Тёмный

DHIBATADA .5 SANO GURKA UGO HOREYSA 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 99 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 440   
@sakiyadeganhenna2320
@sakiyadeganhenna2320 2 года назад
Mashaa allah sister aniga iyo sawjkay bisha December/2022 ayuu noo buuxsamaya 10sano oo reera buuxa 3 carruur iyo uur midna wa naga shafeecay alxamdullillaah 1)guryaha habeenka u horeeya fisqi iyo fasahaad baynu ku bilawnaa habeenkasna waad is la kulamuysaa ilaahay nolol raaxo leh ayaad ka sugaysaa ilaahay u toobadkeen wa iga talo 2)haday gabadhu markaaba uur qaado ninkii waa baahanyahayxaaladaa way yartahay qof ku samra Haday uur lahayn gabadhu lama wadaagayso sawjkeeda haday galmada xanuun kala kulmayso uu size xubinku yaryahay Xaaladan hadaad la kulan u sheeg sawjkaaga si inyar hablaha umuliya ku jeexaan xubinka walaahi wan arkay cabashadaa saaid 3) samir la’aan iyo muran 4)wiilka waalidku waxba uma soo sheegin gandhana sidoo kale 5)hablihii oo midabkoodii badalay shay ilaahay ka cadhaysiinaya ninku raali galinaya Alxamdulilah wan iska daayay dawada hada ayan xasilooni helay 6)baryada ilaahay oo inagu yar no xasilooni sister 7) soomaalidu inta badan sariirtay col ku yihin isqurxinta gabadha oo yaraata diidmo gogosha waayo iyadaa hawsha guriga ku badan ilmana way haysa caawin la’aan sawjkeeda Igu dambayn ilaahay bari sawjkaagana gogosha u ogolaw waa intaaa intuu ka xiisaynayo good luck
@hodanjama4739
@hodanjama4739 2 года назад
😢 porin wlhi abayo Ana nolosheydu bahdil ku dhameystey o weli iga dhamaan
@sakiyadeganhenna2320
@sakiyadeganhenna2320 2 года назад
@@hodanjama4739 asc wllo qofi qof ma bahdilo lkn inaka aya isbahdilnay Illahay wa abuure Ninkan waa la abuuray maalintaan madaxa la kacnay hablaha somalida inta badan nin dartii ayay dawo iskugu qurxisay illahay ma ogola shukaansi dhaqan xun oo lays carfiyo maro qaawan oo lagu labisto ayaynu ku soo jirnay Guurkana raali gali ayaynu ku mashquulnay waa qof la abuuray Laakiin walaahi waxa aynu ilawnay 😢allahii ina abuuray muxuu raali ka yahay muxuu kugu waajib yeelay muxuu kaa reebay Ibnu aadam raaligalintiisaan ku mashquulnay taana lama gaadho Walaahi waxaan xasilay markaan tukaday 5wakhti istiqfaar iyo tasbiix aan illahay baryay sawjkaygana maan ilaawin lkn ilaahay inaan raali galiyo aya ka horaysa taas samee anaa ku huba waa dagi istiqfaarso illahay xidhiidh la yeelo huno ilaahay sirtaada la wadaag hana quusan
@ubaxmaxamed7137
@ubaxmaxamed7137 2 года назад
Masha allah wll
@hodanahmedhodandagan
@hodanahmedhodandagan Год назад
Waa runtaa wllhi wllo
@maryamaboqor2722
@maryamaboqor2722 2 года назад
Masha allah abyo aniga 2015 ayaan guursaday islamarkiina uur ayaan yeeshay sidaado kle ayaan aha qoray qoray kutaag 5sano kadibna wakala tagnay 2caruura ayan iijoogta allaha iideysto 🤲 videogaaga casharo badan ayan kafaaiiday 😍
@asrar_saad8027
@asrar_saad8027 2 года назад
Wow! Thanks alot dear 😊 am preparing to get married I was so afraid but now my namesake helped me 🥰😂..may Allah grant me that patient 😒cabsi cabsi waaye runtii
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 года назад
Ilaahey talo saaro waxkasta wey kuu hagagaayaan inshalah
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 2 года назад
