Тёмный

Diyaaradaha Ciidamada Cirka Soomaaliya ee maanta ka qeyb qaatay munaasabadda 1-da Luuliyo. 

Somali National Television
Подписаться 687 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 194   
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 9 дней назад
Ilahoow xafid oo xooji doowlad nimada soomaaliya oo dadkan soomaaliyed quulubtoda isu soodum amiin
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 дней назад
aamiin wll❤
@user-qr7pb3kg4j
@user-qr7pb3kg4j 8 дней назад
Amiin insha allaah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
ameen yarabi 😢😢Love 🇸🇴 ❤️
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 9 дней назад
Maashalaha guulayst qarankayga somaliyeed from burco
@user-qr7pb3kg4j
@user-qr7pb3kg4j 8 дней назад
😊
@user-qr7pb3kg4j
@user-qr7pb3kg4j 8 дней назад
Masha allaah walal mustafe
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 8 дней назад
@@user-qr7pb3kg4j soo dhawoow wll qaali
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 8 дней назад
Machallah tabarakalaah my blood ❣️♥️❣️♥️❣️ somaliya iam from Djibouti 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 faarxaad gull gobonimo 🇸🇴❣️
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
❤❤❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 8 дней назад
@@hasnanoordeman5828 ❣️❣️❣️❣️❣️♥️♥️♥️
@sabaxalnur
@sabaxalnur 9 дней назад
Congratulations. Somali Air force. Alxamdulilah waan ku faraxsanahay. Sii wada qalabaynta ciidanka.
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 9 дней назад
Macha allah the great somalia will come back soon. My greetings from djibouti
@bellaguul840
@bellaguul840 9 дней назад
Respect 🫡 Somali military and intelligence officers well done 👍.
@saladsahal4086
@saladsahal4086 9 дней назад
Maasha allah tabaraka raxman, guul iyo gobanimo , وعين الله ترعاك ياوطني الغالي❤❤❤❤❤
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 9 дней назад
Masha allah ha guuleysto qaranKeena somaliyeed iyo cidamadiisa
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 дней назад
✊✊ guuul guul
@yusufmohamed7549
@yusufmohamed7549 8 дней назад
waxay ila tahay In aan riyoonayo runtii waan qiirooday madhaa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from ireland
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 9 дней назад
Ishii bubtaay ku bikaacso cadow iyo dabadhilifka waa niyad xun yihiin guul somaliya
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe 9 дней назад
Ilaahayow Soomaaliya Iyo muslimiinta dhan guuleey. Maashaa Allah.
@SmilingBiscuits-ch5yh
@SmilingBiscuits-ch5yh 8 дней назад
Masha allah alle qurux badanaa diyaarada no so badiya dowladayna diyaarad weyn oo calaamka ka shaqayso no suubiya wan ku fanaa dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 9 дней назад
Masha Allaah walahi,Hamigeyga ciidanka cirka wuu sii xoogeystay Alloow mar ii rumee
@calixasan6688
@calixasan6688 9 дней назад
Masha allaah illaaheyow wadankeyga awood cadowga iskayga dhiciyo sii yaarabi gaalo ayaan daris lanahay yaa rabi noohiili adaan kutuugnay dadkeynana midey barwaaqona sii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@ahmednur9383
@ahmednur9383 9 дней назад
Mashallah Guulayso Guul Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 9 дней назад
guuuul iyo gobo nimo tako tako wan garidoona sidaan rabano ee aantageero oon garab istagano soomaliyey cadawgeena waabadan yahaye guuuuuuuuuuuu soomaaliya hanolato cadageenana hajabo guuuuuuuuuuujjjjjjjj,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 дней назад
inshallah weynu guuleysaneynaa guul somalia wadankeena diyaaradaha fighter jet ka ayaa inaga dhiman uun kuwaasna waan soo iibsaneynaa ciidanka cirka waxaan rajeynayaa iney hawshooda libin laabidoonaan❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
Sax ❤
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 дней назад
Ma hal dayuuro oo qof private ahba soo iibsan karo miyaa ayaa loo dabaal degaa. Walle waa khasaarteen yaa fatahaadland Somalia. Waddankan wali waxaa lagu maamulaa Chater 7 oo micnaheedu waa waa UN hoos taga oo la maamulo. Sideedaba waxaa soo fatahaadland Somalia ka mamnuuc ah in hub Ethiopia iyo Kenya halis galinayo amnigioda laga iibiyo. Waxaa kaloo mamnuuc ka ah fatahaadland Somalia in waxaan Ethiopia ogeyn laga hirgaliyo. Diid ama Doon, fatahaadland Somalia gumaysi gala ayey ku jirtaa.
