Тёмный

Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Go'aankiisa. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 120 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 882   
@shamisgeelleh5440
@shamisgeelleh5440 4 года назад
Ninkii hadlayaba haayska hadlo. Xusbi aan habar jeclo soo saarine Masoo boxo. Taas maanka gesha. Hare soco aftahan 👏😍👏
@faisalabdi7540
@faisalabdi7540 4 года назад
Xisbiga Wadani no so saraa haber loveee?
@abokorforex_trading2461
@abokorforex_trading2461 4 года назад
Sanadka danbe waddani ban so sarayna walaladeen habaryonis
@xikmaawisaleban6213
@xikmaawisaleban6213 4 года назад
*Maxmud Xashi* wuxuu u ekaaday ba *Omaba* 😂 yaa ila arkay
@mustaphabarre8707
@mustaphabarre8707 4 года назад
Wllhi isku fikir ayaynu hanahy mar kaan arkayba waan is idhi
@rajoonline3712
@rajoonline3712 4 года назад
Hhhhh wlhi aniga
@Ramboooooooo
@Ramboooooooo 4 года назад
@@rajoonline3712 , ha dhaaran walaal. Aad yar uun 'Aniga' iska dheh, waanu ku rumaysanaynaaye.😁
@rajoonline3712
@rajoonline3712 4 года назад
@@Ramboooooooo haye wllo
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 года назад
Walaal Obama san wayn buu leeyahay midakale plastic surgey buu maray wuuna timo ka timo adag yahay. Midabka maariinka ah iyo timaha cad unbay iska shabahaan.
@abazhasami1468
@abazhasami1468 4 года назад
Muuse xusbiigii miyuu Handarabay 😂
@mohammedabdullahihassan5839
@mohammedabdullahihassan5839 4 года назад
Muuse handaraab xisbigii ayuu ka handaraabay 🤣🤣🤣
@zeinabisse1157
@zeinabisse1157 4 года назад
😁😁😁😁😜
@user-ql8ez2kh8k
@user-ql8ez2kh8k 4 года назад
Siyaasigu wajiga horu sii dhigto ayuunbu hadhawna wax ku leyahay. Maxamuud xaashi nin inagu cusub maha ee ninki anaqonow fadlan baro maxamuud xaashi 😂
@zakiisaac12
@zakiisaac12 4 года назад
Kkkkkk lol
@CamelCorps
@CamelCorps 4 года назад
Waan qoslay ahahaha ninkan waa handaraaban yahay wa in loo bixiyo wasiir handaraab
@somalitour3883
@somalitour3883 4 года назад
Geesi Geesi dhalay mohamoud hashi Abdi guulayso
@HELLO7546
@HELLO7546 4 года назад
Geesi taariikh,sharaf,hami iyo magac wanaagsan leh guusha Maxamuud Xaashi waa guusha Kulmiye iyo Somalilandba. waan ku taageersan nahay waanad guulaysanaysaa, hore u soco. Guul Somaliland.
@daallo8854
@daallo8854 4 года назад
Labo xaqdaro ku midoobay xaqaa feedhaha ka dilaaca luqd siyaasi waa la yaqaana marku waayo wuxuu doonaayey baroortaa marnaba shacab u daneen maysaan baroortu orgiga ka weyn ina xaashow
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 4 года назад
Baaxashu hagbad maxaa waa Mar iyo Mar salamatay labajer ayu siranyo is sharahay Mar wu wayey marna wu kulaystay muse bixi haqbu uleyahay labajer marka ina xashii waha kaa horeya mahamed kahin casab naxaa
@aarkasanaag9169
@aarkasanaag9169 4 года назад
Xaqdarada lagu heshiiyey maxay tahay? Ma in adeerka cirro la rido baa xaq darro ah Jaahil ilaa qiyaamaha waad ooyaysaan uun
@khadraibrahim3433
@khadraibrahim3433 4 года назад
Waa buqbuqdeene iska dhaafa qadiyada Siyaasada ha u bedelina qabiil shiciboow xishooda
@daallo8854
@daallo8854 4 года назад
@@khadraibrahim3433 ma been baa laga sheegay ina xaashi wakhtigiisii waa dhamday ina xaashi ee wax kale ma haysaa
@jamalsalax3224
@jamalsalax3224 4 года назад
Madaxwayne mustaqbalka
@ubaxhussein4553
@ubaxhussein4553 4 года назад
I don't think so! If he knows what's good for him he should disappear before all the s*** he did comes up.
@sagalsaxsan3116
@sagalsaxsan3116 4 года назад
Maasha Allah madax sare into soomaliliand jecelow like ii sar
@ayaanleleyto3340
@ayaanleleyto3340 4 года назад
Aar muuse maxaad ka amaanaysaa wiilwaal nin rageed buu ahaaye haku masaalin doqontan raaskooda magaca beenta ah usamaynaysa
@ahmedawadchannel
@ahmedawadchannel 4 года назад
Great, great ,great you absolutely right. Go forward.
@Iftiin501
@Iftiin501 4 года назад
Go forward no going back👊
@coronaviashalom1355
@coronaviashalom1355 4 года назад
Adeer we love you from Awdal...Gabiley...Salal.....
@ubaxhussein4553
@ubaxhussein4553 4 года назад
What kind of drugs are you on🤔 Gabiley???