ManshaAllah waxaan waa ilaahay qof walba u qoray balse aragna kuwa 10 sano wada joga ama kuwa ka badan ad is dhahayso kuwan noloasha way isla fahmen kadib way kala tagen baad maqlin kuwo aan is jeclen qof walba arkayo in ay is jeclen yabaysid see iskula hedaan aad dhahayso marka waxan u la jeda waa wax ilahay mar hore noso qadaray da dalna waa jiraa lakin waxay ku fican tahay labada qof in ay isla fahamayaan muhimka fmlka dadkena siba ragena waxas badan kood kuma jirto lagu ma soo korin kii ilahay kuu qalbi jilciyo miye badankood in ay guursadaan caruur iska dhalan responsibility markay ku arko ninku in wax badan laga rabo markasuu badanakood excuses naag kale u donan iska dhaa dhicinayaa other side is greener marka Alaha Ragena badan kood usoo jediyo dumarkoda iyo caruurtoda garob baday because is fahan aan marka hore laysku soo guursan kadibna qofna qofka kale ma xamili karo
@iqramaxamed1962
@iqramaxamed1962 2 года назад
Mashallah Abayo qaali kaa faaiday runtii qabadaha Aad ka shekeyneyso wan Arkay sanadkii Afarad Ayan reer leyahay warer badan baan la kulmay Allh hano saqiso dhamantenba Aamiin yaarabi
@umuayuub4870
@umuayuub4870 2 года назад
masha allah xabiibti waa sax 5 sano e ugu horeso wa rafad aniga xata 2013 yaan gursad 😂😂 xata curadkaga iyo curadkeyga isku sanad waye allah noodayo intan hesana allah siiyo amiin😍😘
@hamdi3237
@hamdi3237 2 года назад
Isku team mansha'allh 2013🤩
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 2 года назад
Gabdhaha single haw Waxaas run ha moodin dadka dhan 5 sano u horeeya ma dhibaatoodan Labada qof is fahma wax dhib ah lama kulman Lkn Laba qof kala dabeecada waqti ayu isfahan kooda qaadanaya
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 7 месяцев назад
Kugu rcy
@ashajamal6495
@ashajamal6495 2 года назад
I believe whether is the 1st year or 30 years later. Man can go at any time. I will advise the girls they should be keep going and do what best for you and respect your man.
@The-real-life2024
@The-real-life2024 2 года назад
Gabdhaha buufiska kala tahay walaley,wixii lagala talinayay ee laga waaninayay ayaad kula talineysa.!
@rahmaqalib7984
@rahmaqalib7984 2 года назад
Asc walalo I agree with you u explain amazing I had that problem my first year of marriage I wish listed this before I could learn lot
@umurayann5457
@umurayann5457 2 года назад
That is true and the best advice you can give younger ones well done
@Zahara373
@Zahara373 2 года назад
Masha Allah very true well said this exactly happened to me the same story wallahi 🥰🥰🥰
@suleeqas.d468
@suleeqas.d468 2 года назад
isku sheeko beyno nahay wax an hore u ogaa iyo wax an ogeyn ba wan ka faiday thanks sis labadii sane ugu horeysay guurka ban ku jira allaha na siiyo samir an kaga gudubno 3more year maa i sugooso cabsi cabsi waye wale😂
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 2 года назад
Mashalah abayo jazakalah wlh wa marki igu horysy an maqly 5yr ugu horeysa in caqabad lala kulmo. Waxan gali raba mar dhaw guur shukran abayo
@faadumoyuusuf242
@faadumoyuusuf242 2 года назад
Dhabar adayg wlhy farataagtag iyo ohin badan baan somaray 5sano haday iibuuxsantay alx inaan hada isguursanay bad moda ixtiraam iyo jcyl baan kadhaxlay samirkii waxan daremay awooda gudahayga kujirta ubadkayga iyo gurigayga gacan biran kuhaya waxbarasho an kahadhay ayan hada bilabaya markan usha kabaxo insha allah guulayso gclo
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 Год назад
Masha’Allah Abyo Sharfeey See noqotay. Ilaahoow Caafmaad dag-dag ah ood Caruurtaada ku korsto Alha Ku siiyo.
@umumuna170
@umumuna170 2 года назад
fasaaxada iyo hadalka habka u dhigeyso waaba ku haysata abayo somaligaga fasiixa ah thnks khibradaada abayo aniga 2sana reer leyahy 90ka buuqaas kujira iyo difaacaas mararka qaar ana isla yaababa
@ayaanuur1345
@ayaanuur1345 2 года назад
Mashaa allah wallah qof xaalkayga ka hadalaya cml 🤩🤩🤩 wallah sisters heart to heart talk oo noocaan waan u baahanahay ee inoo soo badi inshaa allah. Aninga hadda wuu i anfacay.
