Тёмный

Madaxweyne Xasan Sheekh "Qofka hadiyada uu bixiyo waxaa ugu qaalisan naftiisa waxaadna dalkiina u.. 

Somali National Television
Подписаться 696 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@KamaalBaraarug-un8cy
@KamaalBaraarug-un8cy 23 дня назад
Allaha ku barakeeyo mundane madaxweyne.
@raghedanan3959
@raghedanan3959 23 дня назад
Maasha Allah guulaysta Geesiyaasha Xooga Dalka. Dal Xoreeye Madaxweyne Xassan Shiekh waa Dadaalayaa ee Allaha garab galo 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 23 дня назад
Aamiin yaa rabi
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 23 дня назад
masha allaah mudane xasan sh dalxoreye madaxweyne dhab ah xafidu llaaah mudane ❤❤❤❤❤❤❤
@iskufilan1223
@iskufilan1223 23 дня назад
Masha Allah madaxweyne Hassan sheekh Dalxureeye waa runtaa ee guuleyso ayaan leenahay insha Allah kheyr❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 22 дня назад
Mahadsanid Madaxweyne🇸🇴Xasan Sheekha 💪
@cabdinuurmaxamuud7105
@cabdinuurmaxamuud7105 23 дня назад
Maasha Allh Mudane maxadweyne Allha Ha kubarakeeyo Doday soomaaliyeed inatahay Ayaad Maanta ucadeysay Umada soomaaliyeed noqo Daaweeyha Cudurka Nagalay Daddka Iyo dalka insha Allh Waad kaguleysaneysaa Cadow dhamaantii Wayo Qof daacad Ah Allha Mahoojiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@malaboa591
@malaboa591 23 дня назад
Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye waa Runtiis ee guuleeyso ayaan leenahay Inshaa Allaah
@saidomohamed943
@saidomohamed943 23 дня назад
Masha Allah Our Best Ever be a president in Somalia 🇸🇴 Professor 👩‍🏫 and Dr Dalxoreye and Ciidamada wadanka Allaha xafido Dhamaantoot 💯🇸🇴🏆✅👍🥰💜💛💚💓💕👍
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 23 дня назад
Hambalyo hambalyo hambalyo Jananka janan ku xigeenada sareeyeyaasha saraakiisha sare saraakiisha hoose saraakiil ku xigeenada aliflayda iyo ciidanka
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 23 дня назад
Allahu akbar masha allah.ilaahey ayaa mudan mahad oo idil guul waxaa iska leh allah.oo na abuueaye.oo na hanuuniyey oo naga dhigaye iska ayaa na israqa..waa in aan isaga ku galsoonada..ilaahey wuxuu inoo soo diraye.rasuulkeenii maxamed salalahu caleyhi wasalam.xaqa lama dafiree madaxweynaheena xasaan shiiq maxamuud waxa ka qayb galey dagaalka cadowga shabaab .tuuta ayuu xirtaye. Iyo dhamaan xildhibaanaeaeed.oo dagaalka ka qeyb galey.sida yuusuf kabaale. Iyo rasal wasaaraheen xamze cabdi barre.waa geesi geesi dhalay.oo diinta dadka iyo dalka u hiiliyey.