@coronaviashalom1355
@coronaviashalom1355 4 года назад
@@ubaxhussein4553 Kollaay waxaad tahaay Sacaad muuse...because Cidassi dumaar mooyee..raag malahaa...Adeer waxaan kuu shegayaa intuu niin Mahamed casse aduunyadaan koorkissa kuu noolyahaay Wallahi Gabiley hakuu hamiyiin....😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 11 месяцев назад
​@@coronaviashalom1355hooyadaa bay wasaan sacad muuse
@malableofficial9045
@malableofficial9045 4 года назад
Nin raga wax sixi Kara Ama khalad samayn Kara Ninka muuse raga kaga qaylisiiyey waan wadana ،,,💪💪
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 4 года назад
Adeerkaba😂🤔
@gudcuuromedia180
@gudcuuromedia180 4 года назад
Muuse wuu diidaye balantii jeegaanta Wayo maha qof liita sidiina wayo qaranka wuxu og yahay in umadi leedahaye ee aan jeegaani lahayeene maxmudow
@ugaasomaxamud3839
@ugaasomaxamud3839 4 года назад
Muuse miyaa xaq bila aadan ayaqan malaha waa aderka muse Waxba dhinaca hasarin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
muuse raga somaliland soo maray waa ninka ugu liiita waa nninka qabiilkiisa qudha wasiiradii iyo jago walaba u magacabay intii ka soo hadhayna kii naag ka qabay ama ay dhaleen oo qudha waa qajidh qabiilayste ah muuse maskaxana malaha miyirna malaha wa maran madhan oo meesha la keenay adigana ka darnid dulyad yahay duufka wayni ina xashi waa geesi la oga yahay somaliland odhana u marqati tahay tuuuuuuuuuuuug waa naskan jaahilnimadu biyo dhigtay walahay mudaharad baanu kaga tuuri karna daqiiqad ilahay ba igu og naaya meel walaba hadanu u is tagno cashuurna u diidnao muxuu samayn karaya tuuuga xun xaran cunka ah
@ugaasomaxamud3839
@ugaasomaxamud3839 4 года назад
@@sidrasirad9475 wax garad ayaad thy kuwa difacayan la yaabanan Hawshu waa bilow waa hasocoto wll
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 года назад
Muuse aya liita o bisada amaanadii lo dhibtayna mooday inay hoyadii ledahay
@ugaasomaxamud3839
@ugaasomaxamud3839 4 года назад
@@asiyawarsame4833 hhhhhhhhh wale kamad been sheegin manta madaxadii matag bay ku jirtaa Bukhari ayaa ooyayo muuse kuleh adeer cilo ha idhigin suu ina xaashi wax ka sheegaya
@MadderMedia
@MadderMedia 4 года назад
runtii aad ayan uga naxay, markaan cabiray luuqada jidhkiisu aad ayay run u badan tahay!!! walee waxbaa ku habsaday. siyaasadi waa qudhun
@Somfox1
@Somfox1 4 года назад
Siyaasadu Qudhun maaha .. laakin Xaaran cune hore oo waliba kursi raba baa Qudhun ah walee . baro Maxamuud xaashi adeer . 1. Nin Maal xaaran ah ka samaystay Dowladii Siiraanyo lana og yahay in guriga uu ku jiro hargeysa iyo nimcada dhex taal ee hantidii umada ahayd ay ka badan tahay hal milyan oo dollar 2. waxa la og yahay in uu Maxamud xaashi ahaa ragii ka danbeeyey in Dekada berbera lagu wareejiyo Imaarad iyo xabashi oo ay yeeshan saamin ah 75% halka dadki lahaa hantidan ee Somaliland loo reebay kaliya 25% taas oo ka dhigan in Dekada berbera 30 sano ee soo socda ay xabashi iyo imaarad ka taliyaan isga oo ka helay arinkaa lacag yar , xataa Siilaanyo uu kaliya ka helay Guri looga dhisay Abu dubia 3. hadii la xisaabiyo Maxamuud xaashi kaliya xoolaha uu haystaa wuu wixii uu dalka ka dhacay . 4. waa nin wiil waal been ka sheegay .. wiil waal wuxu yidhi Rag walaal wuxu ku dhaamo la waaa 4. wa nin mahmaahyo u soo qadanya gaal ingriis Winston Chirchul hadana quraan iyo xadiis daba dhigaya .. 5. xata waa la ogaa in dowladiisi iska daa hanti qaran oo la dhacee , xataa Xaaskii siiraanyo ka xishown wayday wixii dowladii kacaanku dhistay oo Guriga Womens club ee dugsi barida cunta kariska ay la wareegtay oo ay ka dhigtay HOTEL JIRDE .. Walee xisaab ayaa danbaysa Xoolaha umada iyo hantida guud ee la dhacay .. walina la rabo kursi lagu dhaco sida Maxamuud Xaashi .. Koley umadan la dhacay iyo wixii laga dhacay waa wax ilaahay xisaabi doono , , dadkii dhacayna ay heli doonaan ciqaabtooda if iyo aaakhiroba Marka waxan kula talin lahaa in uu Ilaahay ka baqo .. Umada Somaliland na u soo celiyo xooluhuu ka dhacay , iley Aaakhiro iyo xisaab baa danbeysee .. waa iga talo walee .. shaqo kale oo xalaal ah ha raadsado .. horaa loo yidhi .. caloolaha ba ay maxaa lagu guri kkk Visa mindre SVARA
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 4 года назад
Siyaasadu Raga way wastaa walaal Lkn xaashi waa tuug utilisant siyaasada wax wazta
@ahashi7828
@ahashi7828 4 года назад
Kadir josef madaxweynahu waa in uu labada jago mid baneeyaa ma aha inuu dictator noqdo
@MadderMedia
@MadderMedia 4 года назад
A Hashi Sidaas ayaa fiican
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 года назад
dhamantood muxafid & mucaid mid danta somalilaand sidacada run uga shegay majiro kuligod watuug ina khiyantay allaw mid dacada nosodir oo somalilaand usimantay oo dalka somalilaand guul gadh siya aamiin aamiin allaw madax wayne dadkodhani jecelyin nosodir aamiin aamiin guul somalilaand hote usoco
@niiimoahmed2541
@niiimoahmed2541 4 года назад
Aamiin aamiin
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 года назад
@@niiimoahmed2541 aamiin aamiin aamiin walal qali
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 года назад
Maxana meel dheer oga radinesan 😂😂😂😂😂aniga ii doorta aniga wadata toosan idin saraye oo waliba kaso noqosho laheyn mad ila socotan
@khadarcabdiraxmaan3939
@khadarcabdiraxmaan3939 4 года назад
Insha alaah anaa noqonaya madaxwayne mustaqbaleed oo aan wax uu wadanka kusoo kordhiyo mooye waxba yeelayn ilaahay kabaqaya oo daacad u noqonaya xilkaad ii dhiinteen
@mahamedkhadar3110
@mahamedkhadar3110 4 года назад
Ina xaashi gar iyo gardaraba wan ku wata wlhi insha allah ado madax weyna aha arki dona ha ubixin mujahid bad tahe
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 4 года назад
Heshiiskuu ka hadlayo waa kii ay H.awar iyo H.Jeclo wada galeen ee ay jegaan ku samayteen jeegaantii muusaa kursiga ku koray kadibna dhexday ka jabtay😂. Labadii xaq daro ku heshiisaa xaqay ku coloobaan.