@aasiyaabdi3723
@aasiyaabdi3723 2 года назад
Wlhi xanuunka wakula qawa plz xamdi snapkaga no sheeg
@yasminmohamed5885
@yasminmohamed5885 2 года назад
Abaayo 5sano ugu horeeysay farxad daganaan qurux iyo 2ba caruura ayaan kafaaiiday 5sano kadib ayaa murugo ciil iyo umad noloshaydii jeclaatay inuu dumo ayaan lakulmay waxaanse kagasoo gudbay waxkasta inaan dhagaha kaxirto oo aan noqday qof adkaysi badan hadana 20sano ayaan guri leeyahay alx waxan intaas kusoo gaaray jacayl labada qof hadey isjecelyihiin waxkasta waad ka gudbaysaa waa xaqiiq jacaylka labada qof ayaa keena in laysqabto waqtikaata
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Sax waaye Mashlaaah guleyso abyo mcn 🥰🥰🥰🥰👏🏾👏🏾👏🏾
@zaaraqueen8844
@zaaraqueen8844 Год назад
Mansha alah Xamdey Wlhi wa run ani hada. Shan sana reer leeyhy bilo un ba iga harsan madaxa ka dagey ninkii aaan Book iyo qalinka uwatey wa joojiyey afkiisi an kantroli jirey wan joojiyey buuqi iyo problemka reerkuba inu ani aha ba ilaaawey waayo maskaxda ka korey oo naftyda ku mashquley Wlhi xasil iyo kalsooni nafteyda igu filan odagaygiina kaaan rabey bu i noqdey marka anu is badal oo waxyaabo badan nolashyda saxey marka 5 year it’s easy.
@ifrahkhaliif7018
@ifrahkhaliif7018 2 года назад
Xajigega waxan isla socey 1sano kadib wan iskugr saney 29/10/2021 waxaaa le qabaaa 8 bil sanadkena wax yer ka dhiman anagoo 2 bil isla jogno aaa uur yeshtey aros uur leh noqdey whli marne waaan farxay marne wan naxey wayo aaaad ugu xanunsadey ninkegane lkn sas tahey asagane waaa naxaris badan axmld nolasha wey kala duwantahey markii banan la jogo iyo markiii guda lugu juro hadhane axmld aniga iyo xajiga waxan rajenaaa in aaa noqono mar dhaw hoyo iyo abo intaaa uwad hesanin alaha siiyo intiii hesatane alaha u xafido
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 2 года назад
Amii
@leilaadenhassan6665
@leilaadenhassan6665 2 года назад
M.a wax bdn ka faidey noso badi kuwan cml xpptii thanks
@saidoabdi6330
@saidoabdi6330 2 года назад
Alaah dumaashi aniga iyo adiga waan iska shabahnaa 5 sano aniga waxan guursadey 03/12/12 isla sanadkii dhamaadki waxan ii dhalatey curadeydi qibrad maleh waqti islama qaadan baby waakan dagaal waxan moodi jirey inuu igu heysan stress walaahi dumaashi hadan dowlad 3 gabar iyo will baa iijooga alxamdulilaah marka eego sawirada wagaas waan is ciilaa waxan ku dheera isku nuug hadan nastey oon afar sano ilma dhalin waa shaqo aan yareen naag qof kii sabraa sad ma waayo thanks dumaashi
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Mashlaaash guleyso Dumashi
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 2 года назад
masha allh tabarakallha I love this program walhi soo badi walalo adigo raliya allh ku xifdiyo soo badi please aniga waan ku cusbahyna guurka 1sano aya iga dhiman 5tisano waxad shageyso walhi waa run inad aniga iga hadleyso yaan modaba part two ♥ 💖
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Haye Cdy
@ubahali5155
@ubahali5155 2 года назад
Quruxey hadan guur gali rabaa inshallah shekadan wan kahelay waxbadana waan ka faaiiday thanks 🙏🏻
@zamzamjamac1239
@zamzamjamac1239 2 года назад
Mahdsanid xppt🥰waxn ahy gabr an wali guur galin lkn waxn leyhy xirir socda hada mudo 5 sano ah socod lkn dhawan an rajenyo inan rer noqono waxn jeclhy on aad uxiisaya shekoyinka guurka si aan bari waxn aqon iska galo waxybo badn wan ka barty mcnto allha ajar haka siiyo wax wangsn aad no so gudbiso
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 года назад
Allah ha isku kiin calfo aniga after 5 year alxm qofka waqtiga igaga baxay wan is calfanay hada 3 months ayan guri leeyahay alxm abayo xidhidh dheer stress badan ayuu leeyahay qofkan waqti ayaa kaga baxay ma heli mise wad isweynaysaan ayaa markasta niyada kaga jirto Allah ha kugu guuleya insha Allah salad tuko guurso insha Allah wanaag ka rajey koley qof ad 5 year xidhidh la waday aqoon kuguma dhimano at least dabeecad ahaan wad baratay
