Тёмный

EPO1|Ku lifaaqanka dareen ee xanuunka inna bida | التعلق | Attachment. 

Nazreen zallah
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@asiamohamud5344
@asiamohamud5344 9 месяцев назад
Alhamdulilah podcast tigaan wuxuu iso garay anoo xogaa isku dhaxyacsan waxbadana wuu iga badalay .lamber one inaan nafsadeyda wakhti siiyo inan wax anan ogeyn sey noqon donn an ka aal walin o alle swt kudaaayo io qadartiisa .inan kanasto wax walba oo an attachment ku ahaa .
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed 8 месяцев назад
Attachment micnaha ugu dhow ee odhan karnaa waa sidkanaan❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 7 месяцев назад
Okey lkn waa eray adag waxaan u yara arkay in aan la fahmaynin. Mahadsanid ♥️🙏
@Boqran5
@Boqran5 8 месяцев назад
Mashallaah mahsanid xabiibti cilmigaag alle hakuu ziyaadiyo ❤❤❤
@ogow1877
@ogow1877 10 месяцев назад
Mahadsanid ❤️ 😭 ma anaa kuu sheegte dhib keygo 😢. Alhamdulillah alaa kuli xal
@fatxaabdiraxman6304
@fatxaabdiraxman6304 6 месяцев назад
thank you sis Jazaka Allah khyr
@maxamedaways4705
@maxamedaways4705 7 месяцев назад
شكرا وجزاك الله
@Beliiina143
@Beliiina143 9 месяцев назад
Nazriin sallah guuleysoh apyoh❤😍👸
@Hamda0515
@Hamda0515 10 месяцев назад
Mashkurah❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Mudnid wlal gacalo💛
@nafisacali3840
@nafisacali3840 9 месяцев назад
M.a allh Aad Ba u Mahadsanid ❤
@QaaliMaxamed-j8v
@QaaliMaxamed-j8v Месяц назад
Umaleyn mayo ino jiro eray kalo loo fahmi karo❤
@user-kl5hc9pl8f
@user-kl5hc9pl8f 6 месяцев назад
Mahadsanid wllo erayga ugu fudud waa isku dhejinta
@CanabAhmedAligacal
@CanabAhmedAligacal Месяц назад
Mahsanid apaayooo❤❤
@barwaaqoabokor4808
@barwaaqoabokor4808 5 месяцев назад
mansha Alllah
@fadmaadan2885
@fadmaadan2885 9 месяцев назад
M,Allaaah jsklh in bdn ustaadiii 🫶
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 8 месяцев назад
Thanks ❤😊
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 9 месяцев назад
❤❤
@ahmedomar1223
@ahmedomar1223 9 месяцев назад
Maanshalah
@suheybaomar6603
@suheybaomar6603 2 месяца назад
isku xirda shey ama qof
@ubahdahir4553
@ubahdahir4553 3 месяца назад
Somalida inta badan التعلق bay dhahan micno kale maleh ban umalaynaya
@isramohamed9467
@isramohamed9467 7 месяцев назад
sidkanaan
@AnisoahmedCali
@AnisoahmedCali Месяц назад
Ani wax walba waan dayn karaa lkn cunto mya😂
@nuuramohamed8942
@nuuramohamed8942 10 месяцев назад
مشاء الله ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Aad baad u mahadsantahay wlaalo💗
@nuuramohamed8942
@nuuramohamed8942 10 месяцев назад
@@nazreenzallah ada mudan huno💞
@mariaali5872
@mariaali5872 10 месяцев назад
My love
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Habiibatii 💛🙏
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 9 месяцев назад
Sidkanan
@Naeima.Hammi1
@Naeima.Hammi1 10 месяцев назад
Wllshy abaal badan❤😢
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Walaal gacalo mahadsanid 💗🙏
@Ebyaan
@Ebyaan 10 месяцев назад
Jacaylka halka dhinac miyuu jira mise dadku way isla qabtaan oo midba dhankiisa ayuu ka sidaa?, arrinkaas mar nooga sheeke qaali. Aad baad u mahadsan tahay qaali luulaay.
Далее
Китайка и Шрек в Домике😂😆
00:20
ЗЕНИТ - РОСТОВ: обзор матча
01:03
Просмотров 137 тыс.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 27 тыс.
Salaada habeenkii Iyo sirta kujirta part one
23:36
Просмотров 12 тыс.
Dareen walba maha jacayl    @DrsAshosaid
8:41
Просмотров 2,6 тыс.
SUGAHAA QALBIGA EP01 ( Self worth - Qiimaha nafta )
23:19