Тёмный

FILIMKII JAHWAREER #9 OO XISO BADAN XANBAARSAN 2018 

SONNA PRODUCTION
Подписаться 199 тыс.
Просмотров 498 тыс.
50% 1

QEYBTA 9AAD WAA QEYB LEH XIISO WAXANA KA HELAYSAA MUUQAALO KALA DUWAN

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@aliyaismail81
@aliyaismail81 5 лет назад
Inta ku frxdey qeyb9 like haisarto😍yesss i love this film realy😍😘
@asmaayuusuf6016
@asmaayuusuf6016 5 лет назад
filin kanaa lagaa dhahaaa ama waa laiska dhaafaa
@mucashaqlopher5367
@mucashaqlopher5367 5 лет назад
👌👌👌📣
@hudamohamed5208
@hudamohamed5208 5 лет назад
Plz xaqada ku xigta noolasoo dheereeya
@omaraliomar5253
@omaraliomar5253 5 лет назад
Asc
@warantv5383
@warantv5383 5 лет назад
Inta nabiga csw jecel like ta i siiyabo aan arkee like ta sharaftiisa
@abdulahimohamed7471
@abdulahimohamed7471 5 лет назад
Scw
@xasanaadam6747
@xasanaadam6747 5 лет назад
Scw
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 5 лет назад
Scw Scw ❤️❤️❤️
@najmabashir7981
@najmabashir7981 5 лет назад
@@nafisonaftauroon scw
@asiyamahamed9340
@asiyamahamed9340 5 лет назад
WARAN TV scw scw
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Ano dawanaya ayan comatiga shacabka aqrinaya hadad ila mid tahay plz like gobtaay ismuujiya lol
@estafricaboy6630
@estafricaboy6630 5 лет назад
makuu zaaraayi soo wada bax 😂
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 5 лет назад
Ana ku saray alpo😊😊😊
@estafricaboy6630
@estafricaboy6630 5 лет назад
@@jihaanmohamed782 ana Subscribe igu faan 😂🤟
@qacbulqanciye428
@qacbulqanciye428 5 лет назад
asal dhalad faraxsan like
@qaaliluulahmed8909
@qaaliluulahmed8909 5 лет назад
Asal dhalad wll ana kula mid baan ahay
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 5 лет назад
riwayada jahawereer inta taxane ku ah sideyda cml farta taag
@vikramxajiabdi8438
@vikramxajiabdi8438 5 лет назад
Aniga Quruxey ☝️
@ayaanitoxamse6717
@ayaanitoxamse6717 5 лет назад
Me
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 лет назад
Cirku nimuu kusoo dumay.! Cidii kama dulqaadeeh.! Dhulku nimuu la ciiraynah.! Lama caawin Karayeeh.! Anah Caawa Taydiih.! Ayadaa I cuslaysooh.! Cidna Eersan mayeeh.! Cod💯 Erayo💯 inaba caaadi ma ahan gabadhaas codkedu maasha allah
@fahadjama7341
@fahadjama7341 5 лет назад
Caadi maaha waa erayo shidan.
