Тёмный

Farsamooyinka qarsoon ee Youtube-ka (Qeybta 1aad) 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Maadaama aad waqti badan ku bixiso RU-vid-ka telefoonkaaga, waxaa habboon in aad wax ka taqaan farsamooyinkiisa qarsoon. Muuqaalkan 5 ka mid ah ayaan kugu soo bandhigi doonaa.
Fadlan la wadaag asxaabtaada, hoosna ugu yeer saaxiib aad u daawada RU-vid-ka.
/ im252
/ im252

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 691   
@omarshaciye1106
@omarshaciye1106 4 года назад
Welcome back teacher im252 🥰👏👏👏
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 4 года назад
Qodobka aan ka faaiday waa shaashada oo cadaan iga eheed inaa madow ka dhigtay thanks im252 👍👍👍
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 года назад
Wax badan ayan kaa faa'ideysaney..... Bowe Jasakallah Mahadsanid....
@RealAbdif
@RealAbdif 4 года назад
Sida loo sameyo video magic Fadlan Daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PY0s_0nanbk.html
@yaxyenaano6653
@yaxyenaano6653 4 года назад
Waad mahadsantahay im252 Qodobka 1aad ayaa ahaa faa'idada ugu wayn xagayga thanks
@jamaalcabdi6547
@jamaalcabdi6547 4 года назад
Thanks teacher Im252 qodobka 1aad ayaa aad i qanciyey
@abdallaomar2476
@abdallaomar2476 4 года назад
Shukran wll sare 3 qodob ayan ka faaiday Allah ku barakeeyo cilmigaaga
@abdalamoha6339
@abdalamoha6339 4 года назад
Ramadan Mubarak, Like horo usaar
@abdallamohamed9172
@abdallamohamed9172 4 года назад
waxa iigu faaido bdnaa kan youtube ka uu ku leeyhy waa xilligi nasashada👏👏 horumar wacn sxb ee qeybta xigta noo so geli.
@haniabella5321
@haniabella5321 4 года назад
Maasha allaah wax badan ayaa ka faaiiday kheyr bdn allaa ku siiyo IM252 waxaan ku waydiinaa hal suaal waxaan rabaa sooshal mediaya adeegyada cusub oo la adeegsado aanan loo badneen wax ma inaga bari kartaa dhamaan muslumiinta inta fariintayda aqriso waxaan alle ugu baryaa danbi dhaaf cimri dheeri allaa idin xifdiyo🤩 Ramadan karim
@cabdicasiiscali3289
@cabdicasiiscali3289 4 года назад
Casharadaada oo dhan faa'iido weeye 100% mahadsanid macalin
@drumalishaxasen8805
@drumalishaxasen8805 4 года назад
Thanks brother waxa badan waan ka faaiday😍😍
@dahirhusseinabdirahman907
@dahirhusseinabdirahman907 4 года назад
Mahadsanid macalimo IM252 wax badan baa inoo faa iideysay👍
@leilaxaajixassan9794
@leilaxaajixassan9794 4 года назад
Maash Allah dhamaan waan ka faa idey jazaaka Allah khayra
@naleeyefilms4159
@naleeyefilms4159 4 года назад
Maalinti u horeysey aan ugu soo hor maro mahadsanid adiguna warbixinta qurxoon ee aad nosoo gudbisey
@abusharma9221
@abusharma9221 4 года назад
My favourite teacher in RU-vid
@EagalTradingAcademy
@EagalTradingAcademy 4 года назад
Dark inaan kadhigto ayaa igu fa’ido badna waana kadhigtay thanks 🙏 bro
@hukmamabdimahad1651
@hukmamabdimahad1651 4 года назад
Hal qodon kaas oo ah in aan madooweyo youtube🥰 tnx wllo
@theclassicman6730
@theclassicman6730 4 года назад
Masha Allah aad aan uxiisayaaa waxyabaha faaiidadaleh ee aad nala wadaagtid macalin mahadsanid
@sihamdaud5854
@sihamdaud5854 4 года назад
Masha Allah mahadsanid wll 3 ayan kafaaiide siiba wxn kahele mida waqti xasuusinta
@somalifun9317
@somalifun9317 4 года назад
Mahad sanid ustaadi aniga ahan 3 ayaa ka ma iday oo 1 xabo ugu sii muhim san yahay oo ku dhib qabay wana shashada oo mugdi laga dhigaayo 1 shashada 2 waqtiga iga baxo dawashada muqalada 3 sida lacag badan oo kaga cunin muqalada dawa weynso shukran ustaadi allaha ku xafido ramadan kariim
@hometown4612
@hometown4612 4 года назад
Numberka 1aad ee ahaa kan ugu dambeeya muuqaalka ❤
@mohamedamiin6117
@mohamedamiin6117 4 года назад
Shukran sxp Qodobka ugu danbeeyo ayaa ah kan iigu faaiida badnaa🙏📚
@jimcaleismail3370
@jimcaleismail3370 4 года назад
Mahadsnaid wll Tan wakhtiga ayaa iigu faa'ido badan jazakallah 😘
@sahanmediaproduction2783
@sahanmediaproduction2783 4 года назад
Manshilha abowe im252 keep goin bro 👌👌👌❤❤❤😍😍😍
@zerpwron8696
@zerpwron8696 4 года назад
Appreciate for you.. Ramadan Mubarak. God bless everyone😍😍
@RealAbdif
@RealAbdif 4 года назад
Sida loo sameyo video magic Fadlan Daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PY0s_0nanbk.html
@aragsidemedia850
@aragsidemedia850 4 года назад
Masha allah
@dhaqannooleeye5459
@dhaqannooleeye5459 4 года назад
2 qodob ayaa aad ii anfacay. Dark theme iyo time management ga thnks uataad.
