Тёмный

FAMILIE VLOGG. 🥰🥰👨‍👩‍👦🧥👠👜🕶️ 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 146   
@Salma-ld5se
@Salma-ld5se Год назад
Mashaa allah gabadhan dar alle ujevlahy jigjiga kadawanayo mcnto guulayso
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 Год назад
Masha Allaah Allaha idin xifdiyo ina ader mcn adi iyo awlaadada iyo duma farxad kunoolaada
@aragsanquruxsiciid4583
@aragsanquruxsiciid4583 Год назад
Allaahuma Baarik
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 Год назад
Hadal iyo hugun makarno
@Miskimaxamuu
@Miskimaxamuu Год назад
Carafta badan iska ilaali danbi weeye gaabdha ugu baxda dibada yadoo carfaysa waa saaniyad siday diinteenu inoo sheegtay😢❤
@siman388
@siman388 Год назад
Sax walhi wax iga caraf jecel inuu jiro uma maleeyo hadana dibada iskuma carfiyo aad aya ugu taxadaraa yaa reed hadu alle inoo fasixi lahaa ❤❤😊😊😊😊
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Год назад
@@siman388 me too Alxdulilaah
@shshss1192
@shshss1192 Год назад
Haahey waku saxanthy xata hadi gacanta le marsato ayi catar ma fcno ina la marsado hadaaba lagu carfin karo!
@SahraCadey-b1c
@SahraCadey-b1c 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@ismhan2398
@ismhan2398 Год назад
Barafuunka waa danbi hadii aad banaanka adeysid dumarka kaliya waaye
@shiiddo
@shiiddo Год назад
masha allaah ❤❤❤❤❤
@NajmaKhadar-je5vf
@NajmaKhadar-je5vf Год назад
Mansha Allah aad Baan u jeclahay hooyo kasto karti leh horey usoco xppti🥰
@Msa_girly
@Msa_girly Год назад
Masha allah tabarakallah barakallah fik kum
@zuhurnasir3783
@zuhurnasir3783 Год назад
mnsha allh alle nolashaada farxada badan ha ku wado
@canabyusuf8320
@canabyusuf8320 9 месяцев назад
Asc walaal labiskaagu maaha labiskii gabadha muslimada laga rabay iyo xijaabkuu alle quraankiisa ku sheegay waayo waxaad xirataaa dhar jirkaaga kudhagan mana aha xijaabkii gabadha muslimada lafaray illaahay dhamaanteen kuwa diinta sideey nafartay eesaxda ah ku dhaqma allaaha naga dhigo aamiin❤❤❤❤
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 Год назад
Masha’Allah Intii nii kale waan indin aragnay lkn Xajiga sawirda iyo muuqaalka kuma jiro Miyaa!!!
@xarago-q
@xarago-q Год назад
Masha allh tabarakllaaah samideeey qurxbdan❤
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 Год назад
Masha Allh may Role model from jigjiga love you sist Naag rer mudug islatihiin
@khadradahir8579
@khadradahir8579 Год назад
Masha allaah ❤
@nastehoali6695
@nastehoali6695 Год назад
Masha allh tabarakllh abyo alle hanixafido ❤🎉
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 Год назад
Mansha allah ❤️❤️❤️❤️
@qadiijocumar4823
@qadiijocumar4823 Год назад
Amiin ❤❤❤
@fardowsaguya2409
@fardowsaguya2409 Год назад
Masha allha
@CaishaCali-q5h
@CaishaCali-q5h Год назад
Masha allah habo alle hadin barakeyo adiga iyo familkaba
@Suheyla270
@Suheyla270 Год назад
Masha alaah tabarakalaah
@farhianur1650
@farhianur1650 Год назад
Masha Allah Beautiful family
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 Год назад
Masha Allah
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Год назад
Mansha allaah family qurux badan alle haydin barakeyo xamda sister ❤❤
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Год назад
Allaahuma Baarik jamiican ❤️
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Год назад
Ma 😊😊lkn sis Ilmaha bar Independent In wax walba Kaliged Qansan karaaan....Dhar xidhasho...Cadayasho.Nadaafad...any walba
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Mayaqanan miyaa Abyo. Wall
@hawahassan4841
@hawahassan4841 Год назад
Mashaa Allah🎉🥰
@filsanhassan6589
@filsanhassan6589 Год назад
Masha Allah family qurux bdn Illahey ha ni xafido ❤
@daganindhadeeq1307
@daganindhadeeq1307 Год назад
Sawirada markaa caruurtada lagasho ilaah amarkiis bayba uquruxsanadaan sawirada kale way kaaga soo jiidasho badan yihiin
@zaaidmohammed8972
@zaaidmohammed8972 Год назад
masha Allaha Allaha idin barakeyo abayo mcn ❤❤❤
@RaaqiyoAbduqadir
@RaaqiyoAbduqadir Год назад
Manshalah ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 Год назад
Jah ilah ha idin xafido abaayo
@ayaanibrahim3119
@ayaanibrahim3119 Год назад
Mansha allaah
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