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 4 года назад
Xaqiq
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 4 года назад
Jeegaanta isaaq oo dhan baa ku jira ha ilaawin in waran cade iyo cukuse ay ku jiraan doonayana jagadaasi gudoomiyaha xisbiga
@hamdamohamud7018
@hamdamohamud7018 4 года назад
Bal ku waa Xaq Darada daradu u tahay xaq ka sheekee ku wani wxy wadaageen dhafo kursi khasab mahine iska suga inta la idiin naxayo🖕👎
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
maad fahmin muuse ina kaahin oo ay dhaleen oo ka qaba ayuu wataa oo saxiibkiiis aha lakiin jeegaanta magaca lala leeyahay waxa sameeyey magaacas riyaale oo yidhi jeegantii buu iga dumiyaay ali waran cade marka jeegan dadkii samaytstay waaaxaay aheen hy iyo samaroon ka dibna way kala yaaceen kuwana waa la eegi laakiin ninkan muuse maha nin danta somaliland ba wada ciday doonto ha noqtee
@xasanxuseen5501
@xasanxuseen5501 4 года назад
Labadii xaqdarao ku heshiisaa xaqay ku colowdaa burburkii jeegaanta filo
@axmedsiciid7538
@axmedsiciid7538 4 года назад
Maxamuud calaacalka iska daa sxb. Maalintii xirsi gartay muuse baad adigu garan weydey ii muuse horbooday
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 4 года назад
Hagbadaa way dhamatay NO MORE JEEGAAN thanks mr BIIXI💪💪💪
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 4 года назад
No more hagbad 👍🏽👍🏽👍🏽
@alijaamac2952
@alijaamac2952 4 года назад
Maxamed kaahinba waa HJ😂
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 4 года назад
Ali Jaamac Kulmiye iyo Jeegaan iyo hagbad way dhamaatay
@hamdahassan7930
@hamdahassan7930 4 года назад
Maasha allaa muj maxa,ud xaashi afkaga caano lagu qabay
@abdikanisiciid1302
@abdikanisiciid1302 4 года назад
Aan ooyee albaabka ii xidha dheh ina xaashow 😭
@munamohamed5477
@munamohamed5477 4 года назад
Maxamuud xashi dad Ayaan kugu xigaa kunana rabno waa ninki hawada warejiyay . Maddox wayne. Hasoo dhawayn wax uu lamid yahay ku wii 1960 qaday xoriyada
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 4 года назад
Imisaad nin hammi lahaa aad sidaad ka cabanayso ku samaysay lagu adeegsaday oo aad musharaxada iyo sacabka soo waday markaaga xamil
@cilmiaxmed378
@cilmiaxmed378 4 года назад
Run
@gatawe
@gatawe 4 года назад
Afkayga ayaad kala soo baxday!! Aaaway Cabdirahman Tolwaa, Aaway Abdirahamaan Abdiqaadir aaway ahmed xuseen ciise aaway jaamac shabeeel . Dadkaygaw
@aminamohamed847
@aminamohamed847 4 года назад
Kulmiye wakaa
@schakadx324
@schakadx324 4 года назад
Ahmedciidle intaasba waan usoo taagnaa nasbigu ma dhaxo walee
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 года назад
Ahmedciidle adiga maskax ayad haysa ala maxad meel walan so tagnees iyo dad la bahdilayo🤣🤣🤣
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 года назад
Madxweynaha mustaqabalka dhow siysiga kaliya
@ahmedsuleimanmohamed-indha5468
@ahmedsuleimanmohamed-indha5468 4 года назад
waar odaygii maanta wuu cataabayaa maxamud nin adag buu ahaaye muse wuu ka qayliyey
@mohametqodax8446
@mohametqodax8446 4 года назад
Adigupa dharaarad ka qoslaysay dhooshe😃😃😄
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 года назад
😢🙏
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 года назад
🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂istaqfurullah
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 4 года назад
Muuse biixi wuu ku mahadsanyahay inuu karbaasho sheekh usaama
@djama2053
@djama2053 4 года назад
Wadan baynu joognaa ina xaashi leeyahay maanta waxaan rabaa inaan isa soo sharaxo isagoo la garanayo waqtigii uu shalay joogay inuu ahaa mid kamida ragii ugu mudada dheeraa iyo mususqa badnaa, markaa ma caqligayaga ayaad ku ciyaaraysaa markaad leeday waan isa soo sharaxayaaye i doorta. Malaha sidaasaa laguu qaatay halkaaga naga joog hadaan maxkamad lagu saarin.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 года назад
Maxmuud xashi codka muuse abokor ku filan cid kale uma baahna wa libaax laandheere ah
@mahamedm518
@mahamedm518 4 года назад
Hhhhhhhh ina xaashi oo quraan soo daliishanaya manshalla😀
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 4 года назад
Xayle salassie ayaa yiri soomali diinta xageeda isu badisay haddaad aragtaan, waa jabeene ha ka harinina.
@saedismailawale7486
@saedismailawale7486 4 года назад
Wallee waad ila aragty Haaji.
