Тёмный

Ruwaayadii Qiyaano Qoys Part 2, Jilayaal Caan ah oo isku helay Fikradii Baracetemol 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 1,4 млн
50% 1

Copy Right Protected by Xogmaal Media
Ruwaayadii Qiyaano Qoys Part 2, Fikradii Baracetemol

Видеоклипы

Опубликовано:

 

19 окт 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@XogmaalSo
@XogmaalSo 5 лет назад
Thanks for your support, if you're new to our channel please Subscribe us.
@iziigamerofficial4764
@iziigamerofficial4764 5 лет назад
Nimco jokar inaba cadi ma ahan
@iziigamerofficial4764
@iziigamerofficial4764 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk narta ila Gale kulahaa kkkk
@rukhiahassan
@rukhiahassan 5 лет назад
Xogmaal Media qeyb kale miyee leedahay ama weeba dhamaatay
@sacdiyohasan5872
@sacdiyohasan5872 5 лет назад
qeybta kowad halke kafirsda wan wayey musalsalka wan ka hely
@aaishacali3837
@aaishacali3837 5 лет назад
Part 1 away wll
@iimaansahalking442
@iimaansahalking442 5 лет назад
Inta nabiga jecel like saara
@bintuugaas8718
@bintuugaas8718 5 лет назад
Qof muslim ah oo nabiga neceb miyaa jira duliyahay munafaqda ah
@fowziabarre8764
@fowziabarre8764 5 лет назад
Iimaan Sahal scw
@zamiyakasim3100
@zamiyakasim3100 5 лет назад
@Abbas Amina war mawaalatay maxaa kaa qaldan meeshaan cml lmakeeno nabiga scw ee ilaahay kacabso qofwaalan baatahee
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
daacad ka xaafada waankuusaarey wll subcuraab iisaar
@soloking9761
@soloking9761 5 лет назад
Stop making jokes prophet jst looking cheap like idiot
@umutanaad3156
@umutanaad3156 5 лет назад
niciimo jookar inta ka heshay kulelkeda like ta ha ila dhafina👍
@ayanbashi2082
@ayanbashi2082 5 лет назад
nimco darteda kuma sinayo
@user-ll7gs5em6y
@user-ll7gs5em6y 5 лет назад
umu tanaad wll niciimo jookar miyaa wll
@swegargirl3726
@swegargirl3726 5 лет назад
umu tanaad nice
@umutanaad3156
@umutanaad3156 5 лет назад
@@user-ll7gs5em6y ma ahi wll
@sumayosiman6660
@sumayosiman6660 5 лет назад
Uf kan warka keenaya naaag leee u ekyahy waa la leefay nikaaga uf
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 5 лет назад
Dumarka somaliyeed ha sareeyaan waligood we love u guys
@kautharahmed4881
@kautharahmed4881 5 лет назад
intii quranka jecel like ha isarto
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 года назад
Leen dibad miyaad diyaarsa neeysaa. Anigaa Saa leeygu keenay👉Dumar u roonoodka. Ma Somalibaa jirteen👉Hadeey Maandeeq ka dhalin.