Maansh allah tabarakallah
@ManaalIsmaaciil
@ManaalIsmaaciil Год назад
M.a Allah
@roodoahmed3579
@roodoahmed3579 Год назад
mansha allh xbbti
@NimoMohamed-n7e
@NimoMohamed-n7e Год назад
Maashalaah Alaahuma baarik
@sainapducaysan340
@sainapducaysan340 Год назад
Wll chanel kaa higaada caruurta adoo raaliya ma ii sheegi kartaa
@sweetamla2058
@sweetamla2058 Год назад
MashaAllah
@iftomacalin8154
@iftomacalin8154 Год назад
Masha allah warsame waa kula ekaday
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 Год назад
Mansha allh ilh haku xafido
@xamdi406
@xamdi406 Год назад
Masha allah abayo illahey ha idin xafido❤❤❤
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Год назад
Abayo cabuurka wa ulaliraba linkigaaa no so dhig wa ka wayay h&mka hemsidihisa
@amaaraibraahim8716
@amaaraibraahim8716 Год назад
Woow qurux ❤
@warsandubbed8456
@warsandubbed8456 Год назад
Mnshallaah qali lkn codka naga hagaaji marwalba waa naqus codkaguye❤
@ilhanalii3872
@ilhanalii3872 Год назад
Masha alah vlog qurux badan waye noso badi
@bima9383
@bima9383 Год назад
Kkkkkkkkk abadans ilahow naxifdi
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
Maansh allah tabarakallah wow ❤❤❤❤❤❤❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Год назад
Mashaallah ❤❤❤❤❤
@haashimshcalixasan
@haashimshcalixasan 11 месяцев назад
Faan badnidaa horta
@fardus_
@fardus_ Год назад
Masha Allah wl hamdiyeey ilaahy hakuusiyaadiyo farxada ...lkn wl cadarku in dibada loolabako wa dambi
@-farhia
@-farhia Год назад
Abyo wiil iyo Gbdha kaliya miya dhashey farax somali Kuma qabo umalen 😁farax somali nagta hadey dhasha diido ama iska waydo waylagursadan
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 5 месяцев назад
Habo ma ogtahay barafuunka inuu dambiyahay Mark dibada ubaxeeso
@ruunhaaji3634
@ruunhaaji3634 Год назад
Rooteysada icajabisay 😂😂
@cimrancabdulahicabdi-4457
@cimrancabdulahicabdi-4457 Год назад
Masha allah ilxun idinma aragto xamday qalbi dhayay I love you abayo wllshy somalinimo ku jclahy
@aliyakhalif
@aliyakhalif Год назад
Hamdi qurux waa ku salamaay abayo labiskada waa helaa jakadaha waa jecalahay xerashayda soomaliya mana helo abyo mardhowna safar aadi rabay waxan jelaaa lahaa abyo inaad isoo iibiso si aan safarka ugu baxo hadad iku cawinkarto abayo adigaa mahadsan xabiibti
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Abyo Ayan kugo soo dhibaa halkese jaa jogta somaliya
@aliyakhalif
@aliyakhalif Год назад
Muqdhisho joogaa abayo kaargoo haduu la helayo abayo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
@@aliyakhalif Abyo lama helo walhi. Ruux soo baxa xiligan in las helo mas sahlana
@aliyakhalif
@aliyakhalif Год назад
Mahadsanid abayo
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Год назад
Qurux xamdiyey masha allah❤
@luuladam2503
@luuladam2503 Год назад
Mashallah ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah ❤
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
Masha allah 🥰
@deeqoaboosy4900
@deeqoaboosy4900 Год назад
Galabkii markaa jaamacada ka imaado ku daawadaa jawi dagan xamdiyeey waa ku wataa keep going 🙏🙏
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 Год назад
Masha allah 🎉🎉🎉❤
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Год назад
Masha allaah
@jihaan8318
@jihaan8318 Год назад
Timaha udab fooda habeenki abaayo cunugta
@Suusaan8890
@Suusaan8890 Год назад
Masha allh abayo xamda hadal ma kadhaan
@Aishah-
@Aishah- Год назад
Kaamila timaha cream miyaad umarisay ugu dambayn
@shukriabdi2383
@shukriabdi2383 Год назад
Hamda wll ina kula hadlo raba inteee kala so xariiira wll qali❤
@sahraabdi208
@sahraabdi208 Год назад
Masha allah ina habo
@SamiraSaeed-r6l
@SamiraSaeed-r6l Год назад
Maanshallah❤😊
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 Год назад
M.a hamda gabar aan tageero ayaa thy m.a video waanba ku heestaa kwrn
@ifrahmohamed751
@ifrahmohamed751 Год назад
Masha allah abaayo qaali aad ayaa ugu helay hab dhaqankaaga alle hakuu deysto qoyskaaga quruxda bdn may roll model ayaa ii tahay queen waxaan aad u jeclaan lahay mar call kugula sheekeysto ❤❤❤❤
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 Год назад
