Тёмный

JIRKADA WAA QABKEE. MIDABKADA KALARKA KU SOO BAXA MATAQAN 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

WAX KASTO KA HADLO SAWIRKODA AYAAN IDIIN SOO SARAAY MUQALKA DAWO

Опубликовано:

 

19 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@xafza20
@xafza20 6 месяцев назад
Yaa allaah xamda noo daa aamiin ❤❤noosoo badii barnaamijkan
@aalaa2023
@aalaa2023 6 месяцев назад
Uma baahno gabadha muslimada ah iney muujiso quruxdeeda wixi labis ah gurigiina haku ekaado
@UmoHudo
@UmoHudo 6 месяцев назад
Markii labaxaayo lama labisto maladhahay
@aalaa2023
@aalaa2023 6 месяцев назад
@UmoHudo hadaa diinta aan si sax ah uqaadaneno wa in quruxda laqariyo ikhtiyaarka ada leh
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
​@@aalaa2023 waxa lagu labisanayo mar walbo waa dhar asturan laguma dhihin wuruxdu waa inla is qawiyaa lagumana dhihin wax aan qurxanayn qaado adigo dinta raacayo ayad quru badnan kartaa wllo
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 месяцев назад
​@UmoHudo wa lala bisana lakin wax quruxdada so sarayo oo jirkada sawiraya lama ogola xijabka saxda aya gabadha muslimada wa jib ku ah wixi quruxa gurigada isku qurxi isku carfi lama didano
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
@@RumanAhmed-hh1mb dee tasanu ka wadnaa wax cawradayda muujinayo xiran mayo is carfina mayo isqurxintu ma ahan inan cawradayda so muujiyo ee waa inan xirtaa xijaab qurxan kalar ahaan wax walbo on jirkaga sosarayna waad ku asturan tahy
@leylaabdulkadir7007
@leylaabdulkadir7007 6 месяцев назад
Masha Allah thank you sister
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 6 месяцев назад
Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, jecliiya videos kaaga. Keep going sister
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr 6 месяцев назад
Masha Allah gabar qurux badan oo ku dayosho mudan
@NaimaGure
@NaimaGure 6 месяцев назад
Masha Allah mahadsanid sister ❤
@fardowsoabuukar5571
@fardowsoabuukar5571 6 месяцев назад
Xamda qurux alle dartiisa ayaa kuu jeclahy alle haku dhowro aamiin yaarabi❤🤲🥺
@user-nu6tb3pe5f
@user-nu6tb3pe5f 6 месяцев назад
Thankz my Sister ❤
@Nimcocismaan-kb7ll
@Nimcocismaan-kb7ll 6 месяцев назад
Xamdaay mahdsanid abayo allaha ku dhowro
@ubahali9319
@ubahali9319 6 месяцев назад
Mahadsanid qaali❤❤
@meryenseid3398
@meryenseid3398 6 месяцев назад
shukran qali
@degmocumer1673
@degmocumer1673 6 месяцев назад
Queen thank you
@Hafza3636
@Hafza3636 6 месяцев назад
Manshallh hamda gabdh an jeclhy allh hnoka dhafo hbbt inchallh noso gali muqldasna ♥️🥰
@maryammohamudhassan9478
@maryammohamudhassan9478 6 месяцев назад
Anigu waxan ku bixiyay dumar kaabo ❤❤❤❤❤❤ wayo aad ayad dumarka kabtaa shukran xabibti❤❤❤❤
@user-gq8gy7nv2w
@user-gq8gy7nv2w 6 месяцев назад
Alla hamdaay gacan yar baan leeyahay saacad fiina ahna waan xidhaa lkn waan joojin inshaallah waad igasoo gaadhay
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 6 месяцев назад
Alhamdulilah wan aqaanaa waxkasta oo igu soo baxa haday dhar tahay iyo hadii kabo tahay dahab ka xataa wan aqaanaa ka igusoo baxo
@najma649
@najma649 6 месяцев назад
gabadha isleg ayaa ugu qurux badan
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n 6 месяцев назад
Mashaa Allah sifican baad noogu sharaxday labiska waad naga dhistay
