Тёмный

FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII LEGDAMAAY/LAACDAMAAY ADUUNYOOY...TOP KABAN QAACI LIVE 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 341 тыс.
50% 1

FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII LEGDAMAAY/LAACDAMAAY ADUUNYOOY...TOP KABAN QAACI LIVE
ERAYADII ABWAAN XASSAN XAAJI CABDILLAAHI "XASSAN GANEY"
LAXANKII FANAAN AXMED CALI CIGAAL
Lagdamaay aduunyooy
Lumiyaay fogeeyaay
Ma libdhaay ma loogaay
Deeq lagu ladaabto
Ruuxna laabtoo
Ma lihidee
Waxaad tahay luggooyooy
Midaan cidi ku lulanineee
Liqmadaada leenkee
Sida luhunta diinkaa
Gartay laabashiyahooooo
Waxba aniga ha ilulin
Ruuxaa laabta kaa jecel
Inta laydha laga qarin
Leeleyl kaa haroo
Sixun ma u lileeysaa
Waxaa kaa lugmeersada
Ruuxa faralka laasima
Aniguna kuuma liicsaniyeee
Laacdamaay adduunyooy
Laqanyiyo baruureey
Lufaniyo abaareey
Adigoon laxaad qabin
Waxaad tahay laleemooy
Larkaagii jabiyeey
Sida layli geeddiyaa
Adoon laayahaamaha
Loolidaa ha ii qarin
Labacaaga beeneed
Leexleexinaysiyoo
Laaca ma oggoli
Qalbigaygu lahashiyo
DAAWASHO WACAN
Lib adduunyo wu nacay
Waanu kaa lingaxanyahay
Waxaan la dheelmadaa
Ruuxa kaa lug meersada
Lib waxaan la dheelmadaa
Lama hura nafta ogsoon
Anigunaa kuuma liicsaniyeey
Legdamaay adduunyooy
Legdamaay…..
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON LA WADAAG ASXAABTAA

Опубликовано:

 

11 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@karamoige5268
@karamoige5268 3 месяца назад
What a amazing song.!😮 Legend Ahmed Ali Cigaal. Still listining 20/06/2024.🎻🔥
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 года назад
Legdamaay aduunyooy hees macn Axmed cali cigaal fanaan sare legend saalax qaasim noocii cigaal buu u tumayaa kabanka mahadsanid zhp fan nooleeyee
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@waayeelka jaqafsada Aad iyo Aad sxb waa hees aad u macaan heestan Laacdamaay, Fanaankuna si fiican ayuu ugu raaxeeysataa heestan markuu qaaadayo illaahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga baryeyaa Fanaanka. Mahadsanid sxb Ciid Mubaarak
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 года назад
@@SOMALIMUSICCULTUREhaaa adaa mudn zhp ciidul caafiya
@jamalmohamed1595
@jamalmohamed1595 4 года назад
Manshalah waa hees isoo Xasuusay bari samaadkii Thanks Abwaan Dj
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 года назад
Kabanka waxaa leh axmed cali cigaal wlle
@mohamedkhalid7128
@mohamedkhalid7128 Год назад
Sxb axmed cali cigaal gacantiisii weeye, laakiin Waa la saaray Sawirkii saalax qaasim, hadaanu wada joognaa axmed wuxuuna ii sheegay inaanu weligiis hees u tumin, ee codka laga xidhay hees saalax tumanayey oo markaa muusiga axmed laga dhigayo inuu tumayo
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 года назад
Axmed cali cigaal laxan iyo cod baan lagu gaareyn.
