Тёмный

FULL ROUTIN. MALINTA DHAN WAXAN QABTO. IYO LABISKA MANTA. 🤣 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 217   
@hashimosman3079
@hashimosman3079 10 месяцев назад
Naa abayo yaal team dumarland channel kan baa xil iyo xoolo kaleenahy 100k magaarsiisan wynay cyb calyk 😢
@hashimosman3079
@hashimosman3079 10 месяцев назад
Saan taleefnka islaamed xataa uuga soo hadlaaya igu qaata mid ila dhashaa lehe 😂😂
@fardosahade5470
@fardosahade5470 10 месяцев назад
Fikir fiican dumarlaand aan idiin haayaa qof walbo kanaalka kale oow ku xiran yahay haku qoro fadlan iisoo baaqda walaashey Hamdi Warsame oo yahay kanaalkeeda Hamdi Home Decor. 10qof oo kamid ah hadeey nasoo raacdo 100key orad ku gaareenaa anaa idiin bilaawi lahaa lkn idimsoo sawiro karo mar hoosha hala cabo sanadka cusub 100k aan udabaal dagnee.
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 10 месяцев назад
Warunted Janelka halashrrgareyo dumarland in away
@HaniMohamed-n3e
@HaniMohamed-n3e 10 месяцев назад
​❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 10 месяцев назад
Xamdiyey aan kula kaftamee Rer xijabley maa qurux olabisatay ka so gesaa 😂😂😂team xijab aroos xataa xijaab baan ku aadna xijabi girl❤️👑
@Amiira_Apdi1234
@Amiira_Apdi1234 9 месяцев назад
Ayyy m.a walashey illhay fikradada io faridnimadada haku siyaadiyo❤❤
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 10 месяцев назад
Fariidad fariidi dhashey Maanshaa Allah . Reer macalin cabdullahi waa kuwa aad u nasiib badan. 🤣🤣
@farhiagabeyre5189
@farhiagabeyre5189 9 месяцев назад
MashaAllah ilxun kuma arragto🤲🏼naag nool oo fariid fariidu dhashay batahay🙌🏽🙌🏽🙌🏽💯
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 10 месяцев назад
waa laguu badinaa mashaalal tabaaratalahiye waxayga waaba ii ruutin waaba laguu badinaaba meeqajeeroo qasaaro iyo badin an iska weeciyaa tiro malEh from now ona innaan horumaro waayeba lakiin wax laqaadaninaa jiro aqbalina, cid wax istaahisho ama mutaysto iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waa laysyaqaan familyyyyyyyyyyyyyyyyyyy mudo, yartayarta
@istarabdi6508
@istarabdi6508 10 месяцев назад
Fariid farid dharshe oo gaarinimada number 1 kakente masha allah 🥰
@nasramohamed5904
@nasramohamed5904 10 месяцев назад
Maasha Allah Hamdi, gabar walbe hadey reerkeeda saan ugu mashquuli laheyd Somali weyn wey horumari laheyd. Hooyo iyo xaas wanaagsan baad tahay abaayo qosol miiran ayaad tahay waad iga qoslisaa Allaha ku barakeeyo adiga iyo familigaaga Walaahay dhiiri galin baa tahay Allaha ku daayo abaayo isha nacasta ah kuma aragto.
@dekabilanoubah9801
@dekabilanoubah9801 Месяц назад
I’m a new subscriber MashALLAH huno you’re funny and beautiful I love your videos and you’re stylish ❤
@MuniiraJaamac-ws3ji
@MuniiraJaamac-ws3ji 9 месяцев назад
Maansh allh xamda fariid qaali ani soomaliyaan wali joogaaye iisoodacwood sheekooyinkaaga ani aadn ugahely wlhy laakin meeshaan iga kexee
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 10 месяцев назад
Msh allh tabaarakallah abayo qali runti maba modo inan kushegay inad ifaraxgiliso wx ficnan laheyd inan xili hore kubarto abayo alle haku xifdiyo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Kuma waayo mcnto❤❤❤
@yasminali494
@yasminali494 10 месяцев назад
Maasha,allah wallalo macaan xooga alaha kuu sidayaadiyo
@AyanAli-gs9ct
@AyanAli-gs9ct 10 месяцев назад
Mashaa Allah qali wale firid inad tahay horey usoco sxb dhiri galisa
@HiboShfarax
@HiboShfarax 9 месяцев назад
Hhhhh masha Allah kujecliya fariiiid
@mariamabdulkadir6314
@mariamabdulkadir6314 10 месяцев назад
ABAYO JAZAKAL ALLAHU KHEYRAA ABAYO, DHIIROGALISADEEDI AYAA TAHAY TII NIYADA II DHISAYSI MARKAN OOYO AYAA TAHAY TII Hormarkeygaa ka talisay abayo janutul firdows kuula talinaa.