@hodohariirali3807
@hodohariirali3807 2 года назад
Mashlah xbbti marka hore alleh adi iyo rerkagaba haku xiftiyo ha isku kiin barekeyo Wlhi qaliyey 4yrs ayaan guri leyey xldha kashekynyso inaad aniga iga shakysnyso lamodaa runtii xanun badan iyo rafaad lasokulmay ilaa hadana waandermyaa Mawducyadada aadba uga helaa runtii part2
@sahrahasan3365
@sahrahasan3365 2 года назад
Mashaaa allh abayo Xamdi waa run wlhi shanta sano oo ugu horeya xanun waye gurka waxaa ku qaban mar marka qaar yaa nolshadi hore ku cesha lkn waxkasta oo aad sahal ayaa kadanbeya
@fathibotan2367
@fathibotan2367 2 года назад
Waqtigaas kujiraa aniga noloshadii hore ya kugu celsha lkn axl wala mooda ilaaha mahad leh ilmo nasiiyay
@sahrahasan3365
@sahrahasan3365 2 года назад
@@fathibotan2367 inshaaa allh khayr ayaa danbeya xbbti
@ahmedsahal8575
@ahmedsahal8575 2 года назад
Waxaan kadawanayaa waa Mopel ka ninkayga waxaan guusday sanadkii hore 2021 bishii tobnaad shaly oo kale 18 0ctobar sidaada ayaan aroos uule noqdy Alxm gabadh ayaa laygu qaly bishii 9laad ee hada lasoo dhaafay dhib badan ayaan soomary walac matag qofkii iyo noloshiisi oo igu cusub culays badan wareer maxadax xanuun iyo isfamiwaa dagaal dhiig la aan alxm hada waroonahy lkn waxaan usocdaa wada aad soomarty waxaana rabaa anoo wax kasta og inaaan maro madaama aan wax kaabaranayo qof aan isku nolol eegnahy ama isku jid marayno Abaayo aad ayaa umahad sathy waxaan rabaa inaan qaato wanadaada iyo wax kasta oo aad nosoo galiso aad iyo aad baa ula dhacay sheekoyinkaaga thanks 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 2 года назад
Aad bad u runbadanthy wa xaalad adaag qofkii ka so gudbay baa garankara masha allh abaayo
@rayanhassan6389
@rayanhassan6389 2 года назад
Masha alaaah wlah Been mahan hamdi guulayso Oohinta nafis ayayba i ahyd wlh waqti adag waaye allaha noo xifdiyo awlaada aaaamiinyarabi
@amaanzany9212
@amaanzany9212 2 года назад
Thanks abayo aniga wax fakara iyo wax ogal an kahaysta majirto magursan wana rajeymaya hadalkaga inan xasusnan dono waqti badan sbbto ah wax ban kafaidey somalidu kuma arkeysid qof runta kaga shegayo nolosha gurka oo qibradu iyo wuxu somaray kushegaya
@nasiixabintuabdallah3319
@nasiixabintuabdallah3319 2 года назад
Msha Allah Qali ❤️ Waan.kaa Faaiday Wax bdan shkran Xbbti Talo Ayaamba kaa hlay I an fici Mrkaan grsado Thank-you 😊 ♥
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 2 года назад
Masha Allah abayo inolow weligaa gurka waa nolo dhibadan lakin sabar ee haku mashaqolin ninkada ee dantada raaco sax waye
@Dreamofprinsessa
@Dreamofprinsessa 2 года назад
Masha allha xamdi soo badi abyo wllhi inaa Ani iga helesaa modaa Ani jda waxaa leyqbaa 3sano wax yar dhiman maraa isku cusubeen dagaal iyo inaa week kasto is dagalno alx hda wn kasoo gudbay lkn hda bishi hal marb😁gdal waaa yabay hde waxaa macano eheen isku dagalee lkn Ani mar walbo waxaa xasusa jacel isku soo gursanay odoygeya waxii idhay walaley qeylada iyo mura iska daaa. Hdne mar kasto Ani leee in leydulmiyaa isku hestaaa lkn alx hda dagal bishi hal mar lee wye 2 beby oo isku nugaa dhaly alx nadkaaa dhax disaaa kulabanaaa wax barashadey lkn sabarkaa badinaa sidaaa ugaaro mito dhal fcn
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 года назад
Maasha Allah abaayo thanks aniga wali ma gursan Insha Allah markaan guur sado Ka hadli karaa we love u like hala saaro♥️❤️❤️❤️❤️❤️
@ikramdahir7730
@ikramdahir7730 2 года назад
I'm 21 waligayna ma gursan qorshahana iguma jirto lkn waxa daremaya ina wax badan ka faiday