@zakyinternational5218
@zakyinternational5218 4 года назад
Hadalkii jaamac shabeel ayaa soo baxaya kulmiye muuse biixi dabadii sii jiri maayo isna insha Allah sbbtoo ah waa xisbi aan daacad lagu dhisin markiisii horeba ee allow ururo kheyr qaba noo door
@cabdirisaaqahmed7615
@cabdirisaaqahmed7615 4 года назад
Waxan kayabay siyasiyenta kulmiye markay fashilman xaga diinta ayay uyaacan hadalka uguwanagsan ugna maquulsan umadana isku keena ayay iska dhigan shalay marka ay xilka hayen afka ayay tagayen cidna omay jojinayn manta markay xaqdaradii ay ku hashiiyen somaliland oodhan samaysay iyagiina ay isaseegen ayay dub noogu soo muraqoodan
@abdirisaaqaadan4044
@abdirisaaqaadan4044 4 года назад
Alla mxn maanta qoslay waxa la ydhi booran hadimo ha qodin hadaad qodona ha dheerayn.
@niiimoahmed2541
@niiimoahmed2541 4 года назад
Ku dhici doontaana ma ogide
@abdirisaaqaadan4044
@abdirisaaqaadan4044 4 года назад
Mhdsanid wll
@molisalmis9618
@molisalmis9618 4 года назад
Wuu ku jiraa
@sayidacool7190
@sayidacool7190 4 года назад
kudhicidoontaa mooyee
@abdirisaaqaadan4044
@abdirisaaqaadan4044 4 года назад
Mhdsinidiin wll dhamantin haa waan ka tgy maahmaahda intaa
@diniali612
@diniali612 4 года назад
Maxamuud uu saxsanyahay waa doorkii H jeclo
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 4 года назад
Waan garan waayey walaahay cuqubaa kudhacday imisaad dad lugoysay Miyaad ilowday Markii Ina Cabdi qaadir kursiga Lala dhacay
@ahashi7828
@ahashi7828 4 года назад
Ina Cabdiqaadir xukuumadii kursiga iyo kedeedka u riday weli waa taagan tahay oo waa xukunka muuse biixi!!
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 4 года назад
Maxamud xaaji wale Wa Mazuul qaran Cawana ziilaanYu Tabay axey ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sheekoquruux7941
@sheekoquruux7941 4 года назад
Intaad sheeygtayba adiga lagaabartay beenta iyo khiyaamada maxamuud xaashi ma adiga balaanta oofiya cajiib
@mushtakibrahim7096
@mushtakibrahim7096 4 года назад
Intu xirsi dhawr sano ka hor ogadey miyad imika ledahay wn ogadey ina xaashiyow😂
@mali7297
@mali7297 4 года назад
Xirsigu miaayaanu aheyn Laangaabkii tuulada qoryaale Ka soo jeedey Hhhhh Ee qorey miiy ilaa magaalo
@abdijibarmabdilahi4795
@abdijibarmabdilahi4795 4 года назад
Gabadh caqli badanba tahay - siyaasada aqoonteed waa garashada-
@gudcuuromedia180
@gudcuuromedia180 4 года назад
Xirsi wuu ka caqali badan yahay jeeganta hhhhhh
@gudcuuromedia180
@gudcuuromedia180 4 года назад
Muuse waa nin adag wayo masharuuca jeegaanta wuu soo af jaraye
@mali7297
@mali7297 4 года назад
@@gudcuuromedia180 aqligu xaguu Yaal Miiy ilaa magaalo tariikh xume Ayaa yaqaaney xirsi Siilaanyaa dadka barey ayaa yaqaaney reer raage Iyo reer soo dhakhsadeba hhh Siilaanyo ayaa dadka idin barey Magac iyo naamustoona meydaan Laheyn Waxaad iska aheydeen jaahiliin Qoryaale dhameelka ku cuna
@maxamedali4284
@maxamedali4284 4 года назад
Siyaada midabkeeda yaa iska caynkaas in malinba nin wayn oo calaacaya aad aragto ninkii qayrkii loo xiirayaw adana soo qoyso
@adancisa4850
@adancisa4850 4 года назад
Maxamuud cadma ureebty Dad aka intiisa kale
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 4 года назад
Syaasdo naxriis iyo beera jeleec ma taqaano waa caqli iyo kelyo addeg bay rabta maraka madxwayne muuse bexi ma xamelya mucaraad Mahmoud haashi mese ergo so derya yaa jiigan ahaye
@abdinasirabdinasir4503
@abdinasirabdinasir4503 4 года назад
Waryaadhaheen anigaa halay codeeyo🤣😭😭🤭 insha Allah 🤗 5sano ee soo socda
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 4 года назад
Waa kuucodaynaynaa
@cabdilaahihassan
@cabdilaahihassan 4 года назад
Ninkaaso abdinaasir khalid sicid ma yahay
@cabdirisaaqyuusuf8458
@cabdirisaaqyuusuf8458 4 года назад
Wanu. Ku fahansanahay ina xaashow. Warkaga wan haynaaaa. Ciladaadu waa ogyahay. Hunguri. Wax ka weyn la mariyaaa. Wuu. Dilaacaaaaaaaa. Dadka aad la hadlaysaa. Weliba. Gobolka togdheer. Iyo sanaag. Kuma dhegaysanayaan. Walee
@18maychannel23
@18maychannel23 4 года назад
Maxamuud xaashoow calacal laga fiican ee umadu somaliland way kaadharagsantahaye miyaad wakhti kale istijaabisid janiskaagu manta muu ahayn.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 года назад
MUSLINIMADAADA MAAD XARAANTA ISKA DAYSID WAADIGII WADANKA DHACAYE
@barwaqohodan9388
@barwaqohodan9388 4 года назад
Hote ayuu usoo cunay dalka miyaanu dhargay
@cabdisalamadamtalyani5119
@cabdisalamadamtalyani5119 4 года назад
Maxamoud xashi sawdigi iska oga marku muse mesha imado inan waxba ku oolin wadigi sawiradisa baburta ka goynaye ninka ku daba tagna. Manta mad wayine malinti muse mesha qabsaday ayad wayday hhhh😂😂😂
@laareesmael2331
@laareesmael2331 4 года назад
Calaancal miyay timo ka soo baxayaan waa maya jawabtu...adna sidz bd la midthy
@farhanidiris5413
@farhanidiris5413 4 года назад
Maxamuud xaashi waa hubaal in aanad cidna ka beryahan cod oo ay ku haysa habar jeclo wayn
@laareesmael2331
@laareesmael2331 4 года назад
@@farhanidiris5413 Afar codna meelna ku gaadhi maayo ninkasi...tuhun lunsiyadeedna wey jirta. muusana siyaasadisay ka midthy qofkaso kle in aanu so dhaweysn
@iimanabdi5681
@iimanabdi5681 4 года назад
Waarye Faarax siyaasada kugumaan Ogayne halkan maxaad kasoo doontay
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 4 года назад
Mr. Maxamuud Xaashi Cabdoow Siyaasadu ma laha saaxiib joogto ah waxa ay ahayd in aad tan iyo wax kle oo dhici kara mustqbalka sii adoros garayso. Plan 2 gal oo meel kalle ka soo Ciyaar.
