Тёмный
Nazreen zallah
Nazreen zallah
Nazreen zallah
Подписаться
Ogaalka Ruuxda iyo islaamka🌻 Wacyiga quseeya nafta, noolaan-shiyaha iyo xidhiidhada badqabkooda🌻. Coach: Hel hibadaada gabadhnimo.🌸
Talooyin gabdhaha quseeya.🌸
10:11
4 месяца назад
Aqbala khasaaraha| Love letter💛
1:24
6 месяцев назад
Комментарии
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 18 часов назад
Caawaa kusoo biirey channel-ka sida dagan ee aad u hadlayso xaqiiqdii waaka helay masha alah wlaal mahadsanid Gym 🏋️‍♀️ ku dhex dhagaysanayaa muuqaalkaan dagan ani waa i anfacay muuqaalkani maadaama aan......😂
@Barnibilan
@Barnibilan День назад
Ilahayow nasiibadeena wanaaji anagana naga dhig kuwo wanaagsan. 🤲🏾🤍
@Maxamedculimoh
@Maxamedculimoh День назад
I will hope good luck
@khadarhassan711
@khadarhassan711 2 дня назад
Xidhiidh ha Gali waa talada 1aad ee aan ka guntaday podcast ka ❤ 🕐 Walahi waan u madnaqayaa qofkii ila soo wadaagay podcast kaas Kan
@sundusxarago2869
@sundusxarago2869 2 дня назад
Chanalkeni faidada badna qalbi alle haku karameyo🎉❤
@najmoxuseen6711
@najmoxuseen6711 3 дня назад
Aad iyo aad ayaad umahadsan thy wallaashey gaariyay walhi aad baad ii waanisay ilahey haku sharfo ❤️👸🏿
@XafsoCabdisalam
@XafsoCabdisalam 3 дня назад
Mahad sanid apyo😍❤️
@HothanHapy
@HothanHapy 3 дня назад
Moshaallllh wlshy gulyso 2da daarodba daganey
@FatuushTeeena
@FatuushTeeena 3 дня назад
Shukran marka hore waxbn ban ka faideysan Dona I.a codkada mi ii fasaxi karta tik tok ayn dhiganyaa sey dadkle ugu faidan😮ajar Allah ka siye
@nazreenzallah
@nazreenzallah 3 дня назад
haa wlaalo waad qaadan kartaa waxba malaha❤
@FatuushTeeena
@FatuushTeeena 3 дня назад
@@nazreenzallah jasakallahu kheyr
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 3 дня назад
Masha Allah
@MinaChannelYT
@MinaChannelYT 4 дня назад
👍🔔♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@SacdiyoCabdiqadir-t4y
@SacdiyoCabdiqadir-t4y 4 дня назад
Masha allah wallashey sad kheyrka nolajeclaate allah kulajeclaado adina
@SacdiyoCabdiqadir-t4y
@SacdiyoCabdiqadir-t4y 4 дня назад
Sad kheyrka nolajeclaate adina Allah kujeclaado
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 4 дня назад
Ani shaqsiyad daciif leeyahay raalina kama ihi😢😢😢😢😢😢
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz 4 дня назад
You relaxed my mind dear sister You calmed me that my allah accepted us your dua❤
@asiya213
@asiya213 4 дня назад
Abyo wlhi dar alle ayaan Kùu jeclahay ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 4 дня назад
Kh jecli aniguna walalo Mahadsanid ❤
@SalmoCimranmaxamed
@SalmoCimranmaxamed 4 дня назад
Wlshei ma awoodo inaan kaligay 1m ku gaarsiiyo lkn wxaan awooda inaan cilmigaaga wx bdn ka barto horay u soco qaali
@nazreenzallah
@nazreenzallah 4 дня назад
Shukran walaalo ❤❤
@user-sq2up4xe8b
@user-sq2up4xe8b 4 дня назад
Qalbiyey walhi codkada markan dhageysanyo waxan darema daganna alle haku daayo
@nazreenzallah
@nazreenzallah 4 дня назад
Ameen walalo qaali Mahadsanid ❤
@Anap-dk1od
@Anap-dk1od 4 дня назад
Shukran xapiipti
@kowsarbashir31
@kowsarbashir31 4 дня назад
Aniga comments maba qoro inta badan lkn manta inaan kuu mahadceliyo ayan rawa wll allah haka abalmariyo saad wax wanagsan nogu shegto codkaga naxarista leh ayaan wax lasisto lahayn❤🌿💐
@nazreenzallah
@nazreenzallah 4 дня назад
Allahuma ameen yarab Mahadsanid walalo❤❤
@NeverloseAbdy..
@NeverloseAbdy.. 5 дней назад
Rabi haku xafido 😢
@FaadumoAbdi-pn7zh
@FaadumoAbdi-pn7zh 5 дней назад
Gacalooy cimrigaa raag idim allah❤
@AsmaAli-c2n
@AsmaAli-c2n 5 дней назад
Thanks you very much my sister 🎉
@UmalkhayrHasan-o5l
@UmalkhayrHasan-o5l 5 дней назад
Walashey gabadhaha16 jirada ka soo yar hadal❤😢😊
@ikraanrooble7376
@ikraanrooble7376 5 дней назад
Quruxey mhdsanid
@SumayaMohamed-sg6iw
@SumayaMohamed-sg6iw 5 дней назад
Wan ku tabnay, kuuna xiisnay qalbi ❤.
