Тёмный

dood Xasaasi ah Shiicada iyo Ahlu Sunnah Nairobi ku dhex martay 

KULAN MEDIA
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 178 тыс.
50% 1

@KULAN MEDIA | Subscribe | Share | Like | Follow
www.kulanmedia....
/ kulanmedia
/ kulanmedia
/ kulanmedia

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,4 тыс.   
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 4 года назад
Inta ninkan shiiciga ah sheekh shibli la doonaysa like isku calaamadiya
@lanpalotplayz9253
@lanpalotplayz9253 4 года назад
Wallo sh shebile dhaalada wax magardka ah loma keenayo ee iyaga kuwii so rabeyey banu u genaba sh shilili and sh m umal.
@abdinasirahmed8980
@abdinasirahmed8980 4 года назад
Sidiiq Cabdilaahi Mash
@falkhal6848
@falkhal6848 4 года назад
Walhi shiikh shibli ama sh.xasaan ban la rapaa
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 года назад
Uma qalmo shibli waxan aqoonta daran
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 года назад
Kolleey sidaan arkeyno ninkaan waa geesi wuxuu sheegi aaminsan. Handadaad aan iska deyno iyo in culimada qabiil lagu taageero, somaali maanta waxey u ooman tahay diin nabad ku dhisan oo leysku xukumo oo dadka labaro, waan ognahay maanta in xitaa masaajiddii leysku heysto cid cid kale aamineysa majirto nin ilaahey laga xigo majiro nin diinta isagu masuul ka ah oo leysku raacay majiro. Aan ka xorowno in culimada qabiil lagu taageero ee fadlan iimaankiisa iyo taqwadiisa ku taageer Qof in lacaayo waa khalad ee halala doodo, laakiin xoogii iyo qajajacdii aan ka xorowno. Midda kale ogoow xitaa ninka gaal ah haduusan kugu xadgudbin ma caayi kartid
@kamaliejorgi6772
@kamaliejorgi6772 4 года назад
Shiekh Shibile iga gaarsiya, Shiicaddan Afka-somaliga ku hadleysa hanaga qabte.
@salaxaxmed138
@salaxaxmed138 Год назад
Jahilkaa maxu galagarane😊
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 года назад
Macalin Cabdirashiid kutub badan buu noo akhriyay Kakuma markaan joogay masha Allah illahay hakudaayo shiikh
@asiaaar5002
@asiaaar5002 4 года назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك Allaw adaa Wayne waa bil Ramadaan e shiico, munaafiqin iyo gaalaba fitnadooda naga qabo
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Aamin yaa rabi
@abdirizakdahir349
@abdirizakdahir349 4 года назад
Asia Aar Amiin
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 4 года назад
Aamiin
@korontoibrahim9402
@korontoibrahim9402 4 года назад
Aamiin abyo alaha ku xifdiyo
@abdulatiifi5522
@abdulatiifi5522 4 года назад
aamiin
@abubakarali5747
@abubakarali5747 4 года назад
Shekhan Sunniga Ahna ALLAHA ka jir siiyo sida wacan u wx ogu bayaniye shiicigan
@suleymaabdullahi7391
@suleymaabdullahi7391 4 года назад
Abubakar Ali amiin
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 4 года назад
اللهم اني اسالك حسن الخاتمة يالله
@maryamoabdishiico3025
@maryamoabdishiico3025 3 года назад
Shiico waatuug
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 3 года назад
@@maryamoabdishiico3025 haa wa dad Dhumay iyago xilgan joogo Saxabada Aflagadeynauo
@diisofficialchannel5011
@diisofficialchannel5011 4 года назад
*Sh maxmud shibili ha loo geeyo* *Isagaa meel saarayee*
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 4 года назад
Haa geed ayu ku xiriya
@fathiaamoud671
@fathiaamoud671 4 года назад
Iyo sheikh umal and mustafa
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Walee ninkan waxa meel saari lahaa shiikha mar walba shiicada ka hadla ee sheikh Barbaraawi
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 4 года назад
Mohamed Diis Productions sax👍
@falishassan1027
@falishassan1027 4 года назад
Somalida waaba dad diinkasta oo loo keeno qabsan og. Shiica mar aanan dheereen ayay somalida soo gashay.
@axmeddhanto4273
@axmeddhanto4273 4 года назад
Maa sha allah sheekh khamiis ka cad ayaaa saxsan waxaan leeyahay ilaahay janatufir daysa hagugeeyo👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✋✋✋✋✋✋✋✋👍👍👍👍👍👍🖖🖖🖖
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 4 года назад
اللهم إنانعو بك من البرص والجنون والجذام ومن سيئ الأسقام آمين اللهم إنا نعوذبك من الشيعة والرافضة والشبهاتهم آمين يارب العالمين اللهم نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى اللهم إنا نسألك العفو والعافية في ديننا والدنيانا اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة ونعوذ بك من سوءالخاتمة آمين يارب العالمين لا إله إلاأنت سبحانك إنا كنا من الظالمين
@jaabircismaan6127
@jaabircismaan6127 3 года назад
اامین
@galoolfadhiidgaloolfadhiid3009
@galoolfadhiidgaloolfadhiid3009 4 года назад
Sheekha suniga aahi waa niin raga masha allah
@MrMohamud78
@MrMohamud78 4 года назад
Shiico fitno ka weyn oo somalida ku soo socota ma jirto. Somaliyeey fojignaada.
@Abdikaaf
@Abdikaaf 4 года назад
MOHAMUD ABDI .. fitno wahaabi ka weyn miya jira
@abubakarali5747
@abubakarali5747 4 года назад
@@Abdikaaf ILLAHEY SW HANA HADEYO WLL
@darusalamshow1020
@darusalamshow1020 4 года назад
Ma wuxuu rag ku yahay qofki dhahay khulafau rashidin ma jiraan bal wuxu ku dhahay CUMAR ALI IYO ABUBAKAR waa gaalo ma qofkasaad iga dhaadhicin rabta inuu yahay qof fcn bal waa gaal oo laso adeegsadey oo lacag ku qaata
@nafiisaxassan5026
@nafiisaxassan5026 4 года назад
Rag
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 4 года назад
Shiicadu waa dad indho adag oo jaahiliin ah allaha soo hadeeyo AaaAMIIIN.
@abdirahmanali963
@abdirahmanali963 4 года назад
true
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 4 года назад
walaalkay ama walaashay waxad eegtaa barnaamijkaa dadkana halka ugu soo tuur yiutube Almalali الملالي
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 4 года назад
Amiiin
@ifraahqueen4856
@ifraahqueen4856 2 года назад
Sheekh cabdi rashiid Allaha ku xafido Adduun iyo Aakhiraba 🤲🤲🤲
@nastehoibrahim14
@nastehoibrahim14 9 месяцев назад
Amiin
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543 4 года назад
Waliahi Allah baan Ku dhaartee ninkaan shiicada ah hadii Aan Arko waa dili lahaa.....muxu ku keenay in uu Aflagadeeyo Asxaabta Rasuulka ....Alla ciil badanaa .....ma somaliyu ku jiraa nin caynayo Asxabt Rasuulka....
