Тёмный

EPO2| Dhibaatooyinka dareemada la kaydsado | Cabir dareenkaaga| Ogaalka ruuxda podcasts. 

Nazreen zallah
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Dareen kaste oo aan laysku caabbiyin, laysku celinin, oo dibada hawshiisa laysaga soo saaro waa la illaabaa.
Xalqadan waxa aan kaga hadlay muhiimada ay leedahay in aynu dareenkeena cabirno, muhiimada ay leedahay in aynu tabashadeena isu gudbino, faa.idooyinka laga dhaxlo wax isu tabinta iyo dhibaatada ka timaada hadii aynu dareemada kaydsano, amaba aynu doorano in aynu isku cabudhino wixii aynu dareeno.
Is caabinta, dareen isku celinta, ka baqashada in ruux jilicsan lagu moodo hadii aad tabashadaada sheegto, iyo ma ogolaanshiyaha ah dibada in aad keento dareenka hadba cidhiidhyaya laabtaada ayaa sababa in uu dareenka cuslaynaya gudahaagu sii joogo oo uu wakhti badan kula walaaloobo xal la.aan.

Опубликовано:

 

16 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@foosaxmedsiciid7164
@foosaxmedsiciid7164 7 месяцев назад
😭😭😭😭💔😭😭💔💔waligy hooyaday ama aabahay ma dhunkan mana ku oran wan kujeclahy ayaguna iguma aysan oran imana dhunkan😭walalayna sidokle aniga o qoyskayga lanool baan waxan dareema kelinimo wayo cidna ilama wadaagto murugo iyo farxad midna😢😭aad iyo aad ban ugaxumahy inan kunoolahay bay 'ad sidaas o qalafsan markan arko hooyo ama aabe ilmohooda habsiinaya ama kudhahaya wan kujeclahy aad iyo aad ayan u ilmeeya runti💔qof walbo o kujira xaladayda xaalad kafiicn allah ha usiyaadiyo kiikalena alle qalbiga ha uqaboojiyo
@Inasuldaan2Ahmed
@Inasuldaan2Ahmed 4 месяца назад
Wllo adoo waalidkaa dareen jacayl xag jidh ahaaneed iyo xaga hadal ahaaneedba adoo tusin ayaad adigu dooneysa In lagu tuso Horta waalidku waa walid uun aabe iyo hooyo na Waxa ku filan oo kaliya inad ogaato jaceylka ay ku qabaan Hal habeen oo aad soo hoyan weydey Qaraaca iyo call ka lagugu soo waalayo, Inyarna aan ku faa'ideeyo dhalinteenan danbe ee wax baratey ee wax akhridey Ee yagoo dhalaan ah nolosha wax badan ka fahamey mrka loo eego hooyooyinkeen iyo aabe yaasheen inaga wakhti fiican helney oo dunida technolgy meel walba mareyso Mrka aabaha oo lagu soo koriyey Berigii reer miiga la ahaa oo inta ulo loo dhiibo isaga iyo mid kle oo leeg kuraya macnaha Ayaa la odhanayey isla dhaca oo kiina ax yidhaahda Ayaa inta ushiisa laga qaado lagu jajabinayey. Usha sida lool dhacayey Waxa taas ka daran ilmuhu marku 10 jir gaadho Ayaa markey reerku guurayaan alaabtoo dhan loo dhiibi jirey misaan nadan jirin si uu nolol adag iyo gaajada iyo haraad ka ula qabsado Mrka aabo noloshaa lagu so koriyey Iyo hooyo ilaa malinta ay dhalatey Iyo ilaa maalinka waxa lga yaaba wali wey shaqeyneysaa Oo cuntada ayeyy inoo karineysaa 60 sano iney kijo ku jirta laga yaaba halka ay inagu wey na dhaleene wey ina koriyeene ay nu la tacaali lahayn hadey hawl noqoto iyo hafii si kle loo caawinayo ba aynu udaryeeli lahayn Ma waxa aynu ugu darnaa jcyl namaad tusin Inaga daryerlka rabna mise iyagaa raba Habeenki hadaad lugaha iyo jidhka uduugeyn Ma waxad ugu dareysa Ima jeclid iyo sida iimaad sameyn Horta ilmuhu kama maarmayo daryeel waaalid Lkn dhaqanka soo jireenka ay somalidu ku dhaqmi jirtey ee qalafsan ayaa diley dareenada qofka. Ta kale, ilma yar oo dhowr Cisho biyo la'aan iyo baaf la'aan joogaya aya la dilayey haduu ooyo iyo cuntaan ubaahnahay laga maqleyn , Hadii aad waalidka warrysato noloshoofi hore iyo waxa ay kusoo koreen wli waad yaabeysa wali. Ma la fadhiisatey oo ma weydiisey sidry usoo koreen iyo noloshoodii hore