@fatimamohamedalifatimamoha7853
@fatimamohamedalifatimamoha7853 2 года назад
Aniga iyo adiga isku qiso eh wlhi xld adag stress curudeyda ku waye 💔🥺😭😭xta kala tag dalbade sandki labd ii socda wax walba ii sameya waxan dhaha inu ka tagoo rabaa subxanallah isoo duceya Inaa sabar alle isiiyo lkn nolosha waa adag thy 🫂💖
@sainabdahir3829
@sainabdahir3829 2 года назад
Samirka waa sheyga ugu muhiimsan reeraha dhisan qofba qofka kle inu usamro aya haboon💝💝
@umualma2451
@umualma2451 2 года назад
Wllo xamdi wlhy been manad sheegin anigu xalada waa arkay qayba kamid wali waa ku jira alxamdulilaah hada 3sano heer leyahay inasha allah waxan rajanya guri kasta oo muslin il ilaahay rukumada u adkeeyo wllo adigun waayo aragnimdad noga faiide qaybo badan kaso same alle haku xafido adiga iyo famil kaba aamin ❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Haye mcnto
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 года назад
bismilah gabdhihi dhan wa cabanayaan😩 ilaahow qof walbo dhiban dhibta ka saar
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 года назад
Wlh waa runtaada aniga magaala San aqoonin ayaa legeeyay guriga kujirijiray uur walac madax xanuun dagaal maseer buuqfara badan laba ayaa laigu qalay afarsana kadib waa kala tagnay alx maanta hooyo Laba caruur korsata ayaa ahay waan kula soomaray wlh waxaas oo dhan abaayo
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 2 года назад
Waxa guursady 2020 sanadki 3aad baa nosocda alxmd wlh marka is guursaneenay hada baan kasii jeclahy alxmd sanad iyo 7bil kadib ba ilmo yar oo an bilo dhamesan igaso baxen hadana ilahey banka rajenena owlaad insha allah waligis igamusan xanaqin wa aniga qofka xanaaqa wana iska deyn doonaa
@fahiimafilsan2837
@fahiimafilsan2837 2 года назад
Gesiyad baathy mcnto gurigaga alle hku adkeyo noloshada oo mamulo awlad adi io dumshi rbi haidin siyo
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 2 года назад
@@fahiimafilsan2837 aamin abyo mhdsanid
@umuamiin3134
@umuamiin3134 2 года назад
Wcs qurux dumar ani iyo adi waxa is leh qebta hore gurkena 2013 isgursanay 5bil kadib waa isku imanay kadibna aroos uur leh aa noqday same story lkn aktiza kuma umulin o mesha uu jogyay waan joogi kariwayay wadanki aa dib ugu labtay o ku umulay Alxamdullilaah lawo ilmo aan dhalay sidada o kale 😄 😆 🤣 wey ukala Korsan yhn gbr wlshay aa waxay idhahday abayadan iyo adiga waa isledihiin wanku slm qer Allaha nawafajiyo shartana Allaha naga xijabo kuwi isku sabrana Allaha naga dhigo aamiin yaa rabi 🤲 ♥ ❤ 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Aamin mcnto isku midaan. Nahay mashlaaaj guleyso abyo mcn
@umuamiin3134
@umuamiin3134 2 года назад
@@yuuuuga1 sidokale abayo mcnto😍🥰💯🙏😘
@Sara7-d1z
@Sara7-d1z 2 года назад
Asc hello Sis Hamdi , your history is mash Allah. Thanks sister to tell as. Bye
@faizaruun5670
@faizaruun5670 2 года назад
Wlh benta maahan 5sano sanadkan bisha afarad idamaati alxm shantan sano wayo arag badhan kaqaati alxm waana kasoogudbi Ilahey inta idiman nawad iyo barwaqo haigudameeyo ani iyo inta kalo ilamidka ah🥰
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 2 года назад
M.allah abyo alle haku karaameyo ee inoo soo gudbi waxyaabaha qibradaha aad u leedahy
@najmanuuraadan886
@najmanuuraadan886 Год назад
Wlh abaayo markan kudawado isbadal ayan darema Wlh dhiri galinso buuxdo aya tahay illahay haku xifdiyo
@sahraismail3332
@sahraismail3332 2 года назад
Masha allah tabarakallah ilahow idin barakee abayo walh I love you ilahaydartis kuma aqaan lkn daacadnimadaada iyo wanagaaga kugu jecladay wa run famil walba dhib waa mara lkn wain laydu dulqaato muhiimadu noloshana lagamidaysanyahay plse nosobadi video yadan lokale hada awoodo
@malyunqasim1116