@awaalehofficial4789
@awaalehofficial4789 4 года назад
Inta aragta inuu muse ka yar baqanayo lkn meesha ma reeba leh 😂 i like saar
@nuur3272
@nuur3272 4 года назад
Damacaygii Kamaan tanaasulin iyo shirka ma tagayo isma qabtaan adeer. ILAAHAY waxaan ka baryayaa inaan kulmiye dambe wadanka maamulkiisa qaban.
@zeinabisse1157
@zeinabisse1157 4 года назад
Amiin
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 года назад
Aaaaaaameeeeeeen
@ahashi7828
@ahashi7828 4 года назад
Aamiin
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 4 года назад
Wadani oo dhan ayaa duceeyay😀😀ka qorayna waa reer wadani
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 года назад
@@khalidsefudiin5757 xanuun wadani la dhehaa lu haya Alle haku caafiyo🤣🤣
@maxamedmaxamuud4518
@maxamedmaxamuud4518 4 года назад
Xisbiga hortayaa leh yaasameeyay yaa usoohalgamay wllee Maxamuud Xaashi runbuusheegay dhegihii La awdaan aayaadku deeqin
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 года назад
Balaayo Balaayo Ma Dhaanto, Xanuun Ummada Soo Maraad Ahyd , Xaaraantii Waligaaba La waalo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
waa beeenta geesi na noo gumaday weeye maxamud xashi isago caruura ayuu dalkan u halgamay isago 23 jira ayuu shirki burco maamuulay isagoo isagoo 30 jira ayuuu parliment ragii dhisay aha ka dibna dalka in badan buu badbadiyay kulmiye marki wasiiradii odhan ka yaaceen isaga badbadiyay madaxtooyaa madarkii sida la arkay buu uga soo baxay geesiga kulmiyena wlahay maxamuud xasha badbadiyay lakiin manta ayay u dhaamtay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
waxan kuu sheegaya muuse kulmiye ma ahayn wuu ku soo biiray wuuna baabiinayaa dan baanu kalahayn mana aha nin geesiya waa been walahay inanu muuse geesi ahayn meeshu fadhiyo waan arkay isaga waa doqon macangaga dalkana khantar buu ku wada masuubada dalka wuu duminaya ilahay kama yeelee qabiilayste weeye muuse qaabiilkiisa marku wasiirada ka wada dhigay baan fahmay aniga
@isramohamed1452
@isramohamed1452 4 года назад
Xaranata ma lagac ayaad shaqaysatay ayu ka xadayna
@Iftiin501
@Iftiin501 4 года назад
@@sidrasirad9475 Masha Allah intaa aad sheegtay mid been ahi kuma jiro waa run laakii nin damiirle gaadhsii murtida doqona haw sheegin.
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 года назад
Tasan been ahay foolxumu ka qadey xoolahi dalka ka dhacay
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 года назад
Muuse-Wiilwaal.
@mohamed-yf5lk
@mohamed-yf5lk 4 года назад
Kkk
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 года назад
Walee waxa maqli jiray siyaasadu waxay leedahay dano joogto ah, laakin malaha saaxiib joogto ah.🤔🤔😌😌
@فياحمد-ذ4ر
@فياحمد-ذ4ر 4 года назад
💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽 Viv Maxamed Xasshi Guuuuul Guuuul Guuuuul
@amiin666ahmed4
@amiin666ahmed4 4 года назад
runtiii Waaa Siyaaaasi Ninkan Cid Ka waayo Aragsan Kaga Cilmi Badan siyaaasad Iyo somalilandBa Sannnadoa Maanta Ma Jiro
@kaysemaxamed2480
@kaysemaxamed2480 4 года назад
Nin dantiisa ka horumariya danta qarankiisa iyo dadkiisa Nooma tirsana Mxamuud xaashi karaankaa baad hadashay dantaadana waad ka hadashay Haddaanu waynu midnoo dhaama muuse biixi cabdi Isagaanu ugu celinaynaa
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 года назад
Adigu miyaad oofisay adeer balamihii khayr hele Cid Ku dooran ma jirto waayo horas noso Marty waxba kaama hayno
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 года назад
Maxaynu hada muuse ka hayna manta????