@Nastehamohamed0
@Nastehamohamed0 10 месяцев назад
Mashallaah abaayo waan ku farxaa markaan daawado video
@fadxiyadahir6231
@fadxiyadahir6231 10 месяцев назад
Iskuroon ma gabowdo fariid ayaad tahay walhi ilaahay hakuu siyaadiyo masha allah tabaraka allah hamblyo wll hawl adag baad haysaaye
@sulekam1806
@sulekam1806 10 месяцев назад
Asc abayo fariid baad tahay Allah ha ku xafido adiga iyo family kaada hoyo ku dayasho mudan baad tahay keep going 🎉
@asmamohamed749
@asmamohamed749 10 месяцев назад
Maasha allah gaari gaari dhashay inaad tahay ♥️
@alaaneyam2290
@alaaneyam2290 5 месяцев назад
Masha Allah abyo funanadan wad kuso baxday
@Wacan825
@Wacan825 10 месяцев назад
Masha Allaah marwaxoy marwanimo iyo qurux baa kaa muuqata Allaha kuu barakeeyo familygaaga Alla dumar badanoo TikTok naacda haya haday ku daawan lahaayeen oo kugu dayan lahaayen nolosha u toosi lahayd
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr 2 месяца назад
Masha Allah wlhi labis kaaga waan ka. Hele❤
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 10 месяцев назад
Waaw Mansha Allaah guulayso walal horay u soco waan jeclahay qofka dantiisa mash quul ku ah❤🫶
@HamdiHuseenAli
@HamdiHuseenAli 10 месяцев назад
Asc Abaayo mcn waa gabar samidaa ah waan kahelay dhiirigalin taada Ilaahey haku xafido adiga iyo qoyskaaga
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Wcwrwb sami waan ku salamay Mahad sanid
@janninaomar4853
@janninaomar4853 10 месяцев назад
Abyo labiska quruxda istelka iyo kartida garinimada intaba wad ka dhisantahay mnsh Allh ❤❤❤❤❤
@faizothequeen
@faizothequeen 7 дней назад
Msha allh ina adeerkeey ❤
@anyaahmed4696
@anyaahmed4696 10 месяцев назад
Maasha Allah abaayo qof cajiib ayaa tahay
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 10 месяцев назад
Gurikada io alabtada way isa so sarayan qurux mashallah 🥰
@XaarSariah-bl2yz
@XaarSariah-bl2yz 9 месяцев назад
Kkkk abayo runta kugu jeclahy mashalah walhi wan ku wata abayo inaa ku daydan raba waxa tahay abayo karti badan
@XaliimaAbdi11
@XaliimaAbdi11 10 месяцев назад
Gabar kaa horeeysa ma jirto
@MaryanHussein-oe8ci
@MaryanHussein-oe8ci 4 месяца назад
Waa runtaa wlhi aniga ina waxqabsado aduunka ujeclahay waxa uu kufarxsanyahay isagoon iweydin buu qabtaa
@ruunhaaji3634
@ruunhaaji3634 10 месяцев назад
Wxn kahelay sida unidaamsatay guriga cajiib msha Allah
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 10 месяцев назад
Fariid fariid dhashay Maasha allah ❤❤❤❤❤ alle haysku kiin daayo hooyo la aanteed waa abaar
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 10 месяцев назад
Her energy masha Allh 😂
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 10 месяцев назад
Walee is ankahela sida aad ulabisatid iyo sida sarirta ufarashtid❤❤
@landuu7064
@landuu7064 10 месяцев назад
Dheyman aan lawada helin baa thy xadma qaaliyey dhiiragelisooy hoyo karti bdn alla ha iga dhigo sidado kle ❤
@hodanabdi3667
@hodanabdi3667 10 месяцев назад
Love it .. keep it up
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 10 месяцев назад
Mashalah tabarakalah wahi fariid quxu badan
@SuleeqoCaaqil-vb4me
@SuleeqoCaaqil-vb4me 10 месяцев назад
Xamdi abayo horay usoco 1000 like hadi lasari karo wan kusari lahay
@AmlaanNur
@AmlaanNur 4 месяца назад
Qoftan iga qoslisay ❤❤❤❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 10 месяцев назад
Mashaa allah Il iyo af ilahey hakaa haayo mcnto guuleeso hooyo adag oo aan ku daydo aad tahay .