@mohameddahirabdullahi1352
@mohameddahirabdullahi1352 5 лет назад
Heesta way shidantahee meel ku sheeg huuno
@RaadRaac1484
@RaadRaac1484 5 лет назад
hesta waxs la yiraa caloolyoow waxa horey u qaaday cumar dhule balse waxaan aad uga helay qeeybta eey kuso qaadatay iyadoo murugo heysato misna la fahmi waayay ax calosha i dhaqawday wlhi iyo gabadha codkeeda ood u macaan
@nimcoadam3321
@nimcoadam3321 4 года назад
Hestaa yaqadoo wall
@abdifatahmohamed280
@abdifatahmohamed280 5 лет назад
Saliga nabiga scw Scw Scw
@razmi4568
@razmi4568 5 лет назад
Scw
@axlaammohamedjama9450
@axlaammohamedjama9450 5 лет назад
Scw
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 лет назад
Scw
@ahlanzaki2224
@ahlanzaki2224 5 лет назад
Kkkkkkkk
@fooziyocabdiciise8783
@fooziyocabdiciise8783 5 лет назад
Scw
@fatumagure4537
@fatumagure4537 5 лет назад
Waliga like ma helina please like ta isra
@najaxibrahimabiib9223
@najaxibrahimabiib9223 5 лет назад
Wlaley calosha iga hurise wligey like mhelin markaad tiri ana kun like ku saaryo
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
fatuma gure kuusaarey albii subcuraabiisaar
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 лет назад
DADKA MAAN GAABIINTA AH EE LIKE KU RAADINAYA INTA *QURAANKA* JECEL LIKE II SAARA WAXAAS WAA AYAN DARO QURAANKA BARAKAYSAN INAAD WAXAS KU RAADÌSO
@dekomohamed9071
@dekomohamed9071 5 лет назад
Mohammed Jaamac wan.ba ka yaabay umadan
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Adigaba la daran kalaam ilahaaay ayaad like ku raadsanaysaaaa Acuuudu bilaaaaaa
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 лет назад
@@ilhaamilhaam8854 midha wllo afsomaliga kugu adag ee qoraalkayga dib u akhri waxan qoray mise adoon wada akhriyin ayad commentiga qortay
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Yup bro anaa qaldanaa sorry Am agreed with your comment Lkn marki hore qalad ufahmy Thnkz
@deeqachnnel5304
@deeqachnnel5304 5 лет назад
Al walalo ficaniida walhi raabi haku ilaaliyo aduun iyo aqiiroba frxd kunolow wlky balan weyna taas Qurnka like inan ku cawiiyo wa waajiib
@saabirboy5519
@saabirboy5519 5 лет назад
nambar 3 ayan ahay love isara somali wayn😢😢walige 100 like magarin mid cadan o aan isku college nahay aya tar tamona 😍 wa sababtan gawar o aminin ani xaskega iyi walashe wlhi xaskega le la jira mar kasto👨‍❤️‍👨😍
@aminarage3223
@aminarage3223 5 лет назад
Saabir Bõy maxaa kafaiidee
@saabirboy5519
@saabirboy5519 5 лет назад
Amina Zahra mid cadan aya tar tamona🙄
@ibraahinabdi6757
@ibraahinabdi6757 5 лет назад
Anigaan ayaa ku han ween musalsal soomaali kan ugacaansan in aan soosaaro oo qiso meela badan taabaneeso ayaan ku soobandigi doonaa hormarkaas aan doonaayo hadii aad igu raacsantahay lik iigu xad
@abdimalikabdirahman6295
@abdimalikabdirahman6295 5 лет назад
Wllo isku fikir ayaanahy ana saa sookalaa rabaa inAn soosaro filim qisa xambarsan
@hennaqueen8030
@hennaqueen8030 5 лет назад
Filimka in badan sugaye wle wan u xisay plz inta ilamid ah like ii sara plz waa iga codsi😢
@xasan973
@xasan973 5 лет назад
Jahwareer wuxu ka turjumayaa siday somalida qurbaha u jahwareersan yihiin
@shibiskadheh2745
@shibiskadheh2745 5 лет назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Jahwareer runtii waxaa la dhihi karaa waa musasalkii ugu casrisanaa uguna saameynta badnaa aniga oo shaqo ku jiro ayeey xaaska message isoodirtay baby Jahwareer waa lasoo galiyey kkkkkkkkkkkkk Waan idin jeclahay dhamaan jilayaasha Jahwareer