@niciimajibriil6661
@niciimajibriil6661 5 лет назад
Inta quraanka jecel like
@fathaabdillahi1135
@fathaabdillahi1135 5 лет назад
Inta jiif ku daawaneesa like ta😂😂😂hhhhh
@naimaomar8443
@naimaomar8443 5 лет назад
kkkkkkkkk
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 5 лет назад
Kkkkkk
@fathaabdillahi1135
@fathaabdillahi1135 5 лет назад
Waan suuxy wlh nicima jokar iyo dalmar iyo kabayare😂😂😂
@bilanbarajii3194
@bilanbarajii3194 5 лет назад
hhhh cadaabtaan isla galeen istaqfurulh 🤣🤣🤣
@jaabircariif9695
@jaabircariif9695 5 лет назад
Cudoon Cabdalla ku dawanayaaa blhi
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Alaberka qosol iguma harin hadad comanti aqrineso ado dawnaya plz like ha ila dhafin ala manoli dalmar&naciimo xita car dhimo ay ka gartay hadad labadas ku qososhay like saar manoolii 😂😂😂😂😂
@zainabmahamed3937
@zainabmahamed3937 5 лет назад
asal dhalad faraxsan walaley halken ka heli karaa qeybtii hore adoo raaliya
@israbbeumuxayaad197
@israbbeumuxayaad197 5 лет назад
@@zainabmahamed3937 Somali Museum MN
@dreamgirlchannel967
@dreamgirlchannel967 5 лет назад
Hhh
@asiyacadey6495
@asiyacadey6495 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣 qosl iguma harin
@zadiqmohamed1126
@zadiqmohamed1126 5 лет назад
Ilig iguma harin
@idilsalaad3489
@idilsalaad3489 5 лет назад
Safiya tusmo intii libiskeeda ka hesho like igu qabta wlh waa iga dhax baxe ani marwalbo labiskeeda
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Idil Salaad abyo kuusaarey subscuraab iisaar
@galmudugteam2693
@galmudugteam2693 5 лет назад
Haa tolhi labiska kadhisanthy
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 5 лет назад
Safiyo xarago
@sabirindalab7802
@sabirindalab7802 5 лет назад
angba wlha
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 5 лет назад
masha allh masha allh masha allh mashaall waxa wngsn wxd ka heshid ind masha allh dhahdid bcoz aadana thy oo isha raaci krta. illhy ha u siyaadiyo quruxedeeda iyo lpiskeedba
@omarmosman8546
@omarmosman8546 5 лет назад
Tusmo labiskeda hadad ka heshi like saar
@adnanewton4713
@adnanewton4713 5 лет назад
Inta taageerta Mohamed Paracetamol iyo Safiya Tusmo likeee
@queenhamdiina5386
@queenhamdiina5386 5 лет назад
Ala manoli 😂😂😂naima jookar inta tagerto liketa😂😂😂
@caddemuse3855
@caddemuse3855 5 лет назад
@zechariyeali8725
@zechariyeali8725 5 лет назад
queen hamdiina riwaayada cusub soonka dhaxdisa kenta kasii daran wlhi gacana u tagay cadi ma ahn
@fahmoali1920
@fahmoali1920 4 года назад
Safiyo tusmo waligaa jir oo joog sharaf
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 4 года назад
😂😂😂 kkkkkk
@mohavic1874
@mohavic1874 5 лет назад
Hhhh war masaajidka saan oguma farxi jirinee manaaga quruxbadanbaa saladi bilaawday kulahaa wlhi qosol ladhintay inta sideeydo kle ah likta😁😁😂😂
@hanawinget4584
@hanawinget4584 5 лет назад
Inta alllah jeacal like isara pels😂😂😂😂❤
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 5 лет назад
Inta hurdo isku diyaarisay.. Oo sariirta ku daawaneysa.☝️😂❤️
@cabdimaxin9798
@cabdimaxin9798 5 лет назад
Hhhh you are like me
@cabdimaxin9798
@cabdimaxin9798 5 лет назад
@Zeinabo Abdi hhh wlhi dheh quruxey
@mariamm4398
@mariamm4398 5 лет назад
Billhi jiif ayan ku dawanayaa🤣🤣🤣
@cabdimaxin9798
@cabdimaxin9798 5 лет назад
@@mariamm4398 bis wey isku dhamaa ty aniga jif in an ku dawado ayat igu og thy