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 22 дня назад
Waad mahadsan tahay wll intaas dad an garaneyn baa jira❤
@farhanmohamed10
@farhanmohamed10 23 дня назад
Dalxoreeye guuleyso mudane madaxweyne ❤❤❤
@RaageOsman-nx7of
@RaageOsman-nx7of 23 дня назад
Masha allah
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
@abukar6
@abukar6 23 дня назад
Man shaa allaah
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 22 дня назад
Guuuuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SarahA1217
@SarahA1217 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@DJIB-CAPITALE
@DJIB-CAPITALE 23 дня назад
Masha Allah nolow
@solokilimber3818
@solokilimber3818 23 дня назад
Black old lady behind the xassan she’s like wtf is he talking about 😂😂
@msx6576
@msx6576 22 дня назад
😂😂😂😂
@msx6576
@msx6576 22 дня назад
And I say that😅😅😅😅
@saidomohamed943
@saidomohamed943 23 дня назад
The king 👑 of Somalia 🇸🇴 Professor 👩‍🏫 and Dr Dalxoreye Our Best Ever be a president in Somalia 🇸🇴 President Hassan Sheikh Walaahi Sunta CBB Disho Ayaa u Tahay Cawaantaan CBB ee Ciilan. Ishooda Allaha Kaa xijaabo Ha Cunina Our president 💯🇸🇴🏆 13:16 ✅🥰💜💛💚💓💕
@user-gp1li7ok1r
@user-gp1li7ok1r 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 22 дня назад
Great somalia🇸🇴🦁hambalyo xooga dalka somaliyeed❤ Dhulkeena waxa kuso duulay gaal madow iyo cadba daris iyo dibadba 👀xabsh carab iyo cajabba igu walhi inaan laga sabreen Dhulka naga maqan walalahena ku jira gacanta gumeystaha madwo Wana qorshe rer galbeedka ka danbeyey kuwa😶sidan na yeelay jabuuti iyo dhulka naga maqan naga jaray maantana xalane ayey ino joogan shabab iyo qurun walba ayaka aya maal galiyo social media qorshe walba somali lala damacsan yahay ayaka aya maal galiya borobugandada somalia carab ma ahan africane ma ahan africa wa magac rer galbeeka ay qaarada u bixiyeen somaliya waxa lola dagaalsan yahay 1: wa diinta iyo 2:luqada somaliya 9000 oo sano ka hor lagu hadli jiray geeska africa iyo 3:taarikhda fog ka facweyn carab iyo cajab iyo rer galbeedka Hurdada ka toosa dhalinyaro 1:jigjiga 2:Gaarisa 3:muqdisho 4:jabuuti 5:Hargeysa Intaba anaa leh somali ayana leh
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o 23 дня назад
10:00 xassanoow hadalkaas ku laabo waligeey maanan shacab ka qaabdaran shacabkaas aad sheegayso
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 23 дня назад
Dalxureye guul guul somalia 🇸🇴 guul
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 23 дня назад
kuwa.argagixisad.buun.buubuniyan e ciidanka soomaaliyeed jabkood ku farxaan e munafaqiinta ah dalka ha laga qabto kuwaas waxay isagu jiraan siyaas iyo ganacsade iyo kuwa kale o umada ku dhex jiraan nabad sugid waa inay dabo galaan sona xiraan sharciga lala tigsaado
@gare12
@gare12 23 дня назад
BIRMADE DALXUREEYEY QARAN BILE WELIGAA JOOG OO TUUG DAMBE DALKAAN XUKUNKIISA HA U DHIIBIN GUULEEYSO
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 23 дня назад
Ader mweyne xilka ciidanka Ninka dalka iyo dadka diinta Udaacada uxul una dheeb Ka ilaali laalush qaate
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 22 дня назад
WAR WAXAAN DADKA HASOO HORDHIGINA NINKAN WUU FASHILMEY DADKII IYO DALKII BURBURIYEY. WAR XASANOW BEENTA DADKA KA DAA. ABIY AXMED JAC AYUU KUUGU DHEJIYEY MA SUKOR. BEENAALE HADDA U SOO DHIGTEY INUU KA GANACSADO LAFII QABRIYADA KU JIREY. GURYIHII A AADA YAAN XASAN ALSHABAAB XAABIO IDINKA DHIGAN.
@truecomment3650
@truecomment3650 23 дня назад
Hadii wixii ciidan la heesto si sax ah loo isticmaalo, xaqoodana la siiyo wax badan bay ka qaban karaan amniga qaranka.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 22 дня назад
Mdx HSM Cidamada Somaliyeeyd waa kuwa wada gesiyaal ah,HSM Somalidu waxaa eey karabtaa in Cidamada Somaliyeeyd loogala diray,Tazilaadkoodi xuquuqdii kuwi lafooquuqay oo Adiga aad Eretereya kakeentay,kuwa hore dalka hantaday wadaniyad iyo Aqoon tusay jiidaha Cadowga darsi oogu dhigeyn,Macawisleydi maxaa aad diwangalin iyaga hubka lagu qarameyo.oogu sameyn waaysay. .
