Тёмный

#farxiyotawakal 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 142 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 250   
@shshss1192
@shshss1192 3 месяца назад
Sheekadan wa la yaaby asiyo wixi caqli aha wa wax loogu taliyay wixi wanaag ahaane wa wax qasab logaga qaady ama loola taliyay! Yaab waaye ini taajir lacagta ninkeda ku noqoty oo marnaba usheegin iyado u jeedo inu shiiday. Sido kale lacagtas ninkeda marwalba xaq wu ku leeyhy oo diintas qabto sidaas. Marku dhaawac noqdy xata kama nixin aasiyo cuqdadley waaye cajiib ini daaweyso xata wa loogu taliyay oo wanagis ba la xasuusiyay ee iyada uma garan! Xajka xata asaga codsady oo uma garan. Lacagtas hada la kashifi lehen iyada le taajir noqon lehed qoftan ninkeda wala ehelkeda faqir bay iska ahan lahaayen.
@IdirisMohamed-h2l
@IdirisMohamed-h2l 3 месяца назад
Wxn waa biilkeda xaqa ayada ugu bdn hasaa ahate hantida naag kle bu waji ugu radsanye moye carurtiza masineyn oo biilkaba wukajartyy’cuqdada neh wey imneysa o dadkedi ba sida ula dhqmen mrku aptiged dhinty kdip weyna zxnthy gbdh
@Feyla731
@Feyla731 3 месяца назад
Asaga miqa sanu bilki ka jartey nafaqadi nafteda iyo tii carurta kun hadey mel dhiganleheyn ya cawin laha walalked wa kan ma shaqeystaha aha nagnol waye gabadha
@aishacuudey7543
@aishacuudey7543 3 месяца назад
@@shshss1192 abayo ninka aasia xaq.uma lahan lacagtaas ayada ayaa nafteeda waxey kaceshatay kugadatay dhulka ee asaga madhihin hoo lacagtaan ee dhul kugado Ani ahaan Asia wey ila saxsan tahay waxee bixisanay sadaqo allaha uga dhigo garashadeeda ayaa intaas so gaarsiisay markey macalimada weydiineysane waxee isdhahaysay wax baxso si aad uliubaantid malinta khiyaamaha 😘😏🥰❤️😢
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 3 месяца назад
@@shshss1192 farxiyo waxay pinka kugu saratay baan ka yabnahay anigu sababto negative baaba u hadalysa nafaqada ninka naagtu haduu ka jarto xaq dhan kuma lahan mid kale xoolaha gabadha baryo moyee qasab kuma lahan qof intaas dhan ku dhacyn baad ku tilmamysa cuqdadlay oo hadna cafisay boskeda hadaad ku jiri lhyd walee badan saa u hadlin plz habo waxan pinka ka qaad yahu😌
@shshss1192
@shshss1192 3 месяца назад
@@IdirisMohamed-h2l ya dhahy ini xaq u leedahy? Diinta dhahdy iyo culumada inu ninka la leeyhy lacagtaas marka meeshan ra'yi ma yaalo. Sax gadaal wu ku xumaady lkn iyada wax walbo ka qarsaty oosan aaminin isagooba u wanagsan, marka of course niyad uma haynaayo!!