@mohaadeick524
@mohaadeick524 4 года назад
Anaa kula qabo najaasta allow wadanka nooga qabo
@tuugdhalay8451
@tuugdhalay8451 3 года назад
@@mohaadeick524 hhhh oo cumar iyo abubakar ma hooyadaa ayey qabeen maxaad ugu dagaalamausaan
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 2 месяца назад
Wuu kuu banaan yahay dhiigisa ileen waa munaafaq murtad ah
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 4 года назад
Sheekha suniga ah allaha barakeeyee muxu ugu so sheegi weeyay xadiithka u nabiga scw dhahayo dhahayo janada ayan galay o an ku arkay qasri qurux badan o waxa jogtay gabar xurul ceyn ah markasu nabiga ku dhahay gabadhi gurigan ya iska leh waxa ey ku dhahday nin carab ah markasu nabiga scw ku dhahay anigaba carab ah ma cid kalaa, wexe haa o nin qureysh ah aya lo diyaariyay wuxu dhahay nabiga scw anigaaba qureesh ah e ma cid kalaa waxey dhahday nin umada nabi muxamed ah aya lo diyaariyay wuxu dhahay nabiga anigana muxamed ah markas aye dhahday cumar ibnu khadaab aya lo diyaariyay عن جابر بن عبد الله رضي الله عنهما، قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "دَخَلْتُ الجَنَّةَ، فَإِذَا أَنَا بِقَصْرٍ مِنْ ذَهَبٍ، فَقُلْتُ: لِمَنْ هَذَا؟ فَقَالُوا: لِرَجُلٍ مِنْ قُرَيْشٍ، فَمَا مَنَعَنِي أَنْ أَدْخُلَهُ يَا ابْنَ الخَطَّابِ، إِلاَّ مَا أَعْلَمُ مِنْ غَيْرَتِكَ". قَالَ: وَعَلَيْكَ أَغَارُ يَا رَسُولَ اللهِ [1]؟ وعن أنس بن مالك رضي الله عنه، قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "دَخَلْتُ الجَنَّةَ، فَإِذَا أَنَا بِقَصْرٍ مِنْ ذَهَبٍ، فَقُلْتُ: لِمَنْ هَذَا الْقَصْرُ؟ فَقَالُوا: لِفَتًى مِنْ قُرَيْشٍ. فَظَنَنْتُ أَنَّهُ لِي، قُلْتُ: مَنْ هُوَ؟ قِيلَ: عُمَرُ بْنُ الْخَطَّابِ". قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "يَا أَبَا حَفْصٍ لَوْلاَ مَا أَعْلَمُ مِنْ غَيْرَتِكَ لَدَخَلْتُهُ". فقال: يا رسول الله، مَنْ كُنْتُ أَغَارُ عَلَيْهِ، فَإِنِّي لَمْ أَكُنْ أَغَارُ عَلَيْكَ [2]. هذا قصر الفاروق رضي الله عنه! لقد أُعِدَّ القصر وجُهِّز لعمر؛ بينما عمر بن الخطاب رضي الله عنه ما زال من أهل الدنيا؛ بل يفصله عن الموت أكثر من عشرين سنة؛ فالله الذي يعلم الغيب يعلم مستقبل عمر رضي الله عنه، ويعلم أنه لن يُبَدِّل أو يُغَيِّر؛ ومن ثَمَّ كان له هذا القصر الذهبي المهيب، ولا شكَّ أنه قصر هائل في الروعة إلى الدرجة التي تخيَّل فيها النبي صلى الله عليه وسلم أنه له هو؛ ولكنه كان لعمر! ولقد استحى رسول الله صلى الله عليه وسلم أن يدخل القصر؛ لأنه يعلم غيرة عمر رضي الله عنه! والسؤال: لماذا الغيرة هنا؟! والجواب عجيب! لأن رسول الله صلى الله عليه وسلم كان يتوقَّع أن يوجد بالقصر، أو إلى جواره، زوجة لعمر رضي الله عنه من الحور العين! ولقد صدق حدس رسول الله صلى الله عليه وسلم؛ فقد رأى رؤيا بعد المعراج بسنوات كثيرة شاهد فيها زوجة لعمر رضي الله عنه إلى جانب قصره المنيف! قال أبو هريرة رضي الله عنه: بَيْنَا نَحْنُ عِنْدَ رَسُولِ اللهِ صلى الله عليه وسلم؛ إِذْ قَالَ: "بَيْنَا أَنَا نَائِمٌ رَأَيْتُنِي فِي الجَنَّةِ، فَإِذَا امْرَأَةٌ تَتَوَضَّأُ إِلَى جَانِبِ قَصْرٍ، فَقُلْتُ: لِمَنْ هَذَا القَصْرُ؟ فَقَالُوا: لِعُمَرَ بْنِ الخَطَّابِ. فَذَكَرْتُ غَيْرَتَهُ فَوَلَّيْتُ مُدْبِرًا، فَبَكَى عُمَرُ وَقَالَ: أَعَلَيْكَ أَغَارُ يَا رَسُولَ اللهِ" [3]. هنيئًا لك يا عمر! قصر مهيب، وزوجة حسناء، ورضا من ربِّ العالمين، وحبٌّ جياش من رسول الله صلى الله عليه وسلم! قال تعالى: {إِنَّ هَذَا لَهُوَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ (60) لِمِثْلِ هَذَا فَلْيَعْمَلِ الْعَامِلُونَ} [الصافات: 60، 61]. ________________ [1] البخاري: كتاب التعبير، باب القصر في المنام، (6621). [2] ابن حبان (54)، وقال شعيب الأرناءوط: إسناده صحيح على شرط مسلم. وصححه الألباني، انظر: التعليقات الحسان 1/184. [3] البخاري: كتاب بدء الخلق، باب ما جاء في صفة الجنة وأنها مخلوقة، (3070)، ومسلم: كتاب فضائل الصحابة رضي الله عنهم، باب من فضائل عمر رضي الله عنه، (2395).
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
Hhhhhhhhhhh akaadiib tii waawayneed ayaad daliishatay waar ayada qurnka ah xageed ku ilowdeen e dhahaysa waxad dhahda garanmayo mesha laygaynayo idinkina garanmayo mesha la idingaynayo xaguu qasrigu jooga axadis beena ayaa daliishataan oo kamida casharatu mubashara bil janah oo been cad ah
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 года назад
War nimanka xassan u dhiiba asagaa shaqa fiican kaqabanaayee
@imamushafici209
@imamushafici209 4 года назад
Kkkk maryan kuma dhacaan sh xassaan waa libaax illah kor ha ka dhiga
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 года назад
Xassan asaga wa takfir firqoyinka lunsan ayu kujira laftirkisu. Wana alshabab
@maxamedadancawad2220
@maxamedadancawad2220 4 года назад
Wlahay nimanka xassan haloo geeyo ama sh umal
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 года назад
Xasan xuseen udhiiba
@safiaali4231
@safiaali4231 4 года назад
kkkkkk
@hamzemohamed2750
@hamzemohamed2750 4 года назад
waxaan firi gaal walahi waxaan hubnaa cumar in uu yahay mumin xaq ah oo qofkii kashakiyo cashara mubashirin 10 saxaabi ee u nabiga scw jnada ugu bishareyay gaalnimo uga shakiya in ey ku dhawaqan iskadaye diinta waa ka baxay qofkaas waa nin sheydaan waalay ALLAH hanuuniyo hduu hanuun u qoray ALLAH. waxaan in lala dooda ma haboono waa niman juhala ah walahi maanta ninka amiirkeyna cumar gaal kutilmaamayo walaahi xili aan dilaa wayn lahaa waxan najaska ah siduu ku caynayaa nin nabiga scw jano ugu bishareyay kuwaan walahi ineesan xitaa ALLAH iyo rasuulkii rumesneen waxaa ino balan maalintaas qiyaamaha.