@afyarepro5865
@afyarepro5865 5 лет назад
cirka nimu kuso dumay. cidi kama dulqaadee. dhulka nimu la ciirana. lama caawin karaye. ana cawa teydi. ayada icusleyysayo. cidna eersan maaye..... gabadhu m.a cod mcna allaha ku daaya
@dacarlogistics5612
@dacarlogistics5612 5 лет назад
Allah iyo nabigisa kuwa jecel like isara fadlan
@hanniehuda6546
@hanniehuda6546 5 лет назад
Saan u dhararaayay anigoo fiirsan baan comments ka bixinaaya kwrn talaw farxiyo iyo barastimol intee ku soo dhamaane arintooda❤❤👌🤙
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Inta tusmo iyo ifrah jecel farta taaga👆👆
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад
#Mahamed #parastomol iyo #farhia inta ila tagerta like ta isiiya
@HaHa-qy6mu
@HaHa-qy6mu 5 лет назад
Inta aragtay Riina iyo farxiya fiska isku eegyihin like sare
@raxoosman4486
@raxoosman4486 5 лет назад
xoga bay ka wayn tahay mahne wa isku eg yahin
@farxiyaali1909
@farxiyaali1909 5 лет назад
kax ban tagnaa san jahwareer usugayay waan ku riyooda cidii ila mida liketa
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 5 лет назад
Sida musalsalada calamka oo kale malinkasta qofbaa soogalaye the best musalsal
@estafricaboy6630
@estafricaboy6630 5 лет назад
warkaas maa kentay Niyad dhis adaa dhalay kaalay iska arag 😃😃
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 5 лет назад
@@estafricaboy6630 hhh waa run somalida tixane nuucaan oo waqtigaas lagaliyay masameyan run wuu naga soo dahaa lee
@shadiyaali6097
@shadiyaali6097 5 лет назад
Anab runtaa wlhy
@yuunadal8712
@yuunadal8712 5 лет назад
Filmkan Atleast Wakhti U Qabta Mar Bil Baa La Sugayaa Mar 10Maalin. Wakhti Go'an U Sameeya 🙏
@Anigakaligeey
@Anigakaligeey 5 лет назад
Yuu Nadal aniga xataa waan la yaabay waqti dhan malahan xiisahaan u qabay hda wu iga dhacay aniga😃
@kowtharhajji8211
@kowtharhajji8211 5 лет назад
Farhiya kabayare inta aragta o tagerta Like ha ii sarto😍😍😍
@dhemanhani9896
@dhemanhani9896 5 лет назад
Habaryartaa salaan
@fayfashion1914
@fayfashion1914 4 года назад
Rina kuxesta
@11stars26
@11stars26 5 лет назад
Hdaa ilowoday jahwareer isku mid nahay sulka riix 👍👍👍
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
11 Stars subcuraab iisaar wll
@zeinabmahamoudmahamed9970
@zeinabmahamoudmahamed9970 5 лет назад
War inantu cod macaanaah alah yaa cizak dadkaas baa fananimo ku wcn inta taageertay liketa ha ila dhaafina
@maryanyarow9130
@maryanyarow9130 5 лет назад
Lakin inta hunguri yuq yuq lagu dilay sideeda camal o sugi weysan kashifka uurka ifrah like isaara
@razmi4568
@razmi4568 5 лет назад
Waaba naxsanahay
@razmi4568
@razmi4568 5 лет назад
Filmka dhan waa cabsi iyo qiyaano wixii jahwareer loigu bixiyaa meesha ku jirto qoorrta ayaa la iskula jiraa😂😂😂😂
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 лет назад
Maba xasuusano filku qaabkuu u socday saan dhan maxaad ugu raajiseen qurbaa la joogaa oo qadadii shalay lama xasuusto marka labada xalaqo haday 3 bilood u dhaxayso qasab waa kaa kala fakan 😁😁😁😁
@cadeeycadeey4096
@cadeeycadeey4096 5 лет назад
nin qurbaha ku bayhoofay kkkkkkkkkkk waad iga qoslisay kkkkk beenta ma ahan
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂run wye waba la qabsan la ahy kabayarana waa ujedaa intaa kasoo gashay
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 лет назад
nin qurbaha ku bayhoofay hhhhhhh
