Тёмный

Episode 18: Ogaal-Neefsasho | Mindful Breathing | Kabasho| 

Hamda Hussein
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo.
Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan 🙌

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@macalimadfirdowsa1
@macalimadfirdowsa1 2 года назад
Alxm Allihii 2022 iiga dhigay sanadkii kabashada hamdana inuuga dhigy qofkii nabari lahaaa 😊😊
@sulaimanbashiir5923
@sulaimanbashiir5923 2 года назад
cashiradayda toddobaadlaha ah ee aan lacag la'aanta ku dhigto buu ka mid yahay mahadsanid walaalo Xamda miisaanka xasanaadka rabbi hakuugu daro.
@qasriconstructionconsultan5574
@qasriconstructionconsultan5574 2 года назад
Naf Daggan, aya goa'aan qaadan karta, naf daggan ayaa fal celin samayn karta, naf kala miiran ....MAHAD badan , kiniinka dibi u kabasho
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed Год назад
Kabasho kama daalo dhagaysida markasta oon jaanis u helo waxaan dib ugu laabtaa xalqad kasta oo gadaal ka dhagaystey Hamda Hussein haldoorka bulshada qayb ka tahay ❤❤🎉
@NasraAbdikadir-gx3vd
@NasraAbdikadir-gx3vd 3 месяца назад
Jazakumullah kheir ilahey aqira iyo adun akubarakeyo wax waxan Allah kumatuso
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz 6 месяцев назад
Mahsanid wllshey mash allah ❤
@kaisehamze6868
@kaisehamze6868 Год назад
Mahadsanid wll Cashar Qiimo Leh Jazakallahu Khayr ♥️🤲
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 года назад
Mahadsnid ad ban kuuldhacay marnaamujkan qiimaha badan ee noso jeedisy jasakalahu khayran
@Qabyo-tire
@Qabyo-tire 2 года назад
Minita aad soo galisay ee uu isoo dhacay ayaan ku farxay anoo dhagaysanba. Waad ku mahadsan tahay hadaad codsigaygii ii tix galisay, Alleh haku barakeeyo.
@Sagal-dc5bv
@Sagal-dc5bv 2 года назад
Abtiyoo❤❤❤❤❤❤❤💉
@werisnaasir7448
@werisnaasir7448 2 года назад
Kaalin wayn bad noogu jirtaa xamda alle haku barakeeyo walaalo maanta ilaa maalintan kuguso biiray salaam daakhili baan dareemayaa ❤
@addowabdi4388
@addowabdi4388 2 года назад
Aad baa umahad.santahay Ustaad Hamda Hussain Raxmaanka raali hakaa noqdo 🙏🙏❤❤❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah abyo Allah ku xifdiyo 🤲🤲waad na dhiirgalisaah ee Allah kugu sharfo💯💯👏👏
@shankaronmohammed6182
@shankaronmohammed6182 2 года назад
MashaAllah MashaAllah thank you so much I love it so much ❤️❤️❤️
@xamdimgxmohamud4074
@xamdimgxmohamud4074 Год назад
ala abayo aad baan uga helay podcost kaaga wlh waxbadan ka faaidey waliba waad iga qoslisaaa hada 10:14 markii lamaraayo qosol baan la aamusi waayay si motivation ahaan kuu dhagaysataa samiday waa taahy hamda mahadsanid wllo inabadan
@safiaduco_daahir
@safiaduco_daahir 2 года назад
Thank you. Waa la dhacay marmaamijyadaada mashaa allaah thank you ma labaaad
@nuryusufdiriye7561
@nuryusufdiriye7561 2 года назад
Mansha alah Walal
@heersare2373
@heersare2373 2 года назад
Masha Allah habeen wanaagsan walaal Ilaahay haka abaal mariyo barnaamijkaaga maalin kasta labo mar ayaan dhageystaa mawduucyadaada 😇
@cabdulahicismaan2386