@bashman08ify
@bashman08ify 4 года назад
Ninkan wa in ay wadadu ka qabtaan dadka somaliyeed shiico dad ka xun ma jirto qulaafau rashidiin ayey cayan beena ka sheegan allow badbaadi ummada somaliyeed.
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 11 месяцев назад
Waa duno hoogtay soomaali shiico ah miyaa jirta😭😭😭 ilaahaay sharkooda haku celiyo iyaga iyo wixii aaminsanba.aamiin.aamiin🤲🤲🤲🤲
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
🌹👋Sh abdirashiid jzkq ilaahay haku xifdiyo🤲
@aliqaq9021
@aliqaq9021 4 года назад
Shekhena meherka waye
@saciidhaji3894
@saciidhaji3894 4 года назад
Ilaheyow naga qabo dadkan shiicada ah waa dad khaldoomay
@maahirmaxamed3175
@maahirmaxamed3175 4 года назад
Shaydaanyahow hadaad tiri Abu bakr salaadda buu boobayay Maxaad ka leedahay xadiithkan مرو أبا بكر فليصل بالناس
@islam-salam787
@islam-salam787 4 года назад
Fariid
@alisuleiman9450
@alisuleiman9450 4 года назад
Maahir Maxamed Masha’allaah Maahir Ma Maahir kaan Aqaanabay Baa Ilaa Khartum Ramadan Mubarak Maahir Adeer.
@maalinmohamad2224
@maalinmohamad2224 4 года назад
Allah ha ku dhowro maahir
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 года назад
Shiici hada maqashay waa munaafiqiin xariga alle ka furtay
@abdifatahabdille9577
@abdifatahabdille9577 4 года назад
Xadiis kaan buu u soo qaadan lahaa Inuu Nabiga SCW yiri Abuubakar Amra dadka ha tujiyee waa markuu Nabigu SCW uu a woodi waayay inuu Tujiyo.
@xareed1
@xareed1 4 года назад
shiikh mustafe iyo shiikh siciid rage shiikh Dirir culimadan jclhay ilahaw culimada oo dhan dhowr
@rayaanfila8127
@rayaanfila8127 4 года назад
Mashaalah alaha xafido sheiikh deena meelkasta oo ayjoogaan kan lamaba dhagaysan karo khaliifadii waxka sheegaya oo isla fiican bala kugu dhacday
@kobcigaraadkaaga5682
@kobcigaraadkaaga5682 4 года назад
Masha allaah Qalbiga wuu ku diirsadaa hadal xaqqa ah Allow ku xadifid magaciisa ma aqan lkn waa Muslim toosan ahlul sannaha rabbi ha xafido. Shiico waxaa muteysteen rabbi ha idinka abaalmariyo
@shuebashikir7593
@shuebashikir7593 4 года назад
Shiekh abdi Rashid waayo sheeikha suni ah
@marwanhusseinmohamed1614
@marwanhusseinmohamed1614 4 года назад
Allahuma ya muqalabal quluub thabit quluubana cala dinik waya musarrifil qulubi sarif qulubuna cala dinik
@talesyt7781
@talesyt7781 4 года назад
Maan shaah Hala karbaasho dhiicada Cara alaha kuridee oo ugeeya shibil iyo xasaan
@liibaantaadduunaaakhiro8828
@liibaantaadduunaaakhiro8828 4 года назад
waxa aan runtii la yaabaa qof ilaahay ugu dhowaanaya gaalaysiinta abuu bakri assiddiiq iyo cumar binu khaddaab iyo caa'isha iyo xafsa ilaahay ha ka raalli noqdo dhammaantoode! ilaahay ayaan ugu dhowaadaa wallaahi jacaylkooda waxa aanan ilaaahay ka rajaynayaa in uu nagu kulmiyo jannada.
@abdiifatahademmohamoud1383
@abdiifatahademmohamoud1383 4 года назад
Rer Nairobi Dadka Somaliyed E Jecel Diintoda Inay Difacan Shaqo Ha ka qabtan Nimankan shiico Isku Shega Ah
@faataaale
@faataaale 4 года назад
😃😃😃😃😃😃😃 shiicada waa xariifo. Waalan kutubyo ayey iska qorteen saxiix ahaantooda aan laheyn lkn waqtiga sida dood cidlo ah aan dhalin laheyn ayey waqtiga kudhuminayan
@shumalproduction536
@shumalproduction536 4 года назад
Sax
@عباسعبدالرحمن-ف4ج
@عباسعبدالرحمن-ف4ج 4 года назад
Sxb waa sax dadkaan hanala dhaafiyo intaysan nugu soo badan
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 4 года назад
AAD IYO AAD WAABA GAALO SHIICADA,IN LA DILANA WAA WAAJIB MUQADDAS AH.
@hanadyare3007
@hanadyare3007 4 года назад
Subaxn allah abukaar sadiq ayuu leyaahy waa tug wax xadaay subxan,allah alle haa nag qabtoo kuwaan
@hgh6577
@hgh6577 4 года назад
SubxanaLLAH
@queenofheart2225
@queenofheart2225 4 года назад
Subxana Allah bal shiicadu inay yihiin kuwo imaan iyo caqli an lahyn xge lgu arky diin in dad LA caayo oo lancdo lgu galyo jano oo shahado laga dhignayo wr allha idin iso hanuunsho
@mohamoudhussein5978
@mohamoudhussein5978 4 года назад
In LA dooddo laysla hor fadhiisto ceeb maaha, waana wadada kaliya lagu kala qanci karo hadii si fcn leysku fahamsiiyo sharraxa guud Ee doodda, Waxa laga doodayana maaha wax yar waa Diin, Yaan lagu caayin qofka cilmigiisa, ninka ah shiicah iyo Suniga waa labo cilmi leh, Mana kala dhacaan, wax bdn baan ka faaideystay dooddu. Baarakallaahu lakum.