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 лет назад
Waan ku wareerayba markaan kistoo la soo qabsadayna wuuba dhamaaday
@hamda114aweys6
@hamda114aweys6 5 лет назад
wlhi been maha niyow inad part 8 so firsatid waye intadan part 9 firsan sababto ah waba la iloobay
@mumumaow9779
@mumumaow9779 5 лет назад
Allow riina iyo Inta lamida Dumashi haikga dhiga🙏🙏🙏 wlh malinbo gurigaas leeslama joogen. Alla habo tusma waa romantic miiiran💗💗 anigabo sas uma sameyn aqan lkn ayada cashar ii ah. One love Jahwareer💕💕💞
@kowsarkowsar4461
@kowsarkowsar4461 5 лет назад
Maceey riina gabadha ladhaho magaceeda kale mahaydaa huuno
@xalimomaxmuud8300
@xalimomaxmuud8300 5 лет назад
macee
@idilhussein6796
@idilhussein6796 5 лет назад
filimka ugu khatarsan ee soomali jishay waa jahawareer love buran this film
@MOHAMMADALI-jk5fl
@MOHAMMADALI-jk5fl 5 лет назад
Ahamad in uu duuliyo noqdo wuu ku nuura farxiyo udgoona iyo ahmed sido kale lamane ayey ku nuuran filimka jahwarerna in ay noo boobsiyana way nuure aniguna inta like la iga baqiilina way nuure rabi qabriyada ha ino wada nuuriyo like
@noloshacusubsodhawee1338
@noloshacusubsodhawee1338 5 лет назад
Hayaaaaaaaaaaaaay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭farxad ban la ooyay markan arkay inta ila sugaysay like 😥😥😥
@fAbz-bn3ls
@fAbz-bn3ls 5 лет назад
Hadda niyada idinku haayay wlhi guuleysta walalayaal 😍😍
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
zuzu Abz abyo subcuraab iisaar
@ektazulthan3482
@ektazulthan3482 5 лет назад
Farhia waxan ka baqayaa inay khaayimad nagu noqoto sida filimada hindida qof wanagsani khayin uun isku badalo😂😂😂😂
@aminacali2774
@aminacali2774 5 лет назад
Inta markay aragtay hore ka daawaTay like saar
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Amina Cali abyo subcuraab iisaar
@ishayusuf7752
@ishayusuf7752 5 лет назад
Naag dumaashi ah waji malahan dabada xitaa hadaad subag oga shubto wali wa sideedi riina u turned to be evil and u are puting her the blame omg😕 am damn speechless abt this thing wallahi but it happens for real u guys are doing a great job💯 keep it upp💕
@iqroomarmohamed924
@iqroomarmohamed924 5 лет назад
Filimka dad cusubaa lagu so daree intii ila fahamtay like ha ila dhafin
@nastamoha387
@nastamoha387 5 лет назад
Filim wuuu dhaaafay kan somali tagtay wlh ilahoow nosiyaaadi nimcdada🇸🇴😍
@samirahassan3462
@samirahassan3462 5 лет назад
😃😃ma filma nimco ah hadana
@najmamoha6792
@najmamoha6792 5 лет назад
amiin ya rabi beenta maahan nasteeha
@edebsanabdimahad8715
@edebsanabdimahad8715 5 лет назад
Kaalay dadkaan meesha ma firaash iyo barkin baa udhextaal haduu iisoo dhacay wxn islahaa adaa uhoreeya mise 100 qof baa iga horaysa anna saan usugayay wn daalay yaa wali ma daawan daawasho wacan 🤣 practamol iyo ifraax baa ugu shidan thnxxxl
@user-qi3kv2ry3x
@user-qi3kv2ry3x 5 лет назад
Edebsan Abdimahad hhhhhhhh may la argta
@ramlonuur8989
@ramlonuur8989 5 лет назад
Hhhhhhhhhh feer iyo fara lab
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 5 лет назад
Filmkan waan la socdaa mahadsanidiin *sonna production*
@ayaancali599
@ayaancali599 5 лет назад
Waan daalnay saan usugaynay
@ummhaneen7401
@ummhaneen7401 5 лет назад
Kuligood tosmaa ugu fcn 💗 Astuurnaan daganaan Tosmoooy ha is ceebeyn saas ahow hadee jilow bilawdeen
@altianoelchapo6456
@altianoelchapo6456 5 лет назад
Naagta uu caloosheeda sida durbaanka qaraacayo ma isagaa qaba mise waa .............ilaahow noo sahal ☹😢☹