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 22 дня назад
Daawade ama akhriye, waxaan maanta dhagaystay Buur Madow oo leh inta ay Soomaali iyo Jabuutiyaan isku kaaya tagi lahaayeen waxaa fiican anigoo Xabashida la heshiina oo dhul siina. Kadibna waxaan tiriyay gayabaygan gaaban. Oo ku saabsan Buur Madow: Doofaar waligii madaahiro hadduu darajo walba isku duubee.
@bluddie_hash
@bluddie_hash 23 дня назад
Burundi xaaa meesha keenay?
@Forlive7778
@Forlive7778 23 дня назад
Waa midaan layaabay far maqaadi karaan iyadoo aysan amison kontıroolayn😂.
@Alon_404
@Alon_404 23 дня назад
@@Forlive7778 Adiguna amxaar iskasaar wax qurma tahaye
@muxudinmuxudin448
@muxudinmuxudin448 23 дня назад
Madaxwayne iyo waziiro malinkasta saaraan diyaarad iyo dalxiis wadamo shiye See nid uhelayaa askarigu
@engab001
@engab001 22 дня назад
Dadka soomaaliyeed ee nafta loo hurayaa waa kuwee? Ma kuwa Nairobi joogaa? Ma kuwa jigjiga iyo adis Ababa joogaa? Ma kuwa jabuuti joogaa? Dadka soomaaliyeed qeex ina sheikhow
@Alon_404
@Alon_404 23 дня назад
Naftaada kubixi dimuqradiyad waa qasaaro Aduun iyo Aaqiro
@user-my4mf6yz4s
@user-my4mf6yz4s 23 дня назад
Markaan sooxusuusto Ayaan qoslayaa kuwii 1da bishan😂😂😂🐑 🐏
@Diidii22665
@Diidii22665 23 дня назад
Madaxweyne qashin ayaa gadaashada dhooban Ugandeys iyo cadaan tuuga ah waxaan dalka kasaar Somali wey isku filan tahay
@manineima4398
@manineima4398 23 дня назад
Ciidanka xaarka Somalia waa tan 1991 baabiiyey !
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 23 дня назад
munafuq beenale khain wadan ilahow i tus adoo maxkamad lagu sarey waxu leyahey calamadihi munafuqa hadad aragtan sarakil u dalac sinayo waxu raba in u layo
@MahamedAhmed-qy4ou
@MahamedAhmed-qy4ou 23 дня назад
Waad xanuunsan tahay jwb malihid
@omarabukar568
@omarabukar568 23 дня назад
Munaafaqad yhy ka leexo madaxda qaranka argagaxiso yhy
@MahamedAhmed-qy4ou
@MahamedAhmed-qy4ou 23 дня назад
Waxaa tahay qawaarij ciilan
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo 22 дня назад
miyaad ogtihiin haramacad gorgor iyo ciidankii eriteria meesha ey mareen hasan sh miyuu kadagaalami oo hogaamiya dagaalka jiida hore mise fadhi buu rabaa inuu ku dagaalamo war dhalinyarooy 100 dollar uu rabaa hasan sh inuu idinku dagaal geliyo uu idinku laayo war meeshan wax dowlad layiraahdo oo xoog leh mjirto mida kale dhalin yarada somaliyeed kuligood ma waxaa uu rabaa in uu ciidamo ka dhigo uu dabadeed laayo dhalinyarooy sida kenya u banaan baxeen uma banaan bixi kartaan oo masheega kartaan dhibaatooyinka idin heysta sida shaqo la aan hasan sh naagihiisa ilmahisa iyo xaasaskooda iyo walaalihii ayuu ka fekerey somaliya waxii kunool waxaad u tihiin adoomo isagana waxuu u shaqeeyaa ismail cumar geele ogaada ama ha ogaanina
@geeljire1658
@geeljire1658 23 дня назад
Hadal badan haan ma buuxsho!!! Ficil ma haysaa? bishii immisa jeer ayuu safraa? Ma wasiit arima dibadeedbaa ?
