Тёмный

DHAANTO Q-11-AAD SILSILADII '"MILGO IYO ISMAANDHAAF'" GAAFOOTE JAWAAB KULUL 2021 

MIDNIMO QARAN FILMS
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 418 тыс.
50% 1

silsiladii milgo iyo ismaan dhaaf qaybtii 11aad oo uu luuqdiisii baxsanayd inoogu soo tabinayo abdi nuur gaafoote
QAYBTII 11aad
ERAYADA-- ABWAN CISMAAN JAGNAA
LAXANKA-- ANWAR TOTTI
MUSIC-- MAXAMED YARE
CODKA-- GAAFOOTE
CAMERA & EDITE-- NAGEEYE
KU XIDHNAW MIDNIMO QARAN FILMS ●●●●

Опубликовано:

 

27 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@mireyare7857
@mireyare7857 2 года назад
Waaa dhaqan keena ooo qof ah gaafoote
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 года назад
Wow wax kle dumarki kana mel uga so haray war dumarow muluqmuluqda an iska dayno midabkena an daysano manta asga cay noqdr
@fatushahead6561
@fatushahead6561 2 года назад
run badan Horey u soco wall
@xasanxuseenzabriye3589
@xasanxuseenzabriye3589 2 года назад
Gabarey runtaa Ka hadashe fatuush waan kaahelay
@jaamaccabdi6088
@jaamaccabdi6088 2 года назад
Waaaaaw. Waa sis ladkahadaleesa. Wacyigamantajira. Qofkii fahmikaraa yaqaane.
@ibrahimshale3565
@ibrahimshale3565 2 года назад
Mucaliimu Gaafootee jecliiya sxbkeyga
@ismaancali5977
@ismaancali5977 2 года назад
Waaw hore usocda milgi iyo ismaandhaf jecliyaaa
@HamdaMahamed-jg3mc
@HamdaMahamed-jg3mc 6 месяцев назад
Kip going my brather
@saynabmaxamed3764
@saynabmaxamed3764 2 года назад
Been madan shegin hno horey usoco🙏🙏
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 года назад
Mashaa Allah waa runtaa huuno geesi
@deeqatusma8617
@deeqatusma8617 2 года назад
Ma ogala Xijaabka Maro Asturan😂😂 " Hadalkaas Waa run Haddii Alle Dartiis loo Hadlo
@rowdorunbudeeye2015
@rowdorunbudeeye2015 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 Iyagaba waxa laga shegayo waa run dee wllo masarey soo matihid
@najaxabdulhakem6004
@najaxabdulhakem6004 Год назад
Reer badiyaha habeenkii sow kuwa guuro ee raga ajaanibta ah dhaantada la soo tumo kuwaa ma maalin bay sowdaan waxa kale waa sax lkn habeen guuro reer mi udas reeragaalku waaba fulayo
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 2 года назад
Hableheenii markay oonta maagaan Xishood meel dad joogo aan manfac quudan jirin Moolka suuqay hadeer waxku muud muudsanaa Wlhi bilahi waa run💯✍
@nasraabdi2763
@nasraabdi2763 2 года назад
Xaqiiq walhi
@Najmarasinbiriye
@Najmarasinbiriye 8 месяцев назад
Wllhy waa run ❤❤❤
@ahmedshanta2962
@ahmedshanta2962 2 года назад
I’m number 1
@cilmimaxamuud7255
@cilmimaxamuud7255 Год назад
Gaafoote sln sare zhp
@sacdiyoqaasim5160
@sacdiyoqaasim5160 2 года назад
Warmaradaaa hada dhulka kujiidee dhaqanka kamamnuucbay eheed belo allow ana suuqa muufsane
@asmaqueen2426
@asmaqueen2426 2 года назад
Wan ku wataa wallo horay usoco
@waliahmedarab9781
@waliahmedarab9781 2 года назад
Saiday Tahay Baad meesha Udhigtay Abwaan
@mohamedaden5315
@mohamedaden5315 2 года назад
Waaw, waa lagu dhaganyahay wali
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 года назад
Waale Abwaninta kale xigmad badan ninkan wax jiro leee kahadli suqa kumurmursadan kulaha run badna wax .
