Тёмный

Qodobada ay soo saareen laga soo saaray shirkii Laascaanood. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@Ismaaciil-nj1fj
@Ismaaciil-nj1fj Год назад
Guuul🎉🎉🎉🎉
@samiiraelmi4370
@samiiraelmi4370 Год назад
Somaliland dad iyo dal ku filan ayey haysta ee tiina garta 30 sano kolba dhinac ha u soconinee. Caruurtiina mustaqbalkooda ka fikira sida boorama iyo hargaysa iyo burco. Walee ma ilbaxdaan.... dhulkiinaba inta somaliland faraha kula jirtay ayaa loo tiriyaa..
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Год назад
Thank you Sool Sanag iyo Cayn(Buhoodle). Berlin wall ino sameyaa an kala goosano.
@iqroali7019
@iqroali7019 Год назад
Guuuuuuuuul somaliland
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Год назад
Soomalibaan ahay Ethiopia iyo Kenya dhulka ana haiiga baxdo ana degee wax caqliga gala keena ilmaadeeryaal
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Ethiopia iyo Kenya soomalida la joogta xoog bay Ku haysataaye adna ma xoog baad igu haysan
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Год назад
@@abdirisakdirie3124 walaal xoog China kuguma haysatee hadaanad naoolan Karin xukumada joogta Dee aad meeshaad rabto maxaa dhiba
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 Год назад
Waad walatay
@bashirahmed3618
@bashirahmed3618 Год назад
@@nimojirde8252 dhulbahante dhulkiisa isaga ayaa leh iidoorna dhulbahante kama xoog badna haddana waa ku sheeagya inaysan laascanood dambe somaliland joogayn xoogna laga saaray
@hodanladiif554
@hodanladiif554 Год назад
Fiqishinimo🦁🦁my dhiga guleysta heer khatumo guleysta heer ayeeyday mcn❤💋💋
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 4 месяца назад
Fiqishini ❤ Gob iyo nasab baad tihiin guuleysta
@leylohussein1586
@leylohussein1586 Год назад
Barito odayaal kale oo dhuunqaatayaal ah uu muuse lacagsoosiiyay ayaa shirqaban doona
@jamaali6288
@jamaali6288 Год назад
Guul khaatumo
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Год назад
Hambalyo goaankan waan ku farxay qalbiguuna i dajiyey lkn dhulmahantow shirka maamulka warsangali ha laga qayb galiyo waayo waxaad rabtaan inaad xaqiijisaan rabitaanka shacabka,shacabkuna maamul ay u madax banaanyihiin bay rabaan,maamulna warsan gali la,aanti ma suurtoobayso waayo dhulbahante wax bada malaha maamul aan bad lahayna ma shaqayn karo
@esseabdi1095
@esseabdi1095 Год назад
Waa runtaa walaal marka hore cadowga la isga kaciyo kabacdina aan ssc oo warsangali kamid ah inuu jimaado shir weynaha
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Год назад
@@esseabdi1095 saas weeye wll ilaahey maamul khayrqaba ha inooga dhigo insha allah
@fj1914
@fj1914 Год назад
Guul Reer SSC 😭🤣❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amalomar3138
@amalomar3138 Год назад
Absolutely Dhaafa laascanod 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@shabeel7467
@shabeel7467 Год назад
Xoog mahaysaa?
@amalomar3138
@amalomar3138 Год назад
@@shabeel7467 yah hadad sinabada kudhaafiwaydo waa khasab lakiin waxaan iswaydiinaya dhul anad lahayn waxad ugu dhimanayso balse waa la arkidoona
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 Год назад
Hadii layskukiindayo ma kolbaad isdaynaysan
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Idinka isku kaaya diri jiray
@abdifatahdahiradan5490
@abdifatahdahiradan5490 Год назад
Manshallah isaaaq dhulkisa waa kufilanyahay dhulbaantoow 2023 yuusan qabiil idinka xun idinguumeysanin Warsangali dhulkisa waaa nadiif iidoor daba qarmuun dhulkiina kabaxsada dagal Hadii ladhahahna waad ka adagtihiin waayo axmad Garaad buuhoodle dhulkisa waa kabaxsaday Idinkana kabaxsada dadkii habeen hore 15 daqiiqa xabad ridiwayey umaleyni maaya dhulbaanta mideysan inay xabad kuridikaraaan xornimo unooladaan Argagagaxisada SNM Waxay usocdaan aargoosi filinkooda waxaa fahmay 1 dadka dagan gobalka cayn 2 warsangali asagana dhulkisa waa kanadiifiyey 3 manta idinka ayay idinhaysataaa AMA guumeysi kujira AMA xornimo kunoolada sida dadkaas camal
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 Год назад
Sool Somaliland ku seexo kuna so toos
@abdifatahdahiradan5490
@abdifatahdahiradan5490 Год назад
@@hodanyusuf8397 sool rag baa lahee oo utashanaya meel ay rabaan ayay adiniyaaan marqanlanad aad shegeysid Shay ayay is arkeen kahorna waa noolayeen Adiga canbarkada ilaasha kaas ayaaa waardiya kagabahan soool dad baa lahee adiga wax lagaaweydiinimaaya quruxeey
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 4 месяца назад
​@@abdifatahdahiradan5490 Zxp maanta ka waran Reer sool dhulkoodii wey u tashadeen m.shalah
@mohamedabdirahman19
@mohamedabdirahman19 Год назад
Cid walba rabitankoda waa in lagu tixgaliya a wood iyo dagaal ina siyaad bare baa wax Lu xukumi wayey 100jibar Somaliland intay a wood ledahay haystay . Soomaali walalow waxka duwan magayso in la isku dayo. Waa inaa guulaysta adoo dhiig daadin . Mayd yaa u danbeyey ruush iyo Ukraine . Wakaa ruush kugulaysan waayey dagalki lalaha isbuuc ayuu qaadan sanadka gaadhay .