@yaasiinmaooye8332
@yaasiinmaooye8332 9 дней назад
Maasha allh waa wax lagu farxo in aan arko diyarado Somalia 🇸🇴 ey ledahay guul
@FY-Editzz
@FY-Editzz 9 дней назад
ALLEYLAHE Ninka raga libintiisa waa loo qiraa---Xassan wuu socdaa... Hambalyo😃😍
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 дней назад
Mashallah madaxweynah xasan sheikh waa uu dadalay dadka soomaaliyeed waxaan ka codsanaya in la taageero madaxweyna kasta oo dalkood loo doorto hadan xasan ha la taageero kuwa ha soo horjeeda horumarka ay dawladeen gaarto waa cadawga dadka soomaaliyeed horumar wanagsan ciidkeen xooga dalka soomaaliyeed
@GiifayDuurey
@GiifayDuurey 9 дней назад
Waa guul below ah waxan u rajeynayaa ciidankeenna xoogga hormar Intaan ka ballaaran idinka Allah
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 дней назад
haa weysii soconeysaa guul✊✊✊
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
Inshallah ❤
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 9 дней назад
Ethiopia iyo emirates waa la wasaaa iyo inta xalane joogta🇸🇴🩸
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 9 дней назад
Masha Allah waa muuqaal quruxbadan oo lagu farxo, guul Somaliya haisraacdo hamidawdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Shanta somaliyed hanoolaadeen ❤❤❤❤❤
@mahmudaviator4231
@mahmudaviator4231 9 дней назад
I.a kuwan io kuwo fara badanba waan yeelan doonaa dhawaan ❤🎉
@TechSiyaad
@TechSiyaad 9 дней назад
kuwa badan oo casri ah ayaan filaynaa oo anagu soomaali ahaan aan dalkeena gudahiisa ku samaysanay insha Allah..
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
Inshallah 🎉
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 9 дней назад
M.a hambalyo somaliyey wxn leyahy tagtag sadanee tartiiblee in tilabsadanee dalkena oo hormara oo barwaqa ah in.a wn kusoconaa guul iyo gobanimo
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 дней назад
guul iyo gobanimo halkaa kasii wada ciidanka cirka kuwa jetka ayaa inoo dhiman uun, guul somalia✊✊✊🇸🇴❤
@user-og9tc8wm9m
@user-og9tc8wm9m 9 дней назад
MAASHAA ALLAAH HORUMARKA AY GAAREEN DADKEENA AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAXSANNAHAY ILAAHAY HA IDIN XIFDIYO INSHAA ALLAAH
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 дней назад
Masha allah guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gumaysiga Ethiopia hadhaco dabadhilifka ushaqeeya shisheeyaha hadhaco kolay xasan dal xaraashe isna madhaame
@user-ed2sp9qu7g
@user-ed2sp9qu7g 8 дней назад
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 guul iyo gowanimo ishaa Allah 🎉
@maxamedsuldaanmursal3642
@maxamedsuldaanmursal3642 8 дней назад
Maasha allah. Maasha allah guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AnasHashi-xo6zv
@AnasHashi-xo6zv 9 дней назад
wa farxad in an arkeyno diyaradihi ugu horeyey tan iyo bur burki dowladi kacaanka umada somaliyeed waxan ka rajeyneyna dowlada haatan nahogamiso in ay waqtiyada so socdo ay noguso darto diyaradaha kumatiga ukaco ee kala duwan iyo baburta dagalka kuwa ugu sareyo sida taangiyada hubka arteleriga ama madaficda gobta iyo gadidka bada ama marakibta dagalka si ay cadawga umada somaliyeed ubaqaan qasatan argagixisada iyo amxarada iyo amxaro uegta indha ku diiflayaasha guul somaliweyn
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 8 дней назад
illaahayow dowladeena ilaali diinteena noo ilaali dalkeena noo ilaali dadkeena noo ilaali kuwa ilaashado awood u leh illaahayow naga yeel Aamin.