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 6 месяцев назад
black is favorite color👍
@nasrajamac5218
@nasrajamac5218 6 месяцев назад
Allha kudhowro hapo qurux ❤
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 6 месяцев назад
Xamadiyaya Mahadsanid Wlo
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 6 месяцев назад
Abayo wax badan bah lagafaidin mashallah dhirigalintada ❤❤❤
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 6 месяцев назад
Mnshallh macalimadaydii❤
@ayouchuptulrahman3803
@ayouchuptulrahman3803 6 месяцев назад
Mcha allh horay usoco wllzhy mcn❤
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 6 месяцев назад
Masha allah ❤
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 6 месяцев назад
Masha allah 🥰
@ayanabdi8445
@ayanabdi8445 6 месяцев назад
Thank you
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 6 месяцев назад
Habo xamdiyy barnamijkan oo kle noso Badi habo adba no fahanside m.a❤🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Manshaallah 😍
@xamdahaybe2073
@xamdahaybe2073 6 месяцев назад
Hamda qli hore uso wll❤
@zuhuurabdisalan9271
@zuhuurabdisalan9271 6 месяцев назад
First comment 😊
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 6 месяцев назад
Muhiimadu waa inaan dhar i astura oo nadiifa xidhaa😊
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 6 месяцев назад
Mashaalaah ❤❤
@shukriyamuhammad295
@shukriyamuhammad295 6 месяцев назад
Masha allh ❤️
@shukri333
@shukri333 6 месяцев назад
Mashaaa alaaaaah
@aalaa2023
@aalaa2023 6 месяцев назад
Xijaabka wa waajib sida salaada
@deqalula9707
@deqalula9707 6 месяцев назад
Wlaalayaal xijaab hadaad jug isku siisaan kawarama oo aad calooshiina iyo garbihiina ku qarisaan
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 6 месяцев назад
ماشاءالله❤
@fartunabdullahi1486
@fartunabdullahi1486 6 месяцев назад
Noo soo badi abaayo barnaamijyadan ma dareemo waqtiga uu dhamaday video waa murugooday marka uu dhamaaday 😢
@user-wm1xi2wb8m
@user-wm1xi2wb8m 6 месяцев назад
Masha alah
@ummusalmaan.41
@ummusalmaan.41 6 месяцев назад
Abayo shukran noo soo badi casharadan tiim jilbaabley xitaa waa ku sugaynaa
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 6 месяцев назад
Masha Allah Queen waa iney naga dhista xijaabka ayan aad u jeclahay xijaabka waa qururda dumarka
@aishamohamed173
@aishamohamed173 6 месяцев назад
Gacan dhuuban iyo saacad weyn 😮 hana waalin huno
@IstahilAdan-vz2nd
@IstahilAdan-vz2nd 6 месяцев назад
Wan kusalamay abayo hamdi ❤
@munamohamed4850
@munamohamed4850 6 месяцев назад
Noo soo bdn wlo qli ❤❤❤❤❤❤❤
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 6 месяцев назад
Barnaamijka lebiska sobadi qaali❤
@khadiijoilyaas3970
@khadiijoilyaas3970 6 месяцев назад
Naga qaleey abaayo soomaali waanahay jaalane leema tuso
@iqrohusein7194
@iqrohusein7194 6 месяцев назад
Wa. xaqiq Apaayo clour beige Ah wan Jeclhy wuxu Soo sara Dadka Marin dhalalka Ah Cadaan ehen black Eheyn sida Clour Adiga Heysta Camal fovarite Waxa ii ah beige oo lo yaqan Cana shah Black thnks Apaayo
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 6 месяцев назад
Fariid ❤❤❤
@aragsanahmed2142
@aragsanahmed2142 6 месяцев назад
Anigu waan isleekahay
@Fadno23
@Fadno23 6 месяцев назад
