Тёмный

Dr. Saadiq - Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida ee Galbeedka Siti waxaa Toos u Wada Abiy Ahmed & PP. 

SSTV
Подписаться 465 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 13 дней назад
CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED QUSHAAASH QUSHAAASH
@loulaloula9520
@loulaloula9520 12 дней назад
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalies states sitte
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 13 дней назад
Qaraarkaa intaan Laga noqon kahore ayaa dadka reer sitti xasuuq iyo barakicin lagu bilaabay xaqiiqada jirto ninkaa waa ka been sheegay siyaasad iyo mustafe ku xumee haddii aysan ka ahayn Laakiun'se mid waa ku raacsanahay in dagaalka somaalidi iyo canfar aysan shaqo ku lahayn oo dowladda itoobiya aay wado
@user-pi3me1wg1y
@user-pi3me1wg1y 11 дней назад
M.a Dr wa runta Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayan daran Deeganku manta waxa uu tagan yahay halki garadka ilahayow ama caqliga iga qaad ama tolkey caqli sii Allha xaqa ha tuso inta nadifta ah
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 10 дней назад
Maasha Allaah aqoonyahan noocan ah ayaa loo baahanyahay
@jiidhe1970
@jiidhe1970 12 дней назад
Walaahi Ninkan wax badan ayuu fahansanyahay.
@hassanomar6943
@hassanomar6943 12 дней назад
Saa,id weliba.
@user-ls4qv8ik7m
@user-ls4qv8ik7m 12 дней назад
Mansha allaah
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 12 дней назад
Cadawga umada Somaliyed Alle hajabiyo marwalba
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 13 дней назад
WA IN ALSHABAAB AAN DIB DAMBE LOOGA DIFAACIN ETHOPIA O LO FASAXO INEY GUDAHA U GALAAN, HAYSLA QIIQDEE.
@halbowle0187
@halbowle0187 12 дней назад
Somalida Cadowga koowaad u ah ethopia Isaaq ma ku jiraa mise way ka saareen
@FaysalAbshir-b9e
@FaysalAbshir-b9e 12 дней назад
Ok
@abdirahmanrayad-cu9xx
@abdirahmanrayad-cu9xx 12 дней назад
Anigu waa hore ayaan sheegay walib waxaan aaminaanahay Dawlada mustafe markay dhacdo iney si bixi doonaan warar cusub kuwaas oo cadaynaya in ciidanka liyuu booliska ee deegaanka soomaalida qorshe lagu dhamaynayo uu ahaa qorshihii dagaalka canfar
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 12 дней назад
Canfarta gardarada wada soow iyaduba dhamaan meeyso illeen soomaalidu dagaal doon ma ahan xitaa magaalooyinkii dadkii soomaaliyeed lagu dhameeyey beey isaga soo tageen waana laga hari waayey kolka ineey dagaalamaan lagama maarmaan beey noqotay itoobiyana waa naf-lacaari aan wax wood ah la,heeyn sidaasoo eey tahayna xiqdigeeda iyo cadaawaada ku jirta wali soomaali uun indhaha ku heeysa kolka kolba ku deeyn meeysee waa in iyada iyo cidii eey soo direeysaba baaruud looga caano- maalo
@sharifhassan4756
@sharifhassan4756 10 дней назад
Dagaalku waxuu udhexeeya itobiya iyo shacabka somaali ee sida haloosheego haga saaro magaca canfarta
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 12 дней назад
Kuna darso waa Muslim, Ethiopia kaniisadaheedu wax badan bay sheegeen Muslim ku khatar bay nagu yihiin
@mussaali5239
@mussaali5239 12 дней назад
Asc, Dr Saadiq! Kow, Ilaah ha ku dhowro, haana ku xafido . Runta ka ma gaban. Waxaad istaahisha hogaanka Somaali PEOPLE o DHAN! But i would like to correct you about your assertion that the Ciise in ay weligood ka gacan sareen jireen Canfar. Ciise wuxuu weligii guul ku helaa kala qeebinta Canfar. Midda kale, Abiye A. Is the best leader Ethiopia had ever had.
@FarhanGuelleh
@FarhanGuelleh 9 дней назад
Adigu maxa tahay, dhinacee lq jirtaa😂😂
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 9 дней назад
Dr saadiq waa runtii. Qorshe iyo ujeedo midna malaha. Waa gacmo daalis.
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 12 дней назад
Xaqiiqdu waa sidaasi dagaalka dawlada federalka Ethiopia ayaa wada somali iyo canfar midna ma wado
@loulaloula9520
@loulaloula9520 12 дней назад
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@Ladanabdii
@Ladanabdii 12 дней назад
Hadaa somali thy ku hadal luuqadada🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁
@mussaali5239
@mussaali5239 12 дней назад
​@@Ladanabdiimayaqaan! Waa Ciise Jibuutaawi😂!
@Ladanabdii
@Ladanabdii 11 дней назад
@@mussaali5239 Haa ma Franceki baa maku hadnan afsomali miya inallilah
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 10 дней назад
Canfar masheegan karto Azmed gurey waayo canfar xittaa eega oo lagu jiro 2024 ayaynan baraarugsaney iskadaa qarnigii 15aad e
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 12 дней назад
Dagaalla waa in soomaali oo dhan ah soovalaan, hadii Ethiopia ay isku daydo in ciidanka liyuu booliska meesha laga soo saaro, wacyi galinta soomaali oo dhan kaga aadan dagaalka waa in la balaadhiyaa
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 12 дней назад
War itoobiya awood leh ma,jirto waxaa soo haray caruur oromo ah oo yaryar kolka yaan laga baqin illeen canfar iyadoo dadkii soomaaliyeed ee garbaciise dagnaa dhameeysay ayaa looga soo baxay kama eeysan harin oo weey kadaba yimaadeen kolka in leeyska celiyo waa xakh oromada xuna waxba uma tareeyso hadii eey lasoo saftaan ha,lagu daro illaa istaraatiijiyada dagaalka ayaa ah soomaali in laga wareejiyo deegaanadii eebbe ku beeray oromada xuntaana uma suurta-galeeyso waana wax liita oo aan dadnimo iyo adkeeysi la,heeyn kolka magaca itoobiya yaan wax weeyn laga dhigin qashinka canfarta ah ee lagu adeeganayana yaan loo dhimrin
@sharifhassan4756
@sharifhassan4756 10 дней назад
Sida runtahay dagaalka waxa wada wa abiye oo qoti dhul uraba marka wa inaan runta kasheena oo waxa shacabka somali xasuuqa iyo Barakaca wada wa abiye dagaalku wuxuu udheeya itobiya iyo dadka shacabka somaali kadheexeeya
@AbdillahiAyehAyeh
@AbdillahiAyehAyeh 12 дней назад
Beenale
@roobleamed3421
@roobleamed3421 12 дней назад
Ciidanka itoobiya we hada joogaa waa dhabuub oo ah dad aan dagaal aqoon iyo oromo oon naf lahayn waa in lagu daraa xataa iyaga
Далее
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 22.07.2024
20:31
Просмотров 3,7 тыс.
Кто быстрее? (GTARP)
19:19
Просмотров 423 тыс.
Riwaayadi sharci police iyo wada shaqaynta shacabka
9:54