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 3 месяца назад
Wan kusalaamay farxiyo caday masha Allah aasiya waxay aheed qof qalbi wanaagsan oo karti badan wlh ilahay ha ku xifdiyo adiga caruurtaba abyo
@IftinShekhabuukar-gv6hw
@IftinShekhabuukar-gv6hw 3 месяца назад
Mhdsnd hapo sida quruxda badan sheekooyinka noogu soo deysid abaalkaada jano allah kaaga dhigo abaalkaada magudi karnee❤❤❤❤
@HibaaqCabdullahi
@HibaaqCabdullahi 3 месяца назад
Kusali xabibkeyna muxamed scw❤❤
@Foosrooble-lf4cv
@Foosrooble-lf4cv 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad 2 месяца назад
Allah ha u naxariisto
@JamiilaHaji
@JamiilaHaji 3 месяца назад
Indho adkaa naagta iyo nikaba xanaaq dhiigaba igu kacay wallahi dulmigooda Lakin sis Asiya waa kuu hambalyeyna ku dayashana mudantahay wallashi ❤
@NasraUbax
@NasraUbax 3 месяца назад
Mashallah hooyo samir badan weeye Allah haku barakeeyo maamo waad guuleysatey cimri Allah haku barakeeyo adiga caruurtaada iyo waliba abahoodba
@madiinosheikhcabdi1024
@madiinosheikhcabdi1024 3 месяца назад
Habo aasiyo waa hooyo guulleysatay waxa Ku dhacay waa qadar rabi Waxe aruursatay kuma khasaarin wey Ku faa.iiday Ku dayasho ee mudan maamadi wax aruurso dhahday kheyr Allaha siiyo Waxey qarsatay haddii laga xoogay xataa waxee sii qarsatay hooyo Karti badan inee tahay waan u qiray
@UkunXilwa
@UkunXilwa 3 месяца назад
Wlhi wey samir badnthy hoyadas Allah dhowro dulmina maficno
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 3 месяца назад
Allaha unaxariisto intii dhimatay inta jiran Allaha caafiyo illaahi iyo laqdabo meel iskama karaan wlhi
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 месяца назад
bismilah😢farax masiibo hablow qarsada xolihiina😢 macalimadan wajiniyad wanaag beel yaxas sodawee anigu waanba dili lahaa 2dooda walee sunban ushidi lahaa dumarku masiibo jecelaa
@nafisajama4405
@nafisajama4405 3 месяца назад
musiiba aa dadkii dulmiyey oo dhan kudhacay😢 Gabadhaan hooyaded, habaryarteed, walaalkeed, ninkeeda iyo naagtiisa aa wada dulmiyeen
@sacdiyaxussein
@sacdiyaxussein 3 месяца назад
Allaha u naxaristo hooyo kuley hooyo waa hooyo lkn gabadhan wala dulmiyay Alxamdu shegadii farxad bey ku dhamatay
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 месяца назад
Gabdha waxee ka dhimatay familkeeeda dhankoooda family maqbto gabdha waa hooyo karti leh asiya
@hibaali4311
@hibaali4311 3 месяца назад
Waa runta
@umuamiira6098
@umuamiira6098 3 месяца назад
Wllka hadu balwad lee yhy waji maleh wll la'aanta dhaanta😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 месяца назад
Masha Allah sister farxiyo qiso yin kaa kii waan ka maqana ❤❤❤ safar ayaan galay❤❤
@idilhassan1959
@idilhassan1959 3 месяца назад
Farxiyo mahadsanid abaayo. Aasiya waa naag nool. Mashalah. Inta keliya aan ka xumaadey waa in waagii hore ay diinta ku kala baxaan, kii saxsan iyo kii khaldanba halkaas la iska marsiiyo.
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu 3 месяца назад
Alla rabiyow wllhi inaan sii leheyn 5000 wllhi dad aqiiraa su aalaa dad utaal😢😢
@NajahAhmed-s4b
@NajahAhmed-s4b 3 месяца назад
Asiya habo wllhy dulqadkii oo qof ah ayad tahy ciil dartii qisada ushagsan kari la,aha intay socotay Bal aniga o any igu dhicin sidas daremaye adigo kugu dhacday sad Darenty wllhy hoyo adag o samirkii iyo dulqadkii oo qof ah tahy❤
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 3 месяца назад
Subxana Allah wale asiya qisadeda mid layableh wayey
@Caatika-jk3bh
@Caatika-jk3bh 3 месяца назад
Masha Allah aasiyo waa hooyo aqli iyo dulqaad isku darsatay