@mogtarali8453
@mogtarali8453 4 года назад
انا لله وانا اليه راجعون سبحانالله العظيم Shiico waa markii igu horeysey ee aan fikirkooda iyo waxa ay yihiin aan arko ma abii bakar oo aan ognahay inuu ahaa ninka daraja ahaan ku soo xigo nabigeen oo markii godkii thowr ay ku jireen meelaha dulduleelan go'iisa intuu gogooyey ku gelgeliya hal dol intay hartey lugtiisa saarey kadibna mas kasoo qaniinay hadana ooyay ilintiisa nabiga kusoo daadatey markaas nabiga lahaa. اللهم اجعل ابا بكرمعي درجتي يوم القيامة ducadaas aaway iyo nabiga soomadhihin "camalka abuubar iyo ummada nabi muxammad kuwooda saalaxa ah haddi miizaanka la isla saaro waxaa cuslaanaya kan abii bakar ma ninkaasa maanta laleeyahay muslim ma aha #subxanallah Hadaan cumar dhankiisa fiirino soo nabigu madhihin اللهم اعزالاسلام بعر iyo soo madhihin nabigena csw haddi sheydaan arko jid cumar kasoo socdo waa ka laabanayaa oo wadaas masoo qaado lalahaa Iyo cuthmaan lalahaa markii ceelkii lugohoodi kuraaarinayeey ceelkii nabigu markii abuubakar beerta soo galaayey jilibkiisu wuu banaanaa cumar sidoo kale markii cuthmaan imaanayana nabigu wuu dabooshtay su aal baa laweydiyey wuxuu dhahay "sideen uga xishooneyn nin malaaigtaba ay ka xishooto cali ibni abii dhaalibna kuwan buu inga lamidyahay isagana amaan aan yareen buu qabaa marka saddexda sayidadeena ahaa ee ladurey ayaan laabteyda hurisay raggan ragga dhaafey amaantooda inta aduunyada ka hartey laguma soo koobi karo shiicana inay kuffaar tahay waan arkayaa iyaga uma soo qorin intan oo qoraal ah waxaan u soo qoray dadka cilmigoodu yaryahay lana duufsankaro shiicana haday wax isku hayaan kaalaya soomaliya wallahi thumma walli walli thumma wallaahi wallahi thumma wallihi cad cad ayaan idinjar jareynaa waxaan idin dileynaa sida ugu foolxun una qaabdaran ee qofi loo dilo
@MohamedAbdi-l2d
@MohamedAbdi-l2d Месяц назад
الله يبارك فيك يا شيخ عبد الرشيد❤❤❤❤❤❤
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 4 года назад
قال الله تعالي في كتاب العزيز ومن يبتغ غير الإسلام دينافلن يقبل منه وهو في الآ خرة من الخاسرين لعنت الله علي الرافضة
@DaauudNuurow
@DaauudNuurow 4 года назад
Masha Allaah rabbi haku barakeeyo cilmigaaga sida aad wax ugu sheektey shiicada Sheekh xasaanow adaa Neroobi noo joogtee qolodan wax ushek
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 года назад
somaali qabyaalad baa looga taag laa haday shiico yeelatana waa halaag aduunyo Allow shicaan kaa nabad galnay
@toreyetheservant1437
@toreyetheservant1437 4 года назад
Indha adayga kaaga daran....somalida hadana qaladkoda ma qaataan
@alisuleiman9450
@alisuleiman9450 4 года назад
Subaxanallaah Soomaliyeey Layaabina In Maanta Lagu Dhiirado Lama Taabtaankii Diinteena Ay ku Dhiiradaan Kuwo Afkeena Ku Hadlaya Waxana Waxaa Dhalay Markii Ummadu U Dhuratay Manhaj Murji Ah Lagana Leexday In Ummada Cid Walba Loogu Yeedho Waxii Alllah & Rasuulkiisu Ugu Yeedheen Dadku waa wada Muslimiin Ha Idinka Saarto Intaad Gaalo,Mushrikiin,Murtadiin & Shiicaba Aad Lahaydeen Yaan Laxukumin.!!!!
@cabdiraxmansheekh2991
@cabdiraxmansheekh2991 4 года назад
اللهم عليك بالرافضة فإنهم من أشدأعداء الإسلام
@mohamedtawane1651
@mohamedtawane1651 4 года назад
ilaahow shicada sohanuuni hadii hanuun loqorina naga halaag diintaadaeey burburinayaan
@日本日本-v1u
@日本日本-v1u 4 года назад
إيران اكبر خطر على الصومال لا تسمحون لمجرمين
@yusutmuse3495
@yusutmuse3495 2 года назад
Saxwaaye
@fahadmohamud5065
@fahadmohamud5065 3 года назад
Maasha Allah.
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 4 года назад
Xasbunallah wanicmal wakiil
@hassanibrahim4292
@hassanibrahim4292 4 года назад
War ninkaan indha adagaa Subxanallah miyuusan ogeeyn inuu Allah hor istaagidoona maalin aan maanta ahaayn, Allah ayaan kamagangalnay sharta uu faafinaayo
@abdijaliilmohamed7309
@abdijaliilmohamed7309 4 года назад
قال النبي صلى الله عليه وسلم (الخلافة من بعدي تكون ثلاثين)او كما قال صلى الله عليه وسلم
@miamienglishcollege2437
@miamienglishcollege2437 4 года назад
shico gaalada ka dhaw
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 4 года назад
SHIICADA WAABA GAALO,IN LA DILANA WAA WAAJIB MUQADDAS AH.
@xasankoshin6541
@xasankoshin6541 4 года назад
Asc shiico uquba alaha kurido alx ale wuxuu nasiiyay caqiida wangsan alx alahuma yamuqaliba qulubi thabit quluubuna calaadinik
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 4 года назад
www.google.com/url?sa=t&source=web&rct=j&url=m.youtube.com/watch%3Fv%3DBHA-9XfTRoE&ved=2ahUKEwj3vJbj-pPpAhURx4UKHfTcB5oQwqsBMAB6BAgJEAU&usg=AOvVaw0_hn3VWZqCbZV6jt8VeCg
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 4 года назад
MABA AHA IN LALA DOODO WAA IN FILIMKOODA LOO SHIDO OO WAX LAGA WEYDIIYO BES www.google.com/url?sa=t&source=web&rct=j&url=m.youtube.com/watch%3Fv%3DBHA-9XfTRoE&ved=2ahUKEwj3vJbj-pPpAhURx4UKHfTcB5oQwqsBMAB6BAgJEAU&usg=AOvVaw0_hn3VWZqCbZV6jt8VeCgS
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 года назад
Wcs allahuma aamin ya rabi 🤲🤲
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 4 года назад
ILLAAHAY idin qabay waar xishooda oo waxan joojiya haddii kale Illaahay qidhim ha idinka siiyo.
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 года назад
ninkan shiiciga mxuu naga dhadhicin rapaa abuu bakar iyo cumar aya gaalo ah miyaa bismilah illahy haku so hanuniyo
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 4 года назад
😂😂😂😂
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 4 года назад
Kwrn bal Wllkyow Allah haku jecladee
@amiirxasan7517
@amiirxasan7517 4 года назад
sheekh faarax illaah haku xifdiyo xaqiida sheegisteeda halkaaga kasiiwad
@MaabInsights
@MaabInsights 2 года назад
Kugooo imaanka alle kaqaad
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 4 года назад
Nin kan shiiciga ah ha lagu mention gareey dr. Zakr naik.
@muruudi4961
@muruudi4961 4 года назад
Munaafiqan Shiiciga ah wuxuu rabaa inuu naga dhaadhiciyo in Abubakar iyo Cumar Bin Khatab ay gaaol ahaayeen anagoo og inuu nabiga swc uu jannada ugu bishaarayay.
@rukiyoomar2289
@rukiyoomar2289 4 года назад
Ileen shiico waa dad waalan!!!!!!!