@muunarujaal5612
@muunarujaal5612 2 года назад
Wlee waa sax😰🤣
@xaawoxubi789
@xaawoxubi789 2 года назад
xaawo
@hushmad162
@hushmad162 2 года назад
Wlhi gafoote dhulka ayu la galay
@siciidomohamud3034
@siciidomohamud3034 2 года назад
Wlhi abwaanku barteedu dhigay😥😥hablo sida isku dhaama
@halbowle0187
@halbowle0187 Год назад
Carsiga ku heshiiyey qowmu luudnimada iyo waxii dadyow hore dhulka lagula togay ma iney ku daydaan baan gabdhaheena ku daynaa si aaqiradooda kaga balowdo aduun waa maalmo koobane
@abdirahmanmohamed7882
@abdirahmanmohamed7882 2 года назад
Wa inakaa hada wa inakaaaa hayaaaay Kabaxsaxo mesha hablow runtu ileen way khadhaadhahy😂😂😂😂
@yahyemowildmohamed8926
@yahyemowildmohamed8926 2 года назад
Yahye
@yahyemowildmohamed8926
@yahyemowildmohamed8926 2 года назад
Ok cool
@farxiyacadow2575
@farxiyacadow2575 2 года назад
Leee laskam xishonin wale wax u reeb hablah
@brahimbrady4800
@brahimbrady4800 2 года назад
Xaqiiq WLLHI ✅😁😁😁
@daahircabdiyare3908
@daahircabdiyare3908 2 года назад
Woow
@haruunciise9112
@haruunciise9112 2 года назад
Aah heeey aah War yaa codka u badala ?
@imamqoreyofficial8559
@imamqoreyofficial8559 2 года назад
abwankan waa tuntii waayoo xeydxeydasho kamajirto
@abdullaahiyuusuf3249
@abdullaahiyuusuf3249 2 года назад
Waa run walahi
@qansadhabarey3742
@qansadhabarey3742 2 года назад
Gafotow wax iskulahar hablaha kaxishood ayaan dhihilahaa osoreebo Ayan kuleeyahay xishaka wan xiranaaye Wana astunayihiinb
@maxamedxasan3388
@maxamedxasan3388 2 года назад
Saas waaye Sxb legend
@ayangarad3209
@ayangarad3209 2 года назад
Bisinka abwaanku nagamuuxishoon
@fatumaahmeds6098
@fatumaahmeds6098 2 года назад
Waa runtii oo qof ah
@aasiyamohamed7750
@aasiyamohamed7750 Год назад
Cc maxamada is garage
@maxamedcawil7314
@maxamedcawil7314 2 года назад
Wooooooow
@balcad1991
@balcad1991 2 года назад
Iga gadan
@nimcomaxa2muuse780
@nimcomaxa2muuse780 2 года назад
Wlhy waxaan maqli jiray run sheeg waa ceeb sheeg ninka hadaan hablaha hada jogaa waa dhaqan cebays hablo ma jiraan🙈
@fadumobulale173
@fadumobulale173 2 года назад
Ma ninba tahay adigu sow anaba ma joogno mise madax goodadkeno dhan ba raali ka tahay
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
Wllhi waa runtaa nimco maxa2,lkn is waniya
@bishaaromukhtaar1059
@bishaaromukhtaar1059 2 года назад
walaahi waa run wuxuu kahadlay wax jira
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 года назад
Gaafoote guul🇸🇴👍
@afrahhassan651
@afrahhassan651 2 года назад
Legend ozmaan jagnaa abwaan io fanaaan hore usoco✌❤✊
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 года назад
Waa runta wll kamumnucbe ahyd
@suldaanbashiirhusen2953
@suldaanbashiirhusen2953 2 года назад
Thanks you brother
@maxamedkhaliif7069
@maxamedkhaliif7069 2 года назад
Hablihii maantay hawaabheleen
@najmanatasha9489
@najmanatasha9489 2 года назад
Waxba waxaana codka qurunlkaa naba joojin karo keep going gabdhahay
@ahmedidriisabdi2776
@ahmedidriisabdi2776 2 года назад