@mariamm4398
@mariamm4398 5 лет назад
@@cabdimaxin9798 😁😁
@nuraabdi1951
@nuraabdi1951 5 лет назад
Caadi maaha inta tysmo labiskeeda ka hesha like isaara
@hoodokhadar1833
@hoodokhadar1833 5 лет назад
Hhhhhhhh Niciima Naag Walan😂😂😂
@ateezoake6640
@ateezoake6640 5 лет назад
hay waruwayad caniba
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Nura Abdi abyo subcuraab iisaar
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 5 лет назад
Inta sariirta kor keeda kudawaneso like iisar
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Aisha Natural Beauty With Health abyo subcuraab iisaar anne waankuusaaraa
@marwocumaryusuf7487
@marwocumaryusuf7487 5 лет назад
like me hhhhh
@Xarago319
@Xarago319 5 лет назад
Danbi weye waxan riwayad dadka wax ugu sheega isledihin waxaba kadaran waxa kujira o diinta rali ka aheyn iyo dhaqan xumada allha idin so hanuniyo amiin
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 5 лет назад
Kkkkkk wlh wa qoslay riwayadan hodan Abdirahman aya lowa hadlaya hablaha qiiyana sxbadod best film waye wlh inta nag o neceb in lala gursado like i sara i hate minyaro😡😠😂😂😂
@adaalagudhahaawaxaas5441
@adaalagudhahaawaxaas5441 5 лет назад
Alla maxan isku fikrad nahy waad ila fahan tay😁😁😁😁😁
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 5 лет назад
@@adaalagudhahaawaxaas5441 😘😘👌
@haboon1139
@haboon1139 5 лет назад
Young Pink kkkķkkk hodan kahor bala jila qaybteeda kle soo daawo 1years bay taal RU-vidka
@abdiwali5205
@abdiwali5205 5 лет назад
I hate too musiibada
@raxmadrabbi1578
@raxmadrabbi1578 5 лет назад
Kkk waxaa kadhacdey ma naago qurxan baa saladi bilaabey ma akharaaad nago kusii balansaneysaa
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 5 лет назад
Kabayare sidee darbada ugu wabisay inta ila araktya like😂😂😂
@aliyare5414
@aliyare5414 5 лет назад
Bashir Mahamud kkkkkkkk
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 5 лет назад
Hahahah
@samaahirlovesheekhal3428
@samaahirlovesheekhal3428 5 лет назад
Ale ma noli wlh qosl iguma harina wlh like i saar😂😂😂
@koosduale8475
@koosduale8475 5 лет назад
Waan kuhaystaa riwayaadan qofkii igu raacsan like igu qabta
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 5 лет назад
Waa ruwayadii ugu shidneed aan dawado dhaman jilaya yaasha👌✅🌹
@SuradTV1
@SuradTV1 5 лет назад
Ruwayda dadka sidaydoo kale ka helay like ha ii saran iyo dalmar inta tagera
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад
Dalmar siduu farxiya uturay cida ila aragtay like isara plz😂😂😂😂😂 Dalmar wxba helay ninku nagaha kala orday kofiyadi bu katuray xarabo wlhi
@waxqabadchannel6668
@waxqabadchannel6668 5 лет назад
Waaaaaw kabayare fuul respect. She is actor huyaa
@naimaibrahim9736
@naimaibrahim9736 5 лет назад
Hhhhhhhh biyo war aaa kugu shubo ma iii kenin
@asmaafarah4990
@asmaafarah4990 5 лет назад
inta safiyo tusmo tagerta liketa ha iladhafina
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Asmaa Farah abyo subcuraab iisaar
@deeqaomarcige5084
@deeqaomarcige5084 5 лет назад
Lek
@Mohamudkhadar
@Mohamudkhadar 4 года назад
Safiya very nice person
@shafieebrahim3246
@shafieebrahim3246 5 лет назад
(Tallo) Wadanka laga tagayaa afkeeni hooyo wala hilmaama miyaa war ilaalahy ka yaaba oo umad kastaa afkeeda, dhaqankeda iyo diinteeday ku ad adagtahay ee usoo laabta somalinimo Like saar qofkii somalinimo jecel👍