@GeelMode252
@GeelMode252 4 года назад
:D haa, lakiin dadka kama war qabaan.
@amrcade2970
@amrcade2970 4 года назад
Xaqiiq sxb shiicada waa dad madax adag oo waalan
@barwaaqoaduun2035
@barwaaqoaduun2035 4 года назад
Dadka waalan ha caayin kani waa cawaan
@bikeyrassey7590
@bikeyrassey7590 4 года назад
@@amrcade2970 hhhh
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 года назад
Bismillah Raxmaani Raxiim shiico Allaha soo hanuuniyo wlhi waa murugo inay aaminaan
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 года назад
Wagareeyay Allah haku cadaabo shiicooy hadaydaan towbo keenin Waxaan aragnay soomaali gaalo ah Soomaali shiico ah Soomaali qaamu lud ah Waxkale na Waan sugaynaa Allow xaqa nagu dil Comment ga hadaan akhriyay dadku Shiino ayay ubateen yaab war soomaaliyey dagalkii khawaarijta ayaan Ladaalaa dhacaynee hadana mawaxaan gali donaa dagaal Shiino iyo sunni ah
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
Haa wanu galaynaa horaad noo bahdisheen oo noo guaaden lkn hada ayaan baraarugaynaa
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 года назад
AL-MUFAKIR MAHIR ZAIN Ninyahow Meel kasta maad Jogta
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 года назад
Somalia waa idinka xaaraan ee meelahaas uu kaqaylya
@أدنحسن
@أدنحسن 4 года назад
Waxan doonayaa inan umada soomaaliyeed la wadaago arinkan sidaad ogtihiin ninkan shiicaa lacag soo siisay waxanay yaqaanaan inay dhaqaale ku bixiyaan inta raacda. maanta waad arkaysaan yaman halkay marayso ninkaas oo kale ayay ku dhex tuureen kamay hor tagin yamantii mudo ayay socotah ilaa ay hub u dhiibeen dhaqaale gaarana. u qoreen hadaba waxa weeyi maanta waad arkaysaan halkay mareen shabaab miyaan taag u haynaa shiico maantay arintani qabosho leedahay hadii kale waa lagaga qoomamoon dalkan soomaaliyeed dagaal noocya badan ayaa lagu wadaa meesha uu joogaa waa kenya oo geed dheer iyo geed gaaban u fuulaysa siday u kala qaybin lahayd umada soomaaliyeed nimankaa hada halaga qabto umada nimankani islaam shaqo kuma leh kumanaan sano ayaan suni ahayn ma maantuu rabaa inu akhirada ina dhaafiho ninkan waala soo fangareeyay hadaba yaan la dhayalsan halaga hortago kaas iyo wixii raacsan waar ankawada hor tagno wax ma maqlaan way mormaan meelwalba oo ay joogaan
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 года назад
أدن حسن jazaakalaah wll aad iyo aad baad Umahadsantahay ninkan Lacag bay shiicadu soo siiyeen arintan waa in aan ladhayalsan shiicadu gaalada way kadaran yihiin sababtoo ah qof ka Muslim ka way adagtahay inuu gaalnimo cad kudhaco lkn shiicadu dhinac ayay diin kasheeganayaan si ay dadka tartiib tartiib diinta uga saaraan dawlada Somalia waxaa waajib ku ahan in nin lasoo qabto iyo kuwa lamid ka ah oo laxidho intaysan caamada duufsan Shiicadu wax sahlan mahan cayda saxaabadii ugu fadliga badnaa ayay ku wardiyaan oo Marka ay tukanayaan atixiyaadka ku akhriyaan shiicadu diin shaqo kuma laha
@hgh6577
@hgh6577 4 года назад
Hadeyba shiica saan bulshadii ugu dhex doodeyso oo ay raban iney qaldan dadka camadaa ALLOW wadna aragtaa aduunba noo ALLAA ee naga qabo wxn diintayada kusoo duulay ankana naga dhig kuwa iimankoodu xoogsanaado subxanaLLAH
@mahamedmahamudliibaan8543
@mahamedmahamudliibaan8543 4 года назад
Subaana llaah wuu gafayaa shiicigan halowsani Allah ha hadeeyo
@liibaankhaliifshire1989
@liibaankhaliifshire1989 4 года назад
Sheekh cabdi rashiid alaha ku barakeeyo daaiman abadan wajazakallaahu kahyra daiman abadan
@abuubakarmohmed2205
@abuubakarmohmed2205 4 года назад
Kan sh Xassan in loo keeno baa fiican waa mid indha adag
@Mass998
@Mass998 4 года назад
Kkkkkkkkk Haa dhagaha ha ka jaree Gam.
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 4 года назад
May walaal sheekh xassaan waxa loo gaynayaa. Kuwii kan wax soo baray.
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 года назад
Sh Shibli dheh
@nasirharun3227
@nasirharun3227 4 года назад
Mansha alla sheekh caalima oo suni ah shiicadu waa qalad fahamsantahay diinta .
@zakariahussein4643
@zakariahussein4643 4 года назад
war ilaahay haku soo hadeeyo aduunka waxaa uxun أثنا عشرية ilaaahay hana badbaadiyo قال الله عز وجل/انك لا تهدي من احببت ولكن الله يهدي من يشاء/صدق الله العظيم
@axmedcali2746
@axmedcali2746 4 года назад
Subxaanaha Allah qofku marka uu xaq ku doodayo ayaa la dhagaysan karaa shiicadu waji adagaa
@axmedcusmaan5199
@axmedcusmaan5199 4 года назад
War Aaway SheKh Mustafa iyo SheKh umul iyo SheKh Shibili. Culamadas Halo keeno Ninkan Shiiciga Ah indha Adka
@toreyetheservant1437
@toreyetheservant1437 4 года назад
Ragaan ayaaga isku dhigma...ardaydooda ku filan ...kan waa ciyalka xaafada indha adaygblee waaye wixiisa😂😂😂
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Kuwaas iyagaaba dhumay oo toosin u baahan marka laga reebo culimada kalama taqaanid ee bal horta adigu is baro isma taqaanid,!!!!
@issagouem5311
@issagouem5311 3 года назад
بارك الله فيك
@jamalmo3121
@jamalmo3121 4 года назад
Baraka allah kaa qaad dood shiico waa kher laawe hadaa mucaawiye iyo wiilkiisa yaziid ee xusen dilay iska xagxagta lakiin asxaabta rasuulka kaleexda scw
@ahmadkeysemohamad6989
@ahmadkeysemohamad6989 4 года назад
Mucaaweye waa saxaabi caydiisuna waa xaaraan
@jamalmo3121
@jamalmo3121 4 года назад
Aniga asaga iyo wiilkiisa inkaar qabayaal ayee iyihiin tariikh diisa soo baro
@dahaar29
@dahaar29 4 года назад
Jamal Mo mucaawiye saaxiibu buu ahaa EE ha caayin adigu ma shiica tahay is caday adeer?
