Тёмный

Episode 9: Fillaanshiyo La'aan |Not Feeling Enough|Kabasho| 

Hamda Hussein
Подписаться 90 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa.

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 2 года назад
gabadhaan maadi iyo diini way ka dhisantahay masha allah caawa ayan kusoo biirey channelkaaga wali ma arkin channel youtube kawacan waxan ku rajeynaaya mustaqbal wanagsan Noolasha in aad heer ka gaartid cimri dheer iyo cibaado suuban baan Alle kaaga baryey walal masha Allah
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Alle haku sharfo walaalo, soo dhawoow 🙏♥️
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 2 года назад
@@hamdahussein.kabasho wan dhawahay walal qaali
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 2 года назад
@@hamdahussein.kabasho hablaha sidaada camal waa in ay noqdaan maadiga iyo diiniga bartaan in shaa Allah waxan kuuleeyahay Guuleysa wala Qaali Alle hakuxifdiyo Ramadan Mubarak Alle hainaga aqbalo ramadaanka 🤲🤲
@abdishakuurahmed8852
@abdishakuurahmed8852 Год назад
I’m feeling like satisfied while watching your videos Hod blesses you abundantly!
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 2 года назад
Maansha Allah, Hamda Hussien waanu ku Diirsanay Barnaamijka Kabasho. Alle ha kaa Abaal Mariyo wllo
@Siciid04
@Siciid04 Год назад
Mahadsanid Ustaada Xamda. Eebbe ha kaa ajar siiyo dadaalkaga dheeriga ah ee aad galisid si aad casharradaan qiimaha badan noola wadaagtid.🤍
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 2 года назад
Taxano kale oo dhaymo nafeedkiisa wata..wacaalkisana leh, mahadsanid Ustada Hamda.
@itshfsa824
@itshfsa824 2 года назад
Jazakallah qeyr abyo 🤍 mawducan fillaanshiyo la,aan aad bey ii sameysay mahadsanid queen 🤝
@mariahuruze6639
@mariahuruze6639 Год назад
This episode would change my life inshallah as it changed my mind right now ❤
@ranuum0970
@ranuum0970 2 года назад
si lama filaan ayaan ula kulmay bodcastgaaga ada ugu mahdsantay mawadiicda quruxda badan iyo dariqada aad uso jedisay ilahay haka abal mariyo wll❤
@sagalismailahmed6820
@sagalismailahmed6820 2 года назад
Shukran wllshy hamda 🥰 sida wacna aad nagu soo gudbiso
@hanaanchanal7954
@hanaanchanal7954 10 месяцев назад
Maaash alaaaah ❤❤ xbbt mhdsnd
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
Indhahan Isku Haysta Hurdo Darted Insha allah Baritolena sii Fican U Dawan
@biibris9950
@biibris9950 Год назад
Mansha Allah, walshey ALLAHA ku barakeeyo, howsha aad heysa caadi maahan.
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 2 года назад
Masha allah tabarakallah allah hamada hussein barakallahu feekum, allah ha ku xafido cilmiga na allah ha kuu barakeeyo my dear sister, it's so nice and good to hear you always your best medication, and it's worth to me that 💖 ☕️🍰☕️🍰🙌💐💐
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Sharaf ayaad leedahay walalao, thank you for your support 🙏
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 2 года назад
@@hamdahussein.kabasho you are very welcome, fiicnaan lahayd inaan kuu sharaxo inaad dad badan daaweysay as free just jazakallah walaal sharaf badan masha allah tabarakallah, caafimaad ku suxuurta dhamantiin, from all the way France 🇫🇷 alhamdulillah always,, And just same name my dear sister hamda oo ku nool hargeisa/somaliland, I'm so happy!
@idirisumal5253
@idirisumal5253 Год назад
Maasha allah mahadsanid wllo maanta waxad iga dejisay kiishashbadan ooo hore layguso raray kkk, weliba siwayn ban urarnaaa walahi waan qoslay markan fahmay inaan xamaaal wayn ahaa. thanks 😊.