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 года назад
@@asiyawarsame4833 muuse inalama hadal hada aan sugno waqtigiisa lkn ninkii todoba sano soo joogay ayaa doonaya madax tinimana hore miyaynu uga faidnay
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 4 года назад
Farmajo and muse same calture Wallhi isku meelbay kudambaynayaan. Midhka iga qora
@alexkeith1260
@alexkeith1260 4 года назад
silka hoyada aya laga qori bastard yahow waxan ku shegayna inu madaxweyne muse bixi yahay madaxweyne cod iyo dorasho xalala ku yimid cidankisuna ilaliyan lakin dofarka faqashte farmajo ee ina afweyne ee tuga ee amisom ilaliso ee karaha dhex sexda ha kala mid dhigin madaxweynahayaga anaga mafaxdayadu mel wanagsan aye ku dambeyan ee sidina kuma dambeyan inay musqul ku dhintan
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 4 года назад
@@alexkeith1260 Sillki hoyada usheeg ilkadheeryahay gaajada kusoo kartay siday xasiida udhilanaysay qabaalka lagusoo geliyey.
@cawil__tiiko__officail7922
@cawil__tiiko__officail7922 4 года назад
Labadododab isma dhaaman waa dhiig miraato lacag iyo lalshu raba dalka iyo dadkana dan aan ka lahayan from somlind runta fanto maha ader
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 года назад
Allahayow umadu sidaa noo wada nacin tol iyo shiciba aakhirana danbeyso
@kalidahmed4252
@kalidahmed4252 4 года назад
Kii Maanta Dhuuman Lahaa Ayad Tahay Sheikh Mohamudow 😜
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 4 года назад
xagaad kuaragtay muxaafad muxaafad kale caaya waa muuse iyo wixii loda dhaqda waxbuu cunay bal haa uqaado ninka tii dawlada dhaafay ee baloodho aanu lahayn doonaya waayo ninka isago eber ah mdxweyne noqday manta tajirka ahwaayo
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 4 года назад
@@mohamedshaqiiri3254 muse wax cad oo aad tidhaahdo wuu xaday mahysaa Mohamud waanu garanee ,😅😅🤣
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 4 года назад
Ha wadhlayso waa markeediiye 😉😉
@yaxyetoure4183
@yaxyetoure4183 4 года назад
Wxn masow abahay & magan kasoo gadhay rag waxn kumamuli aqan ama ku mamusi maso inanu nahy tilnimo meerto notahay🙏🔥💯
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 4 года назад
NUXURKA QODOBADA SHIRKAN JARAAID. 1.ciwaanka videoga iyo wuxuu ina xaashi ka hadlay isma laha.(go’aankiisii ama hankiisii muu cadeyn) 2.siyaasadii xisbiga kulmiye ee ahayd “Aan kuu lise ii hanbe”oo la raadinayo meelay ku danbeysay. 3.maxamuud xaashi oo noqday ninkii ugu horeyey dadkii doortay muuse biixi ee fartiisa dhexda ka qaniina. 4.laba nin oo dadka iyo dalka aynu wada dhacno ku heshiyey oo midkood la khiyaamay. 5.xisbigii kulmiye oo la moodeyey in ay laba reer maamulkiisa haystaan oo noqday xisbi nin kaliyihi maamulo, markii horeba taasi dulmi ayey ahyd. 6.muuse oo calaashaday riyadii habar jeclo inay mar danbe hogaanka xisbiga qabto. 7.dawladii hore ee kulmiye oo lagu xaman jiray inay wax dhici jirtay hase ahaate aan cid ku hadasha magaca dowlada hore loo hayn oo maanta cadaysatay in la yara xantay markay tageen(fulay xantii ma moogana). 8.buburka xisbigii kulmiye oo sheeda ka soo muuqda,hadii cid aan ahayn labadii reer ee hore hogaanka u qabtay qabto mooye. Waxaad ku kordhinayso comment hoosta⬇️⬇️⬇️
@tenthings3190
@tenthings3190 4 года назад
Tuug ina xaashaw markaad leedahay balamada oofiya maad oofisid balantii umada uhaysy hooyada iyo tuuga tahayba wase, xaraanyay
@afendibrochannel9944
@afendibrochannel9944 4 года назад
Ha caayin hooyadaa wazee ninka
@tenthings3190
@tenthings3190 4 года назад
Hooyada iyo dhilada ku dhashay was ina dhilooy, waadigan difaacaye miyuu Kuwasi jiray, nacdalyaw
@tenthings3190
@tenthings3190 4 года назад
Kuwii uu xaaranta ku masruufi jiray ayd tay kolay hooyada iyo habrjeclo wase.
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 года назад
Wajigiisa maxd ka dreemaysah markd u fiirsato ?😔
@clcasiiscali8062
@clcasiiscali8062 4 года назад
Marka horeba waxba islamaad hayn maxamuud xaashi waa lagu soo tijaabiyey waxba ma haysid ee dibadaaadii iska qabo
@aminamohamed847
@aminamohamed847 4 года назад
Nin abaal gala waa la arkaa ninse huda lama arko.
@abwaanmaxamedxaamudnuur7431
@abwaanmaxamedxaamudnuur7431 3 года назад
Wll kusaliya nebi maxamed scw
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 года назад
*President Of the Future* *H E Mohamoud Hashi Abdi❣️*
@mali7297
@mali7297 4 года назад
Doqonkii laangaabka ahaa ee cali bare Hooyadaa. Foolka dheer ka was Fool dheerey Lacagtii 50 bilyan ee biyo balaadhinta hargeisa Meel ku sheeg???? 2. Lacagtii abaaraha ee 15 milyan Meel ku sheeg????
