Тёмный

Fasiraada Riyooyinka Sh. Siciid Maxamed Faarax 

True Cable Tv
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 288 тыс.
50% 1

Subscribe to our channel:
/ @truecabletvonline
Like:
Facebook / truecabletv
Follow:
Twitter / truecable
Sign Up:
website truecable.tv/

Опубликовано:

 

23 фев 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 246   
@nadraqoole4941
@nadraqoole4941 3 года назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ya rabi
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад
masha allah thank you sheikh masha allah
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 7 месяцев назад
Amiin ale awoow qabriga hau nuuro❤❤❤❤❤❤❤❤
@anizoa7672
@anizoa7672 Год назад
Masha Allah.sheekhow.waad.mahadsantahay
@hibaaqmaxamed5286
@hibaaqmaxamed5286 Год назад
maasha Allaha shiikh khayr alle haku siiyo
@najaxyaasiin3041
@najaxyaasiin3041 2 года назад
Allaha kubarakeeyo sheekh
@youngash6411
@youngash6411 3 года назад
MAASHALLAH
@jamkamuse8203
@jamkamuse8203 3 года назад
Asc sheeq Allah akubarako waxa rabah I riyo safirked
@shankaronsharaf8400
@shankaronsharaf8400 6 лет назад
mansha Allah
@hodanhaajiaxmed9195
@hodanhaajiaxmed9195 3 года назад
Alle haku xiftiyo shikh
@deeqoolol4351
@deeqoolol4351 6 лет назад
Mansha allah
@nasab6929
@nasab6929 5 лет назад
Machallah
@aaminaxasan6266
@aaminaxasan6266 2 года назад
Asc sheikh illaahy khyr haku siiyo waxaad I fasirtaa hooyaday waxay ku riyootay marar badan geel daaqada ay hoos seexato kala so baxaya madaxa o fara badan fadlan sheikh iso fasir jazakallh khyr
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 лет назад
Masha allah
@umosudais3360
@umosudais3360 6 лет назад
Masha Allah
@natariogaming4122
@natariogaming4122 3 года назад
حفظك اله
@moussamako5998
@moussamako5998 4 года назад
Mashaallah Allah aku haafido
@user-km9nw2rb5r
@user-km9nw2rb5r 3 года назад
Waxaankuriyooday
@faysafaysal2384
@faysafaysal2384 2 года назад
Masha allah sheekh
@raaxoolecowrmale5651
@raaxoolecowrmale5651 3 года назад
Asc shiikh waxaan ku suaalaa maxaa lugu fasiraa riyada lugu riyooda dadka madaxda ah iyo dadka maalqabeenada ah
@abdifatahqoole2586
@abdifatahqoole2586 2 года назад
Mansha Allah sheekh
@maxamedxasanxuseen2374
@maxamedxasanxuseen2374 3 года назад
Amiin amin
@umuabdallah1155
@umuabdallah1155 5 лет назад
Masha allah aad ayan uxiiseya allaha kubarakeyo aamiin
@NuuraAli-yn9ci
@NuuraAli-yn9ci Месяц назад
Scw scw scw aalhu akbar
@HodanCabdi-ye2hp
@HodanCabdi-ye2hp Месяц назад
Sheekha xgee ka helyaa wll riyaa rby inaa ly fasiro ee ma granysaa
@mohamednoorsucad5511
@mohamednoorsucad5511 2 года назад
Asc sheikh waxan kuriyoday anoo berka kilida iyo mindecirtaa iga soo dhacay plz ee soo jawab
@hodanhassan298
@hodanhassan298 3 года назад
Asc sheekh xagaan kaala soo xiriirnaa
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 3 года назад
Subxanallah
@raxmamursal8228
@raxmamursal8228 2 года назад
Masha Allah ❣❣❣❣❣❣
@aminajamac8902
@aminajamac8902 Год назад
Asc sh alle ha barakeyo waxan rabaa in aad riyo ii fasirto xagee kaala so xidhiidhaa inshalah
@NuurCade-pm9wj
@NuurCade-pm9wj Год назад
MashaAllah
@deeqahasan5478
@deeqahasan5478 3 года назад
MASHA Allah baraka Allah sheekh
@shamesmohamed1604
@shamesmohamed1604 2 года назад
asc-alaha-kuxafido-sheqad
@ugbaadaden160
@ugbaadaden160 Год назад
Asc
@umbilaal2246
@umbilaal2246 2 года назад
Scw