@malyoon1497
@malyoon1497 5 лет назад
Astaqfurulah allow dambigaaga dhaaf nimca jookar waa iga qoslisay wlh😂😂
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
Maarisa Sharaf aamen
@mushtaqismail2989
@mushtaqismail2989 5 лет назад
Cadbakan galynaaa istaaqfurlaha walhi way iga qoslisay 😂😂😂😂😂inta niciimo jookar tageerta like ha ila dhagin👍
@suleqamohamed6279
@suleqamohamed6279 5 лет назад
Mushtaq Ismail wax lagu qoslo ma ahan inta ay leeyihiin dad ka qososhiiya ayey danbaabayaan
@omarbariyow9537
@omarbariyow9537 5 лет назад
Allla feeraha gaari aan safar ugu socdo oo dad badn saaranyihin ba ku dhax dawayna dadki ba ila yabay sidan uqoslayay
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
MULKI LADAN abyo subcuraab iisaar
@umalkhayradan7077
@umalkhayradan7077 5 лет назад
Woooow riwaayada iyo heestuba way shidan yihiin walalahy hore u socda keep going
@queencaisha9836
@queencaisha9836 5 лет назад
Aduunka tusmaa ujclhy tusmo quruxeey il iyo cowriba la aaaw oo gacal ku Arag mama sharaf iyo qiimo leh nolosha farxad ku waar nasab gob ah baa tahay😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💗
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 года назад
Naciima jocker is &farxiy a is funny i love them ma sha Allah long live i you all 👏☝
@muhacawad1072
@muhacawad1072 5 лет назад
Alla beerka nimo jojer dhiman mayside ku te funny walhi 😂😂😂😂😂
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 3 года назад
Wow masha allah waad ka baxsateen jiliinkiina horey u socdaa one love ❤💋🇸🇴😍
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 года назад
Ma sha Allah sifiican bay ujiileen 😂😂😂💚💙💛💐🌹🌷👍Dalmal yare Naciima Farxiya all of you one love
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 5 лет назад
Kudhofo swrka isaran daawo vedio yasheena subcribe ino saara aniga iyo xaajiyadeyda waa hogaanka qoysaska iyo guurdonka wad ka faidi doontaan inshalaah
@abdulrazakabdulrahman7766
@abdulrazakabdulrahman7766 5 лет назад
👍😅😙
@queencaisha9836
@queencaisha9836 5 лет назад
In shaa Allah wll wax faaida leh nagu caawiya wan idin saaray subscriber
@omartiirey908
@omartiirey908 5 лет назад
wlahi ina subscribe ku dhihin
@yas864
@yas864 5 лет назад
Quruxda Qoyska2 nmsmNNøKLLPppååOKø yyu Ali 2p
@yas864
@yas864 5 лет назад
Quruxda Qoyska2 klaoopNNLLP
@mahadabdi5751
@mahadabdi5751 5 лет назад
Ka qosli inta ad isledahay shakhsi ama dad ee danbi & awoodi Alle ha faragashan xikmadii ruwayadaha u tayo beeleyn sida dowladnimo u bur-burtey
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 4 года назад
"Cadaabtaan galeynaa" great performance by everyone here they gave it their 100% jookar and dalmar are just amazing together and terrific storyline i gave it a ⭐⭐⭐⭐⭐ i guess everyone's favorite part was when paracetamol uu dalmar dusha ka korey oo koofiyadiina karidey
@sarasadra2418
@sarasadra2418 5 лет назад
Masha allah i swear the name of Allah , safiyo tusmo is such a beautiful woman. ... I like her 100% I wish to see you one day. .. from malaysia
@lovelakilove4261
@lovelakilove4261 5 лет назад
Subxanalaah cadab laguma dhelo yaa Rabbi adiga ka magan galnay cadab 😢😢😢
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 года назад
Safiyo Tusmo iyo Paristimool❤️ 2bo jilaa oo aan kala dhicin!