@naaleyeahmedabdi3858
@naaleyeahmedabdi3858 4 года назад
Keep going bro wlhi wax badanaa kaa faaiiday Thanks bro
@ladanlucky3480
@ladanlucky3480 4 года назад
Mahadsanid bro waxn kahely qodobada 1 iyo 3 Shukran mrkle
@mohamedabdukadirmohamed7914
@mohamedabdukadirmohamed7914 4 года назад
Eng Mohamed Hussein Noor Shardi Alle Ha ku Xifdiyo Walee Kuma Waayo
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 года назад
Mansha, allaah Wll Alle haka Ajar siiyo Kii iigumuhiimsanaa oo ka Faaiidaa ah in Madow laga dhigaayo Shukran
@amalkhaliif1756
@amalkhaliif1756 4 года назад
Qadobka sadexaad ayaan kafa iday thanks wllo👑💎👑💎👑🌷
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 4 года назад
Mahadsanid qodobka iigu faaidada badan waa kan shaashada ka madowbaynaayo.
@yaasircararafad2041
@yaasircararafad2041 4 года назад
جزاك الله خيرا
@khadarxasan2439
@khadarxasan2439 4 года назад
Merci waxa ugu faaido badnaa dadka daawada video badan on shashada madaw kadhigtaan
@saadaqmohamed8958
@saadaqmohamed8958 4 года назад
Mahadsanid Qodobka 5aad Ee Waqtiga
@cabdixersi1761
@cabdixersi1761 4 года назад
Masha allah,aniga ahan waxaan ka helay qeybta,part 5 milanka yutube ka,
@maqdisvlogandcooking2386
@maqdisvlogandcooking2386 4 года назад
Qodobka 5aad ka faiday thanks ✨
@elwadfalak6862
@elwadfalak6862 4 года назад
Mashallh mclim aa ayd umahdsanthy dhamaan qodobad aa d ayn ug faidey Allah ku xafido
@abdirazaksuldanabdi8722
@abdirazaksuldanabdi8722 4 года назад
Masha Allah kuli way I anfaceen mida ugu sii fcn waa time ka aan ku bixin jiray ooo an ka nasanayo
@timoofficial4960
@timoofficial4960 4 года назад
Ramadan Mubarak
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 4 года назад
Thank u teacher
@faaraxcumar6955
@faaraxcumar6955 4 года назад
3- arrimood ayaan ka faa'iday! Guulayso sxb sare
@abdikarimhassanabdirashid5610
@abdikarimhassanabdirashid5610 4 года назад
Mahadsanid #IM252 Ramadaan Mubarak ✅
@shaarubshanta9953
@shaarubshanta9953 4 года назад
shukran kuli wa faaido qodabka yareynta internetka iyo soo celin Ama dhaafinta secends
@yayatoure155
@yayatoure155 4 года назад
Nio wax BADAN aan horo u arkin ayaan kaafaaidede thanks 🙏🙏😍
@salahmohamed9878
@salahmohamed9878 4 года назад
Midka wakhtiga lagu xiranayo. Mahadsanid IM252
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 года назад
Thanks sxp isku dookh ayaan nahay dhanka RU-vid dark ayaan anba ku isticmaalaa maalin iyo habeenba mhdsanid💯🙏
@sergioamaam1536
@sergioamaam1536 4 года назад
Ramadan mubarak
@MohamedAhmed-ui7cg
@MohamedAhmed-ui7cg 4 года назад
Number one aya icajabiyey mhdsnid
@drmohamudosman6656
@drmohamudosman6656 4 года назад
