Тёмный

DETE WHIT MY LOVE .😍 IYO WAXAN FARURYAHA KU QURXIYO. 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@MammatilbushraMH
@MammatilbushraMH 4 месяца назад
Ku Salin Nabigena The beste person ever The most knowledge able and the the most shine all created prophet Muhammad ❤️
@hibomohamed1
@hibomohamed1 4 месяца назад
Maasha allah tabaarakallah waa arin wanaagsan inay hooyadu wakhti fiican la qaadato caruurteeda lkn asturnaan ku dar qaali sawdigii lahaa aduunka in jidhkayga meeli muuqato ayaan ugu necebahay waa sidee xusulada iyo qoorta ku muuqataa gabadhaada yarna xijaabka bar sidaad quraankaba ubarto oo kale illaahay xaqa ha ina garansiiyo dhamaanteenba
@nasiibaamino9379
@nasiibaamino9379 4 месяца назад
Hamda abyo waan ooyay markan hadalkaaga maqlay iyo saad carurta ula hadlaysay hadal dhiiri galin ah baan kaa helay hooyo yar oo hal wiil haystaa ahay oo 9 bil jiro thank you 😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 4 месяца назад
Sithan wa khalad Allah kacabsa xijabka qatha waxn dar diineed mahaa runtii so fear Allah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
Masha"Allah 👍 My Darling🇸🇴 You Are Right😘🤲
@somaligirl8743
@somaligirl8743 4 месяца назад
Naag karti leh oo gaarad wacan danteda ✊🏽guulayso horey u soco 👏🏽👏🏽👏🏽
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 4 месяца назад
xamadaay mashalaah caqali waa ladeahay bal amu cadow ku ku yahay bal muqalkaan dib utaawo ma kula saxanyahay tan kale qofkaaan Alla ku ma hadinin Allakuma mahadiyo waxa badan baan kaafaaidey hormar wacan lkn ha isku dhago hadalin abyo ok❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 4 месяца назад
Manshllh lkn sis Wiilka Independent ka dhig Timaha Hagaji ah cream ka marso..Ilmo yaryra ayaa noo joogaa waxba Uma Qabano...Wax walba waa barnay dhawaan Cuntada ayaa baraynaaaa wlhi
@saynebali9741
@saynebali9741 4 месяца назад
Waa runta somalida maa taqan quwality time tlefonka iskaka musqulan caruurta weey ilawaan markas allah haa kuu barakeeyo ciyaakag❤a❤❤
@Somfamilyfun
@Somfamilyfun 4 месяца назад
Masha Allah Allah hakuudhowro babyasha xbbty xijaabka uxir timeheda qurxoon uastur allahuma baarik ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)فَاِذَا بَلَغۡنَ اَجَلَهُنَّ فَاَمۡسِكُوۡهُنَّ بِمَعۡرُوۡفٍ اَوۡ فَارِقُوۡهُنَّ بِمَعۡرُوۡفٍ وَّاَشۡهِدُوۡا ذَوَىۡ عَدۡلٍ مِّنۡكُمۡ وَاَقِيۡمُوا الشَّهَادَةَ لِلّٰهِ‌ ؕ ذٰ لِكُمۡ يُوۡعَظُ بِهٖ مَنۡ كَانَ يُؤۡمِنُ بِاللّٰهِ وَالۡيَوۡمِ الۡاٰخِرِ‌ ۙ وَمَنۡ يَّـتَّـقِ اللّٰهَ يَجۡعَلْ لَّهٗ مَخۡرَجًا🤲🤲🤲وَّيَرۡزُقۡهُ مِنۡ حَيۡثُ لَا يَحۡتَسِبُ‌ ؕ وَمَنۡ يَّتَوَكَّلۡ عَلَى اللّٰهِ فَهُوَ حَسۡبُهٗ ؕ اِنَّ اللّٰهَ بَالِغُ اَمۡرِهٖ‌ ؕ قَدۡ جَعَلَ اللّٰهُ لِكُلِّ شَىۡءٍ قَدۡرًا🤲
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤guulayso labada daroodba Alle idamkii Xamdi
@Hubeeye
@Hubeeye 4 месяца назад
Warsame iyo kamilo caruurkale walaalahood waheshadaan u dhal yeenan madi kaa noqon ilmaha misna waad gabowday xamdaay❤😂
@أمعيسىالسويدية
@أمعيسىالسويدية 4 месяца назад
That's very rude...its not your business
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp 4 месяца назад
Hhhhh qoyan aqli an dhalmo ka aheen male
@LaylaAbdi-pp1ke
@LaylaAbdi-pp1ke 4 месяца назад
Faruuryo 😂😂😂 dibnaha maad dhahdid Walsall qofweyn oo faruuryo dhahayo xey aheed .
