Тёмный

DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 475 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Развлечения

Опубликовано:

 

23 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 244   
@Abu__yaxya
@Abu__yaxya Год назад
Ku saliya nabigeenii muxamed scw ❤️❤️❤️❤️🥺
@maryamaabdikadir7029
@maryamaabdikadir7029 Год назад
Salallahu caleyhi wasallam
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Год назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@mostfenoor35
@mostfenoor35 Год назад
Scw scw scw 😍😍
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Год назад
اللهم صل وسلم على ❤❤❤
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 Год назад
Mnsha Allah Ustaad Jimce wanaagsan Kusali nabigeena Azxpey ﷺ ❤
@Munalalachenell
@Munalalachenell Год назад
qalad wuudhicikaraa lakiin waa in aad waxkabarataa qofka siduu yahaye ku ixtiraab gabar iyo garoob labadoodaba waxba kuma kala duwana just respect
@mushtaaqmaxamed7532
@mushtaaqmaxamed7532 Год назад
wn oga inu video kan ayuub rection kasoo bixinyo manta dhan wan sugayey❤
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 Год назад
Anigu mabo aaminsani qof ku qalbi jabiyay in lagu noqdo.
@abdullahiabdimohamed868
@abdullahiabdimohamed868 Год назад
Xeerarka dumar ka loo maamulo Hab jaceyl iyo Hab Guur ba Waa muhiim inay bartaan ragu qaarkiis Waad mahadsan tahay wll Ayuub
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 Год назад
Subxana Allah 😥 Gabadha uu sidas dambeyey Waba qalad inuu soo hor faristay
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Год назад
Gabadhu Khayr Allah siiyo Plz guryahoooda ha aadina xitaaa meel u dhaw ha tagin
@Jeazyboymusic
@Jeazyboymusic Год назад
Respect bro ✔️💯
@abdulkadirahmedhassan2616
@abdulkadirahmedhassan2616 Год назад
The one only rapper keena jeazy boy👦
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Год назад
Bro we miss come back
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 Год назад
اللهم صلي وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@abdirahmanyasien9936
@abdirahmanyasien9936 Год назад
Insha allah
@fahima6666
@fahima6666 Год назад
Sax waye gabartaan wa Qof sharaf leh laakiin wiilka waa cadow is nacay nin rag maaha nin wax xoo gaayo waxaan oo kale iney waQti diido maaha he is reer baadiyo is nacay tjanks britger Ayuub we love u like na Waan kuu saaray♥️♥️♥️♥️
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Год назад
عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤
@luulwarsame87
@luulwarsame87 Год назад
walal ayuub ilahay haku xifdiyo aduun iyo aqiraba qof fican aya tahay MashaAlaah tabarakalaah walal Qaali sidad xaqa uga iftiminayso jisaakalaah qayr
@hodanaxmed2984
@hodanaxmed2984 Год назад
V
@aaminasiciid6689
@aaminasiciid6689 Год назад
Ayuup axmed ilahay aakhira iyo aduunba hakugu guuleeyo wll mcn 🥰❤
@falisa576
@falisa576 Год назад
Intii gabar uu keenayey ridwaan wa gabadhii Ugu xishoodka iyo Akhlaaqada wanagsan Nayd ugu hadal daganayd Gabadhan Allaha ka qabto wiilkan shartiisa
@omar-farouqabu-muctasim7865
Haa wllhi, Yarka wuxu islahaa min fican aska dhig , lakin geed walba dhecankisu dhiqaa, hadalkisa iyo dhawankisa wa isku mid , gabdhana way aragtay intey aqrisatay bay go,an ka gaadhay duliga 😡😞😡
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Год назад
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@caatikocabdullaahi3885
@caatikocabdullaahi3885 Год назад
Masha alah wllkey alaha ku xafido aakhiro iyo aduunba