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 9 дней назад
masha allaaha guuuul dowladena somaliya allow somali qulubtoda isku is jecleysii yaa rabi 🤲
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 дней назад
guul iyo gobanimo ✊✊✊
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
Amiin 😢
@Nuradin380
@Nuradin380 8 дней назад
Allah habarakeyo mid lagu guul gaadhay allah haka yeelo amiin 🇸🇴🇸🇴💙💎
@abdikanibisle2299
@abdikanibisle2299 9 дней назад
Masha Allah sxbkay duuliye maxamed xaashi guulayso sxb 👏👏👏
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 8 дней назад
That has put tears on my eyes....الحمد الله...نسأل الله خيرها ونعوذ بالله من شرّها
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 8 дней назад
Go forward Somalia...Go forward forever بإذن الله
@user-bj8hh9sr7e
@user-bj8hh9sr7e 9 дней назад
Mansha Allah. Fursad ayay u tahy Sha.ba.b iyagaa kala wareegi doona calal uusta, insha Allah
@ibnucirgujeofficial8763
@ibnucirgujeofficial8763 9 дней назад
Masha allah Hori aan u sacno qabiil io baqtigiisa aan iska tuurno aduunka aan la tartan no 🇸🇴 ✊🏻
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 9 дней назад
Somaaliya oo dib u so noqoda insh allaaha
@husnihusni8
@husnihusni8 9 дней назад
Masha allah wllh saaid saaid ugufarxay ❤❤❤🎉🎉🎉
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 8 дней назад
Masha Allah Guul
@alimahamud9824
@alimahamud9824 9 дней назад
Maasha Allah viva soomaaliya
@omarabdikarin2311
@omarabdikarin2311 9 дней назад
Maa shaa Allah Guul Somalia has gone!
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 9 дней назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Walahi tani wey dhaqaqdey dey
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 9 дней назад
Wa guul Waxqabadku habadnaado Igusawirta waa nuuc khiyaana ah
@nailsissak3207
@nailsissak3207 8 дней назад
Mashallah tabaaraka ka noxoow nafta waah gacalkoow ku farax
@LibanAli-ke9ux
@LibanAli-ke9ux 9 дней назад
Waa Guul inchallah ✌️ 💯 ❤
@guleit89
@guleit89 8 дней назад
Guuul guuul allahu akbar waa garenaa inahalah SOMALIYEY MID NOQDA WALALAYAAAL
@Tooxcade
@Tooxcade 8 дней назад
Maasha allah
@user-cp3fl9tr1k
@user-cp3fl9tr1k 9 дней назад
M.aaaaa guuuul somalia
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 9 дней назад
Masha alaah guuuuuul
@suldaan_qarni-w2w
@suldaan_qarni-w2w 9 дней назад
Guul Somalia 💪🇸🇴
@RukiyaRukiya-vg6tm
@RukiyaRukiya-vg6tm 9 дней назад
Waaawo Masha allah
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 8 дней назад
Masha Allah hambalyo 🇸🇴
@user-uz2rb5zx5y
@user-uz2rb5zx5y 9 дней назад
Masha alaah, guul Somaliweyn, ilaahay hanoo siyaadiyo horusocodka, codowga gudaha iyo kan dibadana ilaahay hanaga qabto,
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 8 дней назад