@jamalmo3121
@jamalmo3121 4 года назад
mohamed yusuf tariikh diisa baro walee inaa dan difaci laheyn
@dahaar29
@dahaar29 4 года назад
Jamal Mo taariikhdiisa waa alhriye fade-in badan buu leeyahay kutubtana ku qaran khalad waa yeelan karaa laakiin in laga hadlo khaladkii ka dhacay saxabada ma ahan ama wax laga sheego waa had weyn
@suubanhassan1394
@suubanhassan1394 4 года назад
WAR ILEEN SHIICO WAA QASHIN ALLOW NADHAFI SHARTOODA
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 4 года назад
Walaashay daawo filmaantooda waxay ku hadlayaan, innaga ninkani Muslim baa dadka qaar moodayaan weliba ithnaa cashariya culimadu waa sheegeen waa khalaas
@amrcade2970
@amrcade2970 4 года назад
😁😁😁
@amrcade2970
@amrcade2970 4 года назад
Qashin waa runtaa
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
@@cabdallahcabdallah4717 hhhhh wlhi idinkaa khalaasa oo iska warhaynin ithina cashariya imam yada ah rasuulka ayaa sheegay oo kutub tiina ayey ku taal
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
@Xazim Suldan عَنْ جَابِرِ بْنِ سَمُرَةَ قَالَ دَخَلْتُ مَعَ أَبِي عَلَى النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ، فَسَمِعْتُهُ يَقُولُ : ( إِنَّ هَذَا الْأَمْرَ لَا يَنْقَضِي حَتَّى يَمْضِيَ فِيهِمْ اثْنَا عَشَرَ خَلِيفَةً . قَالَ : ثُمَّ تَكَلَّمَ بِكَلَامٍ خَفِيَ عَلَيَّ . قَالَ : فَقُلْتُ لِأَبِي : مَا قَالَ ؟ قَالَ : كُلُّهُمْ مِنْ قُرَيْشٍ ) رواه البخاري (رقم/7222) ومسلم واللفظ له (رقم/1821). Wakaa wll kutubtiina kutaal ehlusnaha wlina waan kusowadaa
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 4 года назад
Subxaanllah
@gureydadaa6919
@gureydadaa6919 4 года назад
Subxabalaah shiico ciyaarbay ku jirta wlhi ee waa layskaga daba inanaya wlhi malin la ogyahay
@kaahoabdule3189
@kaahoabdule3189 4 года назад
asc wr wbt sh cabdrishedow alle haku xifdiyo guul iyo suknassho rabi haku yeelo
@sahraabdi143
@sahraabdi143 4 года назад
Ninkaan ma IRAN buu jaamad shiica ah uga soo baxay? waa cod kar laakiin meesha waxba kuma hayo, ee mar hanbe dhagaha yuusan naga wasakheyn, SUBXAANA ALLAH, Illaahow sharkaaga naga qabo
@abdikadirsheikhshamedjatak4869
@abdikadirsheikhshamedjatak4869 4 года назад
ilaheey ha ku hanuniyo sheydan ba ku duufsadey
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 года назад
Abdikadir sheikh shamed Jataka Allah kheyran walal sxb bal iiga waran sida uu shaydaanku kuduufsaday
@imamushafici209
@imamushafici209 4 года назад
Sahra isha ka tuurtay tuug waaya
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy 4 года назад
Wlhi kan inaLaLaDoodo mey Aheen
@mohamedabdi9132
@mohamedabdi9132 4 года назад
Subxanallah Alle ha inaga koriyo dhagarta shiicada hal su Al oo sax ah kama jawabayo cajiib Alle haku hanuniyo waa baadiyeysan tahaye
@ahmedyalaxow3245
@ahmedyalaxow3245 4 года назад
Subxaana Allah ..Ar ninkaan.... Waxaa kuwaanagsan sheeq Maxamed Abdi umul iyo sheeq shibli ama sheeq xasaaaan noogu balamiya wadada saxda hatusaane..... Sheeq badiashiid deyb kadaaya eygaan...
@faadumoadan808
@faadumoadan808 4 года назад
Umalne mashiiqaa asaaba nabiga aflagaadeeyay nnkh subxaanallaah
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Waxa dhibka inoo armay kuwaas yihiin aabe wa soca waayee aan ordo
@xamseabdirahman4826
@xamseabdirahman4826 4 года назад
*Subxaanalah kulahaa khulafaa u raashiin ma jiraan Shiicu idinkuh dhacday*
@dualeflims2865
@dualeflims2865 4 года назад
Kan warkiisa dad baa amiini doona shartiisa allah geez naga mariyi
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 года назад
In la doodo waa wax wanaagsan oo keenaaya in la is fahmo.
@AhmedMohamed-tw6oc
@AhmedMohamed-tw6oc 4 года назад
Ninka Culimada awooda ule dooda hala doodaan e, Cidwalba yayna doodaha dhaxdabaalanin
@islam-salam787
@islam-salam787 4 года назад
Kulama qabo fikirkaas Adiga waad garnaysa xaqa iyo baadilka makula fiicanty in culimadena waawayn ay qofkan iska qaylinaya ee zaxaabada cayay la fadhitan waxa ku filan dhalinyarada oo ah culimada mustqablak inay ku faro yarystaan
@qoraahamse5034
@qoraahamse5034 4 года назад
Maanta marka uu arko inuu doodii ka idiyay dhalinyarada sunaha saw awood is bidi maayo
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 года назад
ilaahay nacalad haku rido shiico iyo waxii ictiraafsan, naartana ala haku fogeeyo kuwa caaya asxaabtii rasuulkeena
@ayuub3301
@ayuub3301 4 года назад
Ninkan hala iska qbto waa afmiishar qof ka afmiisharsan haloo keno sheekyda waa weyn ee somalida
@abdillahiosman4966
@abdillahiosman4966 4 года назад
Waad aragtay wlhi laakin warkiisoo dhan waa laga wada jawaabooyaa nin suniga ah Hal marna kumuu margan
@DuuroowOfficial
@DuuroowOfficial 4 года назад
إن القلوب بين أصبعين من أصابع الرحمن إن شاء قَلَبَهُ وإن شاء ثبته أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك الإسلام قال الإمام ابن تيمـية: "فالقلب إن لم يكن حنيفاً مقبلاً على الله معرضاً عمَّا سواه كان مشركاً"(1)
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Inta aad ibnu taymiya lasoo shirtagee bulsha muslima ah dhaxdeed adaaba dhunsan oo shiico kadaran ee allaha kusoo hanuunsho
@DuuroowOfficial
@DuuroowOfficial 4 года назад
ibnuteymiya waa caalim muslim ah midhaa waxaan filaa inaate kuwa qubuuraha caabuda casabiyada iskadaa sxb xaqa raac kitaabka iyo sunana nabiga scw nin walbo wixii agtiisa ayuu bixiyaa ee allaha kaligiis cibaadada ukhalis
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Muslim waa yahay oo Waa gaal kuma dhihin oo shiicaduba waa muslimiin caalimiin muslimin ahna waa ku jiraan ) waxaan la yaabay sida tubta toosan oo waasacaa lagaaga leexshay ee luguugu hogaama luuq luuq cariiri ah oo qarda jeexaa mida kale maxaad ula jeeda waxaad tahay kuwa qabuuraha caabudo oo ma dad qubuuro caabudo ayaa jira? Mase waa lugu wataa oo wixii laguu soo sheegay ayaad sii sheegtaa uun
@DuuroowOfficial
@DuuroowOfficial 4 года назад
Wll kumaan fahmin waxaad kahadleysee aniga tubteeyda wxaan kaga dayaniyaa rasuulka scw iyo saxaabadiisii iyo taabiciintii iyo dhamaan imaayada muslimiinta ee adiga waxaad muslimineysaa nimanka saxaabadii nabiga scw iyo umahaatul muminiin lacanadaayey waamaxay gaalnimada kaween in lanaclada Abuu bakar sidiiq cumar iyo cusmaan iyo caaishata رضي الله عنهم أجمعين
@DuuroowOfficial
@DuuroowOfficial 4 года назад
Marka isma fahmeynee inakaladaa yaanan iskudanbaabine
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 4 года назад
Shiicada weliba nimankan isnacashariyada waa gaalo weliba caddaysatay gaalnimadooda. Yaan lagu kadsoomin culimo islaamna yaan lagu sheegin
@ibrahimelmi3105
@ibrahimelmi3105 4 года назад
Asalaamucalaykum wallee Sh. Cabdirashiid waa fariid fariid dhalay Alle haku barakeeyo maansha allaah Alle adeer haku barakeeyo halkaa ka wad waxaad tahay gar-gaarihii sunada (naasiru sunnah) fariid fariid dhalay adiga iska daaye aabahaa baa fariid ahaa halkaa nimanka kaga hay. Alle haku barakeeyo. Ibrahim London
@v.o.smuqdisho3661
@v.o.smuqdisho3661 4 года назад
Allahuma inii as alluka xusnil qaatumu sacaada.
