Тёмный
No video :(

Diyaaradaha Duqeeyay Yemen halkey soo mareen | Shan Su’aal oo Muhiim ah | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 643 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@muftaaxyareofficial
@muftaaxyareofficial Месяц назад
Shaley aniga oo cafimad qaba ayn dhageysanaye wararkaga ku sabsan falastin 🇵🇸 manta aniga oo jaban oo waliba ku jira isbital ayan dhageysanaya,maracade show’ilhay darti igu so duceye,waxan ku jira isbital sacadu markey thy 9:30 ee Holland waxan galaya qalin mudane maracade ii weydi umada duca الحمد الله Magaceyguna wa Muftaax Cabdi Adan ha I ilawin ilahay kuma ilawa markay markey xaladu cakiran thy 🤲
@MUMIN55
@MUMIN55 Месяц назад
Ilaahay haku caafiyo wll
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot Месяц назад
Alaha ku caafiyo walaal
@user-pc1bi1pm7p
@user-pc1bi1pm7p Месяц назад
Allah haku cafiyo
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Месяц назад
Allaha ku caafyo walal😢
@mixedboy442
@mixedboy442 Месяц назад
Cafimad degdegan ku Rajayn wll
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 Месяц назад
الهم انصر اخواننا في اهل الغز واهل اليمن الهم امين يارب العالمين 😢😢😢😢😢😢
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 Месяц назад
Thanks zxb waad soonoqotey durba iyo xogo cusub ood noosoo kordhisey
@XawaCige
@XawaCige Месяц назад
Thanks my brother maxamed cise
@mohameddaahir692
@mohameddaahir692 Месяц назад
Dagalka 3xaat Malaga yawaa in uu saan ku qarxo
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Месяц назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 Месяц назад
Guuulaysya in sha Allah
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v Месяц назад
Alaha haka qabto adomahaga yuhudan walan amin
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Месяц назад
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 Месяц назад
Alle ha guleyo musliminta
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад
😢😢😢😢😢😢
@Fatmahusse
@Fatmahusse Месяц назад
Masar iyo sacuadi hal gar gaar oo falastiin ay maanta kalin garan ma jirin halka yahuuda ay isticmaleyso haawooda mala oran karaa ciidan marekanka Meeshas jooga ayaa ka qeyb kaley carabta kuxunka ku washey huti ha aroosto walalhy meelahas shidaalkooda ha holciso yemen allah u cargaaro falastiin allah u gargaaro yemen aamus I meyso way jawaabi
@user-fi9iu3pk4f
@user-fi9iu3pk4f Месяц назад
Yuhuud waa yuhuud
@maysaan50
@maysaan50 Месяц назад
Ilaahow quweee xuutiyiinta
@rawdayasin2041
@rawdayasin2041 Месяц назад
Rabbi ha kashifo dawladah muslinka ah ee ogolaaday in yaman lagu duulo Rabbi haw hiiliyo falastiin iyo kuwa u hiiliyaba.
@niimaneur4842
@niimaneur4842 Месяц назад
Barakallahu feekuum
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
masar sucuudi waa laga filaay suudaan lagama fileynin illaahow burburi yahuud mareykan yurub iyo carabta ridowday aamiin illaahow ugargaar falasiin xuuti xisbillaah aamiin
@user-sv8fw7ui1d
@user-sv8fw7ui1d Месяц назад
Mahadsanid wll
@maxamedcabdulahi7099
@maxamedcabdulahi7099 Месяц назад
Carabtaa Duligaa.. Sucuudiga iyo Masar waa Dad Uray oo Qariban
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 Месяц назад
Insha Allah shiico guul xata carabta shiico ayaa qabsan doonta mustqablka siduu u eegyahy suni waan ahy lkn hada waba soo nacaya suniga shiico ayana sii jeclanaya guul insha allh shiico
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 Месяц назад
Shiico nabiga scw marumesna munaafiqiin iyo murtadiin suni ah dartooda haa unacin
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 Месяц назад
ilaahay yuhuuda ha jabiyo wxy burburiyeen dalalka islamka
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Duqenta markey fulliyen noqod koda intey ma reen koley toos uma labanin intee magaca loga bedeley
@bashircabdi2400
@bashircabdi2400 Месяц назад
1 marka hore kuman fahmin 2 iyagana manan fahmin
@user-wk4qo7lq9g
@user-wk4qo7lq9g Месяц назад
🇸🇦 iyo masar labadabo hadu qayso yeman. Miyey san ogen yeman inay thy midka awod badan dalka musliminta ah iyo qar badan
@dahitalixaji8614
@dahitalixaji8614 Месяц назад
Asc dhaamntin . Salankadib. Wad Ku mahadsan tahay.xogaha cusub ee marwalbaa nalasocodsisi.. maracade show . Waxa cadayn ah in udagalkan Ku fidayo dhaman Muslim KO dhan . Sida darteed waa in la ka hortaka .o laisku diyariyaa . Werara kale .oo cusub . Yemen iyo falastin.wanilaqaybtamaynaa. waxa walbaa o nisogadho .🇩🇯
@ayanjama7955