@cabdulahicismaan2386 6 дней назад
anoo yaaban ayaan helay kilibkaan Alaa mahad leh. kadib adiga hamda husein
@khadardacar9455
@khadardacar9455 Год назад
Alla ya barak wllo ilahay ha ku sharfo
@nadiajamal3776
@nadiajamal3776 2 года назад
Ta'ammul inay tahay baan u fahmay xamdaay walaalo❤
@russelljackson4014
@russelljackson4014 2 года назад
video gan wax badan bu iga cawiyay 🥰 Media Dadka Logu TaLa GaLay Wa Adiga M.a
@mohamedkhaliif9845
@mohamedkhaliif9845 2 года назад
Thanks hamda runtii waxaad bulshada ujoogtaa position aad muhiim u ah🙏🙏🙏🙏
@ENTERTAINMENT-hh6pi
@ENTERTAINMENT-hh6pi 8 месяцев назад
Asc wll meditation 🧘‍♀️ ma dambibaa diinta islamka
@KhadarDacar
@KhadarDacar Год назад
Wllo Alle ha ku sharfeeeee wax badan Ayaad ayaad bulshadada utaraysaaaa
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah 💯💯👏👏
@sakhawadiinweheliye535
@sakhawadiinweheliye535 2 года назад
Alleh cimriga hakudhereyoh wlzhy hamda husein
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
Xamda dhidid ba idhibay shaqadaydi iga repay dadka iga reepay inan dhex galo sida kale cafimadka wan cafimad qaba lkn dhidid iyo hur kulul unpa inta sare e madaxa igaga furma sipa wuxu igu si bata marku qof iso eego armu adi ka hadlaya ama adigu ku eegaya bal talo iyo dawo isi
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
@@khadujawad3811 iso sawir wllo
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
@@khadujawad3811 wll iga cawi qayrkay bu dhidid iga reepay hadu dhulku kululyhy hadi qabowyhaay wa isku kay mid dhdidi uun bal dawada iso dir sawirkeda adi ma tijaabissy
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
@@khadujawad3811 Instagram ma ledahay iso qor
@Sagal-dc5bv
@Sagal-dc5bv 2 года назад
Mahadsanid macalim wax badan ayaan ka faaidey.
@soolmedia2507
@soolmedia2507 2 года назад
khayr alle haku siiyo walaal Xamda.
@ruuxalbi653
@ruuxalbi653 Год назад
Xasiliya hamda hussein ❤❤❤ love you wll mcn
@axlaamcali7633
@axlaamcali7633 2 года назад
Nogu soo dhakhso wllo waad ngla raagtye xalqda 19 Jaskllh khayr 1-19wan la socda
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Walaalo waa Jimce kasta fiidkeeda xilliga barnaamijkan xilqadihiisu soo baxaan 🙏
@kimhodo1830
@kimhodo1830 2 года назад
Thank you babe you are part of my change hamda
@Bashe12
@Bashe12 2 года назад
Great person hamda Hussein. ❤ from my 💙
@mustafeabdi7368
@mustafeabdi7368 2 года назад
Mansha allah wll jasaakallaah wll
@hodaniitaabdi1684
@hodaniitaabdi1684 2 года назад
Wan ku xisnay hno mcn🥰😍
@sulaimanbashiir5923
@sulaimanbashiir5923 2 года назад
mahadsanid ustaadatii.
@habibaowl3834
@habibaowl3834 2 года назад
Mashallah walashey
@abdirizakmohamedaliartan4779
@abdirizakmohamedaliartan4779 2 года назад
Alle ha kaa abaaliyo ina-adeer Hamdaay.🥰
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 2 года назад
Jazakallah xbbt hamda
@ismanhassan1251
@ismanhassan1251 2 года назад
Hey Hamda May Allah give you the reward of this beautifull lecture , i have a question : is meditation allow for islam ?