@malyunqasim1116 2 года назад
Oh i rated I hi reer reer you ii guy I it yuuu there r teeter u you his
@AminaOsman-yt8of
@AminaOsman-yt8of Год назад
Mashallah wlh abayey ibadan obadaan vidiyoyadada kamid ah qalbiga igu qaboos amigo burbur qarka usaran ilahi haku xifdiyo
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 года назад
Masha Allah mahadsanid sister
@ikranibrahim7686
@ikranibrahim7686 Год назад
Abyo mashllh Allh ku barakiyo Marxald aniga aya somara hadan waan ku jira muda 3sana aya liqaba marak ku dhagista waxa badn ayan kafaida abyo
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537 2 года назад
Qabarkasta nolasheda hadhisato haka sugin inu qof nolshda hormariyo only u💯💫
@hoodoaliiichannel2228
@hoodoaliiichannel2228 2 года назад
#tala ahan waxan gabdhaha an wali guursan kula talin lahaa in ay marka ay guur satan 6 da bil oo ugu horeysa ama 1y ay famaily planing isticmalan si ay ayada iyu xajigeeda isku fahman waqti iskula qatan 😊
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 года назад
Thnks abyo aniga guursan rabo mardhow insha allh taladaadan qaataY☺️🙏
@Hanmor3412
@Hanmor3412 2 года назад
@@Jihaanjanno isku mid baan nahay insha allah
@Nuurah951
@Nuurah951 Год назад
Waankula qabaa gabadha ineysan horay uur kayeelan lkn Dawada Family planning ka kaniinka iyo cirbada; gabadha aan waxsoo dhalin uma fiicna waayo minka ayey xirikartaa waa halis qaabkale oo natural ah iney isticmaalaan ayaa uwanaagsan
@hawohashi6144
@hawohashi6144 2 года назад
Msh Allah hbo qaali alle haku sharfo run ayaa ka hadashay wlhi
@sumayasusu4082
@sumayasusu4082 Год назад
Sanadkii labaad ban ku jirnaa Naftaydana Cules daremesa Lkn aad ban u adkesanayaa inaan guulestan rajeynayaa Inshallh 😢😢😢Kaligey unba daremayaa ma darensiin qofkayga
@deeqoyusuf8695
@deeqoyusuf8695 Год назад
I.a abayo
@ladaneyahmed4385
@ladaneyahmed4385 2 года назад
Ilhayow ifududey midi midi kutaag kujira 2sano isii dhamanee waanba daalay hadaan dalaqada heysan lahaa marhore isfuri lahaa 3oo dhimn ilhyahow adaa og meshi ikheyra aros uur leh markaa noqoto walac Rafadane wan somaray alxd hadda gbr ijogti ilhy ujogtaa cirbad ayaan gashan donaa 3sano sosocoto si aan nolasheyda kale ugu mashqulo
@juweriaapdi9934
@juweriaapdi9934 Год назад
Mzch Allha hamada quruxley ilahy ha ku xafido
@muniramaxamed2158
@muniramaxamed2158 2 года назад
Mash allh walshey qali ilaha haidin barkiyow adiga iyo familkaga abyo no so badii ilha qer haku siyow 🥰🥰🥰
@hamdimahat7337
@hamdimahat7337 2 года назад
Mansha allaha looking cuter to day🥰🥰
@zamiiraabdullahi6056
@zamiiraabdullahi6056 2 года назад
Mnsha allaah qlu xaqiiqadaa ka hadashay illaahay haku xafidi adiyo dhaman hoyoyinka islaamka
@halalpolice23
@halalpolice23 2 года назад
Maasha Allah Rabi haydin barakeeyo xabiibti wallahi wan ubahnaa video gan Alxm ilahay inuu perfect time itusay SubhanAllah🥰
@Nanny53
@Nanny53 2 года назад
Qofta kaliya ee runta sheegto naag nool waxban kaa faaiday guuleso cadey😘
@drssaaficadey6633
@drssaaficadey6633 2 года назад
Wlh abyo sanadki u hireyay bad galay cid ila taliso na helin lkn ma maqli jirtay ilahey sabar iyo adjeysi isiiyay merka is dhahdo wa ka gudubtay cukeys le ka kulme finally 4 sano is qabna alx hda wa dagan nahay first baby hda qaday 3 month ahay
@salmamohammed5801
@salmamohammed5801 2 года назад
Masha allah abaayo caqliga allaha kuu barakeeyo. Abaayo video yaroo lagaasoo jaraa Facebook ku arkay saa RU-vid kaaga waxa ku qoranaa raadinaayay haddaa ku arkay anoo RU-vid iska fiifiirinayo
@rayaan935
@rayaan935 2 года назад
Fariid maasha Allah ilaahey kusoo mootiyay ee cagligaas kusiiyay hakuu deysto reerkaaga farxad iyo caafimaad kunoolaada ❤️🥰
@maryanabdirisak3101
@maryanabdirisak3101 2 года назад
