«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Brother Allah uga baq arrinkan, waa halis in lagula taliyo dadka ku xidhnaashaha gaalkan diinteena dura , mulxidiinta carbeedna u adeegsadaan Suuq geynta diinta cusub ee logu yero (ibraahimiya) ayagoo ka faidysanaya magaca uu ku dhax leyahay bulshada. Sidaa darted waa kugu gef in dadka lagu xiro gaalkan diinteena duraya
Nio wxd nagu buunbuuninaysan ood baraysan dad aan aad u aqoon u baraysa dibjir aan nolosha guul wayn ka gaaadhin ilayn wa afmiishaare ku noqon halkas incha allah
300k OO qof ogow in ay tahay masuuliyad inaad dadkaa wanaaga iyo wax wadanada ku soo biday xumaan ka jirto waxana ka midahay dadka 2018 kula jaan qaaday welina si dhaw kuula socda suaalna waan Rabay in aan ku warsado laakiin fursada community ga ku arki kartid baa Iska yar 😁