@yusufsaidshaikali3271
@yusufsaidshaikali3271 6 лет назад
Kkkkkkkkkk mansha allah shequ wa kaftamay
@user-kt1te5nt6h
@user-kt1te5nt6h 10 месяцев назад
❤❤masha allh
@naasirabiib5381
@naasirabiib5381 2 года назад
Asc sheekh siciid waan kusalaamay
@roodakeyes1290
@roodakeyes1290 4 года назад
Mzhlha shekhe riyoykad fasirto aad ayn uu dawada wan jecelhya in dawado
@kawsarbybey5870
@kawsarbybey5870 3 года назад
Asc
@abdillmalik5495
@abdillmalik5495 3 года назад
Shiekha meel lagala xiriiiro ya ii sheegaayo walaalayaalow
@laylalakix6381
@laylalakix6381 4 месяца назад
Asc wll miyaad heeshay Meel aad kla xidiidho May sheegi kartaa hadad Heshay
@asmomuhudine5501
@asmomuhudine5501 2 года назад
asc walal bls wa ku bryaa sheikhan nambrkisa isii hadaa hysid waxa ku riyodaa riyoyin bdn bls bls bls
@laylalakix6381
@laylalakix6381 4 месяца назад
Asc wllky ama wllshy muslimka Ah miyaad heeshy meel aad kla Xidhiidho plese hadad heshay isoo sheeg aad ayaan ugu bahanay Alle khayr haku siiyee
@kowsarqasim-hn4su
@kowsarqasim-hn4su 11 месяцев назад
Aamiin aamiin
@saidlaahabdala103
@saidlaahabdala103 3 года назад
Asckum. Waxaan ku weydiinayaa, riyo. Riyadaas oo ahaayd. Qof Baabuur waday ayaa horena u wadi kariwaayey gadaalna daaba?
@user-xx8uw8ye9v
@user-xx8uw8ye9v 6 месяцев назад
❤ Asc waxa Ku ruyuday walashay Uu cunug dhaliso
@user-ct5fz3mi9i
@user-ct5fz3mi9i 3 года назад
Sheeq ilahey qeer haku siiye waxa ii fisirta riyo wadad aan derin nahay halgu ayaan isla degenahay oo isko so hojed marka waxa riyo ku arka anig koronto iqabatay melmugdi ah kadib aan gariirayo wadadkii deriskag ehen ayaa idultagan oo igu dhahay dhimo anigan waxan sugaye inuu korontad iga fojiyo blse ma eysan dhicin markan daremay iney nafta iga baxeyso ayaan ashahatay anigo ashahadanyo ayaan kuso kacay maxa lagu fasir qisadasi
@axmedxirsi1281
@axmedxirsi1281 3 года назад
Asc shiiqow
@ladancabduqadir2433
@ladancabduqadir2433 3 года назад
Sheekh wan ubaahanahy
@user-hl4qj8sj9p
@user-hl4qj8sj9p 8 месяцев назад
Asc sheikh allaah haku xifdiyo waxaan kuriyooday dhoow jeer anigoo meel dad joogo ku xaaraya dadku ilama yaabayan inigu na maxishoonayo
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 месяцев назад
Adiga wll wil matHy
@nasteexoali8066
@nasteexoali8066 3 года назад
Shiiq Allah kubarakeeyo waxaan kuriyooday anoo kor uduulaa sida shimbiraha
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 3 года назад
Walaley isku mid baan nahay. 2axa la yidhi waxaa ku haya amraad ruuxiya sida il jin ama sixir walaahu aclam.
@larsmartin3314
@larsmartin3314 3 года назад
@@ifrahhussein5284 walaal riyadaada haddaan isku dayo inaan fasiro waxay noqonaysaa sida tan. Qofku hadduu riyoodoo iskaga oo u hurda, kuna riyoodo isaga oo duulaya waxay macnaheedu tahay, qofkaas neefta ayaa ku yaraata( hawo qaadashada). Ka dib ay dhalata riyada nocoocani oo kale. Tusaale ahaan qofku marku biyaha ku dhaco waaka kor u soo booda, waayo wuxu qofku og yahay in hawaddu xagga sare ka xigto. Sidaas awgeed duulidu waxay la xishiidha uun neef qaadashada oo qofka ku yaraata. Waxaan arkay qaar kale oo riyadaas ku fasiraya in qofkaas illahay doortay, sidaas u yahay mid dadka ka sareeya maadaama u duulaayo, taasi laakiin ma ah mid macquula!
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 3 года назад
@@larsmartin3314 walal shukran xaga khayrka uun insha alaah allaah ha noiga dhigo.
