Тёмный

Fasiraada Riyooyina + Su'aalo iyo Jawaabo Cajiiba.┇►Sh Saciid M. Faarax 2023 

Daarul Kheyr
Подписаться 606 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
#DaarulKheyr
#Subscribe
#Like
#shjabuuti
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Nagala Soo Xidhiidh
_______________________________
daarul.kheyr908@gmail.com
🔗Instagram:- / daarul_khayr
🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
🔗 RU-vid:- / daarulkheyr

Опубликовано:

 

26 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@xamdagaap0579
@xamdagaap0579 4 месяца назад
Asc sheikh waxn kuriyooday anigo qof aan muslim ahayn ashaada uqabanaya Oo kadipna qofkii muslimay wana qof dumar ah iifasir sheikh alle haku barakeyo
@farhiyoibrahim7533
@farhiyoibrahim7533 Месяц назад
جزاك الله خيرا شيخنا
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 10 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@user-qy1kh5it4b
@user-qy1kh5it4b 9 месяцев назад
Sheikh gabarbaa qof aykala ragen ku riyootay gabadhii ay kala ragen baa afarbeeda dhabta loo saray hilibna ugu maqnayd
@huthayousuf27
@huthayousuf27 7 дней назад
Asc sheekh gorma fasirtaa
@user-th1pl2cw4l
@user-th1pl2cw4l 6 месяцев назад
Scw scw scw scw
@user-rw5wn1gt2o
@user-rw5wn1gt2o 6 месяцев назад
Xageen Kala xiidhiidhnaa sheikh kha
@user-rw5wn1gt2o
@user-rw5wn1gt2o 6 месяцев назад
Shiekh waxan ahay 24jir wanshaqeyaa ardayna wan ahay. horayma uguursan hadana sidookale. Waxan ku riyooday Mas anigoo geel lajooga uu na aqimayay markan u imid uukala dillaacay sida lafta Cambaha ookale.
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 6 месяцев назад
Sh xagee ku sò tabiyaa riyadeyda
@fardowsamaxed5590
@fardowsamaxed5590 2 месяца назад
Sheekhan halke laga helaa tellkisa suu igu fasiro riyooyin
@Faradheere-mx6xr
@Faradheere-mx6xr 2 месяца назад
Asc sethy sheikh allaah Haku barakaye waxan ku riyooday aniga oo naag qaba naagtiina laga sineestay riyada kale aniga oo gaari malay badan ku wada ku riyoday
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 6 месяцев назад
Shekhaw.waxaan kuriyooday maska laba jeer mar wa dheera oo waa madoowa marna laba mas oo balaaran aad u ween ba iigu soo galay qolka aan jiifay oo aad u weyna mar walbana aniga iyaa dila maska.mida kaleh waa aniga oo guri weeyn gala had iyo jeer mar walbam daaqadihisa am libaabadisa iyàan aan si fiican u xidhmeyn oon had iyo jeer kà shaqeeya shekhaw ii so cabir shukran
@sahrahalane7831
@sahrahalane7831 Месяц назад
Sheeq waxaan kuriyoday anoo inan ayeeyo u ahay oo safar ila galeysa dahab xiran sheeqow ii fasir riyadaas
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 6 месяцев назад
Kkkkkkkkk maska waba wil bas ladhaha shiikh❤❤❤❤❤
@maryanyuusuf35
@maryanyuusuf35 6 месяцев назад
Shiikh hadana waxan kacay anigoo farax san oo qoslaya oo leh لوالجنة جاءرسول hadana habeenkii danbe waxan kuriyooday anigoo lay leehya لوزرةلنبي
@maryanyuusuf35
@maryanyuusuf35 6 месяцев назад
Iifasir allha kubara kay yee
@Samsammohamud-do9hr
@Samsammohamud-do9hr 3 месяца назад
Asc sheikh aabahay oo dhinty ayan rinyo ku arkay isagoo nool oo
@AmiraAwiye
@AmiraAwiye 2 месяца назад
Asc sheikh wxaan ku riyooday anoo mas wayn oo ciida u eg dilay Iyo masas yar yar oo kle Mxy ka dhignthy Wxaan kloo ku riyooday Anoo abeesa cagalay xadhig lagu xidhy kafuray dadkoo dhana way eegayeen oo manay u gargarayn Wllhu aclam
@jaamahassan63
@jaamahassan63 7 месяцев назад
Asc sheekh siciid ya haya meel lagala xidhiidho lambarkiisa walalayaaal
@AmiraAwiye
@AmiraAwiye 2 месяца назад
Wllo maaad heshy lamberkiisa
@user-bu1cs1mx9e
@user-bu1cs1mx9e 10 месяцев назад
Cali.kin
@sahrahalane7831
@sahrahalane7831 Месяц назад
sheeqow wiil aan dhalay ayaa waxaa kuriyooday abtigiis oo dhintay oo wacayo abtiga oo meel doog ah joogo sheeqow iifasir riyadaan
@user-el3tg7dv8o
@user-el3tg7dv8o 5 месяцев назад
Asc
@sahradegan398
@sahradegan398 4 месяца назад
Asc wllo alaan idiku dhaarshee isheega khiikh siciid meel aa ugu tebiyo riyadayda😢 hadaad garanaysaan
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 3 дня назад
KUSLIYA NABIGEENA MUXMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@user-fc6pm2yi1u
@user-fc6pm2yi1u 6 месяцев назад