@ubaxqaran3235
@ubaxqaran3235 5 лет назад
way iga qosliyeen axsan funny kabayare iyo Dalmar yare iyo pordtmol jokar wayka baxsadeen so badiyaa Riywadaha
@sadiyojama4593
@sadiyojama4593 5 лет назад
Masha Allah Reer American qooto qooto suuqa baad ka bixisan wow Cadi maha keep going i miss America too
@simanqalanjo7670
@simanqalanjo7670 5 лет назад
Qofkii labade like yan laygala baqaylin somali mahamed ❤️🇸🇴
@user-vz7td7tl6k
@user-vz7td7tl6k 5 лет назад
Ok
@user-vz7td7tl6k
@user-vz7td7tl6k 5 лет назад
Haye
@mariammohamud4463
@mariammohamud4463 5 лет назад
Masha allah
@princesssiisii1895
@princesssiisii1895 5 лет назад
Waw waw 😂😂😂😂i liked wlhi sa ushishee keep going no so badiyaa plzz
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 лет назад
Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa Allaah Channelka Soo boqda oo dadkeena Aan rabo inan ka cawiyo wano ,dadka Kala tagay Ilmaha inan Aabu dayicin Ilmihiisa,dadka u baahan cawimada In lagu cawiyo,Guurdonka in aan isku radin doono , Nolosha waxyalo Kala duwan,inshaa Allaah Ayu Channelka ka hadli donaa,Dugsiyada iyo waxyaalo kale oo badan Isjeclaada Dhexdena ,is Caafin,isu turis,runsheeg,is'aminid Soo boqda jisakalaahu Qayran dhaman walaalaha Muslimiinta Soomaaliyed (Somalia Ha Noolaato ,Somalia Ha is Racdo,Somalia Ha midowdo ,Somalia Ha Isjeclato, Soomaaliya Nabad Allaha ka dhigo )💝💝💝💝🌹🌹🌹
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 5 лет назад
alla kabayare iyo safiyo sheeno iyo parastamol idin jecliyaa so funny wlhi😀😀😀
@rukhiahassan
@rukhiahassan 5 лет назад
waa ruwaayadi ugu horeeysay o.o soomali ah aan kahelay waaye tan
@hafsacutievlogs4791
@hafsacutievlogs4791 5 лет назад
Jookar and Farhiya team ❤️❤️❤️❤️💯❤️❤️❤️❤️
@xasandalal5259
@xasandalal5259 2 года назад
Y
@fadumoyosuf3277
@fadumoyosuf3277 5 лет назад
Reer mudug in the house!! Love you Nimco 🤣🤣😂
@ahmede8l
@ahmede8l 8 месяцев назад
😅
@walalshafiano3290
@walalshafiano3290 5 лет назад
Nin lajifo ayey riyo igu imaw dhahe😂😂
@shuune1
@shuune1 5 лет назад
My favorite parts is when jooker is wearing two different kind shoes.
@mlover0740
@mlover0740 5 лет назад
Inta kabayare tageerta like ii sara❤💸
@Godzoverall
@Godzoverall 5 лет назад
Beutiful play. Live it ❤
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 лет назад
Hhhhhh hal cung idhashay minkaa qarXay wee qurisaaaa hhhhhh inta ku qososhay jugta prastamool liketa
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 5 лет назад
jookor viva Wlhi😘😂 farxiyo kabayare lugta see tirilee😂😂😂
@mohajamal8367
@mohajamal8367 5 лет назад
dhiman maysid hee kulahaa alla beerka wacad allah shaah ayaa igu qubtay 😁😁😁😁
@suadahmed1193
@suadahmed1193 5 лет назад
PRESTMOL IS A BEST ACTOR THIS IS SO FUNNY :) LoL THIS IS NICE ruwayad
@samiraluulamohamed6971
@samiraluulamohamed6971 5 лет назад
Wlhi waan qosly side lo kala turey faxiya 🤣😂🤣😂👍
@nawaadmoha8071
@nawaadmoha8071 5 лет назад
Farxiya kabayare i love how she done her party
@zakigulia3222
@zakigulia3222 5 лет назад
We need more ruwaadi plz🇰🇪
@teamwaayaab4602
@teamwaayaab4602 5 лет назад
Riino kuso dara hadad funny rabtaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wanku haysta riiina aniga kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@tusheybintiahmed3914
@tusheybintiahmed3914 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Alaaa Qusul Very funny 👍👍👍👌👌👏👏👏
@qoraxjoog7399
@qoraxjoog7399 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk Waligaa Dhiman Maysid kulahaa
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 5 лет назад
qosolka nicima jokar inta u xiisatay like ha ila dhaafin
@hindisac7758
@hindisac7758 5 лет назад
Mash Allah love you guys especially tusmo she is very clever woman mash Allah
@sherom6597
@sherom6597 5 лет назад
Wartaa ziizey 😂😂😂😂😂😂
@sherom6597
@sherom6597 5 лет назад
👋👋👋👋👋🤣🤣🤣🤣
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 5 лет назад
Dislike
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
abdi aziiz ahmed kuusaarey wll subcuraab iisaar
@eastafricanqueen2796
@eastafricanqueen2796 5 лет назад
Tusmo ilahay caqli iyo qurux by ilahay siiye Masha Allah wa hablihii somalidii layaqane
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 лет назад
Car iigu iimaw waa riyada 😂😂😂😂😂😂 naciiima jookar 😍😍😍😘😘
@mandajiyoz3679
@mandajiyoz3679 5 лет назад
Inta ka heshay riwayadan plz like plz
@shukrielmimumin
@shukrielmimumin 5 лет назад
Naaago quruxsan miyaa masaajidka imaaday😁😁😁. Aadbaan ula dhacay riwaayadihiina.