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 Год назад
Kabanlka salaxa qasin fanan laxan musiga isagiyo axmed cali cigaal ❤❤❤❤❤❤legan wabari hargaysa axaxax
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 месяцев назад
Kabanku waa cigaal ninkan looma tumo bahalka hadaad aragto kaban sida fardaha loo tumayo waa cigaal ama jiim 😂😂 videoga iyo heesta ismaleh
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 5 месяцев назад
kuwa kabanka mooda inuu saalax qaasim tumaayo waa salamay axmad cali cigaal baa taa tabanaya🎻
@AliIman-hy3xh
@AliIman-hy3xh Год назад
2001 wxan jogaay burco wali wa heesti ayaduna aduun howli kama dhamato other wise wn jecelahay my somalia
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 4 года назад
EESH CALAA FANAAN.AXMED CALI CIGAAL WAA FANAAN AAD U QAALI AH.WAA FANAAN WAA LAXAMAYSTE AN CAADI AHAYN.WAXA HUBAAL AH IN AN FANAANIN BADANI AGTIISA IMANAYN.XASAN ADAN OO AAD LOO JECEL YAHAY OO AH FANAAN WEYN OO SOMALIYED MA GAADHII AGTISANA MA IMAN KARO OO AXMED BAA 100% KA FANAANSAN
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 9 месяцев назад
Taasi waa feker adiga kuu gooni ah sxb
@CabdinasirCumar
@CabdinasirCumar Месяц назад
Laacdamaay adduunyooy Laqanyiyo baruureey Lufaniyo abaareey Adigoon laxaad qabin Waxaad tahay laleemooy Larkaagii jabiyeey Sida layli geeddiyaa Adoon laayahaamaha Loolidaa ha ii qarin Labacaaga beeneed Leexleexinaysiyoo Laaca ma oggoli Qalbigaygu lahashiyo
@nazdalaan
@nazdalaan Год назад
Kabanka by Cigaal .. codka isla Cigaal iyo mirihii Huryo Rag dhalay oo dhimey... Jammaamiir...””waxaa tahay LUGOOYOOY!!! midaan cidi kululaninéé””
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Год назад
Erayadii xasan ganey bal soo hubso
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Год назад
Cigaal kaariye baa leh hadda cigaal waa nool yahay adna hubso huryo iyo ganay midna malaha
@AhmedHassan-jg5hp
@AhmedHassan-jg5hp Год назад
Waa kabankii caanka ahaa ee Ahmed Cali cigaal waayo gacan tiisu ma khaldanto
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 года назад
kun ciil waa isu egtihiin 🌹🌹🌹💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@cabdifataax1298
@cabdifataax1298 2 года назад
Asc wr wb
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k Год назад
Macalimintii wabar hoyadii fanka xxxx hargaysa❤❤❤❤
@abdirahmangele6892
@abdirahmangele6892 Год назад
Kunciila Axmeda cige marayan ciise muuse xxxxxxxx dhala jacayl Xxxxxxxxx hargaysa hoyadii Frank hobadii waaberi 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@KaletdalmarKaletdalmar
@KaletdalmarKaletdalmar 2 года назад
Heestan huryo Ayaa leh ciyaalow ha murmina fan kana ma garaneysaa Ee naga wareysta
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 года назад
Buuga:Badmacaan Abwaan:X.Ganey 4.2.Cutubka Diinta Bogga 172-173 Qaafiyada (L) Tirada tuducyada 44 Badda- Jiifto
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 года назад
Ya salaaam hes ad u Qiimo badan Legend Ahmed Cali cigaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Maasha allah
@gellegelle8864
@gellegelle8864 4 года назад
Huryo iyo Maxamed C Kaariye baad ku sheegteen heesta miraheeda. Labaduba ma laha. Waxaa sameeyay Xasan Ganey.