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Год назад
Absolutely 💯
@amalomar3138
@amalomar3138 Год назад
Ulu ulu ulu 👏👏👏👏👏👏👏🤝
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Kkkkkkkkkkk
@farahessa5322
@farahessa5322 Год назад
Somaliland do not need one small village if they want let them go
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 Год назад
Do you want to rule us
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 Год назад
We are free people as you are free and we will not accept some one dectate for us
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 Год назад
@@fowsiyaabdulla2942 and who is oppressing you my uncles are killing them self and the few that died are they better from those that died in the clashes in hargiesa and burco let’s not go back to tribalism habaryar
@fj1914
@fj1914 Год назад
@@jamuriyadabarakaysan1858 Isaaq stay in your land, and Darood we will stay in our land
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Thanks that's what we want
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 Год назад
Ka baxa kulaha ciidamada somaliland gobolka, oo xaggay tagayan marka ay ka baxaan
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 Год назад
Futadiina Ha aadan dadka degaan kooda uga baxa boon yahay
@safiyofarah4337
@safiyofarah4337 Год назад
Manshaallh guul guul Allaha idin garab galo waa warar aad u qiimo badan
@leylohussein1586
@leylohussein1586 Год назад
Dhulokooda haloomadax baneeyo umadaas
@ahmedmouse7910
@ahmedmouse7910 Год назад
Ssc guuul
@Garaadsame573
@Garaadsame573 Год назад
Carabkaan ku hadlaayona Nin callenti caddaatiyo Caamadaan garanayn oo Kolkay caruuri dhintaane Cutub weyni cidlaataa Lays canaanan haddhowe Waar tolow, colka jooja! Abwaan Salaan carrebey, raximahullaah.
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Год назад
Beenaale Munaafaq Somaliland Ka Bixi Mayso Dhulkeeda Ay Joogto
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Uraayoow ma gebilay baan kugu haystaa waxaa layiri idoor 100 sanaba mar buu jabaa lakin markan waad soo degdegteen
@engabdirahamanomar6565
@engabdirahamanomar6565 Год назад
Heesti Saado Cali shirka ka shita aad yara qiirootane 😅😅
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Год назад
maka yaabtay kkkkk
@PacificBruva
@PacificBruva Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Ama qosla ama ha qoslina oohin iyo baroor waa idiin danbayn
@PacificBruva
@PacificBruva Год назад
@@abdirisakdirie3124 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Korneelka Ina Cambaashe la shaqeeya oo magaalada intii somaliland dhisantay ilaaliya Boowe.
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 Год назад
🤣🤣🤣
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 Год назад
Dhulbahante isagaa isaaq u baahan, adeer laascaanood hargaha ayaa lagu cuni jiray somaliland ka hor.
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Год назад
Sool iyo Sanag iyo Buhoodle uma bahnaa hargeisa. Harti dhulkooda ku filan.
@shabeel7467
@shabeel7467 Год назад
Xaji dhulku maguuro ee dadka iyo xoolaha ayaa guura marka gobolka uu doono haka soo jeedo ninkii aan wadankan doonayn haka guuro kii doonaya ee cabasho qabaa hakakeensado laakiin fowdo wadanka Somaliland oo dhan uma baahna. Ka Hargeisa jooga oo caasimadii ah hadii Somaliland ku cajabin weyday waa na dhaaf dhulkana ma raran kartid.