@user-zd4dn3oe7t
@user-zd4dn3oe7t 5 дней назад
❤🎉😊
@najmahassan8971
@najmahassan8971 5 дней назад
M a maxan kuxiisnay qalbi dhaya ❤🥰
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 дней назад
Ilaahay ha ku jeclaado wlaalo jasakallah jannah❤
@salmaqurux6834
@salmaqurux6834 5 дней назад
JAZAAKALLAH ❤
@fatuushqalpi
@fatuushqalpi 5 дней назад
Jazakallahu khayr🎉xapipti❤
@NeverloseAbdy..
@NeverloseAbdy.. 5 дней назад
Mahadsanid 😅
@ridwaancumar8879
@ridwaancumar8879 6 дней назад
Mashaalah inta video RU-vid ka dawanayy midkan mid lamida ma arkin manta ka hor thanks wlshei❤❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 дней назад
Aad baad u Mahadsantahay wlaalo ❤️
@MudanApdirahman
@MudanApdirahman 6 дней назад
Shukran abayo wax bdn aan kafaiday wllhi abaalkaga ilaahey jano hakaga dhigo ❤️💐
@ikrammoha3635
@ikrammoha3635 6 дней назад
Markaa Arko Daganaasho Hadalkaaga, Hadal Helidaada, Dhiiragalintada , Waxaan isku arkaa Qof wax badan Qabyo ee ka yihiin . Masha Abyo Allah ku xafido Muuqaladaan cml inoo soo Badi Mahadsanid ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 дней назад
Aad baad u mahadsantahay wlaalo gacalo💗💗
@user-bw8ut3sh8d
@user-bw8ut3sh8d 6 дней назад
Rabi waxn ku waydinayaa jano tan usaraysa in uu kugu casuumo saad unolayso qalbigayga rabi janada hagugu noleyo wllshay mcn😢❤❤❤❤😊
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 дней назад
Allahuma amiin wlalo adigana sidaa oo kale yarab ❤
@ashasaid7324
@ashasaid7324 6 дней назад
❤🎉
@user-oy7de5cp6x
@user-oy7de5cp6x 6 дней назад
Solabasho wanagdb wlll mcn🥰
@istarliin790
@istarliin790 6 дней назад
Mahadsanid❤qali
@qalbilove2448
@qalbilove2448 6 дней назад
Igu so duceya qof aan is fahano oo aqiro iyo aduun qani ka eh❤❤
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 4 дня назад
Ilaahyaw haku hibeyo qof wngsan akhaalq ahaan diin iyo danbacahaan ka dhisan .
@ilhaanmohamed4928
@ilhaanmohamed4928 6 дней назад
jasakaLlah kheyr abyo ❤
@mohamedameen2063
@mohamedameen2063 6 дней назад
Jacayl ka caqliga ayaan ku qaaday cousin ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 дней назад
Mahadsanid wlal❤
@MarwaDaahir-v4d
@MarwaDaahir-v4d 6 дней назад
Maamoyinka hada joga marka ku tidhahda igala tali arimo guurka ku salysn waxy ku odhnyan hagbad ka gal ninka jilec yu ka daremin sirtada yu ogaanin cajiib wlhi !! Iyo wixi la mida wxd moodaba ina dagal la isu diyariyo
@nafisacali3840
@nafisacali3840 6 дней назад
Beenta mahan dadku way khalad fahmeen guurka laba dowladood oo laysku kenay baa modaa😂
@user-wb5fe8qs3m
@user-wb5fe8qs3m 6 дней назад
Abaayo appka podcast markaan tago kadhageyso maago iima shaqeynaayo podcast yadaada ee cilada mexee thyna
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 6 дней назад
Mahadsanid 😊❤
@SacdiyaAhmadhassa
@SacdiyaAhmadhassa 6 дней назад
Aww mhdsanid gacallo😊❤ ilhy cimriga Haku barakeyo
@user-tb1pb8xn8j
@user-tb1pb8xn8j 6 дней назад
podcast hanag ilaawin soo dhig halkaas baan aad u dhageystaaye
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 дней назад
Waan dhigay wlaalo soo day hada❤
@user-tb1pb8xn8j
@user-tb1pb8xn8j 5 дней назад
@@nazreenzallah waan arkay khayr Alle ha ku siiyo wllo waxaan rabay inaan kula soo xidhiidh ee xagee kala soo xidhiidhaa?
@user-tb1pb8xn8j
@user-tb1pb8xn8j 6 дней назад
xagaad ka dhacday inabti wlhi waan kuxiisay ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 6 дней назад
Waan idiin xiisay aniguna wlaalo soo laabtay se mahadsanid💗