Тёмный

EPO2 Xasuusin iyo xasilooni| Fogaan-shiyo quruxbadan. 

Nazreen zallah
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Qofka aydun dhaqan ahaan is af-garan waydeen ama si uun aydun nolosha ugu sii wada midoobi kari waydeen “واهجرهم هجرا جميلا “. Haajiraad qurux badan ka haajir ka fogaanshiyo qurux leh ka fagoow, masaafo nadiifana u jirso.
Xasuusinta xalqadan.
Afkaagu ruuxii uu waangiisa tirinayay shalay, Maanta isla afkaagii yuu xumaantiisa tirinin.
Dadka sikale, wakhti kale iyo waayo kaleba waydin kulmin doonaane. Salam. 💚🍃

Опубликовано:

 

29 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@Bullale6
@Bullale6 3 месяца назад
Masha'Allah Podcast Faaiido Leh. In uu qofku qof ay mar uun isku dhaceen haddii wax laga weydiiyo uu xumaan ku sheego waa fidro ku abuuran bini-Aadamka, balse ma fiicna in qofkaas xumaantiisa dibada kaga sheekayso waxaana la yidhaahdaa haddii aad u fiirsato waxa ay dadka kale ku xun yihiin, adiga ayaa dhaliishaada ilaawaya. Qofka xikmada badani ma haleelo wakhti uu dadka kale xumaantooda kaga sheekaayo, waayo isaga ayaa tiisa ku mashquulsan.
@nazreenzallah
@nazreenzallah 3 месяца назад
Beautiful allahuma barik waxaad jiilka dambee daawan doona u reebtay fariin qurux badan oo isla mawduuca uu quseysa jasakallah.
@janaat11
@janaat11 3 месяца назад
مهما إنتهت علاقة لا تنسوا الفضل بينكم🦋🫶🌸
@AsmaAli-c2n
@AsmaAli-c2n 5 дней назад
Thanks you very much my sister 🎉
@ShushuAxmed
@ShushuAxmed 2 месяца назад
Mahdsanid hppti xalad hda kujiray ayaa dawady wna kafa iday thank you so much ❤💯
@ilyasmacallinmohudin5334
@ilyasmacallinmohudin5334 26 дней назад
Masha allah abaaya qiima badan jazakalahu qayr mahadsanid ❤❤❤
@user-zw2fk2xd6r
@user-zw2fk2xd6r 2 месяца назад
Wlhy waa tastuurkayga inan dadka kula dhaqmo wada joog caafimad qaba oo quruux badan iyo fogaanshiyo caafimad qaba oo qurux badan❤ mhdsanid wl nasriney
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 месяца назад
Waa xasuusin wanaags lkn dhib ayaa iheysta qofkasta oo aan wanaajiyo waa i cidleeyaa ana waan iska cafiyaa lkn dhibtu waa inaanan mar labaad aamini oo aan ka foogaado lkn wax qofkaas dhawacaya maansheego 👏👏Mahadsanid abyo👏
@KingproKing-jj6lh
@KingproKing-jj6lh 2 месяца назад
Sx abyo lkiin ayaga si cad ayeey kuu dhawacayan lkiin ka fogaw oo rdi dad ka wanagsan
@KingproKing-jj6lh
@KingproKing-jj6lh 2 месяца назад
Sx abyo lkiin ayaga si cad ayeey kuu dhawacayan lkiin ka fogaw oo rdi dad ka wanagsan
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 месяца назад
Wllo hadad fahantid waxba kaa ma qaadikaraan waayo iyo caqliyan umay korin oo waa dad ilmah ka liita marka inta wanaagsan ayaa naga badan
@KingproKing-jj6lh
@KingproKing-jj6lh 2 месяца назад
@@happyhjmc1975 thanks
@niciimarooraaye6921
@niciimarooraaye6921 3 месяца назад
Masha allah allahuma barik waan sugayay xalqadan daganeey mahadsanid ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@SundusAbdul
@SundusAbdul 3 месяца назад
