Тёмный

EP12| Qaybteena caruurnimo| inner child| الطفل الداخلي.✨ 

Nazreen zallah
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@luulcali2333
@luulcali2333 9 месяцев назад
Waa inaad doorataa inaad noqoto qof gudaahaan yar ka hor inta aadan dooran qof gud ahaan gaboobay adigoo dibad ahaan qof yar eh💯💗 Ha dooran inay ku gasho ruux qof da'weyn adigoo dibad ahaan qof yar eh sbbto eh halka laga gaboobaa waa gudaha waana ruuxda iyo qalbiga💯💗 Inuu qofka dibad ahaan isbadallo qofka waa wax dabiici eh lkn ha dooran inaa gudo ahaan gaboowdo sbbto eh ruuxda💯💗 gudaha iyo qalbiga ma gaboobo Allahuma barik cilmigaaga huuno❤❤❤❤
@nuurdaalacay8990
@nuurdaalacay8990 10 месяцев назад
Khuraafaad baan moodi jirey inner child wllhi😂 waan fahmay hada show waa qaybahaa aad sheegtay cajiib aqoon la.aani waa iftiin la.aan mahadsanid ustaada macluumaadyada aan laga hadlin ka bulshada soomaaliyeed ee kanoo kale ah soo badi jasakallah
@Abdullaahi_ashqar
@Abdullaahi_ashqar 10 месяцев назад
Your podcast is like a therapy 🫠
@richpro
@richpro 10 месяцев назад
ANOTHER LEVEL ❤
@bahjoalijamac9329
@bahjoalijamac9329 8 месяцев назад
Mahdnsd abayo jasalkallh
@miss9248
@miss9248 10 месяцев назад
Thanks ⚘️ ustaadi please moowduucaan waa muhiim ee inbadan kahal oo sida looga bogsadana noo sheeg ❤ جزاك الله خيرا ❤
@NajmaHassan-u9c
@NajmaHassan-u9c 10 месяцев назад
Masha allah mawduucyadan cajiibka ah halkeed ka soo xulataa abaayo wllh mawduucan soomaali ka hadlaya maan arag, qaabka aad u sharaxdaana waa gaar ilaahey haku barakeeyo♥️
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Jasakallah jannah wlaalo❤
@MahfuudAbdulahi-wf6gd
@MahfuudAbdulahi-wf6gd 10 месяцев назад
Sidee wax lays ku Baraa ka soo hadal iyo body language ka labada ka so hadal my sister my mother thank you so much💚💚💙💛💛
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Hye wlaalo mahadsanid 🙏
@niciimarooraaye6921
@niciimarooraaye6921 10 месяцев назад
37:29 woow waarun waxa jira dad ruuxda ka gabooba . 37:57 dadku labay u qaybsamaan 1; qof da.wayn laakiin ay ku jirto ruux da.yari. 2. Iyo qof da. yar oo ay ku jirto ruux qof da. wayni.
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Aadbaad u mahadsantahay wlaalo♥️🙏
@omarmounaya
@omarmounaya 3 месяца назад
soo beautful Advices mashallah
@ashasaid7324
@ashasaid7324 10 месяцев назад
greatful for you
@nakrumabadri7386
@nakrumabadri7386 10 месяцев назад
Masha allh mahadsanid❤
@AidarosHassan
@AidarosHassan 10 месяцев назад
Wan ku Salamay Wakhti an Sida U Fogayn Ayan Kugu So Biiray Melaha 1months Ayan kula Socoda Wax Badan ayan Ka Faiday Waxan ahay Ragga Jacel Hablaha Wax Bartay Badankana Wan Dhagaysta Hablo Badan Ayana Ku Xidhnahay Hamda Hussein Amal Abdillhi (albaqiyat( Amal bade Badanka Saxibaday Waxay igu Dhahan Maxad Nagaha Ka Dhagaysa Kaliya Wan Jacelahay ayan kaga Baxa
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 месяцев назад
Aad baad u mahadsantahay wlal Kuwaa kugu leh naagaha maxaad ka dhagaysataan u sheeg in aanay muhiim ahayn jinsiga cilmiga laga dhagaysanayaaye laakiin ay muhiim tahay macluumaadka aad helayso. Macluumaadkana raga iyo dumarka labadaba cidii bixinaysa iyo qaabka ay u bixinayaani ay adiga muhiim kuula muuqato, waxna ay tahay in aad kala hadho. Mahadsanid ❤🙏
@aaminoomar9920
@aaminoomar9920 10 месяцев назад
Thanke 🎉❤
@sakinourchannel1
@sakinourchannel1 9 месяцев назад
M.a wllshay
@BintuAhmett
@BintuAhmett 10 месяцев назад
Thnkz wallo❤
@khadijajamamohamed5516
@khadijajamamohamed5516 10 месяцев назад
Thank you abayo ❤️
@Zoma-g8e
@Zoma-g8e 10 месяцев назад
@Hamad Hassan❤
@Intisaar1213
@Intisaar1213 10 месяцев назад
Tnx abyo ❤kasohadal kalsonida io kartida qofka
@kaafiahomett6360
@kaafiahomett6360 10 месяцев назад
abaayo san usugayyy leee 😍🤩adban ku jclahy
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Aadbaad u mahadsanid wlaalo gacalo♥️🙏
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 10 месяцев назад
Mahadsanid wlllshy mcney Waxn ahay gabadh school dhigatah wlll qlh talo isii waxn na rabaah inan chenal furto pls talo isii wlll qlbiyey💞💞👑💋
@ina____garaad
@ina____garaad 10 месяцев назад
Furo qaali se waxaad ka hadashaa wax faa'ido kuu leh dadkana wax u Tara.❤
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 10 месяцев назад
@@ina____garaad wlllshey mahadsanid hyh❤👑
@abdiqadirfarxan
@abdiqadirfarxan 10 месяцев назад
Aad iyo aad ayaa u mahadsantahy walashey halmid ayaa ka codsana playlists chanalka malahan marka inaad noo samayso qaasatan podcastigan waxan filaa inaad ifahantahy. Mahadsanid
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Waan sameeyay wlaal ku mahadsanid xasuusintaada jasakallah.
Далее
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 475 тыс.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Просмотров 3,3 млн
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
الأمان و التسليم 🍃. .
39:50
Просмотров 35 тыс.
RIWAAYADII CISHQI OO HOLAC AH JILAYAAL XUSUUS MUDAN
33:08