Тёмный
No video :(

EX Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Musharaxnimada Maxamuud Xaashi 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 65 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 128   
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 года назад
3:10 Qosolkiisa Cadaani Waa Xaraabe 😂😂
@yassinadam418
@yassinadam418 4 года назад
Wuxu ino sheegay laba Arin 1:Inaanu ina xaashi nin saaxiibtinimo iyo cadaladmidna leh ahayn. 2:Inu se xaq u leyahay inu is sharoxo isago ay waliba hada wadadu wada yara khaldan tahay. Fadlan hadalka nuxurkiisaa sida loo raco barta. Understanding of the context is the best of the education.
@zainababdi-salam3015
@zainababdi-salam3015 4 года назад
"Dhibtoo laysku egaa way inoo dhaxaysee..... Adiguba dharaarad kaqoslaysay dhooshe". Waa war cad, siyaasadu xumaa!!!
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 года назад
Cadaani waa nin qalbi fiican
@GangGang-gt5wv
@GangGang-gt5wv 4 года назад
Cadaani Guul Wade guul Wade
@bashirabdirahman5161
@bashirabdirahman5161 4 года назад
Caddani is so humble
@cabdiraxmancabdirashiid9532
@cabdiraxmancabdirashiid9532 4 года назад
ISA soo sharax waan kuu codaynlahaa
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 года назад
Isku soo wada duuboo Xagla Toosiye ayaa meesha ku haboon
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 года назад
Cadaani waa geesi
@isaabdi1478
@isaabdi1478 4 года назад
Macnuhu waxa weeye hadii uu ii hiilin waayey, ana maanta u hiilin maayo,ta kale doodu ma gudoomiye xisbibaa mise waa musharax xisbi?
@mohameddahir2126
@mohameddahir2126 4 года назад
Gudoomiye xisbi
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 4 года назад
Wasiirka wasiirada ayuu ahaa ilahey raali hakaa ahaado sxb
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil 4 года назад
Kkk Ex wasiir cadaani uu daacad hadlay !!!!
@abdiqanihaaji8207
@abdiqanihaaji8207 4 года назад
👍🏼👍🏼
@sicidkayse1416
@sicidkayse1416 4 года назад
Cadaani Anigu Allah Dartii ayaan U sharaan sanahy
@xamsedhakool3830
@xamsedhakool3830 4 года назад
Xagala toosiye ayaanu taageeraynaa meesha ma dhaxal baynu u helnay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Yes xaglo iyo cadaaniba uga dhow kagana mudan maxamuud xaashi gudoomiyenimada
@yazenizmael223
@yazenizmael223 4 года назад
Cadaani nin Somalilander
@muminafarah1222
@muminafarah1222 4 года назад
Waa Cadaani oo busaaradi ka muuqato. Kursiga Garxajis xaq umaad lahayn inaad ku fadhiisato
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Cadaani iyo busaaradi kala dheer waa nin qalbi xaadhan oo farxaana sidii abdirahman cabdi qaadir cadaani waxna ma dhicin kuwii malaayiinta qaatay daba ka warwar iyo aragxumidooda eeg laysma xaasido nuurkiisa iyo farxadiisaa kaa nixisay miyaa?
@muminafarah1222
@muminafarah1222 4 года назад
@@somalilandtayda3765 isagu wax ma qaadan miyaa intuu daacad iska dhigaayey? Meesha sodon sano waxaan boob ahayn laguma hayo. Walee aakhiro warbaa jira!!
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
@@muminafarah1222 walaal iyaga iyo ilaahay baa is og laakiin wax lagu xamanayo sida kuwa kale ciday doonaanba ha ahaadaane maynu maqal qaar qalqaaliya oon wax xadin baa jira oo ilaahay ka baqa qaar aan masaajidada ka bixin oo intaa ku xadiisaya oo tuugaa jira markaa we can't charge book by its cover mida kale ninkii shaqaalihiisa ugu caadilsanaa buu ahaa siday uga mahad sheegteen intaasuun baan ogahay
@muminafarah1222
@muminafarah1222 4 года назад
@@somalilandtayda3765 Ilaahay iyaga iyo inagaba xaqa ha ku sugo. Aduunyadu waa imtixaan markaad musuuliyad qaadana waa imtixaan labaad oo in badan oo masuuli aanay garaneyn.