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 месяца назад
Ninka iyo naagti xaqdaro ku hishiiyeeen labadood sariiir ku aruureeen bal maxaa xaqdaro u geeyey 😂😂😂
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 2 месяца назад
MashaAllah Tabarakallah samirka iyo dulqaadka wa lagu guuleystaa hortada kheyr gadashada kheyr abaayo
@xamdaxaaji-b5q
@xamdaxaaji-b5q 3 месяца назад
Mnshallah wllhi xalay waan ooyay huuno aasiya ilaahay haku barakeeyo
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 3 месяца назад
Maasha allaah Aasiyasheekadeeda farxad ayay ku soo dhamaatey wixii kuu hareyna allaha kuu barakeeyo Awlaadana baari allaha idinkaga dhigo labada dhinacba Aasiyo hooyadaa iyo Aabaha ma u soo xajisey,haddey maya aad leedahay ,u soo xaji qeyr allaha idin siiyee❤❤❤
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 3 месяца назад
Asiya abyo waakula oyay ilahey farxadada hakuuu siyaaadiyo gabadhii lagula qabay iyo ninkaaga aaaalllllah ha caaafiyo hoyadaaa alllllah ha u naxariiisto😢😢😢😢
@aishacuudey7543
@aishacuudey7543 3 месяца назад
Hadaa maqlijirtay nin ragged aasiya waa naag rageed wllhi Asia aad baan ula qiirooday dhibaatoyinka soo mareen inkastoo ay kanooshahay abayo hadii aad qoraalkayga aragto waxaad sameysaa basso aqrinta qur aanka , istigfaarta iyo saliga nabiga ❤❤❤❤ abaalkaaga janada allaha kadhigo ❤❤❤ Farxiyo.abayo.adiga aad ayaad umahadsantahy waxaa iitahay dhiiragaliso waan kugu faanaa ❤❤❤❤❤❤❤❤ illahay cimridheer cibaado suuban iyo caafimaad allaha kusiiyo ❤❤❤❤❤
@ZamzamMohamud-yw5jo
@ZamzamMohamud-yw5jo 2 месяца назад
Aasiyo wey guulaysatay dadkii dulmiyayna wa guuldaraysteen
@nagadsaleban
@nagadsaleban 3 месяца назад
Yaa subaxallaha waxan sugay musiibada dadka ku dhici doona😅
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 3 месяца назад
Haaaa sxp😂😂😂
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 3 месяца назад
What a story, this is exactly like mine, but alxamdulila ilahi wa cadhil.
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 3 месяца назад
mashallah gabar calool fican waayay, lacag aa share iigu jirto ayay u sii shegee ninkaas maanba aamininlahaa weligay, waxan la yabay maxaa xaran ka dhigay waa biilkeda ayada aruursaty?
@zahranur7111
@zahranur7111 3 месяца назад
SUBHAANA'ALLAAH waxaan waa boob xaq darro,iyo caddaalad darro.
@hibaali4311
@hibaali4311 3 месяца назад
Hooyo Allaha haunaxariisto
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 месяца назад
Mamada masakinta lama yabine walalked ayaan aad ula yabey iyo ninkaas iyo nagtisa xaasid sana aduun ka waxkasto wa arkeysa
@LadanYussuf
@LadanYussuf 3 месяца назад
Aasiyo manshallah wad sosabartay wadna guulleysaty allaha kuusiyaadsho
@اممحمدابراهيم-س7ل
@اممحمدابراهيم-س7ل 3 месяца назад
Haajiya farxiya Wan ku salaamey❤❤❤❤❤❤
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 3 месяца назад
M.a m.a m.a 😢😢😢😢😢😢 hooyo karti badan runtiiii hooyo waa hooyo lkn dad kan kle mxa ka qaldan waaa bilaaa wu xushin subxana allah nin raga lama baro jil jilec walhi warya shaqeyso ayàa la dha ha nooo jixin jixi aasiya waaa hoyo m.a ❤❤❤❤❤❤
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 3 месяца назад
Asiya MashAllah waa gabar wanagsan oo sabartay
@Anahar-j9k
@Anahar-j9k 3 месяца назад
Waa Qiso cajiib ah waxa badan lag baran karo Asiyo waa hooyo adag dadaashay lkn ninkaas naagta uga hiiliyay baa Qaladan nina naag kaag hiiliyay lam Aamino Dadkaas banaanka iga mara bey dhihi lahayad hadaad dhula Gadaneyso caruurtaad baa lagu qoraa saan lagu fahamin
