Тёмный

Episode 14: Awoodda Siidaynta/The Power Of Letting Go|Kabasho| 

Hamda Hussein
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aasha ah 'Awood intee le'eg ayaynu u leenahay inaynu siidayno dareemada aynaan jeclayn si aynu qayb uga noqonno kabashadeenna'?.

Опубликовано:

 

31 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@zainabmilaano2011
@zainabmilaano2011 2 года назад
Tan iyo Markaan Channelkaan ku soo biiray waxaan Dareemaya in aan helay Meel aan ku Nafiso
@osmanmohammed2982
@osmanmohammed2982 2 года назад
One of Allah's sacred names is Al Wudood. The most loving. SubxanAllah
@abdurahimali5765
@abdurahimali5765 2 года назад
This podcast shows the maturity and the knowledge 👏 you have. Respect 🙏
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 2 года назад
Jazakallah! Ramadan mubaarak🥰❤
@osmanmohammed2982
@osmanmohammed2982 2 года назад
JazaakAllahu khairan sister. There is a calling in your messages. It is deep . It is understatement to call it uplifting. It is enlightening . To let go means not hold on to it , to release it. To free yourself . But it is motivated by what. In my humble opinion. It is motivated by love and not fear.There are only two, true motivators: fear and love. They are both powerful tools, but they motivate us in different ways. When we use fear as our motivator, rather than love, problems can arise that get in the way and you are afraid to let it go. When love is your motivater you are fearless you are a better human being, inteligent , wise and selfless. There is no need to control or to dominate coz these behaviours are motivated by fear. When love replaces fear that is it. There fore and finally the act of letting go should be rescuesd something much more deeper than just letting go or releasing. It shoud rescued by love. Then it is liberating
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping Год назад
❤❤❤❤q
@fatumabilow4755
@fatumabilow4755 2 года назад
MashaAllah tabaarakaAllah may Al mighty Allah reward you abundantly sister.
@leilahussain637
@leilahussain637 2 года назад
Thank you Hamda You have uplifted me Your podcast will give a lot of people inner peace. May Allah reward you ❤️
@mayrane1
@mayrane1 2 года назад
Mahadsanid walaal Hamda. Malaga yaabaa inay kabashu buug isku badasho.
@shamsoosman9877
@shamsoosman9877 2 года назад
Masha allh channelkan mar dhawban kusobiirey sababto ah vidioyawgi ugu horreyay ooan dawadey ayan aad uladhacey tabinta iyo aqonta qruxda bdn oo kularan darted alle hka abalmariyo wllshey noso badi mawadicda kabasho iyo weliba taxanaha aan aadka ujecleystey eee duco iyo dareen 🙏🙏🥰
@martenmohamed2972
@martenmohamed2972 4 месяца назад
Ilahow janada guri qasriya kaaga dhis hamda Hussain ❤
@suadom9631
@suadom9631 2 года назад
shukran walasheey hamda ramadan mubarak
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 2 года назад
Masha allah, wxd daawaynysaa nafafyal ku daalay iska caabin iyo is diidsin xaqiqada, wxd baraysaa walalaha sida lo aqblo laysuguna dheli tiro wanag iyo samaan farxd murug whatever oo laso gudbonada. Allaha ku sharfo cilmiga iyo caqligana allaha kuu siyaadsho.
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 2 года назад
Mahadsanid wll Hamda, Ramadaan Mubarak
@haybeyare4265
@haybeyare4265 2 года назад
Allaaayacizak Alle hakusharfo Inan qaalin ah ayaadtay Halkaa kagahay Imikaan kusoobiiray bartaadan
@shukrijama4063
@shukrijama4063 6 месяцев назад
Alxamdulillah dhakhtarka Kabasho ayaan mudo dhawr bilooda ku jiraa Doctor kayguna waa Hamda Hussein, waanan soo ladnaanayaa hada Allah haka abaaliyo dhakhtaradayda Hamda magaranayo si aan kuugu abaal gudo walal janada Allah bilaa xisaab hakugu galiyo❤❤
@Coolgranma
@Coolgranma Год назад
May Allaah Yajziiki Kheyran Kathiiraa,, AAMIIN,, Shukran Jaziiraa,,
@Yaxye495
@Yaxye495 2 года назад
Aammiin yaa allaah dhammaanteen ba