@fadumoyusufalahaunaxirstoc1644
manshalaha shekh alaha Ku xafido
@amounahmed5083
@amounahmed5083 3 года назад
Asc sheekh waxaan ku riyooday riyo aad u cajiib ah waxay thy
@amrancumar8395
@amrancumar8395 3 года назад
Shekh labarkaga isodi in sha Allah
@HardTalk1
@HardTalk1 3 года назад
Masaajidka waxba laguma xayaysiiyo buu yidhi waa nin khair badan, ilaahay ha barakeeyo.
@amrancumar8395
@amrancumar8395 3 года назад
Asc shekh waxan kuriyoday ano lisixray oo oyaya oo shekh laykenay wndidy bal ishak shekh
@MunaInagabay
@MunaInagabay 3 месяца назад
M.a
@fadumoomar3796
@fadumoomar3796 3 года назад
Asc shiq Waxan ku wedina waxan isku arkay waqti dheer waglilyod
@user-cy1oq3ic6o
@user-cy1oq3ic6o 6 месяцев назад
Waxan ubahanhy wll
@jijjaibrahim5349
@jijjaibrahim5349 7 месяцев назад
Asc Sheeqi saciid
@ummumohamed456
@ummumohamed456 3 года назад
Asc seedyahay shiikgaw
@RoodaHajiabdi-vq1bq
@RoodaHajiabdi-vq1bq 11 месяцев назад
Allh
@hamdiabdi6808
@hamdiabdi6808 2 года назад
Asc shekhow waxan raba in riyo layfasiro akhiro ba laygeyey wana layga soceliyey
@luulali1873
@luulali1873 3 года назад
Asc sheekh waxan ku riyoday qof an isku xunahay oo aan ugu galay qol oon leyahay cafis iyo musamax wanku cafiye cafi an is cafino
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 года назад
Hada taas ma dhib baa
@luulali1873
@luulali1873 3 года назад
@@TheReal_Man maya cafiska wax ka wanagsan maleh
@naimajaylani5660
@naimajaylani5660 2 года назад
Asc shig alaha kubara keyo waxan raba riyo in ley fasiro
@umbilaal2246
@umbilaal2246 2 года назад
Asc sheekh
@safiyaxusen4084
@safiyaxusen4084 3 года назад
Sheekh xagee kaaka soo xiriiraa riyo aan mudo dheer kuriyo bayay kuwaydin rabaa
@foziaaden1310
@foziaaden1310 2 года назад
Asc waxan kuriyodha had iyo jer yanyur lee haweynki icuni ee sheikow bl isofasir
@dhussein7284
@dhussein7284 3 года назад
Sheekhu wuxuu yiri Riyada dumarkaa ku badan hadda bal eeg comments ka dumar baa u badan😂
@amranali2080
@amranali2080 3 года назад
Asc wall sheikh cid lambarkiisa haysaa ma jiraa
@nimcomaxamed282
@nimcomaxamed282 Год назад
Azc shekh illhay khyr ha ku siiyo waxad ii fasirta waxan ku riyoday anigo gurigayga ka so baxay gurigaygu meel uiga xigo aan garanyn Sidi qof zasuusto ka lunsan thy ahay caruurtayda ilma ka mida caruurtayda uu maz ku dhagzan yhy oo qanin San yhy oo iskugu jira casan iyo madow oon ka fujiiin lahay illhay khyr iyo xasnad ha ku siye
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 3 месяца назад
Shekh WasthApka ban raba ? Alaha ku barakeeyo ado raaliya
@user-lh2hz9vy7f
@user-lh2hz9vy7f 8 месяцев назад
Acs sheikh waxan rabaa number kaaga oon ku waydiiyo riyo aan ku riyooday
@luckyali805
@luckyali805 3 года назад
ASC shiikhow suaal baan rabaye xage kaa waydiin kara
@yusrahappy1912
@yusrahappy1912 Год назад
Sheikh waa ku riiyoday aniga o timaha shaleynayo ika go eysa timaha xanuun la 'aan. Kheyr allaha ka dhigo.
@mumtaazmohamed2073
@mumtaazmohamed2073 2 года назад
Sheekhan ayan ubahanhy nombarkiisa
@ayaanahmed3356
@ayaanahmed3356 3 года назад
Asc sheekh siciid ilaah dartii in aad riyo ii fasisho ayaan rabaa markaa doden kuil a soo xidhiidhaa
@QGprincess
@QGprincess 3 года назад
Sheekhow xagee kaala soo xiriiraa hadaan rabo inaan kulahadlo?
