Тёмный

DR. RASHEL VITAMIN C SERUM WAXAAN KALA KULMAY ISTICMAALKIISA. HARGEISA | Asiya's tv show  

Asiya's TV Show
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 99 тыс.
50% 1

Dr. Rashel vitamin c serum and cream review, waxaan kala kulmay isticmaalkiisa igala daawo Asiyas tv show, Hargeisa.
SUBSCRIBE / asiya'stvshow
Facebook page / arzalimassagecenter
Twitter / tvasiya
Instagram / asiyas_tv_sh

Опубликовано:

 

19 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 202   
@aamina9785
@aamina9785 Год назад
Anigu wan ku faiday mnshallh madmadwga wajiga iyo wajiga oo smooth i noqda ayn arkay wx dhibana kama arag ❤
@nimcuuzh1436
@nimcuuzh1436 Год назад
Oil face maa thay abayo sideena umarsadaa isheeg abayo pls
@guribila9738
@guribila9738 11 месяцев назад
Aniga xooga inaan ku iftiimay dareemayaya serum kaligii soo gatay kareemo kale oo ii yaal la isticmaala
@fartunosman9010
@fartunosman9010 2 года назад
Maa sha allaah abaayo allaah ha ku barakeeyo aamiin yaa rabi
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti shukran qaali ❤
@nimoaden3873
@nimoaden3873 2 года назад
Alle haku xafido waa warbixin Cilmiyaysan jzkallahu khayr xbibt❤❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti 🙏♥❤
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 года назад
Mahadsanid wllo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti adaa mudan wllo qaali 🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖💖
@deeqsiinapea6258
@deeqsiinapea6258 Год назад
abyoy caremkan vitmin c iyo seramkiisa kan birimada ah iyo kan suguntada ah maxaa lagu gartaa
@naciimacige6352
@naciimacige6352 Год назад
Waa Runta wllshay anaa is ticmaalay kariimooyinka iyo saliida wax is badal kama arag mana I Cajibin
@user-oz4vm5ug9n
@user-oz4vm5ug9n Год назад
Mahadsanid xbbti Aniga Dhigror buu wejiga iga geliyeey😢
@liinomaxamed8832
@liinomaxamed8832 2 года назад
masha allh habibti waa thanks in badan qali waxan rabey inan soo gato
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan Liina xbbti adaa mudan mar kasta 🙏🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahimado703
@abdillahimado703 Год назад
it doesn't mean that u must find the result one or two week it is When u use daily about 2mouths u will get the result sister
@meymuunyuusuf7218
@meymuunyuusuf7218 2 года назад
Marka hore thanks sister xogta aad nala wadaagtay, aniga xittaa waan isticmaalay isla same wax saanayn wayn oo faaido ama qasaaro kuma arkin. Waxaan ku waynayaaa in aad illa wadaagto serums faaido bdn leh please. 🙏
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan wllo adaa mudan xbbti 🙏💯❤ link-ga hoos ka daawo video aan kaga hadlayay kuwa fiican ee aan isticmaalo, channel-ka way ku badan yihiin ee fadlan kala soco, shukran ❤💯🙏🥰 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-N2nyaQhO8I4.html
@boqoradaisteelka958
@boqoradaisteelka958 11 месяцев назад
​@@AsiyasTVShow2:01
@daaciyatulkhayr7375
@daaciyatulkhayr7375 2 года назад
Maashaa Allaah.Wllo Aad ayaad Umahadsantahay..Waa Video gii U Horeeyey ee aan Daawado Channelkaaga Hadaaban Arkey.Waxaad Moodaa Videogan inuu Aniga Iga Hadlayo.Maalin dhawayd ayaan Soo Iibsadey SERUMKAN Wax uu iitarayba Majirto ANoo Yaaban Ayaaban Arkey Videogaagan...Baarakallaahu Fiiki Wllo....
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti ♥️🥰 soo dhowoow walaashay qaali ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ kuna soo biir channel-ka fadlan 🙏🌹🌹🌹🌹
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 2 года назад
Wllo Aasiya madmadawga wajiga maxad kaledahay wan ku daalay wax marsigii
@hanimaxamad3956
@hanimaxamad3956 2 года назад
Allaaha ku xafido
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti 🙏♥❤
@Sandhyashailey
@Sandhyashailey Месяц назад
Thanks for the tips. Personally, I have sensitive, acne-prone, and oily skin. I use litelextrra rice berry vitamin C face serum at night. It's really good because it doesn't clog my pores. I completed my first bottle of the serum a few weeks ago. It brightened my face. I am getting very good results from it.