@HamdaCabdirashiid
@HamdaCabdirashiid 11 месяцев назад
Mahadsanid walaashay halkeen kaala soo xidhiidhi karaa
@lakihassan9440
@lakihassan9440 2 года назад
Masha allh tabarakalh shugran walal qali anago dhan ayaa waxanu xabar sanahay jawano dad noo xabariyeen dadka somalida dhan aya ubadan in ay dhawacan dadku wayo waa bulshada ugu badan ee is han jabisa tasina waxay sababaysa in ad aragto qof wayno hada leh is jeclow wayo ismuu aqoon ila uu waynaday marka ad ayad ugu mahd san tahay wanagaga iyo dhiri galintada walal qali
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 2 года назад
Alla yaa jecel our sister hamdi sida ani aan ujeclahay
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Allah yarda caleek walaalo 🙏
@XamseMaxamed-m3r
@XamseMaxamed-m3r 9 месяцев назад
Jasaa Kala khayr sister Hamda xuseen
@MOHAMEDIBRAHIM-xq8se
@MOHAMEDIBRAHIM-xq8se Год назад
Waa masha allah
@hindaabdirisaq2010
@hindaabdirisaq2010 10 месяцев назад
❤alle haaku barakeeyo❤ustaad
@khadraindhauroon5474
@khadraindhauroon5474 2 года назад
Walal man shalaah ilahay ha ku barakeyo cilmigaaga.
@BoQorada36
@BoQorada36 15 дней назад
JazakaAllah
@bintuyoussouf1435
@bintuyoussouf1435 2 года назад
Jazaki Allah kheir 🌹
@ahmedweerow1587
@ahmedweerow1587 2 года назад
Mansha Allah barakow
@munamohamed5989
@munamohamed5989 2 года назад
Masha allah tabaraka laah màhdsanid qali
@shankaronmohammed6182
@shankaronmohammed6182 2 года назад
MashaAllah MashaAllah thank you so much my sis may Allah give you long life ❤️❤️❤️
@aishahassan4772
@aishahassan4772 2 года назад
Mash Allah abyo Abaalkada rabbi janno haka dhigo
@MunaAbdikarin
@MunaAbdikarin 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤jazakallah Hamda abaayo
@iqroahmed1216
@iqroahmed1216 2 года назад
Allah kuxafida xamday abAyo
@ilafaaidayso3380
@ilafaaidayso3380 2 года назад
JazaakiALLAH khayr huno qaaliya
@mohamudkadoon6512
@mohamudkadoon6512 7 месяцев назад
Mahadi hakaa gaarto wlle
@RewindReact
@RewindReact 2 года назад
Filnaansho la'aanta aad dareemee haduu yahay kawaran mid sax ah maxas xsl ah?Ustaad
@KhadraSaney
@KhadraSaney 10 месяцев назад
Shukrn jazakllh
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 2 года назад
Abaayo hamda Jazakallah!
@Bashe12
@Bashe12 2 года назад
Runtii casharkaan waxaan ku tilmaamo garanmaayo qalbigaa i dhaqaaqay. Waad mahadsantahay walaal qaali.
@warfajama
@warfajama Месяц назад
M.a . waxa ciil iga haayo inaa week kaan bartay channel kaada maxa mar hore ku baran wayay, channel lada waxa wanaaagsan so gudbiya waa aruursadaa
@hafsamohamed2057
@hafsamohamed2057 2 года назад
ماشاء الله الله يزيدك علمك
@abdimajiidcareefe8250
@abdimajiidcareefe8250 2 года назад
Mahadsanid, Xamda.