Asc Hamda wll waad mahadsan thy balse waxaan jeclan laaha inaad kasoo hadasho gabdhaha gaaban iyo kuwa dheer see u xertan wax laa eg plz
@user-ws4pb8cm6k
@user-ws4pb8cm6k 6 месяцев назад
M.a
@kadarba5765
@kadarba5765 6 месяцев назад
Abyoyin plz ii jwb hooyo uur leh jilciso ma marsan kartaa 🙏🥰
@Abyahussein01
@Abyahussein01 6 месяцев назад
Hhh nayaa wll runbadanidaa😂
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 6 месяцев назад
Mada qaali qofnolbatay wallahi gabadh ra yigeda umadaxbanaan❤❤❤❤
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 6 месяцев назад
Xamda is idhi qoro iwaba qalday sidu muqalku igusocday😂
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut 6 месяцев назад
Xamda aniga wan aqaaney body shapekyg 4:46 a wllo jidha ku noqo si fcn u fahansi hablha wayo jidhka waxa loo qaybiya triangle shape overglas shape panana pear shape apple shape regtangle shape iyo qaarkle sida lagu ogada waa la cabiraa aniga wan ogy wxnan ahy triangle body shape
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj 6 месяцев назад
Kalarka igusobaxa blue black orange yellow white waxaa ibahdila gray waa kacaraa 😂😂
@sweetamla2058
@sweetamla2058 4 месяца назад
Aniga xijaab ban xirta style keyga wa isaxan yahay 😂anigoo asturan
@ubahali9319
@ubahali9319 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 6 месяцев назад
Isoo booqda ❤❤❤
@Nazalah2024
@Nazalah2024 6 месяцев назад
Asxabta hamda iso dhaweya waa cusubahay 😢
@user-bj5je9xu7x
@user-bj5je9xu7x 6 месяцев назад
😊😊😊😊😊😊
@fardoosmaxamed4817
@fardoosmaxamed4817 6 месяцев назад
Xamdi dadka soomaliya jooga ka soo hadal xijaabo ayaan qadanaaye
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
😂😂😂caadi baan u agfadhistay baan ku qoslay wlhi
@hamzahoyoo7702
@hamzahoyoo7702 6 месяцев назад
Wa haday ka yelan o hebaya so ibsataye so ibso ayay nagatahaye illahay hanaga dhigo kuwii wanada qata wall
@user-hg8wy6ep2q
@user-hg8wy6ep2q 6 месяцев назад
Video noso badi abyo
@fartunabdullahi1486
@fartunabdullahi1486 6 месяцев назад
Nin dheere waa funny muxuu ku yiri 100 ka dhig 😂😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 waa xasid
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 6 месяцев назад
Waa nasab😂😂😂😂😂😂
@user-zw2yu2gw5l
@user-zw2yu2gw5l 6 месяцев назад
Hhh lax budo ku kuftay😂😂
@naimorashiid5140
@naimorashiid5140 6 месяцев назад
Waxa jira wax la dhaho skin’s undertone marka ogatid nooca uu jirkaga yahay then waxa ogaan midabka kugu soo baxaya iyo gold or silver ka xiran karto
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj 6 месяцев назад
Gold igusobaxa silver wuu ibahdilaa
@naimorashiid5140
@naimorashiid5140 6 месяцев назад
@@SadiaHusein-uh7kj same
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 6 месяцев назад
Asc wr wbt All of U Dumashidey jecliya ❤❤❤
@UMUAMIIN119
@UMUAMIIN119 6 месяцев назад
Abyo sethy wajigga isbadal aya kamuqdo skincare miya iska deysay ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Maya abyo waxaan qataa dawo adag wijiga wajiga dhan ayaa waxa wasaq ku jirtaa soo tofa kadibna Qurux ayuuw noqon dona lkin xanuun badan iyo bahdil ayaa ka horeyso
@H5D69
@H5D69 6 месяцев назад
Apyo dawdas isheg wajiga wa u pahanhy plz​@@yuuuuga1
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 6 месяцев назад