@roodaqaali8213
@roodaqaali8213 Год назад
Masha Allah warbixin qiimo leh
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Shukran wllo mcn ❤
@ayaanmohamed1932
@ayaanmohamed1932 11 месяцев назад
Masha allha
@jimjum1547
@jimjum1547 Год назад
I have used it and it actually helped me wajigeyga wa normal mrka wajiga waa ii qooyey dhalaaal wanagsan na wuu isiyey
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Masha Allah ❤ dadku isku mid maaha
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Год назад
Wow! Asiya 60k viewers waar show youtube waa loo samraa
@farhiaabdullahi7135
@farhiaabdullahi7135 Год назад
Mashallh ❤❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Shukran xbbti ❤️
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 2 года назад
Shugran wll qali faiido ayad naso galisa wax badan o wanagsan wan ka qabalnay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Masha Allah xbbti waa sidaan jeclahay inaan faaiido badan idinla wadaago mar kasta 🥰🌹❤🙏
@thatoneorbit2214
@thatoneorbit2214 2 года назад
Walaal anigana sidaas oo kale waxba ima yeelin waxna ima tarin. Nairobi baan ka gatay. Hada waxaan marsadaa Viola Skin welina wax kama dheefin qaleylka bes buu u roon yahay.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti 🙏♥❤ inaad feed back-kaagii nala wadaagtay, 🌹🌹
@Raysar_578
@Raysar_578 5 месяцев назад
Asia, what do you recommend for men like me who have severe acne on their faces, plus I have blackheads abaayo any advice and recommendations l😢
@ibrahimabdihassan6401
@ibrahimabdihassan6401 4 месяца назад
Had severe acne , start with a original cera ve cleanser and moisturizer and the most important thing is ro accutane
@nasraadem4
@nasraadem4 2 года назад
mandha allaah walahi kan aad ugu bahna macluumaadkiisa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waliba comments ka akhriso feed back badan ayaa ku jira.
@nasraadem4
@nasraadem4 2 года назад
haye xbbti shugran
@fartaali8062
@fartaali8062 2 года назад
Ani waa isticmalay lakiin cream ka face keyga waa qalel waaye marka wuuba isii qalajiyay serum ka waa mashaa allah waxaan ka isticmalay 2 bilood oo hal dhalo ah midii kalena hada ayaan bilaway lkn sax waaye si wey uma bixinayo qaleylka
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Masha Allah xbbti ilaahay haku xifdiyo, shukran feed back aad nala wadaagtay ❤🌻❤🌻❤🌻❤🌻❤🌻❤🌻❤🌻
@salatabdullahi4734
@salatabdullahi4734 2 года назад
?
@kaafkam4829
@kaafkam4829 2 года назад
If you thing this info, how come you don't provide the product where people can purchase.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
I don't need to provide a location or where it is purchased from because it is available every where almost, and what is the point of naming a store, the problem is not the store, the video is giving feed back on an item not peoples stores around the world wllo, I hope this answers your question insha Allah. 🙏🌹
@manasufi3421
@manasufi3421 Год назад
Asc maanta igu horeysa sister xafen ka hela cream iyo oil please
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Wcs ❤️ meelaha lagu iibiyo alaabaha organic ah
@fowziyamaxamud9278
@fowziyamaxamud9278 Год назад
Tanks abayo ani xataa wan isticmalay lakin wax saa,id kuma arkin Anoo isticmalaya ayaa laygu yidhi waxa ku jirta maado fashta musqulaha lagu dhaqo ka mida kadibna wan iska dhaafay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Masha Allah inaad iska joonisay xbbti 💖❤️🌹💖❤️🌹💖❤️🌹💖❤️🌹
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 года назад
abaayo thanks wax wara bixin naga siisaa animate vitamin....facial oil adig mahadsanid🙏🙏
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wllo animate vitamins anigu hore uuma isticmaalin markaa kama warbixin karo wax anaan tijaabin 🙏❤🥰
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 года назад
ok sister 🙏🙏
@rahmaraaxo2611
@rahmaraaxo2611 2 года назад
Ofcourse khasaare iyo faaido midna kuma arag hal bil ayan isticmaley serum ta
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Sidaydoo kale 😋 😁 laa yanfac walaa yadur 🤣💖💖💖💖💖💖
@safiyogeedi1066
@safiyogeedi1066 2 года назад
Mashs allh
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti 🙏♥❤
@giniabdiwahid2488
@giniabdiwahid2488 2 года назад
Aniga xitaa wan marsaday sidadokale wax natiijo fican ah kuma arkin wal maske dabiici ah ila wadag adoo mahadsan
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Insha Allah xbbti hayye waan soo wadaa 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Год назад
Mahadsanid walaale. Aniga Whiteheads baa sanka dushiisa iga helay si alaale si aan yelana waan garanwaaye. RU-vid kiina meelba meelkale isugu kay dhiibay!.