@mascudcqaadir4710
@mascudcqaadir4710 4 года назад
Isaaq waa iga yaa biyey inka kaliyaate mj macal muuse kasareYa ayay afka galayaan war tarikhdisa dub uraac nacasyahw
@cabdiofficial8037
@cabdiofficial8037 4 года назад
Adaa ka lite duli
@mali7297
@mali7297 4 года назад
@@mascudcqaadir4710 maxaan Racaa Doqonkan laangaabka ah Wuxuu ahaa qabqable dagaal Waana laangaab cali bare ah Inta jeer aan malintii dhuuso Ayaa reerkiisa ka badan Waxba heyfaanin anigu waan Aqaan ee dadkaa kale ka Been ku cab 😂😂😂😂😂😂
@dr.mohamoudfarahsahil6085
@dr.mohamoudfarahsahil6085 4 года назад
The lion and legend person and future president of Republic of Somaliland for the coming years inshalla Allah you get
@bedriafaisal6663
@bedriafaisal6663 4 года назад
illahy waxaan ka baryaaya in aanu kulmiye danbe wadanka mamulkiisa qaban baa amiin
@فياحمد-ذ4ر
@فياحمد-ذ4ر 4 года назад
ماشاء الله تبارك لاقوة إلا بالله
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 4 года назад
Waar wadankan waxba kuuguma hadhine miyaad quusan la'adahay 😂😂
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 года назад
Muuse o joga mudo 2sano iyo badh ah aya masakiinta dhulkoda iyo beerahoda malin walba kaqadaya xilalkii ugu badnaana siiyay rerkoda muse 5sano haday dhamato waxa lahuba dadka masakinta ah inta dhul iyo guryo ku hadhay u wada qadan dona
@dmm7903
@dmm7903 4 года назад
Muuse wuxu sitay kiish aan gabasho lahayn wuxu yiri shilin wadanka soo gala ima dhaafo aniga iyo beeshayda wuxu samaystay ganacsi balaadhan isagon weligii xabad tamaandho ah iibin waxa kacay ganacsatadii yaryarayd oo dhan wuxu la shuraakoobay tijaartii wadanka oo dhan isagoo laba sanadood jooga buu ka mid noqday tijaarta wadanka .waa madaxweynihii ugu horeeyey ee caruurtiisa mashariic siiya baloodhka iyo beeraha uu boobayo warkeeda daa mashaariicdii wadanka oo dhan isaga iyo reerkisa qaata markaa ninka Muuse u hadlayow isku xishood hadal kuuma eka. Ina xaashi wataad ogayd halkuu wadanka gaadhsiiyey wuxu booba Muuse wixii ina xaashi sii hagajiyey .
@aminamohamed847
@aminamohamed847 4 года назад
Muuse baloodhada ka celiya uu masaakiinta ka xoogayo.
@muusecabdi4443
@muusecabdi4443 4 года назад
Sual ? Maxamid xashi wan ogne plz inoshega waxa uu ku dodayo hadu muuse wareinlaha cisboga ina kahon aýa xaaq ule haday dhacdaba inu sidi siranyo warejito lajkin ku darso midba jirta laga dulayo oo aah inu xisbigu ku noqdo in ciid ana ahayn sacad muuse ama cabarjeclo ay ku soo baxdo sanadada danbe
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 года назад
@@muusecabdi4443 xisbigu wa xisbi qaran ina kahin kooto uguma xidhna meel u kuso bandhigayna inu yahay musharax lama hayo lkn ninkan xaashi weedhisa bari hore ayu dheyda ka cadeeyey wana lala socday ee maaha wax u iminka janbiga kaga so boday
@KAFARAH1
@KAFARAH1 4 года назад
السّلام عليكم ورحمة الله ورحمة الله وبركاته Somaliland waxaa ku nool dad kabadan 4 million oo Qof, waxaa wax aad looga naxo ah in rag tiro yar oo dalka ka soo araminayay 30 kii sano ee tegay ay weli rabaan markasta oo kursiga ka degaan hadana ay rabaan inay ku soo noqdaan, oo iska oohiyaan, dadka kale ma dumar laqabaa, tuug ilaah iyo aadamo midna aan aqoon nama xukumaysaan, Kursiga gudoomiyaha kulmiye, waxaa xaq u leh Dhulbahante iyo warsangeli, oohinta jooji oo iimaanso lacagta iyo hantida aad qaadatay, Kamidnoqo shacabka Ninkasta oo madax soo noqday yaanu inagu soo noqonin Sharciga barlamaanka yaala halabedelo shacab ha noqdeen ragii dalka soo xukumay. shame on them (
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 4 года назад
WHAT GOES AROUND COMES AROUND
@FarahAbdul
@FarahAbdul 4 года назад
Aniga oo Ciidagale ah waxa aan la hadlayaa Habar jeclo iyo Habar Yoonis idinka ayuun baa isku deegaana goorma ayaydun isku mawqif noqonaysaan is aydun wadanka ugu soo celisaan wixii lagu heshiiyay 1991 hadii ka quusta jiritaanka Somaliland waayo maanta qabiilo badan ayaa ku dulman maanta hadhown dagaal ayay ku danbayn iyo burbur, waayo waydun arkayseen wixii lagu sameeyay Warsangali iyo in la yidhi iska taga oo Putland qabta. Harti Habar jeclo iyo Habar Yoonis oo kaliya ayaa wadanka ku soo dabaali kara meeshii laga rabay markaa anaka Ciidagale iyo Arab waxba hana soo eegina.
@فياحمد-ذ4ر
@فياحمد-ذ4ر 4 года назад
Guuuul. Guuuul Guuuul
@muusesiilaanyo519
@muusesiilaanyo519 4 года назад
Masuul qaran
@zakiqaxar7623
@zakiqaxar7623 4 года назад
Mardanbe dub nooma mamushid xoolahayagana ma dhacdid
@aminamohamed847
@aminamohamed847 4 года назад
Masaakiinta Baloodhada u Muuse ka xoogay u so celiya
@saedibrahim441
@saedibrahim441 4 года назад
@@aminamohamed847 😁😆😆 muuse aad sufican u baratida orod ku xidhnow chanalka Libaan samatalis., madaxaa ku xanuunaya muuse wuxu wado.
@esmet8440
@esmet8440 4 года назад
Muuse wuxuu farshaxan ku yahay ficiltanka iyo kala fogaynta dadka,siyaasiyiinta, beelaha iyo gobolada
@januarySl2024
@januarySl2024 4 года назад
Inaan miyirsaday ha moodina ee maankii iga raacay baa maqan.