Masha-allah Guul Soomaaliweyn Ilaahow Ciidan Xoogleh Iyo Hub Casri Ah Nasii Cadowgeenana Tusbax Go'ay Ka Dhig Rabiyoow
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k 8 дней назад
Masha Allah Somalia hanoolaato
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 8 дней назад
Masha Allah
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 9 дней назад
Guul somalia
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 9 дней назад
Guuuuuuul somalia
@abdirahmanahmed7403
@abdirahmanahmed7403 8 дней назад
Great somalia 🇸🇴 is coming back 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@LibanAli-ke9ux
@LibanAli-ke9ux 9 дней назад
Machallah 💯
@SNAcomando
@SNAcomando 9 дней назад
Somaliyey gacmaha aan is qabsano hankena waan gari donna insha allah somalia somalia baa leh
@Badahda
@Badahda 8 дней назад
Guul guul iyo gobanimo
@Dhaantostudio
@Dhaantostudio 9 дней назад
Guuul iyo gobanimo soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@fahadyacquub7242
@fahadyacquub7242 9 дней назад
Waxan😂la yaabnahay dadaka dhahayo ya siiyay war eega diyarada nummer ku qoran waa 06 nummer somaliya diyaradaheeda wataan wax walbo ha liidina maalin aan waxba heysan aya naso marte aan gacmaha is qabsano qarankeena dhinac ka raacno somaliya guul iyo gobanimo ❤❤❤❤😂❤
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 9 дней назад
Wll daad kan waa dad qawil cuq da qawo ina aderka hado jogo wan tagera waye she kana msa fahamtay
@SarahA1217
@SarahA1217 8 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Yyfre
@Yyfre 5 дней назад
Mashallah
@sahruja5777
@sahruja5777 9 дней назад
Soomaaliya hanoolaato ❤❤❤
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 9 дней назад
Anoo reer Somaliland ah Ayaan Ku faraxsan horumarkan la gaadhay. Dadkana yaan la majaro habaabin dad somaliyeed oo is laynayaa ma jiraan. At least dadka daadanku inaga qadan baa loogu gurmanayaa.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
❤sodawaw dadk iyo dalka wa mid somali wa walalo
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 дней назад
Masha Allah Soomaaliya Guul Iyo Gobanimo Waarta
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 8 дней назад
Guul qaranka somaliyed
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 9 дней назад
Cidanka cirka dalkayga guul iyo gobonimo waxanse kaxumahay inaysan xukumin kuwii u qalmay
@user-bj8hh9sr7e
@user-bj8hh9sr7e 9 дней назад
Allahu akbar Qaniimo
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 9 дней назад
❤❤❤❤❤❤🇸🇴🥰❤
@saybahmed1504
@saybahmed1504 9 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 9 дней назад
Maasha ALLAH. SOOMAALIA GUUL. ALLOW SOOMAALIA IN AQLIGA WANAAGSAN DALKAAN GACANTA U GILI. 30 QURBO KU WREEGEENA.