@nololwcn2658
@nololwcn2658 Год назад
kula midban ahay😢😢😢😢😢😢😢
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Год назад
@@nololwcn2658 Macaanto CeraVe Caaga cagaar (aqterka) iyo cadanka ku jira icaawiye marwalbo wajiga ku mayrtaa. Macaa quruurux ciid oo kale ban ka daremi jiray wajiga iga tageen❤️
@nimcoaxmed3762
@nimcoaxmed3762 Год назад
Wax faa iido ah Maan arag waxna imuu yeelin
@user-lp3di9iq7b
@user-lp3di9iq7b 5 месяцев назад
@ubahdhool864
@ubahdhool864 Год назад
Abayo aniga wuxu iga galiyey wajiga da cmal wayo waxyar buwajigayga cimridagdag camal bandaremay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Iska jooji waa macmal xbbti waxba ma taro ee yaanu ku dhaawicine jooji
@minhchu7846
@minhchu7846 10 месяцев назад
Tôi muốn mua hàng của bạn thì phải làm sao vì tôi đang làm spa tôi muốn số lượng lớn
@tatimoussa2179
@tatimoussa2179 2 года назад
Machallah shoekran huno
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan Tati 🥰 welcome 🙏 😘 xbbti ☕❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 2 года назад
Wl kan waa mrsaday lkn ilaa hada waxba kaman faidin wll waxd iishegta kiriim finanka wajiga babiya wax dawana ma isticmlo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Haa waxba ma taro kani, igala soo xidhiidh Facebook kayga hoos ku yaala, facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@user-cq9lr4wu1e
@user-cq9lr4wu1e 16 дней назад
Nowada faa ider
@farahcabdi1499
@farahcabdi1499 Год назад
Maash aallaah Wad mahadsan tahay Waa makii u horaysay Aan ku dawado Waxad inso galasay Hadab dr taha igermo Taayo waxan wlo pls qali
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Welcome wllo shukran xbbti way ku jiraan video-ga creams ka fiican ee ka baadh channel-kayga RU-vid ka
@asiya9943
@asiya9943 2 года назад
Shukran xabbti 🥰
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti
@asiya9943
@asiya9943 2 года назад
@@AsiyasTVShow samidey love you
@mushtakjama2856
@mushtakjama2856 2 года назад
uk baan ka isticmaalay hadan wajiga si furuc buu igu samaymayaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Ma fiicnaa, calibaaba waxay ka siiyaan $1.39 ka warran? Ha isticmaalina wllo 🥰💝💝💝💝🙏🙏🙏
@jijafarhan8752
@jijafarhan8752 2 года назад
waaruntaa aniga waxan isticmalay salida karemka ma isticmalin lakiin alargi baaban kaqaaday iyo qalayl oo waabawadi waayey marka mafiicna
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Jija shukran xbbti feedback aad nala wadaagtay 💖🥰💖🥰💖🥰
@ugbadquruxsan2674
@ugbadquruxsan2674 2 года назад
Siroon ficn jabana nososheeg xabti💋❤❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Insha Allah xbbti hayye 🌹❤💯🙏🥰
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 2 года назад
Ma fiican gaadkasi anagu wad wada marsanee was jiraaha
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Haa wllo ma fiicnaa
@sundussiciid3124