Xamdi 100k xafldisa anaga cake 🎂 magcena Halkaas nososaree ogow wan wadajari karnaa ogow bartanaa ufadhiyaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Haye qaali ❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 6 месяцев назад
​@@yuuuuga1❤❤❤❤❤❤❤
@KeifNour
@KeifNour 6 месяцев назад
Waxan ku dari laha gabadha qarka danbe uyar inay jiyado bila jakada ay maro jiijida ku bixin ee ay ku baxdo cabuurada ama toob taagan iyo goonoyinka jajabka leh
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 6 месяцев назад
Jaalaha Ethiopiaan ka xirtaan 😂
@deeqaabdi586
@deeqaabdi586 6 месяцев назад
Kwrn hada xijab yar iyo sako gacma dheera dhag isku siisid lol stress free plus asturnaan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Sakada iyo xajibkuba isku adis ayey ayey raban
@hayaathassan1360
@hayaathassan1360 6 месяцев назад
Wan af casahay lab kii ahana wankala go nay.vaslin baa ila saxipay maxa sameya
@ubahwarsame4425
@ubahwarsame4425 5 месяцев назад
😏I don’t think so …
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
Abayoy aniga ayaa hada canugi uhoreyay dhali rabo iina so ducdya igana cawiya waxaa n lagu cayilayn
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Abyo mcn. Cabitanka saftiga badso shaxa iyo musharida kaa fagow adiga guruga jogana samey treninga caloshadana bxii
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
Mahadsanid mcnto❤
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 6 месяцев назад
Wllo qali see caloosha isaga jaraa
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 месяцев назад
Aniga waxaan ahay dadka qaarka hore uween calashaan garbaha iyo caloosha marka kalarada madoob aan isticmaalo aniga dha waan dhuubanaa 😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Haaaa abyo sas waaye brunka ku darso
@-farhia
@-farhia 6 месяцев назад
Dadka qarka sare uween siiba dumarka dabo sariib waye😂
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel 6 месяцев назад
@@-farhiameeshan u weena ma aqaano loox meel la sura ahay 😂😢
@Fahiima-bx2rx
@Fahiima-bx2rx 6 месяцев назад
So badi walo
@nastehoaliosmaan1460
@nastehoaliosmaan1460 6 месяцев назад
Noso badi xamdaY anu xaga Danba uweyneheee
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 6 месяцев назад
Anigu garba ma lihi alx qaar dambe xooga igu filan waan heystaa lkn xoga calola leeyahay aan rabaa Ina la dagalamo waligey dhar saaid iigu dhagan ma qaadan holofkana ma fiicno waa is hilmaame adoo bacweyna Marka dambe is arkee tankale gabadhan hani ah hadi is arki weysay dadka la joogay xasidsanayena yaahuu
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 6 месяцев назад
Qaali caloosha cuntadaa cunto keenta iyo sokorta oo lagu fariisto dhaqdhaqaaaq ka samayn
@-farhia
@-farhia 6 месяцев назад
White iyo black Qof 1.79ahna wan ahy qarka danbe ukusan wuuw naso dhagaxa leh wuw bikra vaginal white leh wuw 😂😂 mansha allh idhaha
@kawsarismail3828
@kawsarismail3828 6 месяцев назад
You are also black sister
Далее
QURUXDA GABARTA IYO LABISKA ISK QATA.
18:13
Просмотров 20 тыс.
ЗЕНИТ - РОСТОВ: обзор матча
01:03
Просмотров 166 тыс.
KALAY ILA ARAG QOLKAN UGO JECLAHY GURIGA CUSUB
18:00
Просмотров 21 тыс.
SIDAA U SO DHAWEYAY MARTIDA REER AYUUTO👋❤️
20:48
SHARAFTEYDA MIYAAN DHORA MASE TAN NINKEYGA ??
11:37
Просмотров 10 тыс.