@queensacdio9172
@queensacdio9172 5 лет назад
inta anan firsan comant kaso bixinoyaa inta dhararetsay sideyda okle like👍
@bisharohilowle5975
@bisharohilowle5975 5 лет назад
Hih
@Aminomohamud-ez4lq
@Aminomohamud-ez4lq 5 лет назад
hhh
@yusrajama4926
@yusrajama4926 5 лет назад
Yes After long time Am very happy to watch this film❤
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 лет назад
Inbadan filmkan sugayay wad nagu silciseeen naga sodhakhsada pls Somali waligod musalsal masamayn jirin saakugu silcinayan kii kowad😅
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 лет назад
Guduudo carwo Hhhhhhh istaqfululah waa iga qoslisay walahi waa zidaa iska sug anigaa soo wado musalsal cusub oo Brazil ah waliba actor bdn kujiro waana jeclhy inaan noqdo actor caan ah insha allah future waa igu faani doonta thanks sister
@miskimaanka449
@miskimaanka449 5 лет назад
Hhh
@nastehaadow6831
@nastehaadow6831 5 лет назад
Farhiya iyo ahmed is the beste couple
@umutanaad3156
@umutanaad3156 5 лет назад
inta sugi la ayd sida aniga like ta ha ila dhafina yaaaaah😂
@salmaandalkaofficial8134
@salmaandalkaofficial8134 5 лет назад
Oh alx wapa ka niyad japay wlhi saaan u sugayay🤔🤔🤔
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
umu tanaad kuusaarey abyo subcuraab iisaar
@simanzimanooz870
@simanzimanooz870 5 лет назад
mohamed paracetamol taagero buuxo kuu ahay keep going😘😘😘😘😘
@hibaaqhibo8501
@hibaaqhibo8501 5 лет назад
Mashalga
@asiaabdikadir4152
@asiaabdikadir4152 5 лет назад
I like❤ Jahwareer Sida Teacher chemstry Ifrah qurx And paractomol
@hassaanhabiib9019
@hassaanhabiib9019 5 лет назад
nacallaa sheeydhaan ku yaal immisaan sugeeynay inta illa sugeeysay like gacallayaal.
@AnisaxaajiAnisaxaaji
@AnisaxaajiAnisaxaaji 5 лет назад
Axsan musalsal lkn naga so bobsiiya wllyaal walige ma arkin Musalsal san u fcn Somali maxamed guul wcn
@anizaali45
@anizaali45 5 лет назад
anoo seexan rabaan fiirsanaayaa ,🤐🤐😥😥😥😓😂liketa iigu duceeye inuu ilahaay Iidanbi dhaafo😊😎☝️
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
aniza ali kuusaarey abyo subcuraab iisaar
@anizaali45
@anizaali45 5 лет назад
waaku saaray
@maymuunmohamud3185
@maymuunmohamud3185 5 лет назад
Walhi I'm also suuxe kkkk
@dadwaynahatube8634
@dadwaynahatube8634 5 лет назад
Filmka waaD La RaaG TeeeN dadkii ani cmo RaaG Sadat Like isara 🤣
@qalbitajir9867
@qalbitajir9867 5 лет назад
Tusmo markan indha.heeda..fiiriyo Jecel Ayaan darema
@maxamaddeeq6380
@maxamaddeeq6380 5 лет назад
Hhhhh jcylka aaaa like ban ku qabtey hhh
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 лет назад
Wow jaahwareer Alla intaanu sugaynay. Inta igu raacsan liketa 🤗
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 лет назад
San u Sugeynay waba Dalnay👀
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 лет назад
Sonna production jobb fiicanaa heysaan filimaantiina waa ku Quality fiican laakiin halmid qoraalka weyn oo aad shaashada ku cawireesan maku heysano hadii aan nahay daawadayaasha ku xeran sonna production qoraaalka weyn oo sonna production ka daaya asigooo yar xitaa meelaha inta badan aysan indhaha u badnen ku soo qora ma ahaan shaashada dhan inta igu raacsan like ha iga xasdina
@stayblue759
@stayblue759 5 лет назад
#Riinna 🤣🤣🤣🤣 alle ha DaaYe wn ku haysta waa madaxa waaliDa Musal'salka iyada ayaa dha'dhan u Yezha anyway dhinac kasta waa top.