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 месяца назад
Ninka waxaa ka daran hooydeed iyo walalkeeed oo dadki cadow ku noqoday u soo raacay 😂😂😂
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 8 дней назад
Abid intaan sheko dhageysnaye asiyo ma arag naag ka karti badan Masha Allah ❤ lkin waxan ka xumahay dhibkii kugu dhacay Alhamdulilah wad ka noshahay ilhey cadowga haka qabto 😢 Lkinse waxan kaloo la yabanahy asiyo hoydeda mxaa ka siya asi marwlbo wax keen ugu heydaa waliba walalkeda dartisa walalkeda waa nin ragga mu shaqeyso mama waku qaldan tahay keen iney dhahdo Wlhi asiyo boskeda hadan ku jiri lahaa ma dhiben walalkeyne kun ma siin laheyna hoydey waa ihabari kartaa lee habarka xaq igu qabnaaa lkin qofkan wax usamey hadii kale waku habaraa habarka qadan lahaaa wlhi. Asiyo dulqaad badan aqiro io adun ilhey haka amaal mariyo mama dhimtayne ilhey ha unaxristo Inta ku dhacdayne xolahada qatay hur le ka qadayna kuma libanyna Ilhey xolo islameda nama siiyo Habo macan wad ku mahadsanthy ❤❤
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 3 месяца назад
Walahay waa qiso cajiib aasiyo si wanaagsan baad samaysay marhadaasba xalaashatay waxaagii walahay qof adag ayaad tahay
@Salmamohama
@Salmamohama 3 месяца назад
Wcs❤❤❤ farxiya❤صلي الله عليه وسلم❤صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 3 месяца назад
Mashaallah wa qof sabar badan
@iqramohamed3628
@iqramohamed3628 2 месяца назад
Haa wlhi
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 3 месяца назад
Allahu Akbar, Jazaakallahu khair xbbti ❤❤❤
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 3 месяца назад
Farxiyo sawdiga shegay super market hayat ba tidhi 5:24
@amranantar7
@amranantar7 3 месяца назад
Tusaale kugu soo qaadatay
@umuamiira6098
@umuamiira6098 3 месяца назад
Mushlilada dhan waaa qaadka 😢😢😢 waayo ninka wanaaga oo waxuu u arki wayy waa balwada wallkedna waa sidaa oo kle waan yaabnaa sarta meshe ka qurunsanyhy allaw adaa balwad.kaamagan kalay😢
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 месяца назад
Mansha allah
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 месяца назад
Sheekada aasiya toobey ahayd mashaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsocsamad4095
@fardowsocsamad4095 Месяц назад
Qof wallow intaa nooshahy xaqqa baniadamka iska ilaali wllhi xaq bani Adam qofkii qaata wax inuu u tareynin inuu wax ka dhimo moyaane👍
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 3 месяца назад
Farxiyo pin igu qabo abyo asxabta sey iso boqdaan 😢
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan 3 месяца назад
Naagtu indha adkaa, ma intay guryo kadhaceen vay hadana isasoo daba galeen Ilaahaw kaxifdi aasiya sharkooda
@Qaaliyey576
@Qaaliyey576 3 месяца назад
Super marketka sowta sheegtay farxiyoy hayat market 😂
@CaishaHassan-qs7cl
@CaishaHassan-qs7cl 2 месяца назад
Bes hee ha sheegin 😂
@Qaaliyey576
@Qaaliyey576 2 месяца назад
@@CaishaHassan-qs7cl wlhi abaa Videoga sii fcn ufiirso
@hamdiali451
@hamdiali451 3 месяца назад
Musiibadas dhan wxa keenaya waa dulmiga gabadhas maskiista laga galay Subxanallah 😢
@HiBa_mahamett
@HiBa_mahamett 3 месяца назад
Ani wllhi waxa sameen lahaa inta ciyalka la dhuunto kenya aadi lahaa mideeda kle ninka maba la yaabin lkn wllked iyo hooyadeed la yaabe inkastoo hda ee dhimate duqda
@ShukriIsmail-wc6hd
@ShukriIsmail-wc6hd 3 месяца назад
Ciil oyin farxad ayay isku jirta intan waliga qof ha dulmim wllhi wa gulaysanaysa markaa😢
@istarawale7928
@istarawale7928 2 месяца назад
WalalkA waba xere laha