@sundussiciid3124 2 года назад
Asc wll Asiya xagee lagahelaya AMA lagalaso xiriraya an yutupka ahayn
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wllo social media hayga oo dhan ee la igala soo xidhiidhi karo hoos meesha description ka amma ay ku qoran tahay show more taabo kadib waad arki, Facebook page kayga igala soo xidhiidh 🌹💖🌹💖🌹💖
@user-wx9wv3jp1f
@user-wx9wv3jp1f 6 месяцев назад
Wllo wajigyga wxu leyhy madmadow qalel iyo salid inu leyhyna ma aqano ma hadan marsado oo aan so ibsado fa iido maka helya tallow😊
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 5 месяцев назад
Kani mid fiican maaha ee iska ilaali, kuwa fiican soo iibso
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 2 года назад
Dr rashel seramtisa wan iibsaday mudo ayan isticmalayy kaligeed creamka maan iibsanin hylarunic acid ayan ku iibsaday dartii waa sidaa ad sheegtay wax dhibana kuma arag لا ينفع ولا يضر😅
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
😅😁🥰😘❤🙏💯🌹 waa sidaa xaalkiisu Dr. RASHEL serum🥰
@hindaadan5055
@hindaadan5055 2 года назад
Masha Allah Allaha Ku barakeeyo walashay aamin 🤲 anuu waan marsaday syrupta waji qalayl uun ban kaqaaday waxaban islahaa malaha wajigaaga ciladaysan wll anuu dawo ma marsado hadana wajigaygu waa qalayl dhul qabawna waan jogaa syrup kasta hadan isticmaalo iyo cream kasta oo qaaliya wajigayguba qadan maayo xataa waan uumiyaa walow anan Ku badnayn maxan sameyaa wllo mahadsanid
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti, video-gaygii uugu danbeeyay daawo, serum-kaas iyo cream-kiisa qalaylka way kaa bin ee mall-ka kasoo iibso waa ESTEE LAUDER company-gu.🌹🙏💯❤🥰
@hindaadan5055
@hindaadan5055 2 года назад
@@AsiyasTVShow haye wllo waad mahadsan tahay allaha Ku barakeeyo
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 2 года назад
Sidoo kale anigaba waji qalayl baan ka qaaday labadaba waan mardaday wax najiidaa kuma arag
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 2 года назад
Wajiga qalalan waa uu fcnyahay sababto ah wajiga oily ga ah ama salida leh nabro aya kasoo baxa
@ibrahimmohamed4516
@ibrahimmohamed4516 2 года назад
Abayo nocan bes ayaba laga helaa meshan jogo mid kale wan ka wayey ani liin na ima ficano nabro ayey iga so bixisa tan na liin ayba laga sameyey Kenya ayn jogaa wlhi taan Lee laga helaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Kenya kuwa fiican oo qaali ah waa laga helaa mall-ka hadii kale online ka iibso meeshaad doontid caalamka gurigaaga ayaa laguugu keeni, hadii anaad garanayn sida online looga dalbado fadlan waydii qof garanaya 🌹❤
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
Mash'allah Asiya I am so proud of you do you live in hargeisa walaal ?
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran wllo, yes I do live in hargeisa for now but sometime in the future insha Allah planning to return to America 🇺🇸.