@ruuneey6124
@ruuneey6124 Год назад
Ustaad ayub hadaa awoodid please video nooga soo sameeyey narcissistic personality disorder
@naimahassan5891
@naimahassan5891 Год назад
Wlhi gabartan waa dulqad badan waayo noocan ooharay usoo xumeyey ayey hadane wajigisa qaabta darn seee usoo agfadhisatay waa iga dabecad badan thy wlhi xaqiqo
@faisaabdi4597
@faisaabdi4597 Год назад
Subxaanalah cadiim ilaahey hasoo hadeeyo dhalinyaradeena xishood waa dhamaadey suu dareemaa xanuunka gabadhas dareemayso
@xuseenaadan1902
@xuseenaadan1902 Год назад
Respect Teacher
@amiirahirsi4008
@amiirahirsi4008 Год назад
Thanks you WLL0 ayup Ahmed Taladaada wnaGsan ee Dacada wn Kahelaye👍😍
@khadrajaamac2862
@khadrajaamac2862 Год назад
MnshaAllah ilahay caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeyo wll aduunyo meelsanleh iyo aakhira jannale ban kuu rajaynaya i a
@aishamaxamuud9704
@aishamaxamuud9704 Год назад
Walal jadwalka nolasha noo soo dhig thanks walalkey
@queenmaria7767
@queenmaria7767 Год назад
Walal ma taqanidi miyaa jawdlka nolosha mise waxa rabta jadwlkaag inow quf ku qoro plz wake up
@Maahir397
@Maahir397 Год назад
Ayuub Axmed best teacher 🤚🤚🤚
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 Год назад
Masha allha walal caliga kugu raacaye wax badan kaa faaidey alle ha ku xafadio
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 Год назад
Walaahi ayuuboow wiilka markaan arko jidhka dhan baa ixanuunaya subxaan Allah dhibka uu gabadha ugaystay iyo sida uu isaga qosqoslayo ismalaha subxaan Allah
@omar-farouqabu-muctasim7865
Waa duli, inu hadana ka faideystoo raba, wax uu jecel yahay maleh ee inu dhadhamiyo oo uu sidas ku yeshu rabaa oo makintu u bahdo helo 😡😞😡
@roblehosmanrobleh2919
@roblehosmanrobleh2919 Год назад
Beste teacher 💯💯💯
@maxamedshire8551
@maxamedshire8551 Год назад
Wlhi waan qiirooday markan dawaday Waa nin cadow ah oo ilaahay bad baadiyay Hadan indha adeegiisa waa soo tagan Yahay wlh gabadha waa garbar qiima badan Go aankeda waan ku dheera galinaa
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
waa runtaaa wll khayr rabi hakusiiyo❤❤💘👍👍👍💘💘❤
@guudonqali5088
@guudonqali5088 Год назад
Ayaab wll Qiimo badan ilahay haku xafido waxa tahay geesi Guuleyso ❤❤❤🙏
@Zahruush
@Zahruush Год назад
runtaa ka hdasgay mi teacher tnx🥰
@nimconuura7191
@nimconuura7191 Год назад
Thanks teacher❣️
@cxakiimmaxamad8570
@cxakiimmaxamad8570 Год назад
Brother respect Wllh one love:)🫡
@ifrahmohamed751
@ifrahmohamed751 Год назад
Waaa kaaa sugeynay wll thanks🥰
@cudooncumar923
@cudooncumar923 Год назад
Maansha allh walalkey wlahi wax badan Ayaan kaa faaiday allha ku sharfo inta samaha jecel jimco wanaagsan
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 Год назад
Yab waye, tanii. Thank you teacher.
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 Год назад
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo
@dahiryussuf1566
@dahiryussuf1566 Месяц назад
Masha Allah ayub excellence experience
@faysaltusbaxle
@faysaltusbaxle Год назад
Wax aadan ahayn markaad iska dhigtid wixi ad ahyd uun baad so baxaysa qof wangsan bu iska dhigay lakin musan ahyn umana qalmin gabadhan caqliga iyo cilmigaba ilahy siyey🤏🤏✔️
@halimoabdi7947
@halimoabdi7947 Год назад
Masha allh keep going ❤❤❤
@AXMATO_
@AXMATO_ Год назад
Keep going bro ayub ahmed
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Waa ubahan yihiin dhalinyarada soomaaliwey boragaram kaan oo labadiyey oo lasii badiyey oo lasii badiyey. Jazakallahu Khayir walaal.