@inaalimahamud3817
@inaalimahamud3817 3 года назад
Shiqoow iso jawab ama meel kalasixariiro iso sheeg
@blessed5889
@blessed5889 3 года назад
Subhan ALLAH - Wax kasta waxa ka fi’an in fisabibilaah lagu sameyo. Book hadu ALLAH Azawajal qorin ina laga ibsado ‘idi ka ibsan meyso. Ummah hadad u faideysid ilaahay dartis if iyo akhira ALLAH Subhana Wa Ta’ala ka abal marin & ALLAHU A’lam
@sharifoosmanmohamed1511
@sharifoosmanmohamed1511 Год назад
Asc.shekh siciid wan kusalaamay .kadib waxaan rabaa inaad ii sheegto riyo aan ku riyooday.sidan bey ahyed anoo meel fadhiya ayaa waxaa ii yimid niman waxey igu yiraahdeen waa lagu soo dacweyey ee soo bax wàana askar nimanku.yaa i soo daweystay ayàn ku iri.waxà la igu dhahay 2 nin ayaad isla guursatay labo waraaqood oo nikaaxii ayaa lagaa haya arinkas ayaana lagugusoo dacweyey.sheekhaw iiga soo jawaab mahadsanid
@axmedmaxamedcabdi-fn9cb
@axmedmaxamedcabdi-fn9cb Год назад
Sheq wanku salamay waxan kuriyoday hooyadey oodhimatay maraa badan Marlabad dhimaneyso mama daris kena aah ooiishe geysu sidey oodhimatay sidi riyada ankuuarkey iyosideyudhimatay mamada waxey igutiri jinbadilayay amaa wauugaracayay ba
@najaxcali5026
@najaxcali5026 Год назад
Sheikh Allah Khair hakusiyo waxaa ii safirtaa riyo haween waxaa kuriyooday walaashay igaweyn oodhimaneysa isoo safir
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 3 года назад
Sheik waxan ku riyoodaa anigoo duulaya sida shimbirta habeen oo dhan hawadaas baan duulaa
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 3 года назад
Sixir il iyo jin iska fiiri hadii riyadaasi kugu soo noqnoqoto
@hannanmohamed2008
@hannanmohamed2008 3 года назад
Abayo hada riyadas macneyo waxawaye dib kulasosocoto uu illahay kabad badinaya inshallah balse sheikh yasha iskaweydi
@abdulahimohamad9341
@abdulahimohamad9341 2 года назад
Riyo macan waye hadiiba ad duuleysid
@maxamuudxaaji4627
@maxamuudxaaji4627 10 месяцев назад
Sheekhow waxaa ku riyooday ayadoo loo dukahaayò beytul maqdis aniga aa joogo beytul maqdis lkn Sucuudiga aa joogaa mexey kadhigantahay ii fasir waxaa kaloo ku riyooday quraxda iftiinkeda oona oo isoo dhawaday kuleel na ma eheeynin dhaxdeeda waxaa ka maqlaye suratul qasamicale oraxda dhaxdeeda arinkan halista ii argagax oo igu riday ma fahmin i caawi adhigana ilaahey ajir allaha kaa siiyo
@foziabacad670
@foziabacad670 Год назад
Asc sheikh qheir aalle hagu siyee hade aad ku riyoto walidka oo ku cersanayo maxaa lagu fasira
@fadumoomar3796
@fadumoomar3796 3 года назад
Sh jawab isosheg
@mohamudshine2254
@mohamudshine2254 3 года назад
Assalamu Aleykum Ya igu caawinkara numbarka shekhan wad mahadsantihin
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 года назад
Walala miyaad heshay shiiqa nubarkiisa hadaa heshay anigana isoo sii thanks
@sajas5120
@sajas5120 2 года назад
Asc sheekh siciid khayr ale haku siiyo waxan ku riyoda mudo 10 sano ah Ayaa waxan ku riyoda awr igu tumanaya I eryanaya icunaya marka maxay noqonysaa riyadasi
@hassank4857
@hassank4857 10 месяцев назад
Asc cheick
@ladancabduqadir2433
@ladancabduqadir2433 3 года назад
Sheekh waxan ku riyooday gabadheda oo xirxiran mel lagu xirxiray adana dhinaca diinta wax fican ka arkin bal ii fasir
@NIMCO-fb5cx
@NIMCO-fb5cx Год назад
Sheikh nambrkisa qofki yaqana mel igi shega wllyl
@laylalakix6381
@laylalakix6381 4 месяца назад
Asc Nimco wll miyad heshay Lambarkii ama meel aad kala Xidhiidho shiikh isoo qor hadad Heshay ado raliya wllo wan ubahnahaye
@saffsuff
@saffsuff 3 года назад
Dadka in علم الغيب Ka iyo waxa nolosha dhabta ah Ka baxsan in lagu mashquuliyo maaha. Cilmigan iyo buuga ibn siiriin wax la huba maaha waa u malayn Shar iyo khayrba wixii qoran waynu heli Qadarka qoran ilaahay oo la baryo ayaa la iskaga xijaabaa. Markaa waxa haboon inaan la isku wareerin riyooyinka
@cabdirisaaqshariif1081
@cabdirisaaqshariif1081 6 лет назад
Asc sheeq kawaran qufkii kuriyoda danyiir adigo erinayo uwna katageynin jisakumulahu qeyran jawab ayaan kasugayaa
@hawaibrahem8490
@hawaibrahem8490 3 года назад
6
@khadraali4057
@khadraali4057 6 лет назад
Asc sheq aniga waxaan ku riyooday couple times anoo dhar dhaqaayo wasaq ah maxeey noqoneeysaa riyadaas ?