@drhusniagey6397
@drhusniagey6397 8 дней назад
M.a waxaa xalfalada uga wayn ba inta qalbiga fiican ee cimmentiga bjxibeysa guul ugu yaraan waa dad fahansan awooda dowladnimo waxay tahay
@axmedjama7899
@axmedjama7899 8 дней назад
Ethopia waa kaalinta 10aad afrika xaga cirka. Kenyana waa kaalinta 5aad . Soomaalia waa kuwa ugu hooseeya. Waa in aan wadankeena dhisnaa oo lacag galinaaa. Diyaaradi lacag badan majoogto shacabku waa in uu lacag huraaa. Waa in lafuro account soomaaliya leedahay oo dib udhiska ciidanka cir iyo dhulba ayadoon lamusuq maasuqin
@adnaanlove4336
@adnaanlove4336 9 дней назад
Yarkaas waa 🆎 i aamin
@Koyama548
@Koyama548 7 дней назад
Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🇸🇴💪🏿💪🏿💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🙏🇸🇴🫡🇸🇴🙏
@DJIB-CAPITALE
@DJIB-CAPITALE 7 дней назад
❤❤❤
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 9 дней назад
Is this Somalia military I don't believe
@sommedia870
@sommedia870 8 дней назад
Waa diyaarado dhamaad ah oo khidmada Ka baxay, sida Ka muuqato waa kuwa la,iska soo fogeeyay. 😂😂😂 Qof baahan waxba madiido gun waaye
@abdiyare2025
@abdiyare2025 8 дней назад
Muuse biixi halatuso in soomaaliya soo laabatay itobiyana haquursatee😂😂😂😂
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
😅😅warunta walahi ❤❤
@suheeb4472
@suheeb4472 3 дня назад
Somalia hanolato 🎉
@ShabibSk-go7ks
@ShabibSk-go7ks 9 дней назад
M.a
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 9 дней назад
2 xabo wax la'an dhantaa Hhhh mashallah ❤
@bonfire7803
@bonfire7803 9 дней назад
War waxaan dadka ha La hor imanuna
@YuusufCabdifitax
@YuusufCabdifitax 9 дней назад
Waa talabo aan horey uqaadny wili lesma gaarin
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 8 дней назад
2 Helicopters 🚁 waxay kamid yihiin4 Helicopters oo dawlada Mareeykanja 🇺🇸ugu deeqday Soomaaliya nasiib daro waa diyaarado duqoobay oo xiligii Vietnam 🇻🇳 shaqeeynayey U.S.A maaha sxb dawlada Soomaaliyeed na ma ahaayn diyaarado duug ah in eey wax qabad nooga dhigto
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 дней назад
Walalo duq xita ma hesan awal😅
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 8 дней назад
@@hasnanoordeman5828 waa runtaa quruxeey waan hambalyeey nayaa from Canada 🇨🇦
@hollaatme2991
@hollaatme2991 8 дней назад
War waa diyaaradahii madaxda iraan ku dhamaden, Technology-da lasocda madax da MaryoleY
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 9 дней назад
Ciidanka xooga Dalka quwee oo tabantaabi❤❤
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 9 дней назад
This American helicopter calling (Huey). America were using this during the Vietnam war
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 8 дней назад
Thir helicopters are from the 1970s exact ones Siad Bare government used 😂 Somalia needs new military 🪖 hardware
@hamsemuhuyedinsamater1123
@hamsemuhuyedinsamater1123 7 дней назад
Waa aduun wallahi awoodaha Maanta ee chona iyo korea south iyo north iyo wadamo badan badan oo kale oon ka soo muuqan caalamka ayay somaliya hogaminaysay africa 1960 ayaa laga dhisnaa diyaarad nooc walba mig iyo su iyo helikopter iyo missiles maantana 2024 caalamka hormaray baan laba helicopter la ordayna Waxan mafiada iyo gangska ayaa wata ee please haso bandhigina waxba ilaa aan ka dhismayno 😢
@YackaBoy117
@YackaBoy117 3 дня назад
ayagaba laguma dhisin hal maalin
@ahmediman4866
@ahmediman4866 4 дня назад
Please next time HELMETS ka xidha waxoogaa badownimo ah says idinka muuqata .
@Palestine100.
@Palestine100. 9 дней назад
Just simple helicopter 🚁 not fighter helicopter 🚁
@blackpanther8219
@blackpanther8219 9 дней назад
I agree, Why not 1 Turkiye Kaan fighter jet? because it is $100 million expensive even though F35 is more expensive, but we need fighter jets. Ethiopia bought 24 SU 34 from Russia
@Palestine100.
@Palestine100. 9 дней назад
Somalia politicians looted all the money, and they are building towers in other countries 😏 ..... Thieves
@LexlutherVII
@LexlutherVII 8 дней назад
They will come,
@waainnablue3370
@waainnablue3370 8 дней назад
ISKA FIIRI HADA KOOYI!!
Далее
How to win a argument
9:28
Просмотров 328 тыс.
Diyaaradaha Ciidanka Somalia 🇸🇴
3:11
Dhoolatusta Hubka Culus  ee Milateriga Jabuuti 2024
8:29