Тёмный

SILIC HA DOORAN 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 475 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Развлечения

Опубликовано:

 

29 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@hindabashiir7682
@hindabashiir7682 Год назад
alle swt haunaxaris to wllkeen abwaan geesi aaamiin yarbi 😭
@ssffs484
@ssffs484 Год назад
Xili an ubaahnaa bu iso dhacay notification RU-vid kaga mar wlbo alle ayan ka baryaa hadu calafkeyga eheen inu I ilowsiiyo iso duceeya wllayaal inu qalbiga alle iga reebo 😭😭😭
@Zahruush
@Zahruush Год назад
insha allh wax walbo aad rabto rabi haka farxiyo wll😓
@ssffs484
@ssffs484 Год назад
@@Zahruush ameen yarabi 😭Thnks abyo
@Zahruush
@Zahruush Год назад
@@ssffs484 isku lenhy saliga nabiga sallahu calyhi wasalm iyo astaqfarta aad ubadi isbadal bdan baa daremee insha allh waano wllnimo🥺❤️
@asmaabdilahi6035
@asmaabdilahi6035 4 месяца назад
Amiiin yaa Allah hno
@raxiimoshcali8609
@raxiimoshcali8609 Год назад
Ayub waa nin waya arag eh waa nin aduunka wax badan ka fahansan in badan oo aan video yadada dawady ayaan si fiican ula dhacay fikir kaga waa mahadsan tahay walal qali sida aad wax badan oo naga maqan aad noogu caqli celidid walal jiro joog ayaan ku leeyahy hora u soco ayaan ku leeyahy
@osmansharif5830
@osmansharif5830 Год назад
Muhiimadu waa in aad ahaa taa qof qiimihiisa garanaaya
@najmomohamuud7790
@najmomohamuud7790 Год назад
masha allah wiilkaa waaba wiil aqli badan masha allah walal aqligaada allah kusiyaadiyo aniga aad ujeclahay in aan markasta kudaawado xaqiidii waan ka afaa idaaa dad badana way kaa faa idayaaan
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 Год назад
Waa yahay nolosha aya wax walbo kubarta 😭🥲
@alikhaliif8594
@alikhaliif8594 Год назад
Msha allah wlle ayuub wax bdn ayaa kaa barty ooo iga qarsoonaa walle mcne
@umulkhayrcabdirashiid1431
@umulkhayrcabdirashiid1431 Год назад
WalaHi inan ku dhagaysto oon kaa faaidaysto wan jecly AllaH Haka abaal mariyo🥰🤲
@khalidismaeil4903
@khalidismaeil4903 Год назад
Wallhi waa runta malin ayup Aniga ka marqati ah 💔
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Год назад
Anigabaa naxaye yaa rabi yaa raxmaan aduunka wax walboo waad arkin saas weye shukran jzakalhu khyrul jza
@mamanidirisidiris2918
@mamanidirisidiris2918 Год назад
Haa walhi Video muhim aa u aha Wana ka cod sadi waku mahad San tahay ayuub Ahmad
@maxmedcaliwehliye4719
@maxmedcaliwehliye4719 Год назад
Ustaad ayub mahad sanid ❤❤
@Abdirizakabass
@Abdirizakabass Год назад
Ayuub qof aaan aaadka ugu xiranahay ayaatahay
@Shuceyb284
@Shuceyb284 Год назад
Ustaad Mxaan rabaa inaan Go,aan qaado Mustaqbalkeyga mana Qaadan kari Waxyaabo ayaa iga hor istaagan Mudo Markan Wado Wxaan Kusoo Laabanaa Waxyaabhi Malaa yacniga ahaa iyo Xumantii Mxaa igu talin laheed 🙏🏻
@RaqiaHusseinAhmedRaqia
@RaqiaHusseinAhmedRaqia Год назад
Wll is mashquuli hadan baxwarasho kujirin gal naftaada mashquuli si an fursad ad wax yalihii mala yacniga ah ugu labanin nafdadana ka adkow goanka adag qaado bugagta aqriskana badsi wll🙏🙏
@hibodayib9507
@hibodayib9507 Год назад
Masha allah mahadsanid dhiirigelin qiimo badan ayaad markasta noo gudbisaa ayuub
@haachannel8793
@haachannel8793 Год назад
Mansha Allah isbadal ayan daremayaa horusocod wcn