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 Год назад
M.a wcs my teacher allah kusharfo aaqiro iyo aduunba
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Год назад
maasha alaah si wanaagsan ayaad udhigtay
@abdiadan592
@abdiadan592 Год назад
Good teacher
@farxiyamalin
@farxiyamalin Год назад
Jimca mubarak ustaad ayuub
@nuurhassan8971
@nuurhassan8971 Год назад
Thanks for ustaad
@siyadmahat3814
@siyadmahat3814 Год назад
Thanks bro ...... like it this video
@hodanmoha5028
@hodanmoha5028 Год назад
Thnkz you teacher 👍
@amiira5382
@amiira5382 Год назад
My Fav RU-vidr Dhiiri Galinta Nooso Badi Plz🫶🏻
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 Год назад
Maashaa alaah alaha ku barakeeyo bro
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 Год назад
Habaryar taageero buuxda kuu ahay runtaad dadka u sheegtaa guul aan kuu rajeynaa aduun iyo aaqiro
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Sax walahi ustaad 💯💯👏👏
@abdiqaniak6942
@abdiqaniak6942 Год назад
Qof dhintay masoo noqdaa? qofkaa kala tagtaan booskaas oo kale hakaa joogo waligaa ha isku dayin inaad dib isku araktaan
@aaminamursal1116
@aaminamursal1116 Год назад
Alle ha unaxariisto ayuub hyo janadana hageeyo
@moomoki1257
@moomoki1257 Год назад
Thank u Ayuub
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 Год назад
masha allah Ayub shukran
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Год назад
Big respect biigg brother
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Год назад
Mashaallah well said 👍👍
@sidrahaji5133
@sidrahaji5133 Год назад
Ninkaan boqol qalad ayuu galayaa hadaladiisana bahdil ayaa ka buuxa Garooba tahay iyo khalad weyn ma galin iyo waa ibaryi doontaa Subxaanalaah subxaanalaah
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 Год назад
Mashallah wll ayyub axmed
@abdalla2857
@abdalla2857 Год назад
M.a ustaad caawa aniga u horeeyo
@xubicabdirsaaq4081
@xubicabdirsaaq4081 Год назад
Abti San usugayay ina ka soo hadashid video thanks 🙏
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Mash allah alle ha kuxifdiyo wll waxaa tahy qof garaad kiisa buuxo wllhi kan wax baa ka dhi man lkn gavar mis kiina awoow is ka helay ey ey giiisaa
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
Mahadsanid
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Legend sare suhayb
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 Год назад
Thnkz my pro
@abdullahibulla
@abdullahibulla Год назад
Muuqalka muhiimadisa waa aduunka maskax baa la isku dhafay xoog wax haku raadin xirfad la imaw✍️
@muftafcalibashi5018
@muftafcalibashi5018 Год назад
Masha Allah
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 Год назад
Wllhi gawadhan wafirsan wayay wa maskin 😢Suu u dhaqmayo
@omomuad9267
@omomuad9267 Год назад
Wiil fiican batahay .masha allah ubu rayan
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Год назад
Manshallh wiil yar caqli badaN
@munamohamed3823
@munamohamed3823 Год назад
Gabarey wax jcl ladhoho majirto ee sharftaada ilaasho pls 😩😭😭
@abdulkadirmohamed4882
@abdulkadirmohamed4882 Год назад
mash allah allah kushafo kuuna siiyadiyo
@wacyigalintadad-weynaha1361
I have big respect for you my brother in islam
@nuracali5974
@nuracali5974 Год назад
Aamiin aaamiin hooyo allah unxriitso
@ikranahmed3001
@ikranahmed3001 Год назад
thanks teacher wa ogaa inad kaso hadlayso🤍🥰
@ramloraali1358
@ramloraali1358 Год назад
Allha nookaxafiido ustaad
@rowdaceydid7355
@rowdaceydid7355 Год назад
Jumce mubarak walaalkay Runta waaye
@halimaabdirazak6525
@halimaabdirazak6525 Год назад
Masha allaah waa runta ayuub
@abdullahimohammed4570
@abdullahimohammed4570 Год назад
M.a ayub thank ur all motivation wllhi i really appreciate m.a . I would like to request about the side of Gold Digger so i just wanted to show somehow motivation about the side of Gold Digger . If you will except my request . Thank u so much sxp qaali .