Tan shashada la madowenayo igu ficned Thank you macalin
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 года назад
WAXAAN KA FA'IDAY QODAPKA AH TIME RU-vid AH EE KU SOO XASUUSINAYO THNKS ALLE HKU SHARFO BRO 🙏❤
@saynabsheikhkhader
@saynabsheikhkhader 4 года назад
Kan aan mopilkayga dark ka dhigayo iyo kan ah black waayo fav colour kayga ayaa ah black Shukran teacher 🌹🌺
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 4 года назад
جزاكم الله خيرا ustaadii
@khalidhaariye950
@khalidhaariye950 4 года назад
Mahadsanid sxb waan ku faraxsanahay in aad nala wadaagtay muuqaal aad u qiimo badsn. Anigu waxaan dhib badan ku qabay sidii aan muuqaalka aan daawanayo inta aanan rabin isku dhaafin lahaa hadda se waan bartay. Nettlix ayuu baan ku arki jiray 10 seconds back or forth
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 4 года назад
Ilaahay Bisha Barakaysan Khayre Keeda Ha Ina Siiyo❤🙏
@RealAbdif
@RealAbdif 4 года назад
Sida loo sameyo video magic Fadlan Daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PY0s_0nanbk.html
@RealAbdif
@RealAbdif 4 года назад
Waxey dhinteen ayagoo ciyaaraya kubada cagta ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DmSh5JRlPZQ.html ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DmSh5JRlPZQ.html
@mohamedhaji7686
@mohamedhaji7686 4 года назад
Mahadsanid Ustaad
@sadaammohamed5774
@sadaammohamed5774 4 года назад
Midka 1aad ayaan ka bartay mcln waad mahadsantahay
@husseinabdi5457
@husseinabdi5457 4 года назад
Mahadsanid Engre
@abdiwalideekabdilahi2471
@abdiwalideekabdilahi2471 4 года назад
Waxaan ka faaiday shaashada lamadooboyo iyo wakhtiga thnks sxb
@mawliidfaaruuq5331
@mawliidfaaruuq5331 4 года назад
Ilaahay haydin barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba
@thanks.404
@thanks.404 4 года назад
ma is amaanayo mana kugu abaal dhacayo wll lkn intaba horay ayaan u aqiinay broh waad ku mahadsan tahay waqtigaaga quruxda badan ee aad noo hurtay 🥰🥰🖐
@Hassan-qs2xy
@Hassan-qs2xy 4 года назад
Thanks ustaad rmdan mubarak
@ayaanhassan6935
@ayaanhassan6935 4 года назад
Masha Allah aadban uga helay muqaalkan
@cabdiraxmaanismaaciil4966
@cabdiraxmaanismaaciil4966 4 года назад
Dear teacher thanks
@mahamudyusuf3616
@mahamudyusuf3616 4 года назад
Thank you
@hubaaltraining
@hubaaltraining 4 года назад
Thanks....waaa qodobo muhiim ah...waxaan aad ula dhacay qodabka 3aad.
@abdirahmanmose
@abdirahmanmose 4 года назад
Masha allah im252 uusoo laabtay
@abdilahifarah9202
@abdilahifarah9202 4 года назад
Aaad baaad u mhdsnthy IM252. Dhamaaan faaa iido ayay ii leeyihiin.hal ayaan ka garanaayay 4ayaad ii faa iidaysay.
