Тёмный

DEGDEG: Qoraalka Farta Soomaaliga oo La Ogaaday Reerka iska Leh 

Horyaal24 Tv
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 1,7 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@user-gw4kg5pz1m
@user-gw4kg5pz1m Месяц назад
Siyad Bare ayaa qoray farta soomaaliga rabi haunaxriistee.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Месяц назад
Faanku taariikh male
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Месяц назад
Muuse galaalbaa loo hayaaa arintaa
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 Месяц назад
Xiligii ay noolaayeen ragii afsomaliga qoray ninkani xaguu joogay xaguu imika kasoo baxay ma markay dhinteen ayuu hadlayaa adeeroow naga dhaga dhaaf warkaa aad sheegayso adigoo mahadsan
@Waayoarag98
@Waayoarag98 Месяц назад
Waar latinka aynu isticmaalo Muuse Galaal baa lahaa oo qoray 1954kii ayaa keligii qoray. 1972 waa waqtigii la hirgeliyay ee manyajka la dejiyay.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Beentii ku celceliya kkkkk Sxb fantastic waxa qoray group kkkkkk Waa laydin bartay . Dad xanuunsan baad tihiin.
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Месяц назад
Runtu maxay u damaqdaa dadka beenta iyi faanka jecel.
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Месяц назад
WAAD NAGU MASHQUUSHEEN EE WARARKIINA MA DAAWANE KUWAYGA ISKA DAAYA MISEE ARINTU WAA MUDANE JIRA AFKA LAGAMA DHAWRO
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Месяц назад
WAAD NAGU WAALANTEEN HADDII AANU XANUUNSANAYNO MAXAAD WARARKAYAGA KA DAAWATAAN KIINA MA DAAWANEE MISEE ARINTU WAA MUDANE JIRA AFKA LAGAMA DHOWRO
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Месяц назад
Waalo xanuunku waakan meesha ku kenaye
@abraQolkisa
@abraQolkisa Месяц назад
Britishku Marka uuka hadlayo dhulka Somalida uu gumaysanayey bottom lineka waxa uu galiyaa somalidii waqoyiga balse Idoorku kaligood bay isku qoran in britishku gumaysanayey, gumaysigu ma qoro dadka u haysto luqadahooda balse cilmi ahaan bu udarsi jiray, mudane warka naga hubi
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 Месяц назад
Adeer aan kuu saxee reer waqooyiga lama gunaysan ee protectorate ayay ahayde gumaysigaa aad sheegayso reer waqooyi ma arag taa waad ogtahaye afkaaga ka dhowr gumaysi
@abraQolkisa
@abraQolkisa Месяц назад
@@mohamedjama8926 hadan lagumaysan ma save area ayaa ethiop lsiinlaha, ma raga cadanka ah yaa inta doonta tunka laga sooqado lagu gayn lahaa sheekh bal noso fasir waxay tahay protectorate
Далее
what will you choose? #tiktok
00:14
Просмотров 7 млн
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17