@nasrodhicisow5921
@nasrodhicisow5921 2 года назад
Wllo aad bad u mahadsanthy sida wacan aad noogu caawisay codkaada illahey janadiisa fardowsa aclaa hakuugu caawiyo noo soo badi mowduucyadan Oo kale
@bashiirjama8521
@bashiirjama8521 2 года назад
Shukran hamda wll🥰🙏
@camiryare9054
@camiryare9054 2 года назад
Masha allah Runtii Xalqaddan waan raagsaday
@Suhayb344
@Suhayb344 2 года назад
Mahadsanid walaal Xamdaay❤🥰
@XamseMaxamed-m3r
@XamseMaxamed-m3r 9 месяцев назад
Shugran sister hamda
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 2 года назад
Allah yardaak wllo mahadsanid❤
@khalidabidxasan9568
@khalidabidxasan9568 2 года назад
Ahaw shaqsiga adiga aadrabtid inaad noqotid ha noqon ay rabaan dadka kale inaa noqotid Allaha cilmiga ku siyaadsho wllo qof ilahay hdl xigmadisa siyaa teheee
@Yasminhairgrowthoil
@Yasminhairgrowthoil Год назад
Shukran wll ❤❤❤❤
@rhodaibrahim2993
@rhodaibrahim2993 2 года назад
Jizaaka Allah
@sariyocabdirisaaq5843
@sariyocabdirisaaq5843 2 года назад
Mahad sanid ustaad Hamda
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
Shukran hamda wllo💕
@basmadaahir1028
@basmadaahir1028 2 года назад
Mahadsanid wll qali 🥰
@ramlaaliaalim3267
@ramlaaliaalim3267 2 года назад
Abayo mahadsanid🥰
@balkizbarwaqo4462
@balkizbarwaqo4462 2 года назад
جزاك الله خير حبيبتي 🥰
@suheyla143
@suheyla143 Год назад
Jazaki allah kheyraa ❤❤❤❤
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 2 года назад
Masha Allah guulayso
@ashaaah1ha944
@ashaaah1ha944 2 года назад
MashaAllah wan ku farxay ❤️ Qaybtana. Mcnto aad ban ku jecelahay saaamayn togan ayad igu leedahay
@fardusharir7498
@fardusharir7498 2 года назад
Mahadsanid Hamda😍
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 2 года назад
ربي يجزيك كل الخير حبيبتي 💜💙
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah taxanahaan dad badan ayuu xabsi ka siidaayey, mahadsanid ustaada Hamdi💯💯💯👏👏👏
@quraan_kariim
@quraan_kariim 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 2 года назад
*RAMADAAN MUBARAK* *HAMDI HUSSEIN*
@najuum2550
@najuum2550 2 года назад
Jecliyaa barnaamij kan
@yuusufxareed7625
@yuusufxareed7625 2 года назад
Mahadsanid xamda marwalpa❤🙏
@FahiimaCrahiin
@FahiimaCrahiin 10 месяцев назад
Masha allh abyo maxa dawo uaha😢
@fahemamuhammad6623
@fahemamuhammad6623 2 года назад
Jazaakilaah Habiibatii🥰
@Iamabddi
@Iamabddi 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@Fafo0
@Fafo0 10 месяцев назад
Cazharkan aaad puuu I quzeyqaaaa wxan daremaaa filnanshiyo la,aan markan wx cuzp paran 😢
@mowledmohamed2717
@mowledmohamed2717 2 года назад
Malaa'igtu haku so booqato sharafey wlo.❤️👏
@abdallaomar9203
@abdallaomar9203 2 года назад
Aniga waxan isku arkay qofka wax kasta i qabto hadne meela qaar waxan ka arka ino si buuxda i daryeelin plz maxa igula talin
@fatumamohamed9545
@fatumamohamed9545 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@amaalabdal6565
@amaalabdal6565 Год назад
Waxaaan aan dusha ku sidta dhamaaan hadalada dad ka sifadoodii ayaan u ekaaday wa dhigin insha alah waxaan iga buuxa ee iyagu isuunteen