Been madan shegin ruuntii misaan kordhis iyo ismulqis lee kumash quleen
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
Wllhi waa xqq✔️😄😄😄😄😄
@xaliimommaxamad5180
@xaliimommaxamad5180 2 года назад
wa sax wlhi
@ahmedmaxamed3915
@ahmedmaxamed3915 8 месяцев назад
🎉
@ahmedshanta2962
@ahmedshanta2962 2 года назад
Hay
@qureshticowlbahale863
@qureshticowlbahale863 2 года назад
Kkkkk Abwan jagna munan naga xishon
@axmedbashiir8062
@axmedbashiir8062 2 года назад
that is right
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Cajiib
@osamaabdi6136
@osamaabdi6136 2 года назад
inaba.caadi maaha.cali dhaanto iyo kafeeyaa hadhay
@user-sc3cm7to7q
@user-sc3cm7to7q 5 месяцев назад
Allrunbadana
@maryananshur5732
@maryananshur5732 2 года назад
Run badan buu sheegay
@fatoumaapdurahman2504
@fatoumaapdurahman2504 2 года назад
hebla muuqsan iyo mgc been ah bay ku maraan hawada.......... nagamàad xishoon ninow suuxe
@maryamamaxamedqalanjo5399
@maryamamaxamedqalanjo5399 Год назад
Saaswayo
@DekowGarmaqate-xd4kx
@DekowGarmaqate-xd4kx 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@xadiismahamed5854
@xadiismahamed5854 Год назад
Kkkkkkkkkkkmmmmmmmmmmmm waryaa gafoootee kkmmmmmmmmmm iscayrsii kulaaha kkkkkkkkkk wlhii humor wan aqanaa wanaa la arkabo kuwo afku labo taakoo laegyhy xishood boqolkibaaa watoban ilhyow gbdhaha sharaftaa usoceelii sohanunii yarabiii kkkkmmmmm
@salmacarab9459
@salmacarab9459 2 года назад
Baanle wasalehey
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 года назад
Kkkk allah ceeb badanaa.
@axmadjaamacchannel6039
@axmadjaamacchannel6039 2 года назад
Jawabta xigta ana so wada oo difacaya dumarkena somaliyed
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Год назад
😂😂😂war dhulka Nala Jare xage jirta Islanti naga celi jirteya helow idil ruushu
@user-fi4lx1gc2i
@user-fi4lx1gc2i 9 месяцев назад
😮
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 года назад
Waxani waa u dhalasho qurbo salkii kuwa noo joogo oo waligood Somalia arag hadana wey nacebyihiin waxyaabaas masha Allah.
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
Aminah farah maxay nacebyihiin,ma xijabka mise wax kale
@waliahmedarab9781
@waliahmedarab9781 2 года назад
Gaafoote nin Adag Iga Dheh
@mohamedcabdisalaan1523
@mohamedcabdisalaan1523 2 года назад
Ma ogolla xijab io maro asturan waa xaqiq
@luulabdi2448
@luulabdi2448 2 года назад
War Abdinuur gafote Ina Ader mad Naga xishoni 🙄 Lkn wa runta Suqa.waxa lagu busbusta 🤦 naa San isku daan hadatiro .cadi waye kudayan Egaaa 🤣🤣
@anfaclaki8551
@anfaclaki8551 2 года назад
Xaqiia wlhi nazap kaamila run ayaad sheegtay alow hablaha somaliyeed so hanuuni qaarkood
@AbdinuurGaafoote
@AbdinuurGaafoote 2 года назад
Soma aha
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 2 года назад
3 dexdi hal xiraale maxaa logasojawabi wayay Gunarki burji daciifay
@user-zm4cl3qs2f
@user-zm4cl3qs2f 3 месяца назад
❤❤❤❤ok
@hafsaosman9119
@hafsaosman9119 2 года назад
Adeer run sheeg waaa ceeb sheeeg 🤣🤣
@mahamednur7433
@mahamednur7433 2 года назад
Ma..
