Тёмный

Diinta ugu yaabka badan aduunka! Dadka haysta Diinta Siingaha maxay caabudaan? 

Waaberi Media
Подписаться 526 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Diinta ugu yaabka badan aduunka! Dadka haysta Diinta Siingaha maxay caabudaan?

Развлечения

Опубликовано:

 

1 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 121   
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media Месяц назад
Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy: Whtsapp: Wa.me/905059092303
@user-nc6je7cc8z
@user-nc6je7cc8z Месяц назад
Leggend keep going
@SalaadAxmed-br7se
@SalaadAxmed-br7se 17 дней назад
Ghhhj
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 Месяц назад
Hadad rabto guul aduun iyo mid aqiraba xuska alle kudadal❤
@SamirSaid11
@SamirSaid11 Месяц назад
الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان 🤲🏾
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani Месяц назад
Diin la ,aantu waxaY kasta waY kudu saysa alxamdulilah. Alle mahad iska leh nagu dhex aburay diinta xaqa aH.
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i Месяц назад
Magacaygu waa c/raxmaan omar halkanina waaa waaberi media ku soo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta 😂😂😂❤❤❤
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 Месяц назад
Wanku dhawahay😂
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk Месяц назад
Ilahow diinta Islam ka nagu sug 🤲🤲🤲🤲🤲
@Hudayfaibfaah
@Hudayfaibfaah Месяц назад
Magacaygu Waa abdirahman Omar Halkan Waa wabari Media 😂❤
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Месяц назад
KU soo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta 😂
@Zaki.alziin
@Zaki.alziin Месяц назад
Intaysan ugalin muuqaalkeenna ha ilaawin inaad like saarto lana wadaagtid asxaabtaada
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Месяц назад
🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@CabdirashidXaydar
@CabdirashidXaydar Месяц назад
Hanaga ilowin like ❤😊
@Feisalisaqcabdi
@Feisalisaqcabdi Месяц назад
Halkanina wa wabari media kuso dhawada sxbyal😂😊
@axmednuurcismaan8450
@axmednuurcismaan8450 Месяц назад
الحمد لله على نعمة الإسلام
@amiinyg8048
@amiinyg8048 Месяц назад
Yaa Allah mahdow dhan ade ku sugnaatay oo naga dhaliyaY dinta xaqa ah ee islaamka ❤ الحمدلله علي نعمة السلام ❤🤲🏽
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb Месяц назад
Alle ha sohanunsho dinta caqa ah waa tan islaamke ee alle xaqa hatuso🤲🤲🤲
@user-ps7qi8vj3b
@user-ps7qi8vj3b Месяц назад
ALHAMDULLILAH❤
@EkilasGeraji
@EkilasGeraji Месяц назад
Waxaasi iska falaad ee diin maaha😂😂😂😂😂😂
@user-tm5qv2ex4w
@user-tm5qv2ex4w Месяц назад
Alla islaamku macaana❤ dimaha kle xata magacooda foolxun 😂😂😂
@Saha_nuurka
@Saha_nuurka Месяц назад
الحمدلله علي نعمة الإسلام ❤
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW Месяц назад
Kusali Nabi Mohamed Scw 🎉
@CiiseLegan
@CiiseLegan Месяц назад
Nin rageed ayaa tahay sxb lkn somalida inteeda badan ma oga qofka mudnantiisa sxb lkn anigu ugu yaraan waaberi media 4 sano ayaan ku xiranahay wax badan ayana ka faaiday sxb uurka kaa ogsooniye guulooyin badan gaar wll sare🎉
@abdirahmanmuse5157
@abdirahmanmuse5157 Месяц назад
Wan kusalamy zhp 🤝
@AxmedRecaps
@AxmedRecaps Месяц назад
Kusali nabigena maxamed ❤❤❤❤❤
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 Месяц назад
Scw
@Falismaxamud-sm1ir
@Falismaxamud-sm1ir Месяц назад
Salalahu caleyhi wasalam💝
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Месяц назад
Saxiivow Adigu diinta aad caabudin iska eeg intaadan mid kale faalo ka bixin.
@user-cy1rv1dg1n
@user-cy1rv1dg1n Месяц назад
Thanks for your energy
@mowlidmohamed
@mowlidmohamed Месяц назад
Cawaan weeyaan tirade intaa leeg mY muslimka ku xoojiyaan in kastoon Bamako jirin