@Chanariofanny
@Chanariofanny 5 лет назад
Dalmar😘😘 wlhi riwaaday mcn zo.matasheen 😂😂😂😂😂😂😂 Kuwo bdn zo zaara
@farxiyaadan2696
@farxiyaadan2696 5 лет назад
Naciimo jookar waa funny wlahy😂😂 Naago qurxoon miyaa salaadii bilaabay kulha🤣
@xalwoxales8971
@xalwoxales8971 5 лет назад
wallahi this video is so funny I Love it
@haboon1139
@haboon1139 5 лет назад
wlh naag Aan maseer badneeen inaysan ku noolayn dunidaan💥💫
@hafsoabdullahi2980
@hafsoabdullahi2980 5 лет назад
wan ku haysta tusmo lapiskeda horey usoco wan idin tagera teamkn
@diibmohamed2919
@diibmohamed2919 5 лет назад
Hhhhhhhh masha allaah marka hore safiyo sheeno alle haku dhowro waxad kamid tahay gabdhaha somalida ugu magaca dheer sidoo kle farxiyo kabayare dareen ahaan sidaa samen lahaa ayee samesay caawa iigu horeeso ruwayadan lkn barnamijyada safiyo waan dawadaa waana kuxiranhy lkn sanadadan raggeenu aadbey uxumaden wllhi mark laga soo gudbo ruwayada farinta waan dhereyay I love u so much dhankeyga
@Mahmoud_Hassan10
@Mahmoud_Hassan10 5 лет назад
🤣😂🤣😀😃🤣🤣 Wala yaabay aniga xasidnimaad bilaaa tima igu thy riyadaba timaaaad ku lahayd kulahaaa😃😀😅😁 Waad Hormarteeene Hore u socda🔝💯💯💯
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 5 лет назад
6:38 nimo jookar kulahaa "Na surwaalka 7 qof kusoo xireen igala ta" kkk jookarey xaaskeyga f kabayare kawareeg
@mulkiahmed8039
@mulkiahmed8039 5 лет назад
Wlhi nimco kabayare dalmar 3 daan Qof. Waan jeclahay 😂❤️💋🙈. Long life walalayaal ii nolada cadawgiina u nolada 🌹👍🏻. Riyada iigu imaaw.
@n.h310
@n.h310 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂qosol iguma harin*subscribed*👏🏾👏🏾
@hamseasaddhugad
@hamseasaddhugad 5 лет назад
Dalmar yare kulahaa Hurdada Shift inoo samee qosolka aduunka
@xamdacabdalla8903
@xamdacabdalla8903 3 года назад
ASC
@hassanahmed4364
@hassanahmed4364 5 лет назад
ala berka wlhi darmar yare iyo nimco cadi mahine allah hanidawo Amin
@ruminahmed1126
@ruminahmed1126 5 лет назад
Hahahahah manooli walhi 😅😅😅😅😅Keep going guyz
@kaliforce7130
@kaliforce7130 4 года назад
09:57 comedy cirifka ayuu soo taabtay 10:53 comedy oo furkii goostay😂😂😂
@rowdocilmi6137
@rowdocilmi6137 5 лет назад
Naguhu inay sida isugu hiliyan ayafican kkkkkkkkk
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Rowdo huno subscribe isaar please
@roodonuur5001
@roodonuur5001 5 лет назад
Rowdo Cilmi samidayda salan sare
@roodonuur5001
@roodonuur5001 5 лет назад
Rowdo Cilmi waa run taas
@faizaali6411
@faizaali6411 5 лет назад
Jecelka waan jeclahay hada ka hesho jaceelka like ha iga baqeelin❤❤❤❤❤
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Fadumo Ali kuusaarey abyo subcuraab iisaar
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 лет назад
Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa Allaah Allaha idiin Xifdiyo 💖
@Multipurpose_Channel
@Multipurpose_Channel 2 года назад
These people are legends, and they are showing us the dark side of our societies.