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 5 лет назад
Inta tusmo ku haysta farta taaga gabadha jilniinkeeda jecliyaa
@abdifatahqabojiyr9403
@abdifatahqabojiyr9403 5 лет назад
tusmo fariid
@ncngames8101
@ncngames8101 5 лет назад
#Cirkuu ninuu kusoo dumay Cidi kama dul qaadee😪 #dhulki nimuu laciirana lama caawin karayeee😢 #Anay Caawa taydii iyadaa i cuslaysooo Cidna iiirsan maayeee🤔 Cida fahanty likta ha laboodo
@abdiadenamal7920
@abdiadenamal7920 5 лет назад
Wooow hno Hada heesta taqan bal qfka qada iso sheeg
@mohamoudgaboose112
@mohamoudgaboose112 5 лет назад
Maxamed Saleebaan tubeec ayaa qaaday heesta.
@aniisocabdiamal3310
@aniisocabdiamal3310 5 лет назад
Wan u xiisay yah warer qeyb tii 9 lad in ti ila dawato lik taa isaraa 💕💚 we love u
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 лет назад
Sideyda cml hadii ey qeybtaqn kugu horeyso like saar maxaa igu so shegi weyseen😢
@kitkatxoxo152
@kitkatxoxo152 5 лет назад
fartuun abdalla adi ishq mein marjawan waa iga horeysan intana😂😂😂😂😂😂
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 лет назад
@@kitkatxoxo152 😂😂 xbbti inta maanta leeba igu horeysa
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
fartuun abdalla abyo subcuraab iisaar
@dhallgobeeddhaayahauroon6533
@dhallgobeeddhaayahauroon6533 5 лет назад
Dadkani horta like maxay ka helaan weyba nagu wareeriyeene
@rayaandiini2212
@rayaandiini2212 5 лет назад
Hhhhhhh 😂😂😂ar dj shuceyb suu u oo yayeeee qosolka adduunka sonna production keep going👍👍
@azhaarali1290
@azhaarali1290 5 лет назад
Waaw filimkan waa film aad ufiican oo dagan ma ka soomali waan aqaana wax dhameetiri karan markow flimka hawada wada galo dagaal ayey bilaabayan hadag igu raacda rayiga likkta igu qabo
@aftaxm9463
@aftaxm9463 5 лет назад
Riina...caadhi maahan...waan kuhaystaa....noolow
@concorddagan7312
@concorddagan7312 5 лет назад
Aftax M tghhb
@concorddagan7312
@concorddagan7312 5 лет назад
Hooyomji
@updyrazackgulled3600
@updyrazackgulled3600 5 лет назад
War asxbey wlh uso dhaqso idhahaye fifty and above iga hormaty plz asxby inta nabigena ila jecel like isaara
@ayannur9480
@ayannur9480 5 лет назад
Rima hadey ogaato dumashida wax u qorson oo xumaan ah. aad ayeey ugu fARXI LAHEEED WAA IYADA KA TALINAYSAY IN AY KALA QADO REERKA!