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Месяц назад
Aduunka diinta ugu badan muslimiinta waye xoogna ugama baahna
@user-xl9mk8nw5y
@user-xl9mk8nw5y Месяц назад
الحمد لله علي نعمة الاسلام لولا هدانا الله ماكنا مهتدين
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 Месяц назад
Alhamudulhi iam Muslim ☪️ ❤❤❤❤😊
@yaasirlyrics722
@yaasirlyrics722 Месяц назад
Allah is one ☝️
@realmaanka___10
@realmaanka___10 Месяц назад
🤲 الحمد الله IAM Muslim
@moha6291
@moha6291 Месяц назад
ALHAMDULILAH WAXAN HESTA DIINTA UGU SAXAN DIINTA ISLAMKA ALHAMDULILAH ALHAMDULILAH❤❤
@CaishaMohamed-sg3mq
@CaishaMohamed-sg3mq Месяц назад
الحمد لله على نعمة الاسلام
@SakariyeMubarik
@SakariyeMubarik Месяц назад
Thanks zxp sas malin walba anana nagu halee kor ukacaga zxp
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Месяц назад
500k is coming up my brothers abdirihman waaberi😊🎉
@ZEYFI_70
@ZEYFI_70 Месяц назад
AlhamdulilH I'm Muslim ❤
@Alfaatix.media1
@Alfaatix.media1 Месяц назад
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx Месяц назад
Subxaan allaah
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Месяц назад
Alle ayaa mahad iska leh oo aanan iga dhigin,singa singe ama diinlaawe, Alxmd Allow mahadoo dhan aday kuu sugnaatay
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 Месяц назад
Wcs mid lmd ah والعياذ بالله
@axmednuurcismaan8450
@axmednuurcismaan8450 Месяц назад
Subxaana Allah
@MahamuudHussain
@MahamuudHussain Месяц назад
Alxamdu lilaah❤❤❤❤❤❤
@user-mt7dr8qz2c
@user-mt7dr8qz2c Месяц назад
Ok
@abdirahmanhagio
@abdirahmanhagio Месяц назад
Allahu akbar
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад
ALXAMDULILLAAH🤲💯
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 Месяц назад
Supxanallah we love Allah ❤❤❤❤
@Efootball24-e9d
@Efootball24-e9d Месяц назад
First comment pin
@abuukarahmed5399
@abuukarahmed5399 Месяц назад
asc waxaad kasoo hadashaa koox la ladho xuruufiyiinta
@alibashi5049
@alibashi5049 Месяц назад
Alxamdulillah Allahu akbar Allahuma sali cala sayidinaa Muxumadin
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Месяц назад
Subaxanallah
@FAADUMOMahad-wt2vo
@FAADUMOMahad-wt2vo Месяц назад
All hamdulilaah
@a-1khadar983
@a-1khadar983 Месяц назад
Alhamdulilh to be muslim !
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 Месяц назад
Allahayow qalpiyadada ku sug diinta islaamka 😢🤲🤲
@user-ze8qn9jn1w
@user-ze8qn9jn1w Месяц назад
Hindiya wa meel laayab leh😂
@user-sx8pt6kz4x
@user-sx8pt6kz4x Месяц назад
Alxamdulilah Allow adigaa islaam nimo noo dooray
@user-jy1tq9rh5n
@user-jy1tq9rh5n Месяц назад
Wan ku salaamay zxp✋✋
@user-eg8kv4tv2y
@user-eg8kv4tv2y Месяц назад
Aadban kaaga mahad celinaya wll aqoon badan ayaan kaa faa'idey
@amiinkey9630
@amiinkey9630 Месяц назад
الحمد لله على نعمة الإسلام ❤
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Месяц назад
Allaha muslinka nagu arsaqay Baa mahaada leh!!!!!
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Месяц назад
Subxaanallaah illaahow diinteena nafahansii
@user-wk8co3vf8b
@user-wk8co3vf8b Месяц назад
Alle xamudliilah ya rabi❤
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Месяц назад
Diintaan maxee ufaaafeysaaa waa yaabe😮😮
@abdicaziizmaxamed6715
@abdicaziizmaxamed6715 Месяц назад
Diinteena ayey qeyb kasoo qadaan
@WarsanBulshaalle
@WarsanBulshaalle Месяц назад
Allxamdulilaah calanicmatul islaam wal iimaan
@CabdulaahiMaquul-kg4uu
@CabdulaahiMaquul-kg4uu Месяц назад
الحمدلله على نعمة الإسلام
@samatarxuseenalmagan4142
@samatarxuseenalmagan4142 Месяц назад
Sumxanalaah Allhu Akbar Allahu Akbar Alxmdulilaah
@user-ri2ek5ij1g
@user-ri2ek5ij1g Месяц назад
All ayes on rafah ❤❤
@MaxamedAbdirxman
@MaxamedAbdirxman Месяц назад
allahu akbar ❤
@MaxamedAbdirxman
@MaxamedAbdirxman Месяц назад
alhamdulilah❤