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 4 месяца назад
Mashallah abayo 🥰
@SittielmiFarah
@SittielmiFarah 4 месяца назад
Jacaylkaygii hamda qurux badan 👑 ilahow nokada dhirigalisadena hadanahay hablaha somaliyed ilahayba nokasodiray❤
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 4 месяца назад
Maasha allah guulaysta gaari dumar ❤❤❤❤❤❤
@HamdiMustafe-f4y
@HamdiMustafe-f4y 4 месяца назад
Wll sheekadii warsame ayaan kaa sugaynaa
@BahjaOnline
@BahjaOnline 4 месяца назад
Maasha allaah hooyo adag allaha idin barakeeyo xbbt adi iyo familkaga
@AsmaAbdoGouhoul
@AsmaAbdoGouhoul 4 месяца назад
Machaallah machaallah, j'aime bien votre merveilleuse famille machaallah ❤❤
@umurayann5457
@umurayann5457 4 месяца назад
Mashaa allaah hamdi so badi waa dhiiri galin wanaagsan
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 месяца назад
Manshaallah bushimaha dadka u dhashay waweyn ayagon cirbad ku anigaba ka mida ahay ❤
@sahroahmed73
@sahroahmed73 4 месяца назад
Hamda boorsada sifiican ugu qabo aan arkee
@hodoali5714
@hodoali5714 4 месяца назад
Mansh allah tabarak raxman
@hibaqsaleban7887
@hibaqsaleban7887 4 месяца назад
beautiful mashaallah tabarkallah walaalo ❤❤❤❤
@DeeqoMohamoud
@DeeqoMohamoud 4 месяца назад
Abyo gabadha allha barakeye xijabka uxir
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 4 месяца назад
Masha Allah Allaha ka xafldo habo mcn ❤❤❤❤❤💋
@abdijama1984
@abdijama1984 4 месяца назад
Maashaa allaah❤❤❤❤
@Nimo-xk7zh
@Nimo-xk7zh 4 месяца назад
Routine kii no soo dhig
@Xafso25
@Xafso25 4 месяца назад
M.a ilahay ha kuu xafido caruurtada
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy 4 месяца назад
Masha allh ❤❤❤❤
@CuriSuuf
@CuriSuuf 4 месяца назад
Abaayo cunug 10 jir se timaha ugu shanlene 4 jir marku yhy inu isku filnado waa
@Raho339
@Raho339 4 месяца назад
Maansha Allaah Tabaarakallaah♥️❣️👌
@saidoali3611
@saidoali3611 4 месяца назад
Hamda gabadhada inteey yartahay xijabka bar oo kutarbiyeey wllo
@nusramuhamed2847
@nusramuhamed2847 4 месяца назад
mansha allha ❤
@NabiilaMaanac
@NabiilaMaanac 4 месяца назад
Xamdiyeey abayo blz ii sheeg kaniinkii wajiga oo dhaqtarka ku so qorayey maku shqeyey blz iso sheg dhaqtarkeyga igu dhahy waku siinaa
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 4 месяца назад
Masha allaah
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 4 месяца назад
Xamdiyeey ninkaa anaa u jawaabay
@samsungaccnt9915
@samsungaccnt9915 4 месяца назад
Alahuma baarik
@Farhia-k4i
@Farhia-k4i 4 месяца назад
🎉🎉
@shukri6142
@shukri6142 4 месяца назад
Abayo biyaha ilmaha gacmaha ay la galen ay ba ku dhex jiro
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 4 месяца назад
Filinka maad sawirkiisa noo so saartid xamdi
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 4 месяца назад
Maashlh
@ramla8285
@ramla8285 4 месяца назад
MashaAllah❤
@khadroAbdinasir-cw4xo
@khadroAbdinasir-cw4xo 4 месяца назад
Mashallh ❤
@Caliya529
@Caliya529 4 месяца назад
Team xamdi iso duceeya
@SittielmiFarah
@SittielmiFarah 4 месяца назад
Hamda quruxey kamila yar xijab uxir
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 4 месяца назад
sorry suaal private hadaan ku weydiyay abyo
@Maria_Abdi
@Maria_Abdi 4 месяца назад
Asc Abyo Wuxuu ahaa wakhti fiican. MnshaAllah, abaayo caruurta si qurux badan baad ugu labistey. Abyo, kaamilo hadda way weynaatey, waxaa jeclaan lahaa in aad xijaabka barto, waxaa la helaa khamaaro yaryar oo madaxa io qoorta u qarinayo. humble text. ❤🎉
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 4 месяца назад
Asc Hamda
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 4 месяца назад
hamdi driving license wali ma qaadan miyaa
@cadniccasiis1328
@cadniccasiis1328 4 месяца назад
Asc xbty setahy adiga iyo caruurtaada Waan ku jeclahay waad qurux badan tahay masha allh waxaad sii qurux badnaan Lahayd adigoo asturan waan kudaa wadaa Mar walba guuleysoo macaanto
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي 4 месяца назад
❤❤
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 4 месяца назад
Faruuryo waa wayni😂 xilimay qurux noqdeen waaba laysku caayi jiray
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm 4 месяца назад
Sowtan lacagta lagu bixinayo walibanaftana khatarta loo galinayo
@sahroahmed73
@sahroahmed73 4 месяца назад
Hamda boorsada 20 cm miyaa
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي 4 месяца назад
😂😂😂😂
Далее
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 16 млн
HODANOnline NINKA NAAG  BAA KU  HAYSATA  #ArimahaBulshada
13:49
ROUTINE KEYGA HABENKII RER #my_rajo
11:50
Просмотров 13 тыс.
NAFTADA JECLAW🦁
9:44
Просмотров 22 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 16 млн