@hawomuse7675
@hawomuse7675 Год назад
Masha allah hafidu allah
@dahabokassim6617
@dahabokassim6617 Год назад
جزاك الله خيرا بهذا التعليق
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Год назад
Asc wll wn ku taageera Waad idhiiri galisa Alle haku sharfo
@raqioalihassan9423
@raqioalihassan9423 Год назад
Respect pro🥰
@Ciyaalka
@Ciyaalka Год назад
Zxp wx bdn ayaan kula socday dadka kugu xiran dhalinyaro ayay u badan yihiin, muuqaalada aad ka keento ridwaan kuwa dumarku dhiban yihiin uun soo gudbisaaye, yara dhexdhexaadi si dhan walba wax looga baran karo thanks.
@fatumavision8252
@fatumavision8252 Год назад
Dhalinyaradu so dumarkuba maaha
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad Месяц назад
Wllo ilaahay ha ku xafido wax badan ayaan kaa faa iiday❤
@farxiyomaxamed9559
@farxiyomaxamed9559 Год назад
Masha alaah jasaaka laah walaal
@ibnu_ibnu_mursal9513
@ibnu_ibnu_mursal9513 Год назад
Waxa ilahay ka baryaya ha haben jimce Nolasheydha ineey Kuso birto Qof aan mudo dawasocday oo aan awodin mise aan kabaqayo Inaa Axwasheydu aan uu shegto
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Год назад
Ilaahay hakuu sahlo hana idin kulmiyo idinkoo wada jir ah🤲🤲 wll inshaa Allah
@jawahirabdirahman7669
@jawahirabdirahman7669 Год назад
indho Adagaa ninku muxuu iska ceebaynayaa ayuub Allaha ku dhawro wll if iyo Aakhiraba❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Magadsanid wllo meesheedii baa dhigtay gabdhahana guryaha raga hataginina dheh waayo waxaa ku jira xayawaano
@suadmohamed4273
@suadmohamed4273 Год назад
Masha alaah walaalkay Ilaahow kuxifdi
@aamina9785
@aamina9785 Год назад
Mnsha allh 🎉
@MUEMAX2
@MUEMAX2 Год назад
Welcome 🙏 big man
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Год назад
The legend
@nadiifomaxamed5252
@nadiifomaxamed5252 Год назад
Asc abti waxaan rabaa in arin ila taliso adoo raari ah waxaan rabaa meel aan kaala soo xariiro plz
@hiboabdi328
@hiboabdi328 Год назад
Horay usoco wllky
@ABUUJA_STUDIO1
@ABUUJA_STUDIO1 Год назад
Ayuub marka kowad waan kaga mahad celinaya sida aad inogu faideyso casharada nololeed, Aad baan ula socdaa barnamijyadada waxaan ku leyahay intaan io inkabadan, Ugu dambeyna waxaan kaa codsanayaa Videoga yarka xaaskisa hore ufuray gabar kle darteeda wax badan nogu sharax
@Saciya306
@Saciya306 Год назад
ASC wll kuso noqodka Qofka wa oke lkn isdhiib.markasii . Thinks. Bro
@faizacadey4169
@faizacadey4169 Год назад
Masha allah❤❤❤❤❤
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Ustaad wan ku wataaa
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 Год назад
Macalin wax badan laga faa'ido aya tahay runti aniga role model aya ii tahay.
Далее
SILIC HA DOORAN
11:03
Просмотров 52 тыс.
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 810 тыс.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 25 тыс.
7 DUMARKA KU DOORO
14:13
Просмотров 57 тыс.
DM IYO HAWIYE OO QOORTA ISKULA JIRA (4107)
11:17
Просмотров 1,1 тыс.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Просмотров 54 тыс.
Да блин 😀
0:19
Просмотров 4,7 млн
ийу 😅
0:14
Просмотров 9 млн
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
Просмотров 6 млн
Разговор на Патриках
1:01
Просмотров 3,9 млн