@Newgeneration12009
@Newgeneration12009 5 лет назад
Wlhi wan qosol Jijo Jeceylka abyo i love 💓💓 ilen rer Jubada hose a tahay. Parstomel aboowe ilhaaay ha ku xafido amen amen😍😍😍
@najmaabdalle5895
@najmaabdalle5895 5 лет назад
Inti ila sugaysey jaahwarer farta taga👍 riina dhib badnaa
@cadeycaliadan5728
@cadeycaliadan5728 5 лет назад
@halimorooble6898
@halimorooble6898 5 лет назад
jahwareer waa musalsalkii iguhoreyay somalia ah oo aan daawado rahiiiiib mudhil hore usoco xabeet
@fatumaomar4119
@fatumaomar4119 5 лет назад
Best somali movie 😏😍😍✌👌👍💙💙💙💙💙💙
@habibihabibi8947
@habibihabibi8947 5 лет назад
Ifrax iyo prasatamol way isku fcnyhihn may run isku guursadaan wlh way isku.soo baxayaan mashalh
@hamdaabdi2071
@hamdaabdi2071 5 лет назад
Wllhi saan usugayay waan daalay Filim macaan weeyaan wllhi
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Hamda Abdikani abyo subcuraab iisaar
@hamdaabdi2071
@hamdaabdi2071 5 лет назад
Hye hno
@nurhassan4167
@nurhassan4167 5 лет назад
Xabadda pracetimol Way shidan tahay Hablaha may sidaa u nuglaadan 😗😗😗😗
@zamiiroupdynuur9095
@zamiiroupdynuur9095 5 лет назад
Wuu ka dhigtay sidoo usabsabaayo ma arkin miyaa
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 5 лет назад
Really sidaa uwadan filimka waxaa istaahishan in laidin taakuleyo account fura bal aan kuso tuurno kista siaad noogu soobadisan
@bintunaada365
@bintunaada365 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣 lacagtaaas ani ima siiisido
@marianali5416
@marianali5416 5 лет назад
I loved it
@othmanibrahimi2960
@othmanibrahimi2960 5 лет назад
Lacgta sadaqeyso akhiro u hormrso
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 5 лет назад
Baqiil waxaa ugu daran kan xoolo oosan laheyn baqeylo 😂😂😂
@cadnanadam1465
@cadnanadam1465 5 лет назад
Kan firi adi akhiro kuhayo Support aa laga hadlooya Sadaqu ka hadlaya
@qalanjo9263
@qalanjo9263 5 лет назад
I love the reer xamer guy I have been waiting for this forever thx
@rahiimacabdi8210
@rahiimacabdi8210 5 лет назад
Riina waxay faataa bakhlayso ugu danbayntii waa dagalantay hada riina faakheey reerka kadhex bax riinaay 😂😂😂😂😂
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Rahiima Cabdi abyo subcuraab iisaar
@rahiimacabdi8210
@rahiimacabdi8210 5 лет назад
Hhhhh hye
@ibrahimahmednuur4706
@ibrahimahmednuur4706 5 лет назад
Deqo sonna Gabadha Heessta cidna eersan maayee qadeyso Waa fanaanad qarsoon EE u sheeg
@razaanruun5247
@razaanruun5247 5 лет назад
Riinaa Wllhi fanny waaye😂😂
@inayaamohamed5445
@inayaamohamed5445 5 лет назад
nio tusmo wxn ku jclahay Xinaha kama dago wa Nag garia☺😍
@zeynabahmed7610
@zeynabahmed7610 5 лет назад
Riina shaitani wwe sagashanka booto waxban rifaya iyo yaa mela ogahay iigeyo kulaha 😂😂
@leilaabdi6013
@leilaabdi6013 5 лет назад
asc damaan walaalaheyga filmka as aasay runtii waa film jiro mansha Allah aad ban ogahelay congrats love from kenya
@ayyozza6720
@ayyozza6720 5 лет назад
Farxiyo indha adeeg barate riima eeba la tirsahoosa meel fariiso yaa dhaho
@nadraqurux3033
@nadraqurux3033 5 лет назад
Yaaa ila arkay dumshida phone ay ku hadlayso waa been waa lojeda like isara qofkii ila arkay 😂😂
@HayatInspiration
@HayatInspiration 5 лет назад
Meel qatara ayuu mariyey runtii aad baan u sugaayey waana mahadsantihiin guys 👍
@Aminomohamud-ez4lq
@Aminomohamud-ez4lq 5 лет назад
hh
@nistehaahmed1233
@nistehaahmed1233 5 лет назад
3
@samiiromohamed4038
@samiiromohamed4038 5 лет назад
Hellow
@rodaise3916
@rodaise3916 5 лет назад