@bureeqosahal1612
@bureeqosahal1612 3 месяца назад
Ilhy qof kasta hagag dhigo wll 😢😢😢😢
@hanzadaabdi6714
@hanzadaabdi6714 2 месяца назад
​@@Inasuldaan2Ahmed Wlh Waa Xaqiiq Waxad ku hadashay
@user-dg5tz5bt4y
@user-dg5tz5bt4y Месяц назад
Alle haku sharfo intui niyadayda ku jirtay aan ugu jawabi laha bad ugu jawaabtay🙏​@@Inasuldaan2Ahmed
@mohamudofficial9929
@mohamudofficial9929 12 дней назад
Nasreeen allaha kubarakeeyo bayo❤ mowduucaaan wxuu nooleynayaa ruxda qofka hada aniga murug baan kujiraaa wxay iikeynayna waan ogadey wxu yahay inan xanaaq dareemo baad inta badan diidi jirey ama mana qori jirin waayo wxaan diidi jirey in layga dareemo inaan xanaaqo taasna waa bull shit qofka iga xanaqajiyey waa inaan usheegaa war hadalkaaaas iima qalmo mar dambena ha igu oran taas markana qofka kudhaho wuu igarta darenkaas an kaxanaqay anah waan dagaa oo laabtaa ifududaatoh
@nafisacali3840
@nafisacali3840 9 месяцев назад
M.a allh wax badan ba ka hadashay❤
@user-dg5tz5bt4y
@user-dg5tz5bt4y Месяц назад
Oraaahyo mudan in la dhagaysto❤😣
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 3 месяца назад
Wax walbaa waan qarsadaa marmar baan culees dareeama lakin ma aqaani sida loo gudbiyo waxa i gubaayo 😊😢
@nimcocali6649
@nimcocali6649 8 месяцев назад
Monzha allah nazreemay waan ku jeclHy wax badana waan kaa faaida wakhtina waan kugu bixiyaa si aan kuu dhagaysto oo aan noloshyda ku dabaQo qeliba ❤❤
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 7 месяцев назад
Mid wllkey ah oo 28 jir ah baa igu yiri Noloshyda ma xasuusto xili uu ABe igu yri kalmada (AABE) ANIGU WAAN KA WYNAHY ISAG waxAn ku iri 2 jeer baan garanyaa
@ogow1877
@ogow1877 10 месяцев назад
mahadsanid ☺️😭
@nuurdaalacay8990
@nuurdaalacay8990 10 месяцев назад
Masha allah cilmi aan soomaali hore uga hadal ayaad noo kala dhig dhigtey jasaakalaah wlaal
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Aad baad u mahadsan-tahay walaal.
@ayaanaxmed7373
@ayaanaxmed7373 10 месяцев назад
Xbbti allah ha ku sharfo wax badan baan kaa faaiiday ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Ameen wlalo jasakallah 💛🙏
@barwaqojama7764
@barwaqojama7764 10 месяцев назад
Keep going habibto nasreen❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Thank u wlaal gacalo🤍🤍🙏
@barkhadmawliid7402
@barkhadmawliid7402 7 месяцев назад
❤❤❤
@maanka1246
@maanka1246 7 месяцев назад
Masha allah ustad ilahay haku barkeyo
@shuuriyeliibaan9268
@shuuriyeliibaan9268 10 месяцев назад
hambalyo 🎉
@nazreenzallah
@nazreenzallah 10 месяцев назад
Mahadsanid wlal.
@diimamohamed6906
@diimamohamed6906 8 месяцев назад
Ka warn nasreen ilmaha yaraanti Helin daryeel walidnml iyo jacayl E Lagu koriyyy dil bahdilka çayda 😭😢 🥺. Kala saraynta Ee HDDna ilmuhu tacdi jidh ahed maskax aheed 😢 ee xanuun KU noqoty nisana sheegi karın dadki tacdiga KU sameyy e maskxdisa Ka dhamayj gareyyy. Markus weyndyyyy doonay Inu cavimat gudihiisa raadiyo😢🥺😭 ALLE hana cviyo 🥺🤲
@foosaxmedsiciid7164
@foosaxmedsiciid7164 7 месяцев назад
Allah ha ina siiyo dad inafahmo
Далее
ЮТУБ ТОЧНО ВСЕ!
11:23
Просмотров 948 тыс.
Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾
9:19