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 года назад
Mnsha allah alle haka abaal mariyo wll qali
@amalali9188
@amalali9188 2 года назад
Mahadsanid wll qaali ramadaan mubaarak
@kaffadlu8450
@kaffadlu8450 3 месяца назад
Tabarakallah walal Hamda
@fatumabilow4755
@fatumabilow4755 2 года назад
Ascww sister JazaakaAllahu kheir for your podcast we really needed this in our community but please do it in English for the young generation as well.
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 2 года назад
I am learning about myself. Jizaakilaah kheyr
@Lion25468
@Lion25468 8 месяцев назад
THANK YOU FOR MAKING ME FEEL PEACEFUL WHILE LISTENING YOU ❤
@amalkhalid2040
@amalkhalid2040 2 года назад
Jzkillah kheyr ❤
@sahalsiyad4786
@sahalsiyad4786 2 года назад
Mashalah sis ramadan mubarak Alaha xafido inshalah
@zainabhassan2859
@zainabhassan2859 10 месяцев назад
Mansha allah sister allah haku xiftiyo
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 2 года назад
Mashallah sister Allaah ku xifdiyo walaahay 🥰
@yaasmiinyuusuf6995
@yaasmiinyuusuf6995 2 года назад
Aamiin siddookale illaah hakuunaxariisto aduun iyo aakhiro
@ismahanabdi71
@ismahanabdi71 2 года назад
Respectable lady maanshallah ❤️ abayo qaali am a big fun of your RU-vid,I learnt a lot from you thank you sis💋♥️✅💯
@Somaliweyn2024
@Somaliweyn2024 2 года назад
masha allah abayo kheyr badan allah ku siiyo niyadeyda ayaad daweysay waxaa tahay qof qiimo badan leh hadii an adiga ku heli lahaa 5 sano kohor runtii mantay hormar badan ayaan gaari lahaa waa laaga mahad celinaa dhiira galintada wangsan ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@ilyanahmed3081
@ilyanahmed3081 2 года назад
THN U SU Much MY Sister ILhey rali haka noqde waxd ee noqon donta wac yi galiyaha nolosheyda abl ayan kaga haya❤️👏
@user-os1nv2cm8e
@user-os1nv2cm8e 6 месяцев назад
Manshaa allaah wllo illaahay khayr haku siiyo intaan dheraysanayey podcastiyada aad soo gudbiso ee kabasho wax badan baa iska kay bedelay
@ahmedkaffi6066
@ahmedkaffi6066 2 года назад
m.a wl allaha ku barakeeyo
@ikraanbocor4588
@ikraanbocor4588 Год назад
Mash allh allah ku siyaadiyo cilmiga aad ku anfacoysid umada dad badan oo gudaha ka dhiban baa si toos ah daawo ula wadgeysa xamada 💕🙏
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 8 месяцев назад
thanks dear sister abaalkada jano qalbi Dojaay😢😢 anu daqiiqad iyo shock daremayo ku dhagestay alxmdulahi allh ibaray Channelkan❤
@Bashe12
@Bashe12 2 года назад
Ramadaan bumaarik walaal drs. Hamda Hussein Rabbi Soonka iyo cibaadadiisa haynoo aqbalo dayax soo baxay baad u tahay qalbiyo waaya hore lumay.
@idilmohamed_
@idilmohamed_ 2 года назад
What an uplifing and enlightening video, walaalo. Very glad I came across your podcast. I instantly subscribed after this episode! May Allah SWT bless you for your efforts. 🤍
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Thank you walaalo for your beautiful words and support, Jazaki Laah kheir ♥️🙏
@cabdicasiiscali2912
@cabdicasiiscali2912 2 года назад
ALLAHA KU DHOORO WLL
@abdullahiabdirahmanabdulla9917
@abdullahiabdirahmanabdulla9917 2 года назад
Ramadaan mubaarak
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 Год назад
Sanadkaan ayaan nasiib u yeeshay in aa ku soo biray schoolkaga thanks
@Faashid-Ali
@Faashid-Ali 2 года назад
Thanks hamday
@shafiemohamed
@shafiemohamed 2 года назад
aad iyo aad baan kaaga mahad celineenaa information ka dahabiga ah aad marwalba nala wadaagto ilaahey hakaa abaal mariyo walal
@umuciyaal9619
@umuciyaal9619 2 года назад
Jzklhu qyrn sis waan u bahanehy serial aad wado please ino soo badi
@ahmedweerow1587
@ahmedweerow1587 2 года назад
Barakow
@aminaissa7307
@aminaissa7307 2 года назад
Ameen Yaa Rabb
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 2 года назад
Maansha Allah
@anisohirsi7236
@anisohirsi7236 2 года назад
Thank you so much ❤😢
@jeyje5157
@jeyje5157 2 года назад