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 23 дня назад
Afkiisa iyo dhagahiisu isma maqlaan miyaa kan.
@ileey-Teens
@ileey-Teens 23 дня назад
Maya adaa dhahool eh
@saidomohamed943
@saidomohamed943 23 дня назад
Kan ha u Jawaabin waa Nin Ciilan uu King 👑 president Hassan Sheikh Ciiley ee Ooyaayo
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 23 дня назад
@@saidomohamed943 runtaa idinka maqan marka laidin wasaad wax fahantaan bay ila thy
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 23 дня назад
WAR NAF HADYAD LAGUMA DHIIBE CIIDANKA HA U GEFIN NAFTODA WEXEY U HURAAN CIIDANKA XOGA DALKA CIIDANKA MACAWISLEYDA INEY KA DIFACAN WADANKOODA CADAWGA AL SHABAAB O AH YAHUUD KA BEN SHEGEY DIINTA ISLAMKA O KA DHIGEY DIINTI ISLAMKA DHIIG DHAC KUFSI BAAD
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 23 дня назад
CIIDANKA XOGA DALKA CIIDANKA MACAWISLEYDA O KU DHINTEY AMA KU JIRA DAGAALKA WAX AD SIISEY MA LEH XATA AGONTI EY KA TAGEEN
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc 23 дня назад
Markii jiihada kaluuntaba tuutaha isku boob xabaal xaraashow 😅😅
@saidomohamed943
@saidomohamed943 23 дня назад
Ee Darood Ama CBB Uu Ciiley Baad Tahay waxba Lagama Qorayo Qaraarkaga
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 23 дня назад
Waraboow waqtigaaga wuu dhamaaday 2024. Xassan shaydaan waa ninka ugu aqli yar rer abgaal cusmaan waa doqonki u sujuuday keenyati oo hadana 3000 dumar somaliyed rer xamar ka iibiyay sacuudi arabien doqonka ugu weey dalka Somalia waa adiga sac magaalo dalqalatada idinka rer abgaal ba dhisay 2024 dowlad wax kama taqaanide iska dhiib maamulka waraabow waqtigaaga wuu dhamaaday
@saidomohamed943
@saidomohamed943 23 дня назад
Baster Nacas Ciilan Ayaa Tahay waqtigiisiina King 👑 President Hassan Sheikh wadanka iyo Mogadisho Asigaa Leh 10 Sano soo Socotana Asigaa ku xukumaayo
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 23 дня назад
Axmarada u jawab turkiya Ada no hosaseneysa ninkan barlamanka müslin ha ka kenaan
@mahatthassan
@mahatthassan 23 дня назад
Amison meesha maxey Ka qabanayan 😂
@SakiHashi
@SakiHashi 23 дня назад
kuwii aad leysay naftooda kuwa cagahooda kuwyey xagee ku ogayd xataa uma danqatan ilmahooda marka hassnow fashil ayaad dhex fadhidaa ee is casil dowladnimo waxad ka ogatahay mlhan
@abdinaasirhassan4897
@abdinaasirhassan4897 23 дня назад
Dalka cadaw aan adiga aheen malahan wayo ciidankii malinkaste bilaa qorshe ku dagal galisaa saa wey ku dhamaden hada bl aaway kiwii dhawan aad ka kentay ilitariya adigo fasax aada tiri baa ugu dambeysay saa aaway
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 23 дня назад
Hadiyd la qaato lacag ayaa u fin dil iyo dhimasho adiga. Bilow beenaale
@MohamednorMohamed-bt3pj
@MohamednorMohamed-bt3pj 23 дня назад
Beenbadnaa xasan
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
@DAACAT10
@DAACAT10 23 дня назад
🇸🇴🤝🇹🇷
Далее
Maxkamadaynta Ciidamo loo haysto Dhacdo Argagax leh
12:06
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 162 тыс.
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 423 тыс.