@cumar9875
@cumar9875 Год назад
Go to isaaqland this is ssc
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Год назад
Hadal looba bahana maxaa Isaaq u fadhiya duleedka l caanood pls
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Год назад
Somali Hassan ahay ana Kenya iyo Ethiopia ha Riga baxaan deebamadeyda lol
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 Год назад
qarniga 23 aad somali qabiilkastaaba asagaa xaq u le deegaankiisa allah kubeeray
@ayaansiciid3819
@ayaansiciid3819 Год назад
🤣🤣
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
Waar sool somaali land ayaa leh nacnac odayaal meel ku shiraana wax kama badali kartee dadka ha lug goynina oo dhalin yarada ha halaagina koofiyad bacloow soomaali land markay soo galaysay ma idinkay ogolaansho idinka heshay adeer somaali land xuduudeeda way ilaashsnaysaa cidaan rabina way iska tagaysaa cidi ma qasbayso dhulka cida leh ayaa u tashanaysa
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Год назад
Walal somaliland dhul ay leedahy ma Jiro dhulka qof walba intii ilaahy ku Beeray isagaa leh Xorna u Ah siduu ugu Tashanayo . Cidi Tiraahda ana xoog dhulkaga Kugu mamulina waa Daalim ay banaan tahy in lagu jihaaado . Hadad iimaan leedahy intaa wad fahmaysaa ban filayaaa
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
@Muhamed Husein sool somaali land ayaa leh waa laydiin cudur daarayaa inaad cadhooteen lkn yaanay doqonimadu idinla fogaan becouse somaali land waad ogtihiin in aan nacasnimo lagula meeraysan haday xanaaqaan waxba ma xeeriyaan lkn sida kale sidii la doono ayaa loogu dhex noolaan karaa
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 Год назад
Hogan ibrahim lascanood 15 min baad uga baxdey hadi aad ledahey mad Bax Deen walaal ceeda leh lascanood wa layaaqaan
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
@@fowsiyaabdulla2942 hadaan ka baxnay dib hanoogu ogolaanina kkk warbaa kuu laaban xxbbtiyeey orod nasoo warayso
@cumar9875
@cumar9875 Год назад
@@hodanibrahim6033 isaaqland hakugu filnaato inagana dhulkayaga noodaa
@rashid1870
@rashid1870 Год назад
maashaa allaah guul iyo gobonimo
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 Год назад
way iska hadleen wax suurta galaya maaha qodobada ay so saaren ,,dalka dowladba ka talisa
@cumar9875
@cumar9875 Год назад
Isaaqland hakugu filnaato
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Год назад
Waa duulaan caad ee soomaaliland gacaan biira ha ku qabato
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Caaroow yaan dhuuso xaar kugu noqon
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Год назад
Waad ku mahad San tihiin inaad maamul dhisataan dhulkiina idinka ayaa nin gibileey ka yimid inuu idin maamulo ma aha madaxweyne suubsada hore usocda
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 Год назад
Waa talo meelmmar ah.
@basbaas12
@basbaas12 Год назад
Koox yar oo meelkale laga soo abaabulay warkoodu wax kasoo qaad maleh. Qaxyar kadib filo salaadiinta dhulbahante iyo qoorweyntii laascaanood jawaabtooda.
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Год назад
Weli maa quusan
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Год назад
Rag ma quuste ayaa ugu liita. Ku quuso qudhaanjo. Somaliland laba daran mid dooro ama talada dadka dhulka leh maqal oo iskaga tag. Ama dagaal aadan natiijadiisu gacanta kugu jirin isku soo biimeeya
@smooth2477
@smooth2477 Год назад
Sheeko ciyaal ayey meesha la yimadeen kuwani
@abdirahmanalimohamedabdira168
Gaar iyo gaardaro wan idinku racsan ahay
@iqroali7019
@iqroali7019 Год назад
Viiva viiva isaaq nimo somaliland
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 Год назад
Waxaas wax la qaadan karo, mahee wax kale ku taliyaa nio
@jamaali6288
@jamaali6288 Год назад
Goaanka iyagaaa le
@cumar9875
@cumar9875 Год назад
Isaaqland hakugu filnaato
@umalkhayromer5708
@umalkhayromer5708 Год назад
Somali ethiopian.somali kenyan marka looga baxo ey ethiopia iyo kenya katagto ayaa laascaanod na katagaysa S/land
@Xiingalool
@Xiingalool Год назад
Waxba maad sheegin xumaan mooyee,maamulka sl shaqadiisa ayuu qabsanayaa
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
NFD Daarood baalehe noo did magaca teeda kale intaan weligay kaa adkaan jiray ma iloowday oo aad hablo aan guursado ii keeni jirtay ma hadàad wax kale noqotay
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
Dawlada soomaali land waxaan leenahay laaska hala xoreeyo hore looma xorsyn nacasnimo intaa ka badan lama dhagaysan karo waxa hadhay inay laascaanood ayaanu dawlad kaga dhawaaqnay yidhaahdaan Madax wayne indhaha fur Waxaanku leenahay Hadii layska daynlaa Boqol baa ku daba jira Dacawooyinkaa badan Madax wayne mar labaad iyo mar sadexaadba waxaan leenahay Hala xoreeyo laas caanood wayka badbadisaye