ay wllhi benta ma ahan abyo waqti adag waaye sanada u horaysa ee guurka ka dib waxana loga gudba samir iyo dulqad badan
@juweeriyamahamed2358
@juweeriyamahamed2358 2 года назад
Thanks xbbty adna hore u.soco
@Naagnool124
@Naagnool124 11 месяцев назад
Xamdiyeey saddexda sano ee guurkayga ugu horreysa waxa ii qorshaysan inaanan ilme dhalin. Waalidnimadu waxay tahay baan sii rabaa inaan barto. Taladaadaasna waan qaatay aroos weyn iyo meher qaaliya midna ma rabo. Laakiin wallee adag sidaan ku heli lahaa qofkaygii 😂❤ilaahayoow soo dhowee kaan ku riyoon jirey
@AliyaAliya-cy6jl
@AliyaAliya-cy6jl 3 месяца назад
Hada mahesgay😂
@felismohmed7326
@felismohmed7326 2 года назад
Abayo wansomaray lkn makugu lesanin icadadis badan aya igaka imaday iyo gacan qad ugu daben wanku galatagnay sedex carurban udhalay abayo cay iyo dil maudul qadan kari nafteyda ubaqay
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 года назад
Xamda thanks qaali Wali ma guursan lkn khibrad kaaa faaiday Hadaan sii qorsheyna 5 sano ugu horeyso 😅😍
@zainababdi2604
@zainababdi2604 2 года назад
Isku team aa nahay
@lailahashi9603
@lailahashi9603 2 года назад
MashaAllah another great video. 👍❤️
@hawomahad4005
@hawomahad4005 2 года назад
Wlhy waxaa modaa inad aniga iga sheekeyneyso sanad iyo mar deganahay 20days ka dib uur ayaan lahaa xaladaa aad ka sheekeyneyso ayaan maray welina wan Ku jira
@nimcoibrahimyousuf5790
@nimcoibrahimyousuf5790 2 года назад
Mansha allah xbbti waa mahadsan tahay noo soo gali part two walina noola soo dhaqso insha Allah iyo dhibaatadii economic ee aqalka aad kala soo martay
@najmoabdullahi3240
@najmoabdullahi3240 Год назад
Abayo inkastoo an xas aheen hadana aad ayan kaga Faiday oo waxan qatay casharo midasna waxay sababeesa inad xata 5 sano inan kudhibatoon abayo waxanka codsanaya xiliga xiriirta adoraliya iga sojawab inad igasojawabta rajeenaya
@sharafofficial8844
@sharafofficial8844 2 года назад
Masha allah shukran abyo wax bdn ka faaiday
@suuusuosman517
@suuusuosman517 2 года назад
Xamdiyey 6sano hada ii buuxsami rabto intaan rer leyhay waxna isma badalin markasta waxan isdhaha gurigan masii dhismi doono wlhi wanba ku daalay dulqaadki iga sii yaraan rabo lkn ilahay ban talo saaranaya 🙏
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 2 года назад
Masha Allah abaayo noso badi faidoyinka qoyska guuleystay 🌷🌷🌷
@jamilanor653
@jamilanor653 2 года назад
Allh hanii xafido xppti, samraa sdkiis helaa bilaash looguma maahmaahin.
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 11 месяцев назад
Mandhey ma 5 sano oo dhib ah😢waba iga nixisee waxaan Is lahaa 5 ugu horeesa ugu fican
@maymuunmohamud3185
@maymuunmohamud3185 Год назад
Saxibtay naima mahad wankula dawanaya ❤
@maryanabukarsaladsharaf679
@maryanabukarsaladsharaf679 Год назад
Ani leyma qabo balse wiil aan xirir lee nahay Ayaa jira Maalin kasto waan buuqnaa waan us dagaalnaa hadana dad Go,aan Kala qadanaayo MA nihin Oo maba Kala dhamaano mrka leysu dhaco lakala aamuso marba qof ayaa lasoo radinaa wareer wxn xirr lenHy Nudo 2sano iyo 9 bilood ah labadii Sano ugu horeysay ayaa Roonen hda Buuqena wusii darsaday heer wuxuu maraa wax wlbo leys dhoho mana Kala harno oo Wan is jecelhy😢Igu sooduceeya inuu ilahay Buuqa dhexdeena kasaaaro Oo calaf isugu keen daro😢😢😢
@sucadcadey7491
@sucadcadey7491 2 года назад
Wlhi dhibka Anu iqabsaday Ila gurigeygi uu dumay😭
@AishoAisho-e7w
@AishoAisho-e7w 11 месяцев назад
Hamdi walahi abyo aniga ah nooc waxa gursady sanadkan hada lagu jiro Bishisi 9/27marka sidada oo kale ban ka walacay wan rafady lkn qaylad sida oo kale Bahan ahy insha allah wan ka gudba
@renaadruun940
@renaadruun940 2 года назад
Cashar Faa'iido weyn noo leh ayuu noo yahay inta aan guurka galin wali Shukran Hamdi Mcntoo.