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
@@AsiyasTVShow aw I thought you were from UK. USA or Canada? No wonder why you know all of these nice products lol
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 2 года назад
Asc walaal xagan kaheli kara bal isoo sheg anigu waxan jooga wadanka swedhan
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
@@AsiyasTVShow Oh no you don't like to live there ( Hargeisa) anymore kkkk just kidding
@amenacali727
@amenacali727 Год назад
Anigu markaan marsado wejigaa ihalfeefta ama ixanuuna saramta markan marsado
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 года назад
Ascww walashaay qofkaan hargaysaa jogiin sidukuhelikara alabtaada
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Xbbti anigu alaabta ma iibiyo laakiin waxtarkeeda ayaan dadka la wadaaga iyo waxaan kala kulmo ❤🌹
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 года назад
Wafahmaay walashaay
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 2 года назад
Mid ay ku qorantahy made prc ayaan isticmaalay creamka xasaasiyad kaqaaday kan adi aad isticmaashay made xaggee weeye
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wllo waa PRC oo China 🇨🇳 weeyaan kayguna, lacag danbe yaan la iskaga khasaarayn. 🥰❤🌹🙏
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
By the way who is Dr. Rashel? Never heard of it
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Yeah😁 me too never heard of it, an unknown skin care company 🤔 i guess 🥰
@mohameddjamakolab9815
@mohameddjamakolab9815 2 года назад
Made my skin very oily, and I haven’t seen any difference since using
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Thanks for sharing 👍😊
@jimjum1547
@jimjum1547 Год назад
It's good for dry skin and it really helps me
@dheymanerag
@dheymanerag 2 года назад
Wllo thanks horta lkn wadanki mid copy ah aa taalo saan fila because amazon aya original ka heyso wana 25 creamka iyo suremka
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wcs xbbti 🙏🌹❤ waa laga yaaba inay sidaa aad sheegaysid ay tahay, haddana wax tar fiican cid ka haysa maanu maqal, adigu xbbti miyay ku anfacday❤🌹❤🌹
@amaalahmed9734
@amaalahmed9734 2 года назад
Asc Dr rashel waan isticmaalayey 1sano setkiisoo dhan waxna imatarin waxna ima yeelin
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Dr. Rashel waxaan is idhi dadkay ka faro qabsadeen 😁😁🥰🥰🥰🌹💯❤🙏
@blackys11hadowyt46
@blackys11hadowyt46 2 года назад
انا استخدمت ومافيش نتيجة طيبت خاضر
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti 🙏♥❤
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 Год назад
Gurigu iska.key yaala maba marsado
@haninourmohamoud8182
@haninourmohamoud8182 2 года назад
Aniga muda istimacalaye masha allh wan ishaqee
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Masha Allah qofkii uugu horeeyay ee caashaqa ayaad noqotay intaan feed back la kulmay. 🌹❤🥰🙏💯
@samaanalisa.5957
@samaanalisa.5957 2 года назад
Intee kagatay wll
@dheemanqurux2752
@dheemanqurux2752 2 года назад
Aniguba wan isticmaly wax fa.ida ma arag
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Haa waxba ma taro xbbti
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 2 года назад
wll aana marsada mudo 2 bilod seremka oo kaliya waxa dhibana kama arag waa sida biyo aad isticmalyso oo kale waxan umalayn inanu ahyn original waayo waxbu ka badalilah hadii u ficanyahy marka wll nala wadag creamka iyo seremka aad marsato
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Welcome 🙏 wllo mcn, in badan noocaan isticmaalo waan kaga hadlay channel-kayga ee ka baadh waad arkii, fadlan kuna soo biir our family si aad uula socon kartid wixii danbe ee aan walaaladay lasoo wadaago. Ha ilaabin subscribe ka cass inaad riixdid ito gambaleelka fadlan wa shukra. Hoos link-iga ka raac serums-ka aan isticmaalo ayaad ka arki.❤ ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-N2nyaQhO8I4.html
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 2 года назад
@@AsiyasTVShow thanks wll wan kuxidhanhy chanelkaga wanan daawada vidio kasta ood so galisid wad ku mahdsanthy sida fcn eed nogu faidayso thanks marlabd wllo
@marwa5017
@marwa5017 2 года назад
Walaal waxaad ka waranta niacinamide wax tarkiisa wejiga oilyga ah ma caawiya safe na ma yahay?