@liibaankalkaalofficial5769
@liibaankalkaalofficial5769 4 года назад
waaaw aniga aadbaan uga helay qodobada oo idil bro thnks
@khaalidgm1543
@khaalidgm1543 4 года назад
Colour ka shashada inan badalo in badan wan isku dayay lkn nasiib wanag manta ayan helay thanks
@Tusmedia
@Tusmedia 4 года назад
Mahadsanid Ustaad waan ka faaidnay muuqaalkan siraha ku duugan
@ENGROOBLE
@ENGROOBLE 4 года назад
Thank wll qodobka aanka helay waa #Dhaqaalaysashada lacagta 👍👍👍
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 4 года назад
Aad iyo aad baad u mahadsan my teacher
@abdirisakaxmed3918
@abdirisakaxmed3918 4 года назад
Dark theme aya ka faiday waxyabo badan oo ka faidyna wayjiran jazakalah
@tienshealthandwealth3137
@tienshealthandwealth3137 4 года назад
Waxaan kafaa,iidey 4 3 thanks Mohamed 100%
@mohajunior9277
@mohajunior9277 4 года назад
Qodobka sedexaad ka faaidy thnks bro
@soomaaliwaynmaxaacusub778
@soomaaliwaynmaxaacusub778 4 года назад
Msha allha waxan ka faaidy waqtiga uu kaa luminayo inaat cayimatid iyo inaat dhafin krtid intaad doontid iyo hbeenkii mugdiga thks aqii
@dalxiischannelmedia509
@dalxiischannelmedia509 4 года назад
Thnks wll qiimo leh tahay waxaan ka FAA iday wax badan go forward pro
@mohamedibrahimnor8007
@mohamedibrahimnor8007 4 года назад
Asc wrxm bacda Salam aad bad ugu mahadsan tahay Ustad, aniga waxan ka faa'iidey qodobada 3 iyo 1, waayo markan RU-vid so galo muuqalkan daawanayey haduu dhamado in an kaso baxo maba jecli horey leyn u socon jirey midba midka xiga thanks Mar 2aad, Ramadan mubarak dhaman asxabta ku xiran iM252💧💧✋
@mohamudabdirahman8132
@mohamudabdirahman8132 4 года назад
Masha Allah waxaan aad u ladhacay sida aad u xadidaneyso waqtiga aad isticmaleyso RU-vid ka mahadsan wll
@turuftr2247
@turuftr2247 4 года назад
waamahadsantahey 100%% MAHANED IM252💜💜
@djdeqsi6149
@djdeqsi6149 4 года назад
Msha alalah thenks sxp waxa igu fiicna ka xasuusta RU-vid
@rashkaboy3912
@rashkaboy3912 2 года назад
Thank you my teacher 😊
@saxane2165
@saxane2165 4 года назад
3 mahadsanid im252
@calijaamac9954
@calijaamac9954 4 года назад
Waad mahadsanthy sxb qali waa ka ugu danbeeya
@mawliidfaaruuq5331
@mawliidfaaruuq5331 4 года назад
Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba
@bashkabashka147
@bashkabashka147 4 года назад
Asc wax badan ayaan ka faa iiday Jazaka Allah kheyr. Ma aqoon qodobka nasashada. Mahadsanid.
@muzamilmohamed5271
@muzamilmohamed5271 4 года назад
Thanks bro
@asadcabdimaxamed1229
@asadcabdimaxamed1229 4 года назад
Ustaad thnks
@mosalat22
@mosalat22 4 года назад
Inaa yutupka madow ka dhigo madaama uu markii hore iftiinka badan qatar ku ahaa in dha heyga tbks bro
@abdixakiinawil3595
@abdixakiinawil3595 4 года назад
Nin adag im252
@mabzuuahmed5755
@mabzuuahmed5755 4 года назад
Iftiinka shaashada ka faaidey mahadsanid IM252
@daacad_8682
@daacad_8682 4 года назад
Masha allaah wan ka idestay wll alle ha ku xafido
@abdulmaliksaiidsheikh6984
@abdulmaliksaiidsheikh6984 4 года назад
2 qayb ayaan aad uga helay 1 inaan shaashada madaw kadhigto 2 inan yareyo HD ga markan isticmalayo date mobile Thank you bro
@cabdiqanialcadala9307
@cabdiqanialcadala9307 4 года назад
Mahadsanid sxb cashirada RU-vid ka aad soo geliso wax badañ ayaan ka fa,iday🙏🙏🙏
@mohameddayib4437
@mohameddayib4437 4 года назад
Qodob ka aan aad oo lsdhacay 1aad Thnk u bro
@mazkaxdacusub5825
@mazkaxdacusub5825 3 года назад
Keep going brother 3qodib waan ka fiday
@karaama1320
@karaama1320 4 года назад
Mnsha Allah zxpo naga raagtay mhdsanid 👍👍👍👍👍👍
@RealAbdif
@RealAbdif 4 года назад
Sida loo sameyo video magic Fadlan Daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PY0s_0nanbk.html
@sacaddiinimaxamuud2972
@sacaddiinimaxamuud2972 4 года назад
ahadsanid macalim
Далее
تحذير لكل الاباء !!!🚯
16:34
Просмотров 808 тыс.
قناتي تهكرت وخسرت كل شي 😢💔
10:13
Hel Buugaag Aad Aqrisato Oo Bilaash ah
8:27
Просмотров 22 тыс.
هذا التطبيق مخيف..!
25:03
Просмотров 3,6 млн
Wax ka baddal sida aad wax uga raadiso Youtube-ka!
4:07