@muhyadinnuuh9972
@muhyadinnuuh9972 4 года назад
Ninkan iska faraxsanhy markasta Siyasi qalia wlhi oo qalpi xadhan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
qosolkan ma calool xadhnan baad mooday war waaxa weeye qosol siyasi ah
@qunyardega2817
@qunyardega2817 4 года назад
@@sidrasirad9475 xataa siyaasi maaha waa qosol gariir xil u baroortaha somaliland weeye
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 года назад
I'm with wadani party anyway
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 4 года назад
8 September ayaan daawanayaa, Maxamuud Xaashi oo loo diiday inuu noqdo Guddoomiyeha Xisbiga Kulmiye, Dhibtoo la isku eegaa waynaga dhaxaysee.... hadday rumowday wwlhi
@qunyardega2817
@qunyardega2817 4 года назад
sakhraan sakhraan dhalay maalin kasti waxa laga qaadi jiray jidadka minisota isagoo sakhraansan
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 4 года назад
Nayaa siilkaga usheeg mxa ninka afkaaga qadhMun ugeeYeY
@mustafa7941
@mustafa7941 4 года назад
@@Xamuudichannel ino khamriga cabo ummada Somaliland o dhan ba og qosalkisa laga garanaya afka kama qado
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 4 года назад
@@mustafa7941 xoriyad bu uleyahy naftiiza apti dee naftada miyaa lguul taliya adiag
@mustafa7941
@mustafa7941 4 года назад
@@Xamuudichannel ha u lahaado lkn waa arin fuulxun
@abdirahmanguled5297
@abdirahmanguled5297 4 года назад
Walaahi cadaani gobanimo ayuu udhashay
@salmanozil8950
@salmanozil8950 4 года назад
Ex wasiir cadaani wa nin cod kara gobonimona udhashey
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 4 года назад
Cadaaan I waaaa
@waarsamehirsi2731
@waarsamehirsi2731 4 года назад
Macalinkagii dugsiga
@cabdixakiifarxaan8080
@cabdixakiifarxaan8080 4 года назад
Cadaani noolo aaabo
@SheekeyeSheekeye-ro7xd
@SheekeyeSheekeye-ro7xd 4 года назад
Anuu wabYalaDiizaaazaN diiday TAg dhe niyaw
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 4 года назад
Nimanka shir kaa qayb gelin waayay siday musharaxnimo kuugu yeelayaan aderkay qalbi wacanaa
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Waxay uga qayb galin waayeen guuxa xisbiga iyo dareenka bulshaday og yihiin in madaxwayne muuse biixi dabadii HJ & HA ay kaga haboon yihiin beelaha kale taasaa cadaani dhowr nin oo Gudida ahaa maxamuud xaashi ku daba faylayay u deedafeeyeen waana cadaan ninka la dooranayaa haday labadooda noqoto waana Sababta maxamuud xaashi Olole aan wakhtigiisii la joogin u bilaabay iyo reer ku d hex dhicid waana ku ceeb kulmiye dhexdiisaa isbadal baa la rabaa hadii kale laga yeeli maayo maxamuud xaashi sida UCID faysal cali waraabe 20sanadood hor fadhiyo in iyaguna reer uun xisbiga hor fadhiyo
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 4 года назад
Kulmiye bulshada ayuu sirayaa wlhi lkn indhaha umada oodhanba idin fiirsaneysa gudoomiyaha xisbiga kulmiye ka noqon doona waa ku dumi sidii udub ama waa uu waari doonaa oo uu sii jiri.
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 4 года назад
Hadalka Cadaani markaan dhagaystay,waxaan xasuustay riwaayadii shebeel naagood markii islaantu ay leedahy sooto iskaarto waa la iska soo dabadhacayaa. Saado Ali AHU ay qaadayso heestii saddex caddow ayaa jiray dadka soo cadibo jiray….