@musbaxlifestyle6445
@musbaxlifestyle6445 2 года назад
Abayo Adoo Salaada Tukankaro maxa Meditation 🧘‍♀️ kufale hadi walwal ama wax Tabaneysid salada iyo sabirka kasho, saliva nabiga afka kuhay iyo istiqfarta
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 2 года назад
Ogaal-Neefsasho dawo loo barbardhigo ma jirto dawooyinka ruuxdaa.
@roodajamac2521
@roodajamac2521 2 года назад
جزاك الله خيرا الجزاء
@sadamhussein4816
@sadamhussein4816 Год назад
Ma.shalaah wall aadbaad u mahadsantahay hamda anuu hadda ayaan soo bilaaby pleylist-kabasho oo markii hore waan kasoo raagay hadana wali ma dhamysan oo dhexdaan wadaa mar kle aadbaad u mahadsantay 🙏🙏🙏 hamda
@sarahabdallah3128
@sarahabdallah3128 2 года назад
Shukran Hamdaay
@fuadabdi2137
@fuadabdi2137 2 года назад
Mahadsanid Hamda
@Raneemmahamed
@Raneemmahamed 2 года назад
mahdsanid Wallo
@somprank9474
@somprank9474 Год назад
Thank your so much❤
@fatmamoed4969
@fatmamoed4969 2 года назад
masha allah 🥰
@ahmedbarkhad5265
@ahmedbarkhad5265 2 года назад
Salaam ustad Hamda
@kaltuunmaxamed4773
@kaltuunmaxamed4773 2 года назад
I love you my sister♥️👸💯
@hodankaarshe2168
@hodankaarshe2168 2 года назад
Thank you so much 🙏🏻
@anisohirsi7236
@anisohirsi7236 2 года назад
Wcslm abyo mcn 👸🥰❤👑
@carweelo1484
@carweelo1484 2 года назад
Manshaalh 🥰👑❤️
@moohanyou424
@moohanyou424 2 года назад
Sis guulayso
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 2 года назад
Wcsalaam, dear Hamda Hussein salaama.🙏❤
@NemoOmarrr
@NemoOmarrr 2 года назад
Thank you a lot 💓 🙏
@iqrasomali12
@iqrasomali12 2 года назад
Mhdsanid abyo
@ugaaz_ahmed_john
@ugaaz_ahmed_john 6 месяцев назад
@hoothoegeh6113
@hoothoegeh6113 2 года назад
Dr hamda hussein waxaad mooda maskaxdyda iyo niyadyda inaad ka hadleyso waa mhdsanthy runtii ❤🙏
@hafsaosman8286
@hafsaosman8286 2 года назад
Asc wll face book maka hadli kara arin aya dhib igu ah
@munamaxamud1947
@munamaxamud1947 2 года назад
Qali fariin ayaan kugu rebay instigarmka
@canabmuktar102
@canabmuktar102 Год назад
Is meditation allowed in islam?
@leaderrio5320
@leaderrio5320 2 года назад
Abaayo ___ 1 kaan su'aal igaaga jawaab __ kabashadaan mawaxaa loogu talagalay dadka ineey liidnaan bis daremayo oo rabaan ineey ka soo kabtaan __ wax yabahaa naftooda sameyay mise waan iska dawan karaa ima sameyneyso __ soo Mahan 👌 😒
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Waad daawan kartaa oo aqoon iyo naf-ogaal ayaa kaaga kordhaya walaalo 🙏
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 года назад
Wcs
@bushra00
@bushra00 2 года назад
❤❤
@barashadaCarabiga
@barashadaCarabiga 2 года назад
M.a
@Amounbile
@Amounbile 9 месяцев назад
Hppt at this moment you making us happy and the same time healing ❤️‍🩹 thank you so much sister
Далее
Episode 30: Is-xambaarsanaan| Narcissism| Kabasho|
32:00
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 11 млн
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 502 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
FILO PART 128
29:06
Просмотров 29 тыс.
Dealing with Failure and Self-Love with Salama Mohamed
35:27