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waa naicinamide waa vitamin B cunnada laga helo oo daawooyinka qaarna lagu daro. Isoo dir sawir hadaad haysid kaad isticmaashid fadlan. 🙏❤💯
@marwa5017
@marwa5017 2 года назад
@@AsiyasTVShow maan isticmaalin ba ee isaga oo la amaayo baan arkay
@roodaaden6463
@roodaaden6463 2 года назад
Anigu hargeisa ayaan ka ibsaday kan laftiisa lakiin habeen kii ugu horaysaba xasasiyad ayaan ka qaaday
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran Rooda xbbti inaad walaaladaa lasoo wadaagtay feed back-kii aad kala kulantay serum-kan. Shukran qaali and welcome 🙏 ❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹💯
@nimcocisman155
@nimcocisman155 2 года назад
Asc wallo hargeisa ka iibsaday runti finan iyo madow ayu I saray haygu so qadin khasaara 200$way iga qaden alle imaanka haka qaado
@hamdahapi8932
@hamdahapi8932 2 года назад
@@nimcocisman155 $200 aaa😳 aniga mid Alovera ah oo dr rashelkan ah $4 layga siiye kolay waa juge 😂😂😂
@zuhurbashir7432
@zuhurbashir7432 Год назад
Seram maistcmlo cream ka istcmla gacanta bidix ku hayso wajigeygana waa dry abyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Mid kale ku beddel oo fiican qaali ❤️
@suadosman2082
@suadosman2082 Год назад
Abyo Ani Aya marsaday serumka dry ayn alxmdulilah wlhi wu ii shaqeyay qalel said Aya ahy wajikeyga lisho ayo iga dhigay hda gremka Aya sogadaty
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 2 года назад
Ana isticmalay wxna matarto xasasiyad bay igu kicisay marki dambe
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti feed back-kaaga inaad nala wadaagray 💖🌹❤🙏
@user-oz4vm5ug9n
@user-oz4vm5ug9n Год назад
Mahadsanid xbbti Aniga Dhigror buu wejiga iga geliyeey😢 3:12
@Mdirrp
@Mdirrp Год назад
Dhiig roor mxa kawada
@farhiafarhia7427
@farhiafarhia7427 2 года назад
Malin dhow aanba soibsaday kow itahay qalaylkay ufiicantahay laidhahay hadaysan waxba tarayn wa iskadhafid
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Aniga iyo dad aad ubadan wax faaiido leh kama hayno qaali 🥰❤🙏
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 месяцев назад
Walal raagu ma isticmali karaan ? Vitamin c eye cream
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 5 месяцев назад
Haa lkn noocan aan ka hadlayay ma fiicnaa ee noo ka tayyo fiican iibso
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 месяцев назад
@@AsiyasTVShow Mahad sanid baayo
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 года назад
Cream ka wajiga bu Gijiya ad ba oga helay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Masha Allah anigu wax dhib ah iyo wax khasaare ah midna kama arkin 🥰🌹❤
@amiroahmed5846
@amiroahmed5846 2 года назад
Sax waye waxna matato waxn ma so kordhiyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
😁🥰🥰🥰👍💝💖🙏 haa xbbti
@rayaanapdillahi4038
@rayaanapdillahi4038 2 года назад
Aniga waan marsada labadaba waxaba ima yeelin xbbti
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Haa anigaba waxba ima yeelin, waxna iima tarin 😁🥰🥰❤💯
@maymuuncumar1703
@maymuuncumar1703 2 года назад
Abyo wajigaaga sliid miya
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 2 года назад
Canada waxaa lagadaa $50 labada halkii xabo waa $15 dolar
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Alibaba wuxuu ka jooga $1.38 😁😁
@samaanalisa.5957
@samaanalisa.5957 2 года назад
Intee laga hellaa
@maryamaabokor9967
@maryamaabokor9967 2 года назад
Hargaysa 8 Doller Ayaa Laga Siiya Labada Oo is wata
@ifkaumeyma3392
@ifkaumeyma3392 Год назад
muqdisho waa $6 dollor wye
@GsgBsh-xo6nu
@GsgBsh-xo6nu Год назад
Muqdusho 2.5 aan ku qaate seyromka
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
Waxaan u sheegayaa habalaha inaan taageero habalaheena youtube furtay waad arkaysaa in qaarkood cidi daawan oo ay iska xidheen youtube koodii qaarkoodaaan hal saac dhexdood 100k daawadaan. Dadkan sheegayaa hays garteen.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Arinkaasi waa run, sababtuna waxa weeyaan in dadka intooda badani wakhtigan la joogo ay ka helaan wixii aanay faaiido ku jirin ee iska maaweelo ah sida Prank iyo majaajilo, qaarna waxay uugu baxdaa meesha mashquulka la isku yahay ee la is caayayo, waa ayaan farro wllo 🙏💯🌹❤
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
@@AsiyasTVShow maya maah hadaad eegto qaar bur iyo qoosh walaaqaya ayaad yaabaysaa inta qof ee daawanaysa. Mida kale waa ba runtaa cayda iyada arrinkeedu oodaabu goystay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
@@FaadumoArdo burka iyo qooshka ayaaba la qaattay ayaad is odhanaysa. wixi xun oo dhan ayaa hadda laga helaa dadka intooda badani.