@hanamohamed1192
@hanamohamed1192 5 лет назад
Maaaash allah dad qaaaliya alle haydin xafido whi waaan qoslay jilayal cajiiiba noo soo badiya plz
@sahrakhalif735
@sahrakhalif735 5 лет назад
Ò
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 5 лет назад
Inta ka heshay dalmar iyo nicima jilidooda like i sar👫👫
@hamdixiis4596
@hamdixiis4596 5 лет назад
Safiyo tusmo wlh korkaa ixanunee sidas dhan hautumin baracetimol ❤️❤️❤️ yaqee nimco joker jeclahay
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 лет назад
Como aan ku galinaa ku te Alla Kabayare dhibadanaaa 😂😂😂😂😂😂 Jecliyaaaaaaaaaaa fanaaniinteena io jilayaaashena 💖💖💖
@naimanaturalbeauty8167
@naimanaturalbeauty8167 5 лет назад
Am watching while waiting my shift to start 😂😂😂😂
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Tusmooy adkaarta akhriso il saqajaan oo kaa heshay oo masha allah ku odhan aya kugu dhacysee Aniga kuu idhi masha allah.....
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 года назад
Safia tusmo wa mamo qiima bdan muqeeda lapis keeda wanjclhy masha allh nollow habo ❤❤😘 farxiyo sidey u waabisay kkkkk
@seidlamer2161
@seidlamer2161 5 лет назад
😂😂 riwaayadan five stars ⭐️ ⭐️⭐️⭐️⭐️ ban siiyay. Mamo tusmo baarakalllah
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 5 лет назад
markey farxiyo kabayare iyo jookar doodaayeen jaakadeey jookar wadatay ayaa saaran miiska parastamol iyo tusmo ku casheeynoyaan kursiyaalo qofkii ila aragtay garta taag
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
😂😂😂meel aan la arkin wax ka aragtaa
@ayuuzha9404
@ayuuzha9404 5 лет назад
Kaaly arag jiliinkoda caadi mhn wlhi 😍
@drsmunagaraad2456
@drsmunagaraad2456 5 лет назад
alla wlhi maanta waanfuray farxiyo seeey lugta ugu dhuftaa iga daran
@hani89mohamed46
@hani89mohamed46 5 лет назад
Kac waryaa hadad riyo igula joogtay adigo naag wata o timo leh xaasidnimo ayay bilatimahan kaa thy naciima jookar hhhhhh
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 лет назад
Hani89 Mohamed abyo subcuraab iisaar
@hani89mohamed46
@hani89mohamed46 5 лет назад
@@ubaxcooking5050 ok xbbti
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Ruwaayadii Qiyaano Dumar Part 1
24:30
Просмотров 258 тыс.
Разоблачение ушные свечи
00:28
Просмотров 644 тыс.
ELA NÃO ESPERAVA POR ISSO 🥶 ATTITUDE #shorts
00:20
Ruwaayadii Xan iyo maseyr kee baa xoog weyn?
22:11
Просмотров 117 тыс.
MAXLAL NEW SOMALI FILM 2020,
1:22:50
Просмотров 2,3 млн
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal ( Safiya Tusmo )
57:18
TRUE STORY FADEEXO 2018
32:55
Просмотров 374 тыс.
Somali Flim Isfaham Qoys Director by Paracetamol
14:03
Просмотров 439 тыс.
RIWAAYADA DHACDO DHAAWAC BADAN , Somali Museum 2019
45:30
Stray Kids "MOUNTAINS" Video
3:12
Просмотров 6 млн