@AmiroCade-rd9ss
@AmiroCade-rd9ss 17 часов назад
Kama daalo hamda ina dhageysto
@adnacali8314
@adnacali8314 10 месяцев назад
Ardayad baan ahay naftaydana waxan kudhahaa ardinimo ischool uma qalan tid markaa indhahaan waxka qanaa sabuuradana ma arko hadaan scendry galay markaa hada waxaad igu dhiiri galisay inan waxbarashadayda izka sii wato waad mahad santhy macalin❤
@hamdafaarah-jj3rw
@hamdafaarah-jj3rw 9 месяцев назад
Murayad qaado anba wn so maray
@adnacali8314
@adnacali8314 9 месяцев назад
@@hamdafaarah-jj3rw wllshy muraayadii 4 baan marayaa hadana waxba kuma arko
@hamdafaarah-jj3rw
@hamdafaarah-jj3rw 9 месяцев назад
@@adnacali8314 quran isku akhri salada subx kadib iyo maqrib kadib waliba surah fatiha wa il anba wn maray xalad oo kle quran ayu Alle igu daweyey
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 7 месяцев назад
⁠@@adnacali8314dhaqtar u tag abyo karootadana badso iyo qudaarta❤️
@aaminosibriye8835
@aaminosibriye8835 2 года назад
Masha allha maamo allha ku xafido wana kugu dirsanee jinada darin allha kaga firaasho insha allha
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 2 года назад
Kᴇᴇᴘ Gᴏɪɴɢ Sɪs
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 2 года назад
Wᴏᴏᴡ
@aminasaeed4368
@aminasaeed4368 2 года назад
mahadsanid walal Xamda hal suaal baan rabaa ia aan ku waydiiyo ma dhici kartaa filaanshiiyo been ah inaad haysato ama dadka kugu xeeran ay buunbuuniyaan wax qabadkaaga taas lafteeda ma u baahanahay in aan ku baraarugsanaano? midda kale sidee waxqabadkena u saamayn kartaa buunbuunintaasi? mahadsanid qaali
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Way dhici kartaa , waaxay dabooli kartaa awooddaada iyo qofnimadaada dhabta ah oo wuxuu noqonayaa qofku qof isku qaada waxaanu karayn ama iskaa dheehda indhaha dadka kale oo marwalba raba inuu ka rumeeyo buunbuunintaa beenta ah ee gudihiisa lagu buufiyay , ahaanshiyihiisa ayaa ka lumaya .
@aminasaeed4368
@aminasaeed4368 2 года назад
Mahadsanid walal Hamda.
@fatumashekgedi3550
@fatumashekgedi3550 2 года назад
Asc wllshay aad ayaad u mahadsantahy waxad ka waydinayaa qofka marwalba ku lidaya sow ma ficna in laga fogaado si aanu marwalba kugu abuurin dareenka ah filnaansho la aanta
@hassenhassen9360
@hassenhassen9360 2 года назад
🙏
@raxmaismacil
@raxmaismacil Год назад
😫🥰🥰🥰
@sacdiyacabdulahi4954
@sacdiyacabdulahi4954 2 года назад
😍😍😍😍
@filfilo9787
@filfilo9787 3 месяца назад
❤❤❤❤❤😢😮😅
@hodanhussain6128
@hodanhussain6128 2 года назад
Plz wanna talk with u
@manaalali3033
@manaalali3033 2 года назад
Hamda💔👸🏼🫂✨🤍
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 2 года назад
Mᴀ.
@SalmaAbdinoor
@SalmaAbdinoor Месяц назад
@yuusufahmed3392
@yuusufahmed3392 2 года назад
👏👍
Далее
Episode 12: Naf-la Hadal |Self-Talk|Kabasho|
32:54
Просмотров 131 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Просмотров 3,5 млн
Raadka Ducada ay ku Leedahay Qofka I Ustaada Xamda Xuseen
1:36:59
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15