@bilexuseencali7543
@bilexuseencali7543 4 года назад
Bile xuseen cali
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 года назад
Walaal Axmed baa ii sheegay anoo awalba u aqaanay inuu leeyahay Aun Maxamed Cali Kaariye. Waa sixiduun. Mahadsanid
@shaakirmuse1666
@shaakirmuse1666 Год назад
Miraha noocaan ah adoon maqal cidda samaysay baad garanaysaa kaariye inay mirihiisii tahay
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 года назад
Welee waa fanaan is raacsan cigaal.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aad iyo Aad
@guureguurre338
@guureguurre338 3 года назад
Leelleelka aakharo - leexada qiyaamaha ko-lay tahay luqluqashana miyaad luunka goysaa haa hahaa? Waxa kaa lug meersada ruuxa faralka laasima aniguna (kuuma liicsaniye_kuuma liicsaniye.. lag-damaay aduunyoy, lagdamay; lag-damaay aduunyoy: lumiyaay fogee'eyaay lagdamaay aduunyoy
@faxdisank
@faxdisank 8 месяцев назад
Axmed cali cigaal caymo dhagayso hana dhaafin
@cumaraxmed3820
@cumaraxmed3820 4 года назад
Yaa iga horeeya? Dee cidna igayamay hor daawan.kkkk Ciid mubaarik dhamman akhyaarta channelka
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Cumar Axmed Adaa nasiib u helay in aad ugu hor daawato kkkk great bro
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Год назад
Aniguna kuuma liicsaniyeey yaa salaam🥰
@Gamourjr
@Gamourjr 8 месяцев назад
Best song Lugooyo❤
@kk-uy7zk
@kk-uy7zk 3 года назад
Heestan inbadan ayaan daydayey mahadsanid
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤maxamed abshir dhoore indhacade ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 года назад
Ismalaha sawirkan ahmed cali cigaal miraha waxaanu badinaya Huuryo waa male
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 года назад
Xasan Ganay baa leh,
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 месяцев назад
Waxaban. Laha kofaan
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
Muuqaalka waa layska dulsaaree, kabanka dananaya waa cigaal baan filayaa. Ee saalax waa layska dulsaaray.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Haa sxb waa la is dul saarey, Ee Dacmad maad kja qabtaa!!
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
@@SOMALIMUSICCULTURE Erayada hadaad soo qori karto okay weeye sxb.
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
@@SOMALIMUSICCULTURE maye sxb waa caadi, lkn asxaabta qaarbaa mooday in Saalax qaasin tumayo. Hhhh
@ELMANSSON
@ELMANSSON 4 года назад
@@osmankulane1525 axmed kabankiisa badanaa dadku aad uma yaqaan laakiin waxaan maqlay inuu lahaa kaban siiqad gooniya ah leh oo aad mooddid in dhowr kaban mar la wada tumayo sida haddaba kabanka aad moodaysid in dhowr qofi tumayso.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 месяцев назад
Layla. Caalawi reka.
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 года назад
Ereyada: Xasan Ganey, Waxa kaa lug meersada Qofka faralka laasima Abwanka aabihii ba dhintay wakhtigaas oo salaada aad ugu adkeyn jiray,goor salaad maqrib loo kacay ayuu kobtisii iska fadhiyey ,halka asxaabtisii salaadii tagtay,deetana heestanuu tiriyey. Buugga:Badmacaan 4.2.Cutubka Diinta Bogga:172-173 Qaafiyada:(L) Badda:Jiifto
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Год назад
Heesta waxaa leh ahun maxamed cali kaariye dhaca fanka ka daa doqon yahow
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 Год назад
@@abdulahikeno7092 ,maxad ku cadaynaysaa
@nimcoaadan-vb5ur
@nimcoaadan-vb5ur Год назад
Wleè inay lugooyo tahay
@abukids2176
@abukids2176 4 года назад
Kabanka The Legend Saalax Qaasin.❤
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Kabanku waa isla Axmed Cali Cigaal amaahan saalax Qaasim./
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 года назад
Waa cigaal kabanku wll
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Год назад
Waa codkii kabankii laxankii iho codkii cigaal
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 Год назад
Adunyoy waxad tahay lugoyo.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Mahadsanidiin, lkn kabanku waa isla Cigaal, kabankiisu waa caan iskuma qaldami karaan isaga iyo Saalax Qaaasim, ninba qaab gooni ah buu wax u tumaa, waxaa qurux badneyd Cigaal oo kaban tumayaana waa ku jira youtubekee inaad muuqaalkiisaas saartaan, waayo intaan dhawaqa kabanka ee ragga cuudka tumaya aysan u kala baxsaneyn waxay u qaadanayaan inuu Saalax u tumaayo Cigaal.