Shq waxaan ku riyoodaa anoo la idili rabo oo la ibursnaaya kadib waa la ibiibiyaa 😢
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 6 месяцев назад
Ilahay aya kabadbadiyay Cadawagii kudili lahaa Bubisatuna Wa qof ilahay Agatisa kuwayan
@user-id6gm5ev4r
@user-id6gm5ev4r 3 месяца назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته شيخ Sheikh gabadh ayaa igu timi riyo anigoo gurigayaga hortaagan kadib waxy iwydiisay xfdiina tagsiga ubaxaa waa maxy ma noohaa Ana wxn ki idhi maya lkn maxaad iwydiisay Kadib waan kadhaqaaqy oo gurigii ayaan galay kadib wxn is idhi albaabaka xidh aad ayyy issugu soo qaaday albaabkii kadib wy igu dhaģy waxy rabty inay isixirto Ana wxn ku idhi wn wysa qabaa kadib wxn ogaaday iyadoo igu dhan inaan bilaa wyso ahy kadib gacanta wxy igaga turtay irbad an aad ayaan ugu dhagay gadhiii kadib moobil ayy gacanat kuhusaty ayy cid ayyy garaacdy wxy lahayd isoo yaaca gabadhi wy igu dhagte isoo yaace gurigii ayyy kabaxdy Ana wn kadaba baxay oo wwn shiiday waxa kahoryimi 2 habloood ayaa kahoryimi kadib wy raacdy waxyna raaceen gaadhi cad oo cascasaan leh taarikadiisunà 6650 ayuu ahaa Anaa tarikadii gaadhiga badah dukaan hysata ayaan qalin kaqaaty oo gacantaa yaan ku qorty
@user-ei7rg5qe9f
@user-ei7rg5qe9f 10 месяцев назад
Sh waxaan ku riyoodaa anoo buur ka dhacayo ii macnee
@user-gn1ny6kr2p
@user-gn1ny6kr2p 10 месяцев назад
You toupka ku qor waykusoo baxaysaaye
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 6 месяцев назад
Qofaka O jar kadhacaya Ama buur Kadhacaya Badana Waxay tilamamata Qofakaso guurasanaya
@ferhanahmednur7233
@ferhanahmednur7233 Месяц назад
Sheeeekhow anu maba riyooodo ee waxaaan u riyoon laaayay, maxuuu fasirkeeedu noqonayaaaa????
@shamsocdy6330
@shamsocdy6330 2 месяца назад
Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw ♥ ❤
@nuurakhader
@nuurakhader 10 месяцев назад
Sheekh waxan ku riyooday nin I necbaa oo I gursaday wuuna I jeclaa
@nuurakhader
@nuurakhader 10 месяцев назад
Sheekh waxan ku riyooday nin aan necbaa oo I guursaday dakale waxzn ku riyooday doog badan oo ano wado maraya itilay oo moobilkii iga qaaday nimankii waan isga celinaayay oo kaman cararin ano meshi joga waxa somaray nin oo waxan dhahay adeer iga qabo nin kii wuxuu idhahay xageen ku geya waxan dhahay hargaysa wuxuu igeeyay gacanlibaax
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 6 месяцев назад
Kuma gurasanayo ka aad kuriyotay Isago kugurasaday Kuwan mobilka E aad kawaramaysid Adiga qalabiga Kuhayay Talaw malagaqadi Mobilka Talaw ya iga Celin Haday mobilka Iga qadan Qof wadada maraya) Marka adiga kawar warayay Waxasodhan😮
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 6 месяцев назад
Maxaan sameeyaa marka masas baa nafta ii keenee
@ilwaadabdullahi395
@ilwaadabdullahi395 6 месяцев назад
Abayo anigaba kula mid ahay naftuuu iii keenay illah ka magan galnay
@cadeyabdirizak4900
@cadeyabdirizak4900 10 месяцев назад
Asc walal riyoyinka hadii laso gudbiyo Malaiso fasiraa
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 6 месяцев назад
Wcs walal sheekh meel loogu gudbiyo ayuu leyahay ❤
@birqaye
@birqaye 6 месяцев назад
Waa intee sxb
@kaafiyocabdulaahi432
@kaafiyocabdulaahi432 5 месяцев назад
shiiq waxaan ku riyoodaa anigoo mas I eryanayo 😢
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 5 месяцев назад
Waa xasad ee ruqyo sharci isa saar adkaartana ku dadaal
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp 9 месяцев назад
Maska wan ku riyoodaa noloshaydana cidhiidhi ayay ku jirtaa ilaa aan walan gadhay😢
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 6 месяцев назад
Wa nin kudaba socoda Ama kujecel O aad ubixi wayaday Ama mid aad isalaysen O
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 6 месяцев назад
Allah kaa dul qaado
@MohamedAhmed-hl5yk
@MohamedAhmed-hl5yk 6 месяцев назад
YouTubkan Awal Waan Daawan Jiray Markan Arkay Inuu Wuxuu Rabo iska Soo Dhigayo Bolock Baan Iska Saaray Sababto Ah Jahil Kasta Shiikh Ayuu Ku Sheegaya
@user-el3tg7dv8o
@user-el3tg7dv8o 5 месяцев назад
Asc
Далее
когда мучает жажда // EVA mash
00:58
Просмотров 819 тыс.
Fasiraada Riyooyinka Sh. Siciid Maxamed Faarax
1:11:46
Просмотров 287 тыс.
Muxaadaro cusub GEERIDA Sh Saciid Raage
32:35
Просмотров 44 тыс.