Тёмный

FANAAN CABDILLAAHI YUSUF HANUUNIYE & HEESTII " JACEYL AAN LAGULA WADIN, WAKHTIGAAGA YUU LUMIN..LIVE 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 2,8 тыс.
50% 1

FANAAN CABDILLAAHI YUSUF HANUUNIYE & HEESTII " JACEYL AAN LAGULA WADIN, WAKHTIGAAGA YUU LUMIN "
DAD WAXAA U WACANOO UGUNA WANAAG BADAN, QOFKA WAANADAADIYO, WAX KU QAATA HADALKEE, JACEYL AAN LAGULALA WADIN WAKHTIGAAGA YUU LUMIN....SHOWGII CIIDA LIVE UAE 1995
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY
AUN WARIYE HAL-ABUUR CABDALLA NUURADIIN AXMED
LAXANKA: CABDILLAAHI YUSUF HANUUNIYE
DAAWASHO WANAAGSAN

Видеоклипы

Опубликовано:

 

24 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 месяца назад
Waad mahadsaantahay walal Somali Music & Culture
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
@ismaaciilarbache5244 Adaa Mudan walaal sidoo kale Mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
Hees xusid mudan. 💟 Dad waxaa u wacanoo Uguna wanaag baddan Qofka waanadaadiyo Wax ku qaata hadalkee Annaa kuu waramayee Weedhayda maqaloo Wadnahaagu yuu nixin Naxariista weliggaaa Kalla WARREEGOOOO! Waraabaha ku cunayaa Wehel kuuma noqoyee Qofka Laba wajiilaha Hala dhiganin wacaddoo Jacayl aan lagula waddin Wakhtigaaga yuu Lumin!. Mahadsanid Ustaad Thank you.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
@SuugaanSafaari Aad iyo aad sxb waa hees xusid mudan iyo xasuus codka Cabdillaahi Yusuf Hanuuniye Mahadsanid sxb
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
@@SOMALIMUSICCULTURE Aad iyo Aad Thanks Saaxiib.🙏
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 3 месяца назад
Waxaad soo raacisaan ereyada iyo laxanka cidii lahayd idinkoo mahadsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN WARIYE CABDALLA NUURADIIN LAXANKA: CABDILLAAHI YUSUF HANUUNIYE
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 3 месяца назад
Mashaala channel ka wan ku xidhnahay, aadna wan idinku bogaadinayaa hawshaad noo haysaan Allah idin sharfo. Sidaas noogu soo raaciya heesta cidda lahayd, cidda laxamaysay, cidda tuntay, hadday qiso lahayd, hadday riwaayad ku jirtey tan ay ku jirtey IWM. Waxani waa taariikh ay ummadda Soomaaliyeed leedahay, una hari doonta xita kan dhalan doona​@@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
@SharmarkeAOsman Waad ku Mahadsan tahay comment kaaga dhiiri galinta iyo supportka isuga jira waan kaaga Mahad celinayaa. Heesaha intii aan ka gaadho ama iga soo hor baxa wixii Macluumaad ah waad soo raaciyaa intii karaan kayga ah. Waa laga yaaba wakhtiyadii hore 2019 qaar aan soo galiyey in aanay ku qorneeyn Abwaanka sameeyey, laxanka cidii laheeyd, Ruwaayaday ku jirteey, Muusiga cida tumaaysa laakiin hada dib ayaan u bilaabey inaan ku qoro waanan wadayaa sxb Mahadsanid
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 3 месяца назад
​​@@SOMALIMUSICCULTUREaad ayaad umahadsan tahay walale sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato wax badan oo macluumaad ah ban ka helay channel kaaga, mar mar wuxuu ii noqdaa marjic tusaale ahaan marka fanaan ama abwaan xogtiisa ama taariikhdiisii faneed wax ka qorayo. Marka anigu abaal gaar ah bN kuu hayaa. Channel kana saaxiib ban la ahay❤
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
@SharmarkeAOsman Scw waad Mahadsan tahay walaal commentaaga waanan ku soo dhaweeynayaa soo dhawoow madashan waa madal inaga wada dhaxeeysa qof walbana u furan, fan iyo fanaaniin kala background ah ayaa ku jira channelka, fanaaniin kala wakhtiyo ahaa iyo Abwaano kala duwan iyo heeso iyo suugaan kala duwan waad ka heli kartaa waanan ku soo dhaweeynayaa mar labaad wixii aad macluumaad Fan iyo hees iyo fanaan aad iiga soo baahato diyaar kuu ahey ia Mahadsanid
Далее
Иран и Израиль. Вот и всё
19:43
Просмотров 1,5 млн
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Просмотров 2 млн
Cabdi Qaadir Sanka Dumarkoo Dhan Taan Ka Doortaay
6:10
Aun Axmed Yaasiin Digfeer & Heesta Digfeer Lyrics
9:57
HOBOLADA WAABERI KAALINTA FANKA YAA TIIRKA KOOWAADA
3:43
Nimco_Yaasiin_Hablaha_soomaaliyeed
6:57
Просмотров 181 тыс.
Xasan Aaden Samatar Iyo Heestii QARAD
7:56
Просмотров 160 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Cabdullahi Yuusuf Hanuuniye - Ila Qeybso Nolosha
5:22
Просмотров 224 тыс.
GODZILLA
2:09
Просмотров 705 тыс.
daryana - по Москве (Lyric video, 2024)
2:30
Просмотров 618 тыс.