@hassanabdi1040
@hassanabdi1040 2 года назад
sxb waa runtaa waxaa tumayaa kabanka axmed cali cigaal waa caan wuxuu ka mid yahay ragga ugu gacan macaan weli kuwooda ugu horeeyo waxaad mooda inla tumaayo dhawr kaban kaligii ayey qaas utahay
@bashirabdinor1989
@bashirabdinor1989 Год назад
Aad iyo aad Masuul
@axmedsaalax1965
@axmedsaalax1965 3 года назад
Inader weynidaaaa😂😂😂
@safiyamusewarsame4243
@safiyamusewarsame4243 Год назад
Inajiqilood guul enzha allAh
@mohammedsaid1090
@mohammedsaid1090 4 года назад
Al.fanaan axmed ali cigaal
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Год назад
Cigal caadi ma aha
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 2 года назад
Boqorka codka ninkaan iga dheh
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
Qoraalka heeskaan yaa inoo sooqori kara asxaabeey??
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 месяцев назад
WAAMA TAADRI
@sacdiyagadiid7253
@sacdiyagadiid7253 2 года назад
Kuma licsaniyeey
@abdirisaqismail5918
@abdirisaqismail5918 4 года назад
اغنية روعة جدا
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 месяцев назад
Jaaad. BADAN
@buurta20
@buurta20 4 года назад
Inaba caadi ma ahan fanaan weyn
@JamaalabdiFaarax
@JamaalabdiFaarax 5 месяцев назад
2024❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k Год назад
Xxxxxxx hargaysa ciyala liin
@cristover8552
@cristover8552 2 года назад
Karanka saalax qaasim naaji
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 4 года назад
Horta Waa khalad in lasoo galiyo hees Ahmed cali cigaal kaban keeda tumaayo In salaax qaasim waayo kabanka cigaal ma khaldamo oo isku garaacid maaha taasi wataa hadaan usoo laabto heestan ereyadeeda waxaa sameeyey Aun abwaan huryo laxanku waa ahmed cali cigaal kaban Kuna Waa isla cigaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Axmed Hassan sxb dacwo maad ka tahay Videogan , maxaa khalada?
@trumpppl2024
@trumpppl2024 4 года назад
Aun SAALAH Qaasim sxb fanaanita waa isku qanacsanyihiin igaa iskaga dhaw caadi iska dhig
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
@@trumpppl2024 Saalax qaasim wuu noolyahay sxb
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 года назад
Sxp heesta waxaa lahaa abwaan kaariye
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 4 года назад
Kaban ka heesta waxaa tumaya cigaal
@AbdirisaaqYare-sp2ys
@AbdirisaaqYare-sp2ys 4 месяца назад
Waaw
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 года назад
Wangrty cigaallow
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 года назад
2baadbaad ramadaan moha jaama
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 месяцев назад
Isxan baar
@bilexuseencali7543
@bilexuseencali7543 4 года назад
Bile xuseen cali
@cabdinuursiyadyoutube.4285
@cabdinuursiyadyoutube.4285 3 года назад
Ball tana kawarama sa xibayaal
@CalixuseenJaamac-c1t
@CalixuseenJaamac-c1t 7 месяцев назад
Warun
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 5 месяцев назад
😢😢
@garaadsalebaan1307
@garaadsalebaan1307 3 года назад
lagdamaay aduunyooy
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 месяцев назад
Wama tadri
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 7 месяцев назад
😊 😊
@MasalxMakaran
@MasalxMakaran 6 месяцев назад
alow qabriga alow qabriga nowasece
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 месяцев назад
Jaad. Ha. Ii. Sodirto
@warsamebeeydheere6322
@warsamebeeydheere6322 3 года назад
Shamuuri weeyaan cuudku
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад
WAA. QAAWANE ROMAYN. TIiSSII
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад
IRO iqtara
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад
GIIR. XaariiG. Sorwalka.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад
DIIB ONO
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 месяца назад
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25elite (eagle-eyed)vstv.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 месяцев назад
Layla. Caalawi reka.
Далее
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Просмотров 29 млн
Sii Ma Ceeb Baa
7:31
Просмотров 13 тыс.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23