAYAA
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
CALI SANDULE IYO XAAVSADE AYAA IIDOOR KEENAY LASCANOD HADDANA DHULBAHANTE NBEENAALE YAA KULA GALAY HESHIIS IN LA GOOSTO AH ???AGA BAX AYUU KU YIRI DEE KA BAX
@abdisamed5054
@abdisamed5054 Год назад
Idaacada dadka waalan Lascanod madhaxal aabihibaa Kuli adna adan baa ku tuftay
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Год назад
Khiyaali isku sheegteen,Laascaanood waad qabsan kari weydaan muddo bil.haddii gobolka SSC haddi sii joogtaan ,meydkiin & dhawaca ka guraneysaan .
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
BURCO IYO HARGEYSA NABAD MA KU JIIFAA XOOLAYOHOW?
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Adigu Qubuurihii Aad baryi jirtaybiska Bari meeshan rag dhamac wataa joogee Calanka Towxiidka leh ee hadana qoomuluudKa Lagu soo dhoweeyey ilaahay beri buu Ka yahay
@alismith9439
@alismith9439 Год назад
Tabashada aad ku cel celisay meequu Ali qalif galaydh fadhiyey Hargaysa. Oo uu yiri cid aad af garanwaysaan baad is arki doontaan. Marka jamaahiirta is arka
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Год назад
kani waa kii badhida weynaa ee Habar Awal waxba sheegi maayo dareewal buu ahaa intaan madaxweyne ku xigeen laga dhigin
@bushraahmed32
@bushraahmed32 Год назад
Ana ku wasa😂
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Год назад
@@bushraahmed32 ku soo fadhiiso inadeer waa kuu diyaar madaama aad qof dumar ah tahay
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Год назад
Idooor wagash it's number one Enemy of Somalian people and somalia 🇸🇴we stand against mother of Alshabab Idooor wagash. Yes we are.
@makebravo7133
@makebravo7133 Год назад
GEESI geesi Dhalay Waa in xukumadu ANAY Ka yeelin qotiga Ethiopia sheeko ciyaalkaas Hadu inola yimaad WA sheeko farmaajo dab haso hindhiso Waa in Goroowe dabka lasaaraa
@kismayo612
@kismayo612 Год назад
Las canood wexe kuu sonoqoneso marki haldorki isaaq dilno sidaa ladile haldorkena markas ayaa lascanood sonoqoneso
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Год назад
JAALLE QOFWALBA WAXUU KUHADLAY HADAAD OGTAHAY MAXAAD SAAN UGU HADLAYSAA WAXAA HUBAAL AH DHARBAAXO AYAAD UBAAHAN TAHAY
@abdinasiryassin5017
@abdinasiryassin5017 Год назад
Waan niin walaan
@kadarali2404
@kadarali2404 Год назад
Mudane axmed yuusuf yaasiin waa awliyo ilaahay Ilaahay danbigaaga ha dhaafo
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
ADIGAA FIDMO KICINAYA GURIGAADA KU LAABO
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 Год назад
War yaa calankiisa kuhaysta,war umadyahay caqligu shaydaanku uga kaadshay orda oo wax iskufala
@warsameahmed3195
@warsameahmed3195 Год назад
Waxani caaac ayuu lasotosy miyaad dhuusi maskin waxani af buu isleeyah kuciil bax
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
XAYAWAAN ISKA HADLAY
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
KAN GURIGIISA WAXAA LAGU KUFSADAY GABAR YAR OO ABTIGEED U SOCOTAY WAA DAMBIILE KAN
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Год назад
Isaaqow waanu tashanay diidnayna inaad caruurtayada iyo dumarkayaga nagu hor laysaan anaguna aanu idin daawano eee idinkuna tashada haddaad naga tegi waydaana idinkoo raali ah baad naga tegaysaan
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 Год назад
Taladu markay idanlasimanayd waad gafteen askari markaad doorateen tan labaad Dhulbahante 15 sano ayuu wax aan wada dhisano ayeey lahaayeen
@abdinasirhusen5507
@abdinasirhusen5507 Год назад
war qofku fan wayna af nool wuu iska hadlaa
@الحمدلله-ز6ن7غ
@الحمدلله-ز6ن7غ Год назад
IsaaQ 33 sano marqaan bay ku jirtey, hada wali waxuu moodaa in shacabka sheeko wali in lugu wado waa diideen, Qabiil Issaq xataa ma jirto,
@kismayo612
@kismayo612 Год назад
Waxa layab ah kii ugu weyna iyo kii ugu yara somaliland waxa dixin isku aqli
@ahmedjama9604
@ahmedjama9604 Год назад
Shakhsigaan isbitaal ha geeyaan ehilkiisu.. waa nin kooma ku jira
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 Год назад
I think he needs medication. The writing is on the wall.
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 Год назад
Walaal shacab aan ku ogolayn maxoog ayaad kuhaysankartaa
@maryamali.
@maryamali. 6 месяцев назад
Issaqow ka samra harti hhhhhh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
Ciidanka in la soo celiyo iyo in la isku dhammado kee sahlan? Miyaanay habooneyn in dhiigga Islaamka la kala badbaadiyo calankaba hoos ha loo dhigee? Adeer shalay markuu Muse Mucaaradka bahdilaayey xagaad ku maqneyd maanta markaad leedahay Musow mucaaradka soo dhoweyso? Adeer tolow ma haysid dabkii ayuun baad baansiin ku sii dartay
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 Год назад
Waa beentaa dadka miyaad laleedahey dhulkooda dhulbahante
@idilfarah4619
@idilfarah4619 Год назад
maskiin futada ilaasho war mahayside
@mowgayare916
@mowgayare916 Год назад
Qoraalka iska saxa madaxweynihii laascaanood baad qorteene
@adansaid961
@adansaid961 Год назад
war.dadka.dhulkooda.uga.soo.baxa.qarane.ma.jiree
@mohamedcade143
@mohamedcade143 Год назад
Kaalay adigu dagaalanay M.weyne
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Год назад
Horyaal tv waa tv xaadeed
@idpreliefanddevelopment7895
Waan ka xumahay caqligan liita in mas'uuliyad sare loo dhiibay, wa yaab!!!! Dhulkan Ingriis ma leh; Dhulkan Somali ba leh; Deegaanka maamulka Somaliland colaada ka wado qabaa'il ba daggan oo Ilaahay ku abuuray wax badanna Ingriiska ka hor; Somaliland wa qabiil ee qaran ma aha; qabiilkaasu deegaan bu leeyahay;
@abduge1237
@abduge1237 Год назад
Ninkan jaahilka ah ee qabyaaladu dardartay maxay ka wareesanayaan
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Год назад
kkkkkkkkkkkkkkkkk riyoland
Далее
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 602 тыс.
10 FREE DEAD BOXES?! #deadgame
02:26
Просмотров 7 млн
Dood-Abuur: Saamaynta Dawooyinka Dabiiciga ah.
1:33:12
Просмотров 56 тыс.
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 602 тыс.