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 4 года назад
Wasiir cadaani oo Minneapolis jooga ayaa sidan yidhi. Adiguba dharaaraad. Ka qoslaysay dhooshee. Anba dhamay qadhaadhkee. Waa inaad dhadhamisaa. Hhhhhhh. Wasiir cadaani baa sidan kiugu jawaabay xaashiyow
@mohamedmohamoud2210
@mohamedmohamoud2210 4 года назад
Xadhig baadtahay
@AhmedHassan-eq6zg
@AhmedHassan-eq6zg 4 года назад
Weey bilaabantay ciyaartu down down kulmiye
@abdinasirabdinasir4503
@abdinasirabdinasir4503 4 года назад
🤣🤣
@quensagalchannel9533
@quensagalchannel9533 4 года назад
awalba habarjeclo ayadaa muuse saartay kursiga hadana ficil daraadeed garxajis baanu zaaraynaa 20 kasanoo soo socda ayagaa iskaleh
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 4 года назад
Ader wxba hana saarine adu taada katali kolba dhinac haw dhasdhas layne
@khadarabees4344
@khadarabees4344 4 года назад
Hasha geela cuunta ee Hadan cabada
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 4 года назад
Comments-ka Aya ugu xiiso badan.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 года назад
Mohamut Hashi 🔥🥰
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 4 года назад
Uu garnaqsaday ninkani uu ka aqoonsan yhy uu ka siyaasad fiican yhy dawladii hore waxbay dhisi jirtay tan shaqadeedu waa cay uun malintii uu wasiitka ahaa muu tuug noqdo mamaantuu noqday
@omarcabdiwali5927
@omarcabdiwali5927 4 года назад
Reer somaliland waxan leeyahay ninkan madaxweyne udoorta hadad hormar rabtaan muuse waa ku fashilmay jeegada dalka
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 4 года назад
Maanta waxaynu aragna suuqii qabyaalada IYO kala qoqobka reeraha oo hoos u dhacay. Suuqii qaranimad Somaliland oo kor u kacag...Guul
@abdirahiimmohamed8190
@abdirahiimmohamed8190 4 года назад
Waa duni ninkii shalay xaday maanta u xadiisaayo ina xaashow ilahyba ku yaqaan
@abdiabdiraxiimsiciiddheere1515
@abdiabdiraxiimsiciiddheere1515 4 года назад
Ninkaa ma nta a ixadayaa maxad ka tidhi. Baloodh berna igaa tagin
@abugelehali1264
@abugelehali1264 4 года назад
Maxamoud xashiyow malayeentii dawlada Kuwait ee madaarka hargaysa Halkay ku danbaysay
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 года назад
Biixi baloodhada iyo beeraha uu malin walba dadka masakiinta ah kaqaadayo xage ku danbeyen ilayn abihiina hal baloodh ugama dhiman watii lalahaa moofo jabuti kutaal aya lagu sokoriyay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@asiyawarsame4833 xishood
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 года назад
@@caashaqalbi882 kkkk xaqiiqda miyay ku dhibaysa in lagu so koriyay moofo jabuti kutal isgaba midhiyaha kalaha mantana waxa la ogyahay inu dadka masakiinta ah ee rer somaliland malin walba balodhadoda iyo beerhoda ku haysto sharafi dhimatay dadkuna inu dagaag yahay iimaan laawe ah may moden hantidada dadka uso shaqo tagay illahay hana dhaafiyo tuuga
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 4 года назад
maxamuud xaashi siilaanyo waligood maati kumay mashquulin muuse waligiis ayuu raga dabadii kahadli jiray malintii ina xaashi ka sasabaaayey reer boorama eeuu muse gumaday ninkii lahaa muuse waa nin reer awdal ah oo dugsiyada borama ayuu ka baxay waa inankiinii ina xaashi ayuu ahaa nin habarawal ah oosidaa muuse ugu hadla waa lawaayay markaa abaal laawaha iyo gaajada waad kusumantihiin
@abdowali463
@abdowali463 4 года назад
Jamhad Mahamud Hashi wa barooranaya! Dhaqanka jamhada ayaa waxaa ka mid ah markii muda la joogaba in mid lagu tunto. Dhawr sano ka hor ina Hashi wuxuu ahaa kaadir kibir la tookha looga haray. Bari iyo galbeedna ku tunta raaciyada maamulka Hargaysa.
@hanyaswan5684
@hanyaswan5684 4 года назад
Hbarjiclo iyo hbar awal stupid cunsuri heekooo iswaasaaaa animals sax sax bravooooo😀😀😀😀😀😀😄😄😄 Vive garhjiswn liban cadala 🙏 🙏midyeey G36 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@aabdi8896
@aabdi8896 3 года назад
geesi aftahan ha naxamuud xaashi 💪🏻
@aminamohamed847
@aminamohamed847 4 года назад
Muuse waa idiin badheedhey Mar horuu yidhi FARTEYDEYDA eedey
@mubaarigmaax5849
@mubaarigmaax5849 4 года назад
HANTI KUGU FILAN WAAD HAYSATAA INTI HORE AYA KA BADAN WAXA AD HADA U GALAYSO SIYAASADA SOMALILNAD MAHA INAAD WAX QABANAYSID EE WAA IMAAN LA.AAANE MAAD ISKA CIBAADAYSATID 🙏XARAANTI HORENA KA DUCAAYSANTAA KOLAYBA WAXNA QABAN MAYSAANE
@qasimcumar2648
@qasimcumar2648 4 года назад
Wan wata wazir kii hore ee madaxtoyada
@cabdifatahharago5278
@cabdifatahharago5278 3 года назад
Muusow Ismaroorinta iyo ismaacanaynta kaa muuqata. Noqon mayso mid aad mahadiso mustaqbalka. Riwaahu Hashi Walee wataa mantaba kamuuqata cajaaib
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 4 года назад
Asc maxamoodow xalaal ku maydan Soo bixin Dadku Wuu ogyahay Taas inaga beenta Oday
@amranmohamed4397
@amranmohamed4397 3 года назад
Muuse waa geesi hore u soco madaxwayne
Далее