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Shabeel naagoood may ahayn sxb waxay ahayd hablayahaw hadmaad guursan doontaan
@elmimusa3630
@elmimusa3630 4 года назад
Bahashan hoos la iskugu dhiibay ma fiicna ee ragu ha tartameen ninkii Roon baa reerka u hadhiye
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Absolutely
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 года назад
Kani waa neef maxaad ka waraysanaysaan doqonkan dawada isku cadeeyey sidii dumarka cadaani diano
@updyrahmanarap3821
@updyrahmanarap3821 4 года назад
Cadaani wuu iga qosliyey walaahi, maxamuud xaashi buu kula tartamayaa xisbiga kulmiye, so hilarious lol
@sadiqjaram562
@sadiqjaram562 4 года назад
Anigu waxan fikir ahaan qabaa in ay laba mid noqonyso,1:in mudane m.muuse biixi Mar labaad isi soo sharaxo (iyo) 2:in xisbiga kulmiye laba qaybood kalla noqdo.waliba inshallah.
@allamericantvshow7694
@allamericantvshow7694 4 года назад
Jaaahilka wadanka ha ku rogin imikaabu qasay oo dagal sokeeye wadankii ku dhaw yhye
@sadiqjaram562
@sadiqjaram562 4 года назад
@@allamericantvshow7694 madaxwaynuhu hdii uu mistakes gallo wxa kalla xisaabtamaya alle sw malin aan xisabiye qaran jirin markaa waxa laynooga baahan yahay samir iyo dulqaad if you make everything.
@sadiqjaram562
@sadiqjaram562 4 года назад
If Allah say.
@allamericantvshow7694
@allamericantvshow7694 4 года назад
@@sadiqjaram562 wd saxsan thy lkn mrka aynu ka hadlayno umad masiirkooda way ka duwan thy wxn donaynaa hdii aynu mar qaldany inaynaan halkii qaladku inaga sooo gaadhy aynaan ilduufin inaga oo ogayn wixii inaga soo gaadhy mrkaa gapi ahaanba nolosha ahaa sidas ah anigu ahmed ahaan wxn u codeeyey kulmiyh aniga oo hab aan munasip ahayn u codeeyey lkn mrkaa isla saxsanaa lkn maanta wn grnyaa goankaygii hore midhihiisa mrrkaa adiga oo arkaya madaxweyne biixi wadankii sida uu ka dhigy gar miyay thy inaaad soo bandhigto musharaxnimadisa aniguba haypta uu ka soo jeedo ayaan ahy lkn siyasadisu garawshio iyo hdf maleh wayna u jeedna lkn yaynan qaldamin somaliland na gacmeheeena ku dhiman ray ahaaan
@salmatiirshe64
@salmatiirshe64 4 года назад
Geesi.geesi dhalaya geesi.geesi waa.ruunata
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 года назад
Cadaani maa la iiga danbeeyay sidani fayoobi mahane.
@abdirizakhassan1896
@abdirizakhassan1896 4 года назад
Hudoomiyaha xisbiga kulmiye waxa dhawaan loo dooran doonaa c/taxman maxamed ducaale (ina dhoolayare) oo ah nin sifii fiican waana la si horyaaci doonaa waana halyey danta qaranka u caanbaxay musuq aan lagu xamanaynin iyo qabyaalad iyo eex iyo maamul xumo midna guul kulmiye
@siciidshabac3960
@siciidshabac3960 4 года назад
Waxan qaba ina dhola yare madaxweyne inuu noqdo waxa ka dhow xagla toosiye oo madaxweyne noqda mideda kale hadii kulmiye uu marlabad is ka sharaxo muuse wuu badbadaya hadiise uu cid ku warejiyo wuu kala jabaya muusana is sharixi maayo oo wuu ogyahay inan cidi mardanbe cidi doranayn
@aali6668
@aali6668 4 года назад
MAANTA HADUU INAN GAAJOXIS DOONTO GABDH ISAAQA KALE AH WAA LOO DIIDI ILEEN MAANTA WAXAAD LA MID TIHIIN MIDGO OO WAA LAGA FIICAN YAHAY IN LAGA GUURSADO AMA LA SIIYP INAN INANTA WIIL GAAAJOXIS KEENTA MAANTA HOOYADEED BAROOR IYO KAB WAX AAN AHAYN UMA QAADI DOONTO INANTEEDA FACTS TAAS BEY BEESHA A KU DANBEYSEY DHAQAN AHAAN TAASINA WAXA SABABTEY INEY MUUJIYEEN QABYAALAD FOOL XUN OO LAGA TAGAY 100 SANANDOOD KA HOR BEY WADAAN DAD HOR MARAY MA AHA FACT
@sayidulcaarifin7674
@sayidulcaarifin7674 4 года назад
Caadi dheehbuu leeyahay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Cadaani qalbi nadiif walaahi cid kaaga habooni ma Jirto xaqna maaha in HJ & HA GUDOIMIYANIMADU ayna dhaafin intaad sheegtayba xaq bay u leeyihiin xisbiga kulmiye hadii la doonayo inuu sii jiro Habar awal iyo Habar jeclooy dib u fadhiista cid kale ha hogaamiso xisbigee hadiise HJ iyo HA ay soo noqdaan kulmiye wuu ku daayay maxamuud xaashi wuu dagdagayaa
@engabdikanimohamed2353
@engabdikanimohamed2353 4 года назад
Adeer Maanta waa is Dhacdeee ((Dhinta lausku eegaa))
@talaabo2065
@talaabo2065 4 года назад
Cadaani...!! Waa kuwa siyasada mesha khaldan uu adeer silanyo uga Soo daray...!!