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Singh dii. Maahe waa wax uu qof ku hadlay ha dhihin diin ee dheh diin ku sheeg.
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g Месяц назад
Magacaygu waa cabdulahi xusen halkana waa komantiland kuso dhawada dawadayaal qoraalkena maanta😂
@user-vf9xk5fm5x
@user-vf9xk5fm5x Месяц назад
Al xamduli laah
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 Месяц назад
Alx
@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow Месяц назад
Siikha / singaha soosas mahan
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
Diin qof bina aadam la mid ah sameeyay beey iska Dabo galeen ineey dadkaas xoolo yihin bal arka. Gaalnimadu waa cawaanimo uun.
@xashicali9633
@xashicali9633 Месяц назад
dadkan wagalo lakinse walahi waadad cajiiba 😢
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Месяц назад
Haa
@GASHANMEDIA2
@GASHANMEDIA2 Месяц назад
Asc waberi sxb wan ku bahna inte kala soo xariira
@Abdirisak1
@Abdirisak1 Месяц назад
Guuleyso zxb
@Realmaths1.
@Realmaths1. Месяц назад
SOMALAY mahad unba laraba cilmilamarabo
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Месяц назад
Waa wax lala yaabo
@user-A.Rashid
@user-A.Rashid Месяц назад
Allah muslim naga dhigay mahadleh odhan iska leh
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Месяц назад
Ilahow ada diin wanagsan nasiyey
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 Месяц назад
kasoo hadal bahaaiyada ama nusayriyada ama duruuzta
@user-tf5uc9jq6t
@user-tf5uc9jq6t Месяц назад
Saxxib kasoo hadal godka Haybooqan
@abdukadirmohamed
@abdukadirmohamed Месяц назад
Kuwa Budistaha ah kasoo hadal plse.
@FaysalMoha-jr2ji
@FaysalMoha-jr2ji Месяц назад
Walal muqaal ka so samey sida la sameyey Diyaradaha ✈️ mahadsanid
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z Месяц назад
😂😂😂😂
@muhamedabumisbah448
@muhamedabumisbah448 Месяц назад
Mr.waabari niyow waxyaabahaan dadka waswaas ayey kaqaadan ee ka daay
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Месяц назад
Jaahiliin lunsan sübhanallah wabi hamdi subhanalaahi cadii😢😢❤😂🎉
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h Месяц назад
Bin bls
@Oinshaar
@Oinshaar Месяц назад
Ilahow falastine ugar gaar 😢
@sultanhuud8422
@sultanhuud8422 Месяц назад
30M oo naarta jahanama kusii socda weye
@XAAFIDMEDIA-zv8sg
@XAAFIDMEDIA-zv8sg Месяц назад
Waan hubaa in aad kuqasaari doonin kanaalkeyga.
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 Месяц назад
Alx ilaahow adaa islaam iga dhigay
@AminaYasinMuhumed
@AminaYasinMuhumed Месяц назад
Really there is nothing big the nim'a of islam
@Ahmedkalkal-kd9eu
@Ahmedkalkal-kd9eu Месяц назад
Alx callaa nimatul islaam
@munocadey9436
@munocadey9436 Месяц назад
Hindi😂diinwalbo gajirto waa wax lakuwada qoslo😂
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Месяц назад
WCWRWB waberi media
@SomalianTime
@SomalianTime Месяц назад
Dad xun
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 Месяц назад
Been badanaa sikh hilibka digaaga ayeey cunaa. 😂😂😂
@SakeriYeAhmed-eb2ls
@SakeriYeAhmed-eb2ls Месяц назад
SeConD Comment pin.🎉
@suldaancmr6903
@suldaancmr6903 Месяц назад
Bungab
@abduleyousuf3456
@abduleyousuf3456 Месяц назад
Qadiyadi palastine miyaad iibisay.
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@user-eb4lo9fn9t
@user-eb4lo9fn9t Месяц назад
Ku sali nabiga
@user-eb4lo9fn9t
@user-eb4lo9fn9t Месяц назад
Scw
@meaktooni
@meaktooni Месяц назад
Salahu calyhi waselam
@user-tb8fm8xr9m
@user-tb8fm8xr9m Месяц назад
الحمد الله على نعمة الإسلام
Далее
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 4,7 млн
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
Просмотров 18 млн
Пранк над Махачевым🥶
0:19
Просмотров 11 млн
настоящий чемпион
0:59
Просмотров 9 млн