Тёмный

Eedda Suufiyadda ma xaa ka Run ah 

Bogga Maandoon
Подписаться 3,6 тыс.
Просмотров 1,9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 9   
@feysalyare9872
@feysalyare9872 3 года назад
Adinka manhajkina waa kee
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 4 года назад
Waxa nin kan sheegayo wax baa kajiro
@libanguled8991
@libanguled8991 4 года назад
Waa run laakiin ninka wuxuu shalay yiri haddii la weydiiyo waan inkiraya ma ogo miyaa
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 4 года назад
Shiicoy idinka maxaa idin dhex geshay Arimahan maad Dhagaxiinii iyo midiyihiina isla dhacdaan
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 года назад
Shekha ila hada waxba magaleysinin . Gaalnimo umbu kadigay sufi wa juhaalo hoos kadawo gabay lugu kalasarayo somow iyo sh umal ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-KaRcxNc-fxE.html
@sab1sahara442
@sab1sahara442 4 года назад
dad suniyiin ah ayaa is haysta adigu shiico ayaa tahay
@caqiilimedia6542
@caqiilimedia6542 4 года назад
Sab1 Sahara wahaabiyadu suniga kuma jiraan
@mahadabdi4946
@mahadabdi4946 4 года назад
Ninyohow in adiga ma shaki baa kaaga jira inay gaalnimo tahay in shiikh cabdulqadir jiinani iyo awliyo iyo wax kasta oo illaahay ahayn loo yeertoy tastuurka laguma dhariyo cidna mana lagu dhaarin madaxwaynaha ee wuxuu ku dharanayaa illaahay oo wuxuu yiri waxaan ku dharanayaa illaahay sidaa awgeed magaranaayo siduu fahankaagu yahay marka qofka ika qoraal horeeya wuxuu kugu sheegay shiico marka haday run tahay oo adigu shiico tahay dee noodaa culimadayada suufi iyo wahabiba ileen waa wada somali Muslim ah oo hadana ah suni adiguse waxaad ka tahay dhexdayada tuke cambaar leh iyo bar xaraan
@cabdicaqil5830
@cabdicaqil5830 4 года назад
waad ku saxan tahay walall
Далее
Faafintii fikriga wahaabiga
43:19
Просмотров 1,5 тыс.
Неплохое начало лекции
00:51
Просмотров 98 тыс.
Muxaadara Umal iyo xaaladda Xamar
20:29
Просмотров 1,6 тыс.
Farriin furan oo ku socota wahaabiyada Soomaaliya
7:43