@Anigakaligeey
@Anigakaligeey Год назад
aboowe inte kaala soo xariira❤
@ahmedabdi2753
@ahmedabdi2753 Год назад
My ustadii keep going
@Maahir397
@Maahir397 Год назад
Best teacher ❤Ayuub Axmed 👋🤚
@zuuzanm.m589
@zuuzanm.m589 Год назад
Thanks ayuub video gan inaa kasoo hadasho mudaa sugayay
@fariihaqueen4678
@fariihaqueen4678 Год назад
Mashallah walalkey ayub ilahey dartis ayan ku jecelahay wlhi keep going
@hassanmucalim6811
@hassanmucalim6811 Год назад
Rabi hakuxafido
@nabadonofficial
@nabadonofficial Год назад
Allah hakuxafido teacher
@sahramuuse5973
@sahramuuse5973 Год назад
Masha allah wllky qaali keep going 🥰😍😍🤩🤩
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Год назад
Thanks teacher of life
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 Год назад
Very true nabsiga wagi hore diinkaa siday but hada dabeylaha sido sacada yar umbad Sugi waxad qof ugeysato kahelitanki ayan jcyl modnay ninkan xisihii waka dhamaday huuno qalbiga adkeyso Milyan ku qalmad heli thnks Ayub
@bishaaromaammade6828
@bishaaromaammade6828 Год назад
Mage
@bishaaromaammade6828
@bishaaromaammade6828 Год назад
Musasal
@lakidagan3671
@lakidagan3671 Год назад
Talan ubahanahee xalken kala soo xidhiidhaa teacher
@hanadcr7830
@hanadcr7830 Год назад
Teacher plz malmahan wadnaga cajistay ee plz plz plz nosobadi😍
@sabariinahmed9789
@sabariinahmed9789 Год назад
First keep going teacher❤
@halimoabdi7947
@halimoabdi7947 Год назад
Waa Run taas keep going ❤
@qureshaabdi70
@qureshaabdi70 Год назад
Ana u horeyo ayub🎉
@ramloraali1358
@ramloraali1358 Год назад
Ustaad allha nookaxafiido
@fikir-keyga6363
@fikir-keyga6363 Год назад
Waa sax macalin mahadsanid 🫶
@hindabashiir7682
@hindabashiir7682 Год назад
masha allah alle haku dhawo ro wllky 😍
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 Год назад
My teacher ❤️ waankusalaamay ✋️
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Год назад
Gabsiba gabsibuu leyahay qof ka jejesanaya inaad dabo raxleyso wil ahow ama gabadh ahow walaga qurux badan yahay sikastoo ad ujeceshahay inad jarto waxdhama malaha
@fikir-keyga6363
@fikir-keyga6363 Год назад
Nabiga igula saliya inta jecelooow
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Год назад
Never love and trust someone
@user-cw1ur3rg4w
@user-cw1ur3rg4w 9 дней назад
Scw scw scw scw
@hanadtoffix4210
@hanadtoffix4210 Год назад
Legend Full Respect 🥰
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Ustaad ayuup wax garad aad umahadsanthy walalkey 🙏💖❣️
@cismanmahamud126
@cismanmahamud126 Год назад
Alle Haku barakeeyo macalin❤
@khadijoibrahim3688
@khadijoibrahim3688 Год назад
Mashallh walalkey
@khaledidiris5722
@khaledidiris5722 Год назад
Legend for eva brother 💪✍
@xilojanomohamed7884
@xilojanomohamed7884 Год назад
Mahasanid Ayuub wll ❤
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Год назад
Big respect brother
@Zahruush
@Zahruush Год назад
thanks teacher😇
@abdirashkhalifa8967
@abdirashkhalifa8967 Год назад
Ayubow meshan wax majiran lakiin tan cml raga xitaa wey heystaa
@user-pl4qn5dt8p
@user-pl4qn5dt8p 5 месяцев назад
By wallhi my teacher and my adviser 😊l have full respect 🎉life as long as I life 😊❤
@salaadipraahim5291
@salaadipraahim5291 Год назад
Sharaf iyo kaarmo wll ayuub