@ayoubxedarali8227
@ayoubxedarali8227 4 года назад
Subxaana laah allaah hoo fidna dada naga najeey subxa nalaah
@makobwapubg3005
@makobwapubg3005 4 года назад
Sh xassan mad so kaxay saan isaga sifican u yaqan
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 4 года назад
Oo ma nabiyo ayay ahaayen
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 4 года назад
Sheekh xasaan wuu baabiin lahaa... gaaladaas isna cashariyada ah ninkan la doodaya ayaaba ku filan.
@3rdworld368
@3rdworld368 4 года назад
Sh xasaan Somali kahadal badan ma arkin Walahi karyaqan aftahan ah cilmina leh lkn sh abdrishid Mashalah cilmi wuleyahay lkn nimankan cilmi marabano dood lee raban iyo in la arko kali ah jazakalah sh Abdirashid
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Sheekh xasaan asaaba dhunsan
@bulxandahir734
@bulxandahir734 4 года назад
Agah war goormaan shiico yeelanay subaxanalah dad helu suno ah oo shaficiya ah ayanu ahayne subaxanalah
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 года назад
Shiico In lala hadlo xitaa ma istaahilaan Shiico waa Cadawga Muslimiinta Yahuuda wey ka daran yihiin
@caanaboore8422
@caanaboore8422 4 года назад
Shiicada yahuuda iyo American waa ladagaalaman lkn ina salmaan waa udabadhaqaa
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 года назад
@@caanaboore8422 Oo hada shiici Ila doodaya miyaad tahay Ina salman baa la qaataa ilaahayow shiico wax inoogu darin
@caanaboore8422
@caanaboore8422 4 года назад
Aniga shiico iyo ina salmanka yamen xasuuqaya shiiciga aan qaatay ee jaaw
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 года назад
@@caanaboore8422 Sxb Ina Salman iyo diinta waxba iskama galin bal kwrn kuwa Asxaabta Nabiga Ka dhamaan la' iyo ina salmaan hadii aad isbar bar dhigto keebaa danbi weyn in asxaabta wax laga sheego iyo ina salmaan dhac dhaciisa wll naftaada khalada haka dhaadhicin waligeed lama waayayo cadawga diinta qarni waliba ina salmaana waan aragnaa khaladaadkiisa lkn bal kwrn kuwa qaaruumo caayaya asxaabta
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
@@ahmeddanan4618 ina salmaan wuxuu qaatay saxabada kuwoodi daalimiinta ahaa ayuu fikir koodi iyo boqortooyanimadoodii haystaa kutubtiina ayey kutaala in saxabada rasuulku qaar kamida gaalo noqdeen oo narta alle gayndoono markaas idinkuna saxabo daa haysaan hhhh
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 4 года назад
Yaa Rabbi Shiicada sharkeeda muslimiinta kaqabo. Beentaad sheegaysid hadaad an kanoqon ALLAAH ayaa abaalmarindoona inshaa Allaaah .
@bashiribrahim5151
@bashiribrahim5151 4 года назад
سبحان الله العلي العظيم الأمة الصومالية في خطر مادام هؤلاء قد توغلوا فيهم وقد يضلون الكثير من العامة فإنا لله وإنا إليه راجعون
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 года назад
ااين امة الصومال يا اخي ؟ الا تنظر انفجارات الذي وقع في العاصمة الصومال الذي وراءها السنه وعلماء السنه مشغولين في امور الدنياهم وتجاره؟؟ اليس عايب وعار ؟؟ ليش انت تكلم شخصي شيعه ولا تتكلم هؤلاء المجرمين المصيبه؟؟ جاوبني
@maryanfoosaden4992
@maryanfoosaden4992 4 года назад
Suxanallah war lacagtuu qaatay badanaa oo uu ku iibsaday diintii sheeco islaam ma aha soomali sheeco ah waa badatee hala iska jiro caado qaatoyinka illaahow naga badbaadi aamin
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
@@maryanfoosaden4992 lacag lama qaadan ee xaqa ayaa laydin tusayaa qarax ayaad ka bixi waydeene
@abaalimoalim9748
@abaalimoalim9748 4 года назад
Shiicada Asxaapta Mxaa ku Diray Waa Yaabe.
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 года назад
Yaahu yaahu yaahu Abuubakar Sadiiq Cumar binu khidaab Cismaan binu Cafaan buu Caayayaa yaahu Duli
@ahmadkeysemohamad6989
@ahmadkeysemohamad6989 4 года назад
Wuu caacayaa
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
Muu caayin ee waxa kutubtiina kutaala ayuun buu idiin sheegay ama cay uqata ama amaan idinkay idiin taal
@ahmadkeysemohamad6989
@ahmadkeysemohamad6989 4 года назад
@@naasirjaama603 beenawaas
@ahmadkeysemohamad6989
@ahmadkeysemohamad6989 4 года назад
@@naasirjaama603 maxaa noo malaysay wax wax magarata ah oo wax loo ywedhiyo hadaa umalaysay inaan ogayn waxa kutubtayada kuyaala waakala warla anahay
@ahmadkeysemohamad6989
@ahmadkeysemohamad6989 4 года назад
@@naasirjaama603 waxa kaliya aan kuleeyahy waa been abuurka nabi muxamed scw jahanaba uun baa lagu galaa
@abuuyursachanel5636
@abuuyursachanel5636 4 года назад
Shiicoow waxaad nin aan aftahan aheyn hadane shiico ah, ee hadaad wax isku heysid anga ila soo xiriir ama iisheeg meel aan kaala soo xoriiro anaa meel kusaarayee oo aan welibo Suni kaa dhigayee INSHAA ALLAAH. magaceygane waa Daahir sh. C. Caziiz xaaji dhayib Asayid Maxamed Guuleed.