Masha Allah codkaada daganaan tiisa ayaaba wax lasiisto lahayn Alaha Ku dhawro❤
@abdisalamahmed6751
@abdisalamahmed6751 3 месяца назад
Great thing you did nazreen ❤❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 3 месяца назад
Thank u Abdisalam ♥️♥️
@CawaCJamac
@CawaCJamac 3 месяца назад
Mahadsanid qlih ❤
@Sahruush
@Sahruush 3 месяца назад
Jazakallah Khair hppti 🎉❤nazriina😊
@ita-y7e
@ita-y7e 3 месяца назад
Masha allah tabarkallah❤️
@fathahassen2125
@fathahassen2125 3 месяца назад
Mansha allha tabari kalaaha Walalo Nazreen Walalo wax badan Ayaan ka fa iiday waxna kuleyahay Allha ha ku xifityo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ZumayaAbdalla
@ZumayaAbdalla Месяц назад
Jazaka Allah qli
@arwamustapha8969
@arwamustapha8969 3 месяца назад
Ameeeeeeeeeeeen thanks for the sharing xbbti 😊😊😊😊
@Fatima-tm4dy
@Fatima-tm4dy 3 месяца назад
Masha allh xppti ❤
@naiima-dn5uy
@naiima-dn5uy 3 месяца назад
Jasaka Allah wllo❤
@Zomalij
@Zomalij 3 месяца назад
اصبر على ما يقولون واهجرهم هجرة جميلا🎉❤
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 3 месяца назад
Mahadsanid abaayo❤
@CashoMaxamad-qy9lb
@CashoMaxamad-qy9lb 3 месяца назад
Tysm😊
@ikraancraxmaan9718
@ikraancraxmaan9718 3 месяца назад
Aaamiin wll mhdsnd ❤
@ayancali2000
@ayancali2000 3 месяца назад
Mahadsanid nasreen in badan bankaa bartay runtii
@Miidan5
@Miidan5 3 месяца назад
Masha allah
@user-pf3ei7uw3n
@user-pf3ei7uw3n 3 месяца назад
Thank you sister😊
@user-fb5dz2kj8t
@user-fb5dz2kj8t 3 месяца назад
Msh allh
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 3 месяца назад
Mahadsanid 😊
@zamzamdiyaad6500
@zamzamdiyaad6500 3 месяца назад
Thnks qaali nasren WN sugayy xalqadan
@nazreenzallah
@nazreenzallah 3 месяца назад
Mahadsanid wlaalo 💛
@user-rk3hr9uw4l
@user-rk3hr9uw4l 3 месяца назад
Mhadsanid abyo❤❤❤❤❤
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 3 месяца назад
Thanks sister
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi 3 месяца назад
Thnks apy❤
@user-tc6vn8oy8q
@user-tc6vn8oy8q 3 месяца назад
Thanks sister ❤
@monabasha2114
@monabasha2114 2 месяца назад
❤❤
@naimanalka4458
@naimanalka4458 2 месяца назад
❤🥰
@maryamoruun1697
@maryamoruun1697 3 месяца назад
🎉🎉
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 3 месяца назад
❤❤❤❤😊
@maryamoruun1697
@maryamoruun1697 3 месяца назад
❤❤❤❤
@SagalQasaali-mx6lx
@SagalQasaali-mx6lx 3 месяца назад
👸❤️
@remlatahir8633
@remlatahir8633 3 месяца назад
Abyo wku jeclahy dar illahy illahy janada rafiiq hnga dhigo guuleyso 2daarodba wlasheY 😊❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 3 месяца назад
Ameen walaalo gacalo ilaahay idamkiisa iyo awoodiisa aduunkana waynu ku kulmaynaa aakhirana waynu rafiiqi oo jano ayaynu ku rafiiqi. Jasakallah ♥️
@CawaCJamac
@CawaCJamac 3 месяца назад
Mahadsanid qlih ❤
@CawaCJamac
@CawaCJamac 3 месяца назад
Mahadsanid qlih ❤
Далее
muhiimada wakhtiga qiso @DrsAshosaid
1:51
Просмотров 972
EPO1 Xasuusin iyo xasilooni| Raali-galinta dadka!
14:00