@abdiadan8958
@abdiadan8958 4 года назад
Cadaani jajabanta intad laqayilaysay ayuu kaadhkii kadhacay jajaban koriye
@saalimwayab5813
@saalimwayab5813 4 года назад
Cadaani hhh waa nin cod kara waana wasiir aan lasoo shaqeyey wakhtigii warfaafinta
@sayidulcaarifin7674
@sayidulcaarifin7674 4 года назад
Kaftana maahee waxbaa ka jira kulahaa cadaani waa ciyaalkii hore
@abdirisaq2561
@abdirisaq2561 4 года назад
Dhulkuu cadaani inana xaashi lagalay wrbadan waa cadeeyy
@roll30zekeria49
@roll30zekeria49 4 года назад
hhhhh cadi wllhy waa nin adag
@adansaid961
@adansaid961 4 года назад
Oooy.ooy.ooy.oo.gaboobay.jeegantaa.ku.shaqeysatoo.markii.danbana.way.laadiin.kkk
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 года назад
YIBIR BUU U EEGYAHAY WAA NINKA OOYAY KURSI XOOG IYO FARSAMOBA LAGU HELO AYUU SIDII DUMARKA U OOYAY WAAR ODAYGU HORTA MA REER CABDI XIRSI BAA MISE WAA LAYLI KASE
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 года назад
Waa garxajis kasii ah muuse care
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 года назад
@@zaedismacil5684 walee oo muse care waa wada milateri yeh ma reer galbeed baa kuwa sacad muusaha la dega dib ha u ooyin dheh alfoow haduu adeerkaa yahay fuckin busted
@yaasir1936
@yaasir1936 4 года назад
mohamed mohamed Sacad Muusaha Maxaa Lagaagu Sheegaya, Nacasyow Nacasku Dhalay , Yaanan Hooydaa Siraadane Sidii Raga U Hadal
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 года назад
@@yaasir1936 sacad muuse ha i hor dhigin gaadhi maysid mayd yahow ha ku riyoonina kursi danbe DACAWO ILAA DACAWO daba xun ilaa daba xun
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
ILLAAHAY KA BAQ MA NINKA CEYNKAA U EG BAA YIBIR U EEG, TOLOW QURUXDAADUNA WAA CEYNKII, WAAR WAX KALE KU CAY, WAA NIN GOB GOB DHASHAY AH OO REER SAXARDIID AH OO LA YAQAAN, ABAARI KEENTAY BAAD TAHAY
@mustafealichanel3397
@mustafealichanel3397 4 года назад
Caddaani👍
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
Well said
@mustafealichanel3397
@mustafealichanel3397 4 года назад
@@abdicash8787 👍
@kamalhersi4834
@kamalhersi4834 4 года назад
Geysta africa bu Mahdi Mustafe ka yimadhi doona Inshallah Somaliland sidee sheekha amirki mumineen mudhan tagey konfurta ilahay u naharisto
@mustafealichanel3397
@mustafealichanel3397 4 года назад
Kuma Fahmin
@hamdahiigsi4991
@hamdahiigsi4991 4 года назад
musharaxa kaliya een tageero
@abdlladahir3074
@abdlladahir3074 4 года назад
Muuse abal male ninkasi wutool wayay dhisidi iyo halganki muuse
@ahmedhagio498
@ahmedhagio498 3 года назад
Ar tag muuse ma dooranaynee
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 4 года назад
Cadi wuu uqalmaa madaxwene
@abdiwahaababdilaahi6518
@abdiwahaababdilaahi6518 4 года назад
Gaaadhi Refes ku socda aderky mglda keneY😂
@mohmettallale6933
@mohmettallale6933 4 года назад
Hhhhh
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 года назад
caadi oo loo yaqaan cadaali, nin rageed baan u.aqaan
@axmedfaarax6774
@axmedfaarax6774 4 года назад
cadaani noolow
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 года назад
Alla toos ayuu ugu tuntay aw maxamuud ahaa kkkkkkkkkkkkk
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 4 года назад
Cadi waa layaqan, ilahba Silaanyo u sakhiray .