Aamiin Wll ilaahey haina waafajiYo
@leilahussain637
@leilahussain637 2 года назад
Thank you Hamda Hussein ❤️
@basracisman6680
@basracisman6680 2 года назад
Maansha allah tabaaraka alllah rabbi haku barakeeyo xabbti guulyso aduun iyo aakhiraba kheyr badan hel quluubtaad dhaydaaye
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 2 года назад
Thanks ustada, ramadan mubrak🥰😍
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Ramadan Mubaarak walaalo 🌙♥️
@juniormount1899
@juniormount1899 2 года назад
@@hamdahussein.kabasho Mubarak too😘😘😘😘
@umuciyaal9619
@umuciyaal9619 2 года назад
Email kaaga iso dir I want share with you stories of my life that I couldn’t let it go it happened when I was young
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Info@kabasho.com
@gulledahmedgulledahmed1478
@gulledahmedgulledahmed1478 7 месяцев назад
M.allH wll chanelka dhawaan ayaan kuso biiray aad baan uladhacay dhirigalinta Wanaaga iyo Waanada Wada socda Allaha ku Xafid0 wll
@abdullahiabdirahmanabdulla9917
@abdullahiabdirahmanabdulla9917 2 года назад
allaahuma amiiin
@ummnora4665
@ummnora4665 2 года назад
Allahu akbar 💯
@fartuunmuse8106
@fartuunmuse8106 Год назад
Thank you sister xageee kaaala soo xiriiraaaa?
@djraamofficial580
@djraamofficial580 2 года назад
M.a sister wllhi wax badan baa kaa fa iday
@sacdiaomar813
@sacdiaomar813 2 года назад
Waa mahsanthy walalo waxa rabaa inaa kahadashay aqliga qarson
@ashaaah1ha944
@ashaaah1ha944 2 года назад
Dear ❤️
@LeylaCdy-it5ko
@LeylaCdy-it5ko 9 месяцев назад
Jasaaka allh qayr waxn daawanaa xalqadan 2/11/2023
@user-kk3nj6hn6d
@user-kk3nj6hn6d 5 месяцев назад
Waxan kaa codsanaya soo celi barnaamijkan the bower of letting sababtoo ah mnta xoog ayay dhalinyarado ubaahan yhn
@user-xy2eh1sk3z
@user-xy2eh1sk3z 8 месяцев назад
M.a❤
@Onlineintrovert
@Onlineintrovert Год назад
❤❤❤
@AmushJama
@AmushJama 4 месяца назад
@quenofmind4667
@quenofmind4667 2 года назад
hamdaay maxaan ka faaidayaa inaan bulshada la wadaago dhibtii igu dhacday , ma iney ku maadsadaan, ma in xan laga dhigo. ma fahmo sababtaad oogasoo horjeedo qofku inuu qarsado dhibaatooyinkiisa oo isagu keliya naftiisa la xaalo. markaad i leedahy qir yaan u qiraa ma nafteyda mise bulshada
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Naftaada u qir oo aqbal , waxaad ogtahay cid kale kuugu cago juglayn mayso adiguna afka uga dhawri maysid oo dhibane isuma arkaysid ee dhiiranaan iyo hor u socosho ayaad ka qaadaysaa.
@shamsomursal5335
@shamsomursal5335 2 года назад
Ducada awy abyo
@Iamabddi
@Iamabddi 6 месяцев назад
🎉🎉🎉
@user-dk6vm7sk5h
@user-dk6vm7sk5h 3 месяца назад
Waxa ii haysata diibato walalyaal waxad igula taliin lahydeen waxan ahay gabad daa yar waxan ku noolhy qurbo waxan diigtaa school bilaa xijaab ah waxan kasoo baxay school kuwa hoore waxan wayeey school xiija lagu diigto xiisad markaan qato taa ku xiigta ma xamiilayo dareenkiga ma xakaman karayo oo waan iskaa ooyaaya mana xakamiin karo. Oo qalbigaan ka guubta hooyo ima jogto abe ima jogo lakiin ilhay baa ilaa jooga😢
@abdirizaqmohamed7946
@abdirizaqmohamed7946 3 месяца назад
Beri id ba la rajeynya 29beri ata somanhy ilhy khyr hka dhig
@cabdicasiiscali2912
@cabdicasiiscali2912 2 года назад
M.a
@user-mi9ye1jz6t
@user-mi9ye1jz6t 5 месяцев назад
Cod🎉kaga ❤ ayaa jeclahay Lakin😢what's app kaga ma hayo
@nuryusufdiriye7561
@nuryusufdiriye7561 2 года назад
Cashar Qiimo Badan.
@sihaamabdisalam1284
@sihaamabdisalam1284 Год назад
Kwaran hadii wax gooniya oo igu dhacay on farta ku fiiqa ayna jirin! Hadana aan leeyhy astamahas odhan sida cabs
Далее
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Просмотров 73 тыс.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
Awooda ay ducadu leedahay iyo Qisooyin cajiib ah
10:44
Просмотров 1,4 тыс.
Sidee Ayaan U Aqbalaa Diidmada |Su'aalaha Kabasho |02|
20:39
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23