Тёмный

EPO3 Xasuusin iyo xasilooni| Naftaada ka saamax doorashooyinkii qaldanaa! 

Nazreen zallah
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Xasuusinta maanta
Murugo hadii aad dagaal kaga soo baxday , ku faro adayg farxada , nabadda iyo daganaan-shiyaha aad heshay.
Dooro deegaan munaasab ah iyo dad aad nabadaada ku ilaashato.
Dooro xasuusta wacnaanta leh ee aan ku carqaladayn dooni .

Опубликовано:

 

5 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@user-nl4pb6bj7v
@user-nl4pb6bj7v 2 месяца назад
Ilaahayo wxa ku weydisanaya farxad😢daaim eh,farxad dhab ah ka timid gudaheyga.
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 Месяц назад
maa jiro wakhti aan uga baahi badna bage kagan Aabalkaga Alle jano haa ka dhiigo 😭❤️
@user-dz7wl3kd6z
@user-dz7wl3kd6z 2 месяца назад
Finally 🎉🎉🎉 wllhi waanku daalay saan u eegayay inaad soo dhigtay ilaahay dartiibaan isidhi eeg bal alxm saan u farxay ilaahayoow kaaga farxi.
@maryamaomar419
@maryamaomar419 Месяц назад
Jazaakal laah xbt nazreen ❤
@ilyasmacallinmohudin5334
@ilyasmacallinmohudin5334 25 дней назад
Masha allah abaaya qiima badan jazakalahu qayr mahadsanid
@osman__bakar
@osman__bakar 8 дней назад
Thank you 🙏 Nazrein
@zamzamdiyaad6500
@zamzamdiyaad6500 2 месяца назад
Allah ajar haa kaa siiyo nazerney wey ifarxad galiyan dhageysiga podcast tigaga ❤
@user-nq4wu5mw1f
@user-nq4wu5mw1f 2 месяца назад
Nasriin Episode 4 meeday waan sugnaay qalpiyeey 😢
@ZumayaAbdalla
@ZumayaAbdalla Месяц назад
Aaamiiin
@saaficalas1494
@saaficalas1494 11 дней назад
Alhm waan ka gudbayo waxi hore❤♾🫶🏾
@user-jf7xf9pk1w
@user-jf7xf9pk1w 2 месяца назад
Barakaw gacalo dedaalkana sii wad❤
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 2 месяца назад
Xaqiiqooyin aya dhab tahy ianaynu qaadno Mahdsnid wlll jazakalh kheyr ❤
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 29 дней назад
Soo badi abaayo mahadsanid😢❤❤❤
@abdisalamahmed6751
@abdisalamahmed6751 2 месяца назад
great episode ❤❤
@deeqoabdi8579
@deeqoabdi8579 2 месяца назад
Masha Allaah apyo wn ka hely iyado pdf ma helaa 😢
@CashoMaxamad-qy9lb
@CashoMaxamad-qy9lb 2 месяца назад
Fv chenel😊❤
@Sahruush
@Sahruush 2 месяца назад
Xasuusaha qaar lama ilaawi kro wlhi😭💓lkn Alxmdullilah wax walba Rabbi qadartiisa weye😊 Aamiin Mhdsanid qalih
@SacdiaMohamed-jp3mp
@SacdiaMohamed-jp3mp 2 месяца назад
Waxdba umaleysa inad aniga ilahadleyso thank you
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi 2 месяца назад
Nazrin waad mahadsnthy sida aad noo bararujisay🎉❤
@Fatima-tm4dy
@Fatima-tm4dy 2 месяца назад
Masha allh allh kaaa ajir siiyo wanaaga aad noo soo gudbisay
@user-dx7fp1tk9l
@user-dx7fp1tk9l 2 месяца назад
AMIIN❤
@ismahaanismahanaali4227
@ismahaanismahanaali4227 2 месяца назад
Msha allah thnks abyo❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 месяца назад
Masha Allah ❤
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 2 месяца назад
Allaah ani maa iga hadloosaa maanta thanks
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 2 месяца назад
Allah hakuchaclado love you xabibi
@nazraadem-wu3js
@nazraadem-wu3js 2 месяца назад
شكرا حبيبتي
@Aamina970
@Aamina970 2 месяца назад
Warwar iyo murug ayaa naftii ii keeney dhibaato markan ka baxa mid cusub ayaan la kulmayaaa ilaahayow adaan gargaar ku weydiisanayaaa
@rahmagobaadmahamoud3592
@rahmagobaadmahamoud3592 2 месяца назад
Ha quusan wll rabigaa awooda lihi isaga wax walbaa ka samati bixin karaaa
@Aamina970
@Aamina970 2 месяца назад
@@rahmagobaadmahamoud3592 aamiiin aamiin wll shukran .
@cadowsacad106
@cadowsacad106 2 месяца назад
Wall halmid samee ficilkaaaga maalinlaha ah bedel oo howls fcn oo waqti kuu buuxinaayo sameeyso Firaaqada iska ilaali waayo Dib baad u xasuusan❤❤❤❤
@Aamina970
@Aamina970 2 месяца назад
@@cadowsacad106 mahadsnd walal waan sameeya shukran
@cawomohamed6596
@cawomohamed6596 2 месяца назад
Wll nogu dadaal inaad soo saarto markaste muce iyo صوة ماء البحر
@Momta299
@Momta299 2 месяца назад
Tagtayda aad baan u necbahay Xasuustayda inta ugu qadhaadh baa iigu xasuus badan Ma arag xanuun ka qadhaadh family problemska wlahay 🤕
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 2 месяца назад
Mahadsanid macalimadeydii 😊❤
@Amaalamishaaa
@Amaalamishaaa 2 месяца назад
Thanks wllo qali ❤❤
@user-xn2tj8rr6f
@user-xn2tj8rr6f 2 месяца назад
Mahadsanid walashy mcn
@user-oy7de5cp6x
@user-oy7de5cp6x 2 месяца назад
Wlhi xabadan ayada ayab umodaya inad anaiga iga hadalso wllo hadaklagu wuu isameyay waad mahdsnthaya wax badan ka fa iiiday 😢
@malyuunmaxamed56
@malyuunmaxamed56 2 месяца назад
Mahatsnit
@sumayaali3920
@sumayaali3920 2 месяца назад
❤ mhsnid 😊
@cqanicali4941
@cqanicali4941 2 месяца назад
Cajiib karti badan❤
@arwamustapha8969
@arwamustapha8969 2 месяца назад
Wsc wllo
@sahraosman2640
@sahraosman2640 2 месяца назад
Nazreen cawa inad iga hadlaysa
@user-oi4pq7xq2x
@user-oi4pq7xq2x 2 месяца назад
Mahdsanid wlshey
@Kingramesh11
@Kingramesh11 2 месяца назад
Mhdsnid
Далее
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52
ELA NÃO ESPERAVA POR ISSO 🥶 ATTITUDE #shorts
00:20
Просмотров 725 тыс.
FAAIDADA ISTIQFAARTA
13:06
Просмотров 9 тыс.
Adigaa MEEL FOG nolosha is gaarsiin kara HADAAD rabto
14:17
EPO1 Xasuusin iyo xasilooni| Raali-galinta dadka!
14:00
Routine ka gabadha muslimada
25:06
Просмотров 16 тыс.
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52