Тёмный
No video :(

Dhacdada toogasho ee Trump miyaa la metelay mise waa dhab. 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Dhacdada toogasho ee Trump miyaa la metelay mise waa dhab.

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 Месяц назад
Magacayada madaxeaynaysha si sax ah ugu dhawaaqi maayo
@adonallah
@adonallah Месяц назад
Waxay u egTahay maTalaad waxaan kadaremay sida Taram usan baqen markii goobTa Laga saarayay
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Месяц назад
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Месяц назад
XISBIGA WADANI FARTOODII WEEYE
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Месяц назад
Nin UK jooga ayaad waxa ka waraysanysaa wixii meeshaad joogtid ka dhacay!!
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 Месяц назад
Adugoo jooga maraykan ayaan waxaa warkadoonaysa Qof jooga dalka ingiriiska taasi waa cudurka kaagala fardaha hadii lagagubo dameer dawada lamagaadhayee
@nasriina12345
@nasriina12345 Месяц назад
Wariyaha waa u xor qof kasta meesha uu jooga in uu wareysato laakiin adiga meel baa ku bugta 😂😂😂
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Месяц назад
Kkkkkkkkkk waxah buu Akhriyaaa
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 Месяц назад
Waxaasi waa been aan jirin xabadaha waa faalso walaahi majiro xabada shamshutar ah in eysan dhacn lkn wakti dhow aayaa arki doontaan
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh Месяц назад
kkkkkk maanta kugu ma raacsani. Khubaradii aduunka oo dhan ayaa ku le waa run, adigu-na waxaad ka wareysanaysaa nin UK jooga oo ninka uu magiciisa sito u eeg (Biixi) 🤣
@kaalaynoo
@kaalaynoo Месяц назад
K. K. K .
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Месяц назад
Mareekan siyaasadiisa waa mind games
@IsmailAbdi-xg1tf
@IsmailAbdi-xg1tf Месяц назад
Nin anan wadankaba jogin wareysigiisa waxbo tari maayo
@osmannunow9808
@osmannunow9808 Месяц назад
Binaalaa
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Месяц назад
The what happened was film 🤔🤔⁉️⁉️⁉️😡😳😳🤠
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Месяц назад
Wadani ayaa ka danbeeyey 😮
@hassanhared4521
@hassanhared4521 Месяц назад
usa wu burburya no more America
@mohamedaden8748
@mohamedaden8748 Месяц назад
Hi Sir Ali Seems Mr. Trump is trying to pull a fast one on Joe , who is sleeping in the cockpit . Uncle Sam is into Unknown destination for vacation with two knuckleheads at the the helm .
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 Месяц назад
Trump wa Gorbajoofka mareykanka hadduu soo laabtana Barastookiyada mareykanka dhawr
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 Месяц назад
Miskiinkii biixi maantana ma Donald Trump buu ka waramayaa kkkk
@SuperExcuse
@SuperExcuse Месяц назад
Haa cali bixi waa aqoonyahaan oo reer Birmingham ah 😅
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Месяц назад
Afsomaligasa anii ma fahmayoo
@SuperExcuse
@SuperExcuse Месяц назад
@@fatumaahmed4718 😉
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 Месяц назад
Sidee loo metalay ninkii waaba la dilaye... MA qofbaa naftiisa khasaarinayo!?
@abdigah5364
@abdigah5364 Месяц назад
KKKKKK Ali Bihi ma waxaad leedahay inanka waxa loo diray in isaga la dilo isna uu madaxweyne Trump dhegta xabbad kaga dhufto . Ma Trump ayaa yidhi xabbad dhegta igaga dhufta . Laba Cali waxa ku hadlaysaan waa iska buufis iyo khayaali . Gacanta inuu Trump taago waa caadi waayo ilaahay ayaa nabad-geliyey
@abkayu8271
@abkayu8271 Месяц назад
Nin birmingham joogo maxaad kawareeysani qiso kadhacday gobolka Pennsylvania ee wadanka mareeykanka inuu isaga kusoo wareeysto ayuu ahaa waayo adigaa ooga dhaw oo jooga gobolka Minnesota
@SuperExcuse
@SuperExcuse Месяц назад
Dadka Birmingham ku nool waa dad aqoonyahaano ah 😅
Далее
what will you choose? #tiktok
00:14
Просмотров 7 млн
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
36:22
Просмотров 49 тыс.
E361 Navigating the Bible: The Pentateuch
44:18
Просмотров 222 тыс.