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
@@AsiyasTVShow waa run walaahi hadaad wax cayi weydo waxba laga dhegaysan maayo waaban habalaha qaar aan moodi jiray dad jira oo meelaha qaar isku qaaday. waan ku daawan walaal adiguna hore u soco hana ka daalin don't give up channel dadka wanaagsan u dir shout ha ku sameeyaaneh
@nasraadem4
@nasraadem4 2 года назад
walahi waxan jeclahay aasiyaay sidaad u jeceshahay asturnaanta alle haku jeclaado xbbti
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran qaali waa waajib ilaahay khayrka ha ina waafajiyo kuligeenba aamiin 🌹♥️
@nasraadem4
@nasraadem4 2 года назад
aamiin xbbti
@beingtotoya6188
@beingtotoya6188 2 года назад
Can oily skin use the products?
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
I don't recommend this product, I gave it bad review.
@beingtotoya6188
@beingtotoya6188 2 года назад
Thank you for answering my question💜
@zuhuurabdirahmanhassan28
@zuhuurabdirahmanhassan28 2 года назад
Ollay cream kasoo hadal
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Olay cream wuu fiican yahay aad laakiin iska ilaaliya inaanu ahayn copy amma koobi macmal ah. Original kiisu wuu fiican yahay.💯🙏🌹❤
@bushrohabi9489
@bushrohabi9489 2 года назад
Waad madshdan tahay wll olay cream wajiga salida leh mamarsan kara mad madawga ma iga cawinaya isoo jawab qali
@aayah5210
@aayah5210 2 года назад
Lkn waxdhiba kamadaremin
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Alhamdulilaah wax dhib ah kalama kulmin
@amranmacalin379
@amranmacalin379 Год назад
Wiji qalalan mala marin karaa
@quruxay
@quruxay 2 года назад
Fiman ayu iiga soo bixisay Karim kaas
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waa mid xun ma fiicaan 🥰
@daggankitchen7355
@daggankitchen7355 2 года назад
Hadaad alibaba qiimaha uu kuyaalo aragtaan umaydaan dhawaateen!
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waan ku arkay wuxu ka jooga $1.38 kaliya😳😳😳😳
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Vitamin c haraha jara isheeg
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wllo mid u gaar ahi ma jiro laakiin vitamin C way nuurisa wajiga oo dhan waana laga yaaba inay haaraha kaa caawiso, kulayba vitamin C waa lagama maarmaan inaad marsatto 🥰❤🌹
@khadraclahii2490
@khadraclahii2490 Год назад
Aniga waa iyala walk ma istcmalin lkn girim fican ya I shego abayo
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 Год назад
@@khadraclahii2490 magacii wllo
@sabiriinafraxsan6235
@sabiriinafraxsan6235 2 года назад
Anaa isticmales xidida gaduudan ayuu eajiga iga galiye
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran sabriina inaad feed back-kaagii nala wadaagtid 🙏🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤
@aayah5210
@aayah5210 2 года назад
Dhag dhagisanba dhibsada
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waa run xbbti
@ishwaqgeele5187
@ishwaqgeele5187 2 года назад
Ani wan isticmaalay waxba ima tarin waan iska joojiyay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
🥰 la wada ogaa taas, lacag ayuunba dadka lagaga furanaya subxaan Allah 🙏💯🌹❤
@user-hd5zk6wq8u
@user-hd5zk6wq8u Год назад
Abyo dawo malu istac malikara
@umuomorfaaruuq8316
@umuomorfaaruuq8316 Год назад
Maantaan soo ibsaday sorry waanka niyad jabay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Sorry xbbti waad tijaabin kartaa si aad uuga war keentid, aniguba waan dhamaystay kaas laakiin dib uuguma noqon
@anisaabdirahman5023
@anisaabdirahman5023 Год назад
Cawo so ibsaday waa so ogan
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Good luck 👍
@user-oz4vm5ug9n
@user-oz4vm5ug9n Год назад
Mahadsanid xbbti Aniga Dhigror buu wejiga iga geliyeey😢
@user-oz4vm5ug9n
@user-oz4vm5ug9n Год назад
Mahadsanid xbbti Aniga Dhigror buu wejiga iga geliyeey😢
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Iska jooji qaali 🥰🌹
Далее
Dr Rashel Vitamin C Face Serum Review / PROS and CONS
9:17
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 695 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
DIE WAHRHEIT ÜBER VITAMIN C  !
31:36
Просмотров 22 тыс.
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 695 тыс.