@rukiasamow411
@rukiasamow411 10 месяцев назад
Masha Allah abayo labiskasta ad ayad uguquruxsantahay because qalbigadha aya quruxbadan alaha kuxafidho abayo macan ❤❤❤❤😂
@Xafso25
@Xafso25 10 месяцев назад
Xamday fariid baa thay wlh aniguna markan ku arkay cajiskiiba iga duulay ina yacay baan qol dhan macala dahyadiisa soo dhaqay cajaaib shiiqoow😂
@salmaali8162
@salmaali8162 9 месяцев назад
M.a Queen isku filan❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 10 месяцев назад
Mansh allah tabarakallah abayo wad iga qoslisay kaftan miran bah tahay ❤❤❤😊
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 10 месяцев назад
Masha Allaah ❤❤ ukhtii
@nasteexoaadankaarshe1107
@nasteexoaadankaarshe1107 10 месяцев назад
Masha alah kuxifadiyo habo
@hanefa283
@hanefa283 10 месяцев назад
Mashaa ALLAH XAMDAAY RUNTA AYEY ISKA SHEEGTAY ❤INTAASNA WAA ISKA KAFTAN
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 10 месяцев назад
Faridaydi quruxbadan
@aaminadaacad3976
@aaminadaacad3976 10 месяцев назад
Masha alaah so labiska beautiful keep going quruxey 💋❤
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 10 месяцев назад
MashaAllah fariid fariif dhashay baad thy anaga ayaa ku qireena abyo 😊❤❤
@rahmashine2261
@rahmashine2261 10 месяцев назад
Masha Allah xamdi Quruxey waan ku salamay qalbiyey sthy adiga iyo caruurta iyo dumaashi illaahow idin xafif ❤
@RuqiyoMuse-j9k
@RuqiyoMuse-j9k 10 месяцев назад
Masha Alla waxaatahay Ruunsheek.❤
@nasramchannal
@nasramchannal 10 месяцев назад
Xamdiyey qurxy mashaballh qali dumar
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 10 месяцев назад
Hore meyaad an u ceramic jiren
@Sahra881
@Sahra881 10 месяцев назад
Xamdi kalsolnidaan ku jeclahay❤❤❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 10 месяцев назад
Mashaallah Funny socoto aya tahay Abaayo fariido fariid aya tahay xaata marwaxaado. Mahadsanid.
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 10 месяцев назад
Masha alah tabaraklaah mcnto aadbad uquruxbdnthy❤ guuleyso
@dekaanab
@dekaanab 10 месяцев назад
walahi aniga waan kaahelaa wan kugu dhiiradaa inaan sidaada noqdo caajislay ayaa ahay wan kasheeqaa halgalin aqalka wan kashaqaystaa lakin soo jimicso uunbaa iigu daran
@maryamabdi9448
@maryamabdi9448 10 месяцев назад
Wlhi waa daashy walal guri dhan o dhigaysan o Adi ku sugaya ani hada bxo shaqo ma qaban kro ina joogo on shaqeyo ama ina baxo wax ka dhaxeya ma jiran
@SulekhaXaaji-jn3gl
@SulekhaXaaji-jn3gl 10 месяцев назад
Walashey calling ilahay ha ku dayo
@bi8703
@bi8703 10 месяцев назад
Love your videos. Masha Allah. Hore u soco
@ikranabdullahi8947
@ikranabdullahi8947 10 месяцев назад
Xage ka so gadatay borsada xbbti❤❤
@hamdabilan838
@hamdabilan838 10 месяцев назад
Xarabo tahy gcloyy
@loulamohamed4898
@loulamohamed4898 10 месяцев назад
Abayo wlhi Farid wad dhaftay mansh allha ❤❤❤❤🥰💯💯💯
@Alowsahal
@Alowsahal 10 месяцев назад
Nag Allh kadaxadiraa tahay ❤
@hamdabilan838
@hamdabilan838 10 месяцев назад
Xamday funny 😂😂 shrf Io karamo korkaga wll xamday
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 10 месяцев назад
Allahumma barik thanks