@axmedcbdlwaduudmustafaqali4346
Lagayaabo inad katowbad keentay dunuub
@aishamaow3531
@aishamaow3531 6 лет назад
Mashallh mashallh
@dhdhvsh5380
@dhdhvsh5380 4 года назад
Asc
@shukricabdulahi9720
@shukricabdulahi9720 3 года назад
Asc sheikh mara waliba wxn ku riyo gabdha an is naqano haben walba
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Год назад
Asc waxaan ku riyoodey naag farjigeeda wax cad kasoo saareysa
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Год назад
Fadlan magaceyga hasheegin
@anabosman7613
@anabosman7613 4 года назад
Asc sheekh riyo ayaan ku riyooday waxyna ahyd anigo ku riyonya ayaadda )(يوم تشقق السماء) cirkii oo kala dillaaacy kaliya kasoo hadheen kacbada iyo masjidka nabiga cirka ay iiga muuqdaan ilaahy wxn waydiizty anoo aad u baqaya inuusn ilaahay idilin anoo taga mooye
@maxamedyare9404
@maxamedyare9404 3 года назад
Asc shiikhaw ilaahay haku xifdiyo hooyaday waxay ku riyootay anoo leh soo quraan imaad saariwayday sheekh bal ii fasil
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 года назад
Somaligaga ma la fahmayo
@cabdiraxmaan3537
@cabdiraxmaan3537 Год назад
Wll waxan kuriyoodaa anoo saqiir ku tukanaayo janasadiiisa .waxa loola jeedo iii micneeey
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 года назад
Shekhow waxan haben walba kiriyoda nin folxun oo timo ramo leh oo inda cas oo cil iyo xanaq xun kamuqdo oo ieryoneyo ano dalan ban sokaca ifasir sheikh inshaAllaah qair
@aishamohamed2670
@aishamohamed2670 4 года назад
Waxan raba inan helo sheikh iifasira riyooyinka
@riyaaqsaleebaan3535
@riyaaqsaleebaan3535 2 года назад
Asc
@bisharoomar5997
@bisharoomar5997 2 года назад
Asc shikh wax kasto aan ku riyodo waan arka lkn qof aad u toosan ma ihi waa nimco min nicamilaah
@Aziizahasanmohamet
@Aziizahasanmohamet 2 года назад
Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo dad madmadoow oo timo madmadoow cagaf cagaf kula dhex jira dhar cad cad oo aad u qurux badan xidhan iyaguna kuwo uskag ah ay xidhan yihiin oo ay cagaf cagafta ka daadanayaan oo uu dirawalku jiidhsiinhayo mar walba illaa oo ay ka dhamaadeen ii fasir sheekhoow
@jijjaibrahim5349
@jijjaibrahim5349 7 месяцев назад
Waxan rabay inaa ku weydiyo Riyo aan arkay xaley inaa ii fasirto qeer allaah ku siiyo
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 7 месяцев назад
Wll mmtv islamic hadda ka socotaa ee numberka pagekooda yaala ugu dir
Далее
Casharka 6aad Insaan - Musammil Sh. Maxamed Ismaaciil
1:25:07
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 464 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 15 млн
SUNDAY GLORIOUS SERVICE
11:47
Просмотров 3