@daauudcajab4268
@daauudcajab4268 Год назад
Thanks teacher waxa so samysa moning rotine🥰
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 4 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Год назад
Allah haku sharfo walaal
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 Год назад
جزاك الله خيرا الله يعزك
@dhawrsandhamays3322
@dhawrsandhamays3322 Год назад
Mahadsanid wllky Dhiirigaliyahayga💯💚
@ruunruun6136
@ruunruun6136 Год назад
Aduunyadu wareeegto runtiii 💯💯💜 Thank u Ustad Ayuub
@cabdiraxmaancismaan9070
@cabdiraxmaancismaan9070 Год назад
🔥🔥🔥
@cabdiraxmaancismaan9070
@cabdiraxmaancismaan9070 Год назад
Y
@maryamadeganayaanleabdi5802
Ale haku barakeyo wll ayuub ahmed
@hodandoolaal6941
@hodandoolaal6941 Год назад
Hhhh Ayuub wlhi waan sugaayay labadan inad kasoo hadasho
@kaltoundayib9242
@kaltoundayib9242 Год назад
The best teacher
@Toox774
@Toox774 Год назад
الدنيا تدور😢
@user-cw1ur3rg4w
@user-cw1ur3rg4w 9 дней назад
Masha allaha
@Amenomer-in6st
@Amenomer-in6st Год назад
M allh ayub allh haku dayo wlle
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Год назад
Ustaad intee kala soo xirah
@mofarax1179
@mofarax1179 Год назад
M.a ustad
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Год назад
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@safiyamahamad4384
@safiyamahamad4384 Год назад
Waa sax ✌️
@degannimco1451
@degannimco1451 Год назад
Thnx wll
@zalmaanqadi8288
@zalmaanqadi8288 Год назад
Waa Dardaarn fiicn
@abdifatahchannel9195
@abdifatahchannel9195 Год назад
Lovely
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 Год назад
Hore u soco😃
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 Год назад
Asc wll ayub wan kugu xiranahy dadka aadka ku dawadanah wan kaa mid ahy subaxdii inta is diyari naya aan dhagesto oo ii dhiri kaiya Hal dhib Ayan isku arkay 5malin Ayan wax barasho aada 2malin fasax Ayan ahy 2 malin aad Ayan u naxta wax aqri marka idhahana hurto ayaa ii qabtah maxa iku talinaysah cajiskas naa maxa keeno wll
@hiismahdisalad7588
@hiismahdisalad7588 Год назад
Thank you very much
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Ayuubow sharafi korkaaga ha ahaato
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Год назад
Aamiin wll dhamaanteen
@fikir-keyga6363
@fikir-keyga6363 Год назад
Doqonta Usha agteeda ku dhufo hadey garan weysana madaxa ka saar waa oraahda aan maanta ka faa'iday vedio gaan horay usoco teacher aad baan kuu jeclahay🫶
@safaamaxamuud7935
@safaamaxamuud7935 Год назад
First one ☝️
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 Год назад
Thanks dear teacher of mine
@nuurayaxye8641
@nuurayaxye8641 Год назад
Ayuun axamed allah haku xiftiyo
@nuurayaxye8641
@nuurayaxye8641 Год назад
Abowy
@munabashir4086
@munabashir4086 Год назад
Walaal wahankacodsanaya Ina kahadashid muqal quf kusabsan markasto sahiibyasheed katagay just because she is kind and cares for them .....Thank you waiting for ur fast reply
@mattan3578
@mattan3578 Год назад
Correct sheekhow✅
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Год назад
Ayuub axmed🧡🌹💕✍
@axmedmaxamed2604
@axmedmaxamed2604 Год назад
Dheeri galiye 🤴🏼🧠🫂❤️
@Ciseyacali
@Ciseyacali Год назад
Waxan laydha Ciseya cali waxan joga Itopia qofkan rabay aaya ig tahy adunka aya cidhidhi 😢igu noqdy maxan sameya😢