@maxamuudjaamac7463
@maxamuudjaamac7463 4 года назад
qof aan ooyayn baa kaaga haboon cadaani
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 4 года назад
Siyaasi calool xaadhan... Waxba ma qariyo
@khalidali4780
@khalidali4780 4 года назад
Cadaani wasn taageersanhy
@hamze_shine
@hamze_shine 4 года назад
😅😂😂 adiguba dharaarad ka qoskaysay dhooshe
@khadijismailinaahmed_105
@khadijismailinaahmed_105 4 года назад
😂😂😂😂💟💟💟💟👍💖💖💖😍😍😍😍😘
@sakariyemaxamed9584
@sakariyemaxamed9584 3 года назад
Waar kani waa nacas wllhy kulahaa kaadh qabiil🤣🤣
@calicabdicawil7241
@calicabdicawil7241 4 года назад
kkkkk wlhi cadaani abaalkii ayaa helay mar haduu 4sano u ooyaayey kulmiye markii laga dan gaadhayna lagu yidhi kaadhkii ayaa kaa dhamaaday
@mohopesoabdithey9364
@mohopesoabdithey9364 4 года назад
Abaalkaabaakuhela
@cabdiqaadirismail979
@cabdiqaadirismail979 4 года назад
Hhhh waxbaa ka dhacay
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 4 года назад
Kkkkkk
@mafahow67
@mafahow67 4 года назад
Waxani siyaasi maaha waa nacas walahay🤣🤩
@ismailahmedali6695
@ismailahmedali6695 4 года назад
.
@cukeyr12345
@cukeyr12345 4 года назад
War hindi aya tahay adiga iyo cadani ba iska jooga cid ma idin dooranayso
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 4 года назад
Cadaani ooyaaye😭😭😭😭
@sayidulcaarifin7674
@sayidulcaarifin7674 4 года назад
Ma musharaxbaad tahay fariid Gudcurbad gudaysaa whi
@hanaibrahim2971
@hanaibrahim2971 4 года назад
Ninkaan kamahelo 🤐🤫
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
war kani waaba iyga yaabiyay oo kulaha saxib banu nahay hadana waaba qoslaya waxad mooda inu ka xaglinayo maxmauud xashi yaaab
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 года назад
Waligay ma arag nin ka jilicsan ninkan.
@4eye807
@4eye807 4 года назад
Hadii aaney hore aduunyada uga dhicin Maxaad hore ugu sheegi weeyday. Mudane Markii leeysla meereeysanaayey. Se maxaa dhibee ku jirta ina xaashi. Inuu noqdo gudoomiyaha . kulmiye.
@mohopesoabdithey9364
@mohopesoabdithey9364 4 года назад
Abaalkaabaakuhela
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 4 года назад
Naa nama matashid anaga ha na garxajisay say nio fuck off
@waniskadhaafaychanelkannos1026
@waniskadhaafaychanelkannos1026 3 года назад
Xishood nayaa
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 3 года назад
@@waniskadhaafaychanelkannos1026 ha waso hooya adiga cadaani ooyaaye
@engabdiaadan8864
@engabdiaadan8864 4 года назад
Cadaani waa geesi
Далее
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 648 тыс.
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Go'aankiisa.
32:01
Просмотров 119 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 648 тыс.