@sumayadarwiish
@sumayadarwiish 3 месяца назад
Magaca aasiyo micnihiisa waa qof aan dulqaad lahayn aasiyo magaca waa lagu qaldey in saabiriin loo bixiyey ahayd
@najmabestlady7901
@najmabestlady7901 3 месяца назад
Asiya waa magac sabar badan wllo wayo asiya waa magaci xaas ka fircoon Cidna kamay dulqaad badnaayn
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 месяца назад
Ninka naagta iyo walaalkaaba dulmigii ay kaa galeen baa dhibaateeyey aad baan uugu farxay in aduunka looga wada aaray qashinka dad xun xun bay ahaayeen kuwaas in loo duceeyo ama la cafiyo maba istaahilaan. Hadana ilaahay sharkooda hakaa hayo caruurtaada ilaahay ha kula koriyo ilaahay hakuu xafido
@Haffyy
@Haffyy 3 месяца назад
Hapo queen farhiya storygaga sidu igusocdo lee ilahay hanoka dayo 🤲♥️♥️
@farxiyomaxamadaadam6429
@farxiyomaxamadaadam6429 3 месяца назад
Alla tola ay malacagtii ay arurineysey miyey naag dukaan kufuratey
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc 3 месяца назад
Masha allah asiya wa qof samir badan allah habarakeyo iyada iyo carurtayda 🥰🥰❤
@MaryamaShariff
@MaryamaShariff 2 месяца назад
Groupka wa iskula jirnaaa habo asia❤
@najaxmaxamedcali8247
@najaxmaxamedcali8247 2 месяца назад
Abayo farxiyo macalimadas nagu xir si an anagan waxa ugu barno❤
@RaaxoAadan-b7m
@RaaxoAadan-b7m 3 месяца назад
Ana ugu hureyo❤❤
@DaadaDaada-er4rn
@DaadaDaada-er4rn 3 месяца назад
Wcs habo farxiyo ❤❤
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 3 месяца назад
Alle hauna xaristo lakin hooyo fican maha
@fatoumahassan1993
@fatoumahassan1993 3 месяца назад
Ninka walal mah e waa warabe bisinka bisinka subaxanllah
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 3 месяца назад
Alh u naxaristo blse dhimo bana dhahay😢
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 месяца назад
Subaxllah Subaxllah ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 3 месяца назад
2 da qayb udanbaysa sheekadaan waan dhagaysan waayay ciil dartiis walaahi waan iska dhaafay madaxaa la igu dhuftay
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 месяца назад
Shalay ciil la daawan waayey 😂😂😂
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 3 месяца назад
Naa anika ninka xunkaa o ayada qabo baa ciil iku dilaybo sidi Inow I hor jogo camal u gugubtay wlh
@han47722
@han47722 3 месяца назад
Xaaji farxiyo mashaa Allah
@diamonddiamond5778
@diamonddiamond5778 3 месяца назад
Allehraxam
@najaxmaxamuud776
@najaxmaxamuud776 3 месяца назад
Qisadani waxay kutusasa dulmiga cidhib xumadisa
@umumunasar12
@umumunasar12 3 месяца назад
Macalimadas waa zuhuur qisas dikar ❤🥰
@umucaasim-h5y
@umucaasim-h5y Месяц назад
Alaaa xanuun badaana asiyo dhibtaa martay alle janada ha kugu siyo anagana nama marsiiyo😭😭😭
@aminamo7377
@aminamo7377 3 месяца назад
Mahadsanid habo lkn su’aal majirta inta qiso aa soo gudbise io inta soo gudbin ba qiso aad layaabte ama ka sexan weese layaab kugu noqote team simad hda nahay wa kugu xiranhy habo shukran
@fardowsacabdullahif333
@fardowsacabdullahif333 3 месяца назад
Aasiyo Hooyo Karti badan waayee allaha barakeeyo
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 3 месяца назад
Mashalah ❤❤❤
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 3 месяца назад
Asiya hooyada haparka lahabry Ada ka masuula iyada dhimaty somlidu fududaaa kolpa Ani ma haparin lkn waan ka cishody nin ku xumyey xajgy oo cafi Arkosi baa laiga sugaaa
@nasteexocilmi3801
@nasteexocilmi3801 3 месяца назад
Wlhi qof ugu xasidsana wa walalked cadowga 1aad asuga aha iney musibo dag dag kaso muqato ahed balayda😢