@Najma98
@Najma98 Год назад
Is Adkee abaayo quraanka si fcn u akhriso waxa khayrka kuugu jirin sideedaba ma raaagaan ee wixii tagay waa wax aan khayr lahayn
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Waad mahad santahay
@anisomohanisomahamed6031
@anisomohanisomahamed6031 Год назад
Thanks 😊
@naemann8297
@naemann8297 Год назад
Walahi beentaada ma aha waligey qof ann rabin ben maushegin waayo ani marabi in been laishego
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 Год назад
Thnks alot
@imrojamaozmaan1432
@imrojamaozmaan1432 Год назад
Aad iyo aad
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Год назад
Wlhi qofka inuu qof jeclaado waxaa ka horeeyo inuu naftiisa ixtiraamo
@rowdorowdo7137
@rowdorowdo7137 Год назад
Wlhi Benta maha sanadkan waxa igu dhacay maha waxan ilobi karo
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Год назад
@@rowdorowdo7137 weey nagu wada dhaceeyn qof aan wax ku dhicin ba ma noqdo qof adag ee naftiisa ixtiraama
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 Год назад
Aad ayaaa umasanthaye walal talada fcn
@sumayah4349
@sumayah4349 Год назад
Ayuubow xariiraha buwaag maa uaqrisataa aan aniga nh sooqadtee😂
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 Год назад
Ayuub isbucii 3 video nasoo gali
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Год назад
ustd ayup ahmed aad u mahdsntyhaaa
@faiza9305
@faiza9305 Год назад
Ayub wl xage kala so xiriraa
@miskitagane1678
@miskitagane1678 Год назад
Tru ❤
@umusuleym9441
@umusuleym9441 Год назад
Tacsida abwaan geeesi kama eheeno ayubo
@gaatiyecarab5830
@gaatiyecarab5830 Год назад
Mahadsanid macalim Videogan inan kaso codsado ayan rabay Lkn adigaba ka hadlay
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 Год назад
Ayubow walalkey tala ka raba inte kala so xiriira
@ibraahimcabdinasir841
@ibraahimcabdinasir841 Год назад
Arin ayaan rabaa in aad iiga xaliso
@Fathia2
@Fathia2 Год назад
lkn ustaad wiilkaan asagoo rabin haduu qiyaami lahaa aya ka darneed ayadane waa indho adag tahay qof hore kaaga gaabsade waa qalad ilaahow maa ilmo xatee u dhashid ayada is qiimen weyse.
@yussufdubow1246
@yussufdubow1246 Год назад
Walal mahad sanid lkn suasheyda waxa waye xarirka ila inte mudo ku qurxonya ? Inshaalah wan filaya inaad isojawabta
@najaxshankaroon2971
@najaxshankaroon2971 Год назад
Wll lkn video noso badi ado mahadsan ilahay janada haku geye
@gabarsomaaliyed33
@gabarsomaaliyed33 Год назад
wll ma leedahy meel laagaga xiriiro
@farahhussein5809
@farahhussein5809 Год назад
Sure 💔
@Rahmatii0
@Rahmatii0 Год назад
Wcs ustad
Далее
DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY
16:18
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,4 млн
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,7 млн
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 23 млн
GABAR jawaab saxa kaama siin karto
12:49
Просмотров 102 тыс.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Просмотров 55 тыс.
1 DUMARKA HA ULA TEGIN ARINTAN
17:34
Просмотров 58 тыс.
Nafsi ahaan ayaad ugu dhiman qofka noocaana
13:38
Просмотров 52 тыс.
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
Просмотров 164 млн
Разговор на Патриках
1:01
Просмотров 3,9 млн