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 4 года назад
Why is he giving the shiici “Sheikh Farah”- that title legitimizes him. Please call him Faarax Shiico.
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 4 года назад
Merciful - we don’t have space for shiico in Somalia. It will not happen. You’ll be exterminated if you try to spread shiico believes in Somalia. We are 💯 Sunni society.
@w....w7043
@w....w7043 4 года назад
Allah sohanuuniyo kuwan....dad adag ayay ubaahan yihiin nin quraanka qaldaaya waxba kama dhaadhicin karo✌🤚
@mabassabass9801
@mabassabass9801 4 года назад
Ar eygaan sh hassan hussein ayaa kuwangsan shico duuf kubx
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 4 года назад
Shekh Hasan houssein ma takfiirka dhiiga muslinka baneestsy
@imamushafici209
@imamushafici209 4 года назад
Kkkkk sxb fadhiguu ka cararilaha sh xassaan haduu imada
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 4 года назад
@@imamushafici209 sheekh hasan waxba mahayo waa maafiyo diintiisu waa lacag
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 года назад
@@imamushafici209 shible aya kufican
@umumucaad3529
@umumucaad3529 4 года назад
Subxaanallaah asxaabtii ayaga oo aduunka jooga jinnada loogu bishaareeyay ayow munaafaq dhahaa allow shiico naga qabo
@cadeeyboolo4408
@cadeeyboolo4408 4 года назад
Inuu been sheegayo kan shiicada ah waxaa ku garaneesaa sida uu u indha cadeeynaayo Ilaahow mahadaa wa adiga sunni naga dhigay
@AhmedSalah-zz6dk
@AhmedSalah-zz6dk 4 года назад
asc asxabta sh abdirashid jazakalah
@mohamedsahardiid3375
@mohamedsahardiid3375 4 года назад
19:00 u fiirso kulahaa rasuulkii illahay aya god inaga tuuri lahaa cumar baanu ku badbaadnay nacdal korkiina ha ahaato shiica waa half christan illahay cadaabtiisa isku shid
@zamzammohamed9543
@zamzammohamed9543 4 года назад
Wax Aysan aqoon fiican u lahayn bay kudoodayan shicadu way iga yaabiyeen
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
Sidaa wahabiyadaa aminsan oo cumar nabi uhaysta been haka sheegin shicada
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Kkkkk zamzam dooda hadii aan qiimeeyay waa ka aqoon badan yihiin wahaabiyada xata iskuma dhawo!!!!!!!
@AyubAli-bz7ho
@AyubAli-bz7ho 4 года назад
Zamzam Mohamed wey ogyihin dinta na wey aqanan oo jahil nimo kama aha ee wa kuwi ladehe dinta ey badali donan nabiga gadashis scw . ilhy ha fogeyo
@khalud1272
@khalud1272 4 года назад
Sidaas waa xadiis
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 года назад
Ninkaan Shiicigaa waa Sheydaan Shiicada Shartooda Allaha naga haayo
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 4 года назад
Zumxaan Allaah. Bal halkaan mareyno eega somliyey. Ha jawaab oo saxa kama jawabayo. Qur'an ku waa daliile ee maha yidhi baa yidhi🤔
@aadanibrahimhussein8171
@aadanibrahimhussein8171 4 года назад
Sh Umal away kan kabaha lala gashan lahaye
@mahadmoon2825
@mahadmoon2825 4 года назад
Shico Allah (swt) Ba qu,,raankisa inoogu sheegay ineey so baxayaan 73 farqo Marka kuwii uun bay ks midyihiin Allah haka bad badiyo dadka ay dufsanayaan
@shaficomar5370
@shaficomar5370 4 года назад
ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATULLAAH #DIGNIINTA SHIICADA EE DIIN & DOWLADNIMADEENABA Ninkan Shiicada Cilmi Mahayo waa Af-miinshaar Keliya waxaana uusoo Bartay Xirfadda dooda & carabi waa gaal ma ahan Muslim shiicadu waxay aminsanyahay sidaad aragtaanba Hooyadeena caaisha wax xun ka sheegaan waxaan Lagu dhicin Alle Halacnada shiicada & waxii Lajiraba waxay Gaaleeeyaan saxaabada uu Nabigu scw ugu bishaareeyey janada sida Abuu-bakaar, Cumar, Cusmaan & Kuwa badan waxay ku tukadaan dhagax laga keeney faaris iiraan waxaay gabaad ka dhigtaan dadka wanaagsan sida suufiyada oo aad uga fog shiicadan waayo suufiya ayagaa ugu jecel Hooyadeen caaisha & saxaabada laakiin waxay ka dhigtaan gabaad maadaama ay shiicadu sheegato allu bayt .. waxaay haddaa diyaarinayaan ciidamo U dagaalamo & dhalinyaro udooda maadama aay Inbadan dacwadaan wadeen. waxaana khatar ugu jirnaa inaan sunna & shiica isu leena hadaanan la iska qaban waxaana sii caawiyey Khawaarijta oo beegsatay culimada suufiyada oo assalka dacwada soomaaliyeed. qofkasta ooo soomaali shiica fidinaya dalkeena Xukunkiisa waa layaqaan ee difaacda diintiina & dalkiina nabadgeliyadiisa dowladda waa kamamnuucday dalka shacabku waa inay bartaan khaladaadkooda si xikmadeysan haloola dagaalamao waxaay Qariyaan Xaqiiqadooda illaa ay Awood helaan waxaan diyaar U ahaye Inaan Ladagaalamo si cilmiyeysan Qofkii diyaar ah ha ila soo xiriira Ustaad shaafici wadani facebook.com/prof.shaficwadani
@cabdiraxmansheekh2991
@cabdiraxmansheekh2991 4 года назад
سبحان الله
@AbdlazezMBouni
@AbdlazezMBouni 4 года назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم....والله أعلم.qofki Allah iyo rasuulkisa adeeci waaya anagu waxba iskuma nihin ogaada.
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 4 года назад
علي عقبدة اهل السنة والجماعة
@ahassan1205
@ahassan1205 4 года назад
Miyaad ogtahay magaca cadnaan inuu macnihiisu somali ku noqonayo nageeye?.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
So haduu yahay maxaa ku jaban saw ma fiicna ?
@ahassan1205
@ahassan1205 4 года назад
Jaamac kaasim Kaasim ma odhan iwaxbaa ku jaban ee inuu ogyahy iyo in kale ayuunbaan waydiiyey Adigu xagay buufisku kaaga jiraa
@thomharrison4389
@thomharrison4389 4 года назад
Mansha allah Shiicada wadankeena way kusoo badaneysaa Suniyiintana waaku yaraanayaan waa ilaahay xamdigiis islaamka dhabta ah ayaa yimid
Далее
What’s your height?🩷🙀💚
00:59
Просмотров 3,1 млн
Martida Jabarti(2). Shiico maxaad ka taqaanaa?
58:17
Просмотров 35 тыс.
Maxay Dowlada Iran iyo Shicada ka rabtaa xajka ?
55:58