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Год назад
haday saas dhahaan maxaa ku jira muuse laascaanood ma isagaa leh gabilay ayuu udhashay imisa ayay siwacan usoo dhaweeyeen imisa ayay madaxweyne dheheen intaas haduu wax ugu tari waayey muxuu kaloo tari lahaa bal ifahansii waxaad noo dheegtaa meel kamid ah dhuulka isaaq oo askari dhulbahante ahi joogo meeshaas idheh maxaa iyaga loo waalaa oo madaxa looga cunaa runtii somaliland way ku daaleen wayna soo tufeen haday mudaharaadaan waa xabad habeenkii waa xabad dadkooduba wuu dhamaan labo sano kadib haday sidaas kusii aqbalaan somaliland oo muuse biixina dabaraxleeyaan madaxweyne kudhahaan sababtoo ah waa dad aan wax dan ah laga lahayn faaiidana ugu jirin somaliland hadii ay somaliland kamid yihiin mar hore ayuu muuse dhex ordi lahaa sida uu isaaqa markii tabashadooda wax uga qabto
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Год назад
@@aadanwarfaa8021 gobolka sool keligood ma degaane ma haaf bay rabaan
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Hodoneey hadii dagaal dhaco anaa kuu qaadanayo qaniimo ayaad noqonaysaa oo xaqayga ayaad noqonaysaa markaasan sàan rabo kaa yeelayaa nimankan xabad loo tilmaamo
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
@Abdirisak Dirie dawladii siyaad bare ee aad basaaska u ahaydeen ka waran Hada waa kuwii markay idinkoo qaniimadaa aad sheegayso ah oo siday doonaan idanka yeeli kara idinku yidhi iska daaqa waliba nala sinaada Masaakiin waxaan u malaynayaa wixii idinku maqnaa ayaad idinku gacantiina iskaga matajinaysaan waar hooy jooga
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
@@hodanibrahim6033 hodoneey aan is dayno amaan na siiya amaan baaan idin siinaynaaye
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Год назад
faqashini ka aamusa Please dagalkan isaaq iyo dhumahante hawiye hadan nahay dhaxban kanahay ku majirno
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 Год назад
👍
@fj1914
@fj1914 Год назад
Faqashini❤❤ wa Dulbhante ❤️❤️🤣
@barefootnomad77
@barefootnomad77 Год назад
Farah Essa, Apti. What bixi is doing is what the isaaq people endure during siyad Barre regime when protesting students were killed for merely protesting. If it was good for your people to pick up arms in defense of your people lives and properties, then it's must be good for Dulbahantey to do the same. Modern Somaliland is by product of the injustice committed by Siyad Barre and morphed into tribal political entity, which only represents the political interests of Isaaq. Other tribal whom Somaliland claims to be part of the nation and the system their interest have been reduced to the peripheral of political discussions and at sometimes seen at us nuisance for the sate. Somaliland came to laasanod by initiations in 2007. They did not fire one single bullet and were well received at the time. Since then, it has emerged for people that Somaliland doesn't have their interest at heart. Moreover, Somaliland was engaged in extra judicial killings and campaigns of subjugation, the Dulbahantey peoples right to the interest of Somaliland government to further solidify their rule. For sake of peace and to avoid war and more deaths on both sides is better for Somaliland all Dulbahantey territories. I pray for peace. There's nothing to gain in war, but I doubt the dictator who once the employee of Siyad Barres army prior the formation of Somaliand understand the value of peace but has obsession with violence.
@cumar9875
@cumar9875 Год назад
Go to isaaqland this is ssc
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Год назад
Ina canbaashe kusii daaya magaalada hasugo amnigeede waxay soo wadaan waa Mamul goboleede!
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Waa Ayo ina canbàashe ma baada uu idinka qaado baad run mooday
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Год назад
@@abdirisakdirie3124 Waa nin Somalilander ah amniga iyo horumarka gobolkiisa jecel iyo wada noloshaha umadaba. Ninkii askarta qaranka qori uqaata isaga is diley raximahullah raxmatan waasica
@cumar9875
@cumar9875 Год назад
@@maxamedxuseen4049 adeer isaaqland hakugu filnaato
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 Год назад
Walee inta xoolihii isaaq yaalo laascaanood kama baxdo somaliland meesha 🤣 Waliba idinkaa fudud oo qaxaya ama ku dhimanaya meesha
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Adba waataad qaxday wax muxuu I yeeli
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Год назад
WAA SHEEKO KALE WAXAA KA DABEYA PUTLAND EE SOOMAALILAND ISKA CELI KKKK
Далее