@ubaxxiisaxmed8198
@ubaxxiisaxmed8198 Год назад
Wll wxn ubahanahy meel aan kala soo xiriiro
@istahilaabdi1294
@istahilaabdi1294 2 года назад
Mahadsanid xbbti wax badan bn ka faiday video
@nnnnn1123
@nnnnn1123 Год назад
5 sano aa allow no fududey o dulqadne na sii hada ayaabe iska ilimeynahoya,waxaan isbaranay February 2018 o guur iga dalbady marne ma yelin niyadeyda ma aqbalin qadarta alle mel ayey talaa calafkane wa cajiib October 2022 ayan aqbaly December la raby aroska ma dhicin 2 isbuc ayaan rer le yahy waxaa la dajiyy qeybta afard guri ah gabr wax i qabatane wa la i sameyy markey i dhameyso hosha wey iga tagta cidne kama aqaano mesha asne maalintii dhan wuw shaqeyaa rer kalane wuw le yahay waxaa dhacda inaabe is arkin 24 saac ka badan marku iso waca wan qiiroda hadne wan la qaa waxeyga wan fiicanhy waxaan aheyn ma dhafo waxaan sxb la ahy quranka inaa aqriyo salad iska tukada telefobkane an fiiriyo alx
@munaabdalle4826
@munaabdalle4826 2 года назад
Hh wlhi hamdiyey sheekadadu siday udhantahay anaa ku jira iminka qaybta hore illahay hano fududeyo waa saso shan sana 😂 wlhi wax badan baan kaa faiday
@MH-db8mg
@MH-db8mg 2 года назад
Walshey mcn wa dhirgalin oo gabarkasto anfacdo. Jeclahaya hada sanad kahor maqli lahay. 4sano isla joogna ani iyo xajigey 4tasano markale tagney 3 cunug isku nug ijoogto hada jecel wa nacay wlhi ilmahas dartoda xajika ula jooga😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Abyo mcn sorry qalbi nolaal qurxan ku rajeyna abyo mcn
@habonfani2301
@habonfani2301 2 года назад
Wllshy wallahi waa waa runtada
@iqrocadeey8997
@iqrocadeey8997 2 года назад
M.a illaah ha idiin barakeyo 7 sano rer lee yhy mana is fahano wlh buuqaas aa ku jira
@anigaadiga8305
@anigaadiga8305 2 года назад
Hada ku jiraa Aniga xaajigeeg week mawa is dhaafno yaa allah
@naimamusa3958
@naimamusa3958 2 года назад
Masha Allah abayo wax badan aa noo faaideysa ❤️💯
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je Год назад
Xamdiyay aniga intaa aad sheetay baa i haysta sanadkii uhoreey guurkaygana waa ku jiraa
@nazriinapdirahman6027
@nazriinapdirahman6027 2 года назад
Walal midi midi ku taag ayan hada ku jira bila adana xumaan ayan ka fish sida aad shegtey gabar gurigi hoyeed jogta ahey se arinka midi midi ku taag wan ku faraxzano waxan qiil ka dhigta wng hadan rajeeyo wax iniyad jabiyan aragkaya se markan xuman fisho on wng arko wa iska cadi dhibtada iheysta ah dadka dhan wan iska ilalina waaqti walba negative aheyy🥺
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Sax abyo 💯💯👏👏lkn dheefi waa dhib gadaasheed..masha Allah
@xafsamohamed254
@xafsamohamed254 2 года назад
Thank you abaayo walhi arintan hadey iheesataa
@sultana4711
@sultana4711 2 года назад
Hada waan aroosi rabaye ma 5sano ayan qasnaanayaaa! Maba u socdo kkkk
@dahabsan4784
@dahabsan4784 2 года назад
Masha Allah Abaayo 2 bilood kadib ayan aqal gali donaa Aad ayaan oga helay talooyinkaaga ♥️
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 года назад
13 sano ayaan sanadka buxiyay wali hada wan maqal i fur dumarka somalidu dhibadana
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Год назад
Masha Allah 💕💕💕💕💕💕💕💕
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 года назад
Masha'allah good advise.
Далее
DHIBATADA 5 SANO UGU HOREYSA GUURKA PRT 2
12:50
Просмотров 73 тыс.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 62 тыс.
Sit down Chit Chat | Kaalaya aan sheekaysanee☕️
52:54