Kamila qurux igu salam mac na I sii, ogow deena kugu tahay hada kamila salamta iga gaar siin weyso mac na I siin weyso, 😂
@NimcoAbdi-r7t
@NimcoAbdi-r7t Год назад
Masha allah Ma will iyo gabadh baa caruurtadu abayo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Haaaa❤
@arwamustaphaabdirahmaan9371
Mansha allaha ❤❤❤❤❤hamdi qrxe naftada jclow
@daganindhadeeq1307
@daganindhadeeq1307 Год назад
Malmahan sanboor baa igu kacsan barfuunka isha markaan saaray sanka ixanuunay😢
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Mashlah Mashlah ❤❤❤
@Umcabdallah
@Umcabdallah Год назад
Xbbti quraacdan maxaad isku dartey nosheg
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Haye qalbi
@fam3573
@fam3573 Год назад
Asc walalo wa iga taloo wiil iyo gabadh 7 sano kawayn in qol mida lawada sexiyo dinteenu ma qabtoo qolka xafis baan ka subisan lahaayd ilmo sexi tarbiyada dintu waa mihiim
@bilanmohamed4351
@bilanmohamed4351 Год назад
Abayo magaca dress nosoo dhiig plz
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi H.m waaye
@AyaanXaaji-dk9gs
@AyaanXaaji-dk9gs Год назад
ماشاء الله حبيبتي❤❤❤❤❤❤❤❤
@dekamohamed1899
@dekamohamed1899 Год назад
Salami alkom abya
@faaduma5762
@faaduma5762 Год назад
M.a family 👪 ❤
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Год назад
Asc wllo cadarku wa dambi in dumarku kubaxaan wa nahyi
@ilhaanilhaan9165
@ilhaanilhaan9165 Год назад
Masha allah ❤️
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
You look beautiful maansh
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Год назад
xanuuuunkiiii seeedka thy Hamddda❤❤❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Alx qalbi waan fcnahy ❤❤❤see thy Abyo. Mcn
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Год назад
@@yuuuuga1 abaayo makula so xidhidhibkarra inaad illa talliso ayaan rabay
@idmanabdi6910
@idmanabdi6910 Год назад
Saaa ku jeclhy le ano jmcda joga ku dawanaya waqtigeyga fsxa😂❤❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Год назад
Aniga iyo kaamila tinta walalo ka nahay aniganeh tinta hoos qalel ban ka ahay
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Год назад
alllahayow annna mar yurub iggee walahi l love adigana allahaku barakeeyyo
@munaibrahim1819
@munaibrahim1819 Год назад
Abayo yurub ha ku duceysan wax Kale ku duceyso
@kowsarabdimumin6072
@kowsarabdimumin6072 Год назад
Please Apayo Cream ka Magiciisa iisheg iyo tukanka laga helaayo Yurub kula joogaaye
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi linkiga waxan soo dhigay muqlka skincre uga halday soo firi sas ku sahlan
@aishakeef
@aishakeef Год назад
Habo gabdha tinta aflaaqada kajar masha'allah familie qurax badan❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Habo Mcn haye hada ka hor waan kaa jaray Said ayey u qaracme Gabarta timo jacel balayo ku dhigty
@aishakeef
@aishakeef Год назад
@@yuuuuga1 haa habo wax yar Lee ubaahantahay ilmo timo qurxan waan iska jeclahay masha'allah💕
@fatumavision8252
@fatumavision8252 Год назад
​@@aishakeefapyo see looo jara
@Anisa-k9c
@Anisa-k9c Год назад
Mashallah tabarakaraxman❤❤❤
@rayaan1381
@rayaan1381 Год назад
Asc hamday syrum 2 marsatay magacii wajiga dryga ah ma u fcnyhy wll? isoo jwb wll
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Wcwrab qalbi sayrumka miyad kawada ??
@rayaan1381
@rayaan1381 Год назад
@@yuuuuga1 haa wll
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
@@rayaan1381 qalbi ordiner waaye. Finanka ayuuw u fcn yahy
@xayaath
@xayaath Год назад
Ilhey heydin xiftiyo xppti
@fkd693
@fkd693 Год назад
Kkkkkkkk kal iyo lab an u qosley walaahi kher alah haku siyo 😂amaan afkaaga kagama horeyso wa sax ❤
@SabrinaYousof-zv1sq
@SabrinaYousof-zv1sq Год назад
Nosobadi 😊
@Drsjuweria143
@Drsjuweria143 Год назад
Coming soon 100k
@hamdabilan838
@hamdabilan838 Год назад
M.a Allow kuxfdi adiga io ciyalkaga baa
@SaadiaosmanMaalim
@SaadiaosmanMaalim Год назад
Masha Allah macato my family 😅
@SaadiaosmanMaalim
@SaadiaosmanMaalim Год назад
Далее
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42
masha allah kusoo dhawada dahab qurxoon
8:05
Просмотров 29 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 62 тыс.
ROUTINKA SUBAXI
13:11
Просмотров 11 тыс.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 43 тыс.