Filmkan aad ayan uladhacy Wlhi cadimahn Mansha allah Jilayaal khatar ah igadhe hore usocda wlloyaal aad idin jeclahy 😍😍👑👑👑👑👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@bakarabdihassan6818
@bakarabdihassan6818 5 лет назад
after along time I'm very happy to watch this film
@hussienm.rirash8952
@hussienm.rirash8952 5 лет назад
Way adagtahay barashada kaxaynta diyaaradaha ma sahlana
@cudoonbare2826
@cudoonbare2826 5 лет назад
Qeybtaan Minnesota lagu jilay my home ❤️❤️
@swegargirl3726
@swegargirl3726 5 лет назад
Wlhi best film ever
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 5 лет назад
Hada Somali tihiin paracetamol halaii doono edo Safiya tusmo ninka boorama iigukeen ada edadayee😂😂😂😂
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 5 лет назад
Cirku ninuu kusoo dumay Ciddi kama dul qaaddee Dhulku nimuu laciirana Lama caawin karayeee Anna caawa taydii ayada I’cusleeysoo cidna Eer san mayee 😍😢😘 Walahi way itabteen ,bogga sii raysanayay ayey cusba mariyeen erayadaan abyo alla codkaga hakudayo Lakn fanka kugulama talinayo 💕
@dhemaniid3070
@dhemaniid3070 5 лет назад
Wad Mahadsantihin wn idin xiisne😘😘❣
@chanalkaga1456
@chanalkaga1456 5 лет назад
Saan usugayay waa daalay wlhida my best film dadan taageero horumar bn idiin rajaynaya daadihiyayaasha filmka
@sihaamcadey4925
@sihaamcadey4925 5 лет назад
no so bubsii film kaan waa jeceylahay wlhi
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 5 лет назад
I was longing for this part wallahi, wad naga sodahden runtii
@shidayarefilms
@shidayarefilms 5 лет назад
Ar DJ shucayb ooynaayo fool xuma wlhi kal iyo laab uqoslay qaybta oohinta halaga badalo inta ila aragtay farta taaga jahwareer maalinba maalinka kadambeeya wuu sii shidnaanaa wlhi best jilaa yaashii aduunka isku helay thanks #DeeqaSonna
@honeylove4100
@honeylove4100 5 лет назад
Dj mahan waa Dr
@shidayarefilms
@shidayarefilms 5 лет назад
@@honeylove4100 Filmka uu DR yahay maahee waa DJ shuceyb😃😃😃
@honeylove4100
@honeylove4100 5 лет назад
Shidayare filmes wll hadan qoralka filmka kadanbeya kurkay in uyahay Dj kkkkkkk thanks
@shidayarefilms
@shidayarefilms 5 лет назад
@@honeylove4100 haaa boqortooyo
@sunaliitamuqtaar1526
@sunaliitamuqtaar1526 5 лет назад
Saa uqoslayay marku oynayay hhhhh cunug yaroo xanaaqan modaybo
@munamuhidiin5359
@munamuhidiin5359 4 года назад
wlhi waa flm an ugu helay waxan umahad celenaya dadka sameye flmka iyo qofka flmka alifay thankz
@hamdamahdi8645
@hamdamahdi8645 5 лет назад
Inta ila argtey jecelkooda plz like saar
@cabaasdeeley723
@cabaasdeeley723 5 лет назад
waan kahelay filmkan, taxane film somaliya kan le kala socdaa
@hibomohamed7851
@hibomohamed7851 5 лет назад
Tusmo iyo wilka dhakhtarka jacaylkodan kuhaysta Tusmoy wiilka uso dabac de daacad bu ku yahaye so adiga ka ooysiyay wiilka😭
@hibaaqhassan9663
@hibaaqhassan9663 5 лет назад
Masha allh wan ka helay filinka qanja ad u jishen walhi ad ban idin salamay dhaman inta filinka jishay farxiyo iyo axmed iyo dhamantina ilove you so much no so badiya
Далее
FILIMKII XIISAHA LAHAA JAHWAREER # 8
41:03
Просмотров 696 тыс.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
FILIMKIII JAHWAREER #10 DAAWASHO WACAN
27:36
Просмотров 487 тыс.
FILIM-KII JAHWAREER 11 OO XIISO BADDAN 2019
25:54
Просмотров 609 тыс.
JAHWAREER 15 XIISO GOONIYA AYUU LEEYAHAY
28:47
Просмотров 424 тыс.
FILIM CUSUB: DAB & BAASIIN JILAAYAAL CAAN AH 2019
30:52
FILIM Xiiso Leh: QIYAANO QARAN 2020
25:40
Просмотров 318 тыс.