@sahrocabdi150
@sahrocabdi150 2 года назад
Qaar asturan aa jira ee hanoo gefin waryeeeeeee gaafoote
@dekowyare3899
@dekowyare3899 2 года назад
Intaaa wax loshegaya waa kuwaa daqaanka tagai eee kuwaa ficaan maoxoo. Wll
@qalbiwalal2825
@qalbiwalal2825 2 года назад
Ninkan caybadanaaa😂
@halbowle0187
@halbowle0187 Год назад
Caayda iyo waanada iskaga kaa qarsan qof aduunkaga iyo aaqiradada ka naxaya wax ku sheega
@anfaclaki8551
@anfaclaki8551 2 года назад
Kkkkkkkkkkkk
@nuraabdilahi9573
@nuraabdilahi9573 Год назад
Kkkkkķkkkkkk.gaafoote.nagamuu.xishoon
@kingkhazar1565
@kingkhazar1565 2 года назад
Waxkale my boy Gaafote you have unique voice
@xamaryare7275
@xamaryare7275 2 года назад
U
@abdideeq1843
@abdideeq1843 2 года назад
Gafoote I remembered his behaviors has been doing so well as well like intelligent people I miss you bro I am watching from canada 🇨🇦
@abdimoalim6733
@abdimoalim6733 2 года назад
Gaafoote
@saxiibdixalside9252
@saxiibdixalside9252 2 года назад
Maryo xayd xeydashada raggu maxay wada arkeen fIFA asturnaan MIDNIMO QARAN ❤️☑️ GUUL
@user-fi4lx1gc2i
@user-fi4lx1gc2i 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@user-fi4lx1gc2i
@user-fi4lx1gc2i 9 месяцев назад
Fgvh
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 года назад
Libx landheeree salan sare
@qureshahmed3313
@qureshahmed3313 2 года назад
Allah maxaay ka dareen kuwaninaa
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 года назад
Is cayrsi iscayrsi 😂😂😂😂😂😂😂😭
@calielmy9358
@calielmy9358 2 года назад
Wale masaray Aya dhaqanki Ka muurbaxay
@aasiyamohamed7750
@aasiyamohamed7750 Год назад
Kkkkkk cc
@abdinurali5611
@abdinurali5611 2 года назад
Abwaaankan qaybtan sameeyay xoogaaa erayadiisa hoos ba u dhacsanyihiiin
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 2 года назад
Kolkaan suuqay hadeer wax ku muud muudsadaan
@eidbishaar801
@eidbishaar801 3 месяца назад
Kkkkkk
@ashoduale9144
@ashoduale9144 2 года назад
Gaafoote ina adeer saying ta hanaga dhaman wax noreeb kkkkk
@siyadabdullah68
@siyadabdullah68 2 года назад
Qeybtan wa wano walhi maaha karbash marka hablo kuwa Wana qata
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 2 года назад
Silsilada qaybtani xaqiiqo bay ka hadlaysaa dhaqan guur baa inagu dhacay
@hulughotv4073
@hulughotv4073 2 года назад
Run waaye ninkan waxa uusheegayo
@waakhaa8430
@waakhaa8430 2 года назад
Hasocoto sililsladu
@xamseaadan6711
@xamseaadan6711 2 года назад
Wwwww
@haaniquen2890
@haaniquen2890 2 года назад
Waf Hawareeg tee Hawarabin bn maqlijiray xaqiiq dii by sotabteen mnty lkn kama sina kuligood nocaas
@rid9160
@rid9160 2 года назад
2:36 inta kale maybe wa OK but why can't the girls eat in the mall 🤔 imagine if your sister is with you shopping do you want to eat and let her starve? It doesn't make any sense.
@nasroabdi5980
@nasroabdi5980 2 года назад
Sssmm
@cumarcalixasan5842
@cumarcalixasan5842 2 года назад
Hasocoto
@siyadabdullah68
@siyadabdullah68 2 года назад
Silsilada xarika bey gosate wasidhe heee
@mumtazmaxamedwarsame8311
@mumtazmaxamedwarsame8311 2 года назад
L0
@abdirahmanmohamed7882
@abdirahmanmohamed7882 2 года назад
Waxy ahaataba dumarkaan lasafanahy
@anfaclaki8551
@anfaclaki8551 2 года назад
Nazap kaamil👌👌🤣 waa si wanagaasan
@xasanxidig3661
@xasanxidig3661 2 года назад
Woow jawaab adag moolka suuqay wx kumuud muusadaan
@mandeqqali9649
@mandeqqali9649 2 года назад
Codkisaa.kamahelin yargaan.lkn runtu shegayaa
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 2 года назад
Haa wlhi erayadaan anwar toti baaku fiicnaan lahaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 года назад
@@bashkaasensio4176 gafoote cod cajiib ah bu leyahay dhaantada ma taqanaan.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 года назад
Dhaantada aya aqoon gafoote ragga jilba culusta ayu ku jira cod cajiib ah bu leyahay
@Gufaaconews
@Gufaaconews 2 года назад
Silsilada dhan Qofka Ka Cod Macaan Kuma Jiro Marlabaad inuu Ku Soo Laabto jeclaan Lahaay @Gaafoote
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 2 года назад
@@rock_diamond9475 🙏💯😇🥰
Далее
WALAASHAA BADBAADI
11:52
Просмотров 111 тыс.
NIMCO HAPPY OO SIXUN U KARBAASHTAY MOHAMED BUSKUT
21:19
KALAMAAN 10 JULY 2024
10:13
Просмотров 9 тыс.
Masayr iyo hinaase Taxane cusub
20:41
Просмотров 50 тыс.