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 3 месяца назад
Cuqubadii ay ka galen ninka iyo naagta wey ka soo baxday
@sharifaabuu5528
@sharifaabuu5528 3 месяца назад
Maskiin illaahey madayacin ❤❤
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 3 месяца назад
Wcs farxiya xbbti wlhi asiya dhib wa so martay lkin saburkeedi wa heshay alxmdullillah
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 3 месяца назад
Darxiyo talefanka naga daa sheekada hanaga kala gooynin intaa sheekada wado talefanka iska xir
@Maryanjimcale-d8p
@Maryanjimcale-d8p 3 месяца назад
Lacagta. Waa xaaran asee rabaan. Daaawo😂😂😂😂
@simanhirey3244
@simanhirey3244 3 месяца назад
Wlhi asiya waa in loo bihiya baariya waa naag karti iyo cad Cadeeg isku darsatay mash Allah Allah mar welbo guul haku siiyo cadowgana haka haayo abayo wax kudhibo allah kuma tuso hada kadib wlhi mar waan xanaaqa oo waliba walalked iyo wan u xanaqay lkn cafiska fican iska kay cafiya qisooyinkan dhiga nagu kicyo allah hanuum yeeysan nagu ridin 😂 asiya habaryarta faaankii baa lagadoomay masakin😥 Alxamdulillah
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 месяца назад
Xaq Islameeed bee qateeen ninkaas gabdhaas walalkeed ee ku dhoofiyeeen iyo walalhiis ku dhoofiyey ineee halabaaan lacag islmeed oo xaq ah lama cuno waa sun
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 3 месяца назад
Walaalkeed iyo ninkeeda iyo naagta lala qabay balaayaa ku dhacday nacalada
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 3 месяца назад
Subxanaallah wa masibo
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone 3 месяца назад
Dadkan Mel walbo weyka kenayan qofka ku dhacday shekada oo adunka dgan ayaa laga dawada abaayo wax yabo hadhow dacwo kaga imaneyso iska ilaali
@sahraidle6090
@sahraidle6090 3 месяца назад
Asc allah ku xiftiyo asiyo
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 месяца назад
Asia abaayo waku mahdsan tahay history gada Somali da waxay dhahada lature aya latuga ninki shalay san oga ahh oyo walalki wala ayagi oo dhaan xita nagti manta adiga ayey kuhos imaden intasa waxkasto lagu gosan karin wana adunoo wa harka labadisa gelin mrka alx mrka saad nola wadag tey shekada waxbadana noga baxay dumar badana waxbadan ayay kala bixi donan mrka mahadsanid lkin wlhi been kuu shegi mayee aad Iyo aad ayan uga xumaday dhiibka kuso garay
@mariahassan2472
@mariahassan2472 3 месяца назад
Samir badanaa masha allah😢
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 3 месяца назад
Shekada Asiyo kama helin waanaga maxa ka danbeyay hadi lagu xumeyo xumay cafis patiriyee wlhi bilahi inan waxpa masiyeeen
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 3 месяца назад
Masha allh abayo❤❤❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 3 месяца назад
Ala anikaa sidii waxow ninkaas i hor taganyahan u xanaqay😢😢
@farxiyoamxed8343
@farxiyoamxed8343 3 месяца назад
San usugaye lee xale dhan Wan Dale walhi habo
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 3 месяца назад
Wlhi gbdhan waa la dulmiyey 😢 ilhy dhib danbe ma tuso
@LILI-c9e
@LILI-c9e 3 месяца назад
MacaAllah
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 3 месяца назад
Wcs farixiyo wallo❤❤
@hukunkahin2935
@hukunkahin2935 3 месяца назад
Ilaahay hu abaalgudo gabadhaas waa hesitate grab waysay waa la dulmiyay
Далее
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 5 млн
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Просмотров 64 тыс.
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 5 млн