@ayanjama7955 Месяц назад
Carab waa musjirin magaca islaamkana ku qadhabanaya nacalatullah caleek waxas magaca ayay naga dilin iyaga waa inna la duqeeyo 🥲
@fankachannel
@fankachannel Месяц назад
Jasakalaah ustaad
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Месяц назад
Seddex ayeeyaheen
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw Месяц назад
Illaahow muslimka dhiig uu yeel
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf Месяц назад
Dawlaha carabta eediyaaradaha kameyey halamaxkabadeyyo
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk Месяц назад
Alla kariim
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Месяц назад
Masar iyo sacuudiga ayey soo dulmareen.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Месяц назад
Waan aragnay. Maxamedow bal noo faah faahi warka.waa yaabka yaabkii.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Месяц назад
Aniga waxay Ila tahay in maraykan iyo dabadhilifkiisii fuliyeen ama naagahii carbeed ee yuhuuda u adeegayey la adeegsaday hawadooda sida sacuudiga masar iyo imaaraadka ama Sudan
@AxmedMuuse-zl2lv
@AxmedMuuse-zl2lv Месяц назад
Naqab saxaraha /2 20 af 15 diyaradadood 1900 kimtirmasar sucuudi sudaan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Месяц назад
Islaam ayaan daranaa dadka carabi dad iyo ehel u tahay waayo weligaa ka arki maysid wax aad ku faraxdo
@siaragali1439
@siaragali1439 Месяц назад
Sua,ahan ayaan is waydiiyey maalmahan maxa sababay in yuhuud iyo gaalada kale ay awooda caalamka yeeshan qarnigan 21aad ileen qarniyadii hore. Muslimiinta ayaa awooda lahaaye🤔🤔
@RAbdullahi
@RAbdullahi Месяц назад
Ciil badanaa manta waxan nool nahay xili yahuuda mar ay ciraaq weerare marna sriya marna lubanan marna yaman marna ree palestine ilaahow awooda muslimiinta soo celi ya allah 🤲
@siaragali1439
@siaragali1439 Месяц назад
Sua,ahan mid la mid ah ayaan is waydiiyey maalmahan maxa sababay in yuhuud iyo gaalada kale ay awooda caalamka yeeshan qarnigan 21aad ileen qarniyadii hore. Muslimiinta ayaa awooda lahaaye
@RAbdullahi
@RAbdullahi Месяц назад
@@siaragali1439 Haa wll alle ayaa wuxu qur'aanka noogu sheegay in maalmaha anaga io gaalada dhexdeena la'wareejin doono marna ayaga awood yeelan doonan marna anaga ayaa awood yeelan doono alle wuxu noo sheegay marka galada ay awood yeelato in muslimiinta la'imtixaami doono oo la'leen doono yacni shacabka la'dili doono allena halkas uu ka sameesan doono shuhadu yacni shacabka io iska caabinta ay shahiidi donan in badan kadipna gulesan donan alle sido kale wuxu no sheegay in uusan jeclen galada uu mar'walba la jiro muslimiinta
@IkraanSharif
@IkraanSharif Месяц назад
ha duqeyso sacuudiga,imaaraadka, iyo masarba ,gaalada unbay u gargaaraan haladuqeeyo intaaba insha Allah
@abdullahijumcale1657
@abdullahijumcale1657 Месяц назад
Asc. Brother waxaa ka codsanaya in aad afkaga ka dhortiid kuwa sxb la ah Israel sida Masar Jordan. UAE. Saudi Arabia. Bahrain. Qatar .Algeria iyo kuwa la mid ah waa cadawga Muslimta
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
Hawada Somaliya uma soo dhawaan karaaan
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Месяц назад
Dhulkaagai ayaa la qaatey hawada neh mar hore ayaa lagaa qaatey badii neh hada lagu dhagan yhey
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
@@bilancabduqadir yaaa qatay
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Месяц назад
@@zakirboss143 34 sano wadan burbursan in aan la qaadaneen miyaa aamintey
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
@@bilancabduqadir wll wax la iska qataa ma jirto cidna waxba iskama qaadato
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Месяц назад
@@zakirboss143 jigjiga ya heysto wa itoobiya waxa maqleysa degan somaliyedka ee itoobiyaa taas iga so jawaab bal
@khadaribraahim-zq2ge
@khadaribraahim-zq2ge Месяц назад
Eritrea 🇪🇷 ayay jasoo ka ceen ayay ila tahah fikir ahaantayda
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Месяц назад
Xaqmuyaa xeermiyaa mainiixalaalba xasuuqiyo dhibsafa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Diyarada mareykan ba sameyey lacagta lagu gatey na Mareykan baa bixiyey gantaalka na waa mareykan xitaa baylood ka waa mareykan aa Arab ta miyey ogyihiin taas
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan Месяц назад
🇮🇷mahey katiri arinkaa
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Месяц назад
Garanay.waxay ka soo dhaqaaqeen.
@maajidasaciid3246
@maajidasaciid3246 Месяц назад
😢
@AxmedMuuse-zl2lv
@AxmedMuuse-zl2lv Месяц назад
Ma aha meshas waa meelganacsi
@abdulqadirwarsama1828
@abdulqadirwarsama1828 Месяц назад
Si hawl yar ayeey ku gaadhi karaan Yaman waayo Sacuudiga keliya ayaa u dhexeeya.UmuRashrash & Xudayda. Waxba kama jiraan ineey Waddama kale soomareen uma baahna!
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan Месяц назад
Sauudiga halis ayuu wajahayaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Badda somaliya iyo hawada Somalia ba waa baylah dowlad da fadaralka somaliya aa hada talada haysana ma ahan dedka shaqada hayo dad wadaniyin ah oo xisaab tamayo from madaxweyne iyo ka ugu hooseyo waa kusoridaay oo maba ahan dad dalka ushaqeyo aa wey ka shaqestan
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 Месяц назад
Waa beentood mareykanka iyo uk waaye
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 Месяц назад
MAA F 15 MISE WAA F 35
@jaamacsaalax9009
@jaamacsaalax9009 Месяц назад
Cawaa waa naga dabageeysay wixi dhacay 👍
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Месяц назад
United Arab Emirates bey ka Soo duleen
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc Месяц назад
Gugiicarabta ookasootusceliyay barigadhexe12sanokadib
@MohammedCamaji
@MohammedCamaji Месяц назад
Maracadow Guuleyso Janagale waad naga farxisay ilahow yahuud furumaha Ku furan ubadi nacalad Allah ku rido
@Mozaakw
@Mozaakw Месяц назад
Sxb Qeer ale ha ku siye xayeesinta sisan Camal ka dhig Qeebta danbe so Gali Qofki u bahan ha si dawado waan dhib saday wlhi ma midii af somaliga gudbiya ma midi youtupe ka gud biya ma wara dhagesta
@khadaribraahim-zq2ge
@khadaribraahim-zq2ge Месяц назад
Waar eletrra ayay ka soo jaceen
@maxamedciise3038
@maxamedciise3038 Месяц назад
F 35 in ay ahayeen ban filayaa wariye
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Месяц назад
Yaa
@IkraanSharif
@IkraanSharif Месяц назад
waa loo bahan yahay inuu dagaalku fido .waxayna noqon doonta halkii ay yuhuuda ugu dhamaan laheyd waa dhamaadkii yuhuuda insha Allah
@maxfuudmustafe1740
@maxfuudmustafe1740 Месяц назад
waxan rajaynayaa in ay xuutigu qaadan taalaabo aan lamahadin oo baaba u daarta israael,islamarkaana caalamkoo idil uhorseeda is uu usku dhalaalo, la arkee in aan fursad kaba helno ee.
@maysaan50
@maysaan50 Месяц назад
War galadan masar io sucudiga kusugan baa dhabarjabin ku hya musliminta hla warero labadodaba
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Месяц назад
Waxay ka soo dhaqaaqeen naqab.waxay soo dul mareen masar ka dibna sudan. Ka dibna sucuudiga. Ka dibna yaman bey du kheeyeen. Bal hada eega.
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 Месяц назад
yuhuudu iyagana waa in leydka la damiyaa aawey geesiyaasha yamen shaqeysta
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Месяц назад
Aramko ayaa u holci doonta waayo shirkadaan waxaa wada leh American and Arab taas ayaana lagu gubaa sacuudiga citkisa hadii laga duqeeyay
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Месяц назад
Gudin yahay imaad goyseen hadaan barkey ku gu jirin.geedkii baa yidhi sidaas.yuhuudi cid ba wax meysan yeesheen.hadayan muslimka qaar taagereyn.
@hassan891
@hassan891 Месяц назад
F35
@amalnoor4760
@amalnoor4760 Месяц назад
Walhi waan ka xumahay madaxa ayaana ixanuunay jab xoogan ayaa soo gaaray xuuthiyiinta waxaana ugu wacan hawada carabta ey soo kor mareyn yuhuuda war carabtaan maxey ahaayen markoodii horeba waa dad seef lagu muslimiyey qasab loo muslimiyey yuhuud wax ma dhaamaan walee jab xoogan ayaa soo gaaray ayaad ayaana uga xumahay ilaahow quwee xuuti iyo muqaawada falastiin iyo xizbullahi ileyn carabu waa naag ayuu yiri sayid maxamed cabdule
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Месяц назад
3fa dallooyspomareen loomadogin miyaa bal ilaerg iladazeo 4dexfa dowladoo poaysoo dumareen wax a kee ahaatee digiin sh dareeno oo aylEafasgeeyamayinionts majidhaa halabasrotza
@Abdibiter
@Abdibiter Месяц назад
Saacadan Magaalada Elat kasoo warbixi sawaariikh ayaa ku hoobanaysa
@armeyz
@armeyz Месяц назад
Markii xuutiyiintu duqaynayeen talaviv masar diyar ayay ahyd inay hubka qabtaan lkin marka isreal duqaynayso shir arimaha gobolkaa lagu jiray micnaha😅😅😅 masarey wll runta noo sheega oo dhaha we are isreal 😅😅
@abeNayga
@abeNayga Месяц назад
F 35
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Месяц назад
Arinkani wuxu cadeynayaa cida sida dhabta ah ugu lug Leh dhibatada dadka reer Falastiin iyo dhagartaba? Wayo weerarka yuhuuda Kusocda marwalba waxa Difaaca wadamada carabta Ee kaso horeeya !!! Halka werarka yuhuudu Kuso qadeyso wadamada Colka ay yihiin ku isticmalayan Hawadooda siday doonaan??
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb Месяц назад
adgu yahuuda baad ushaqaysaa waad isqsrinaysaa xayaysiinta aadsamaynaysid oo leedahay yahuudbaa daantiri firiinbaaloodirayaa yaad cabsigalinaysaa
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 Месяц назад
Xutuyiinta dalalkii ay so kormaren le duqenayaan
@somaliwaahal3536
@somaliwaahal3536 Месяц назад
Imaradka carbta waa macquul inay kasodulen balse dagalku waa inagusodhawaday inaguna qabiil ayaan wali ukala fadhina
@umumahado1766
@umumahado1766 Месяц назад
Carabay nacadala kugu taala
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Месяц назад
horta dunida muslinka maxaa la raba in ay cadawga musliminta oo yuhudaba ka xun u aqonsadan masar dunida muslinka waa in masar loo tashado sidi loo godomin lahaa cadaw kalaba muslinku ma laha aan ahayn masar sudan ayadaba burburaysa sucudigana waxa weeyo meshii muslinka laga xukumay xaga diinta islamka oo xajki meshu nabigeni ku dhashay ku dhintay dintu ku soo dagtay inkasto boqorsuguhu uu xunyahay hadana waxba kama shegayno lakin asagay harayn donta dhibka uu wado boqorsuguhu wuuna arki dona shaqsiyan waxa uu wado ee muslinka ka dhanka ah ilaahay ayaan ku daynay laakin masar xukumada siisi mar la cpiqabo ayaa iman donta
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Месяц назад
NINKII KHEYRKII LOO XIIRAYOOW, ADNA SOO QOYSO. Arab waa uun saddexdii DIBI ee casaanka, cadaanka iyo madowga ahaa ee uu waraabuhu lahaa adiga kuuma jeedee, kaas baan u jeedaa, ilaa uu wada cunay.
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Месяц назад
madhohikaraa dagaalada ayaad kamacaashtaan
Далее
Friends
00:32
Просмотров 227 тыс.
Linkin Park: FROM ZERO (Livestream)
1:21:01
Просмотров 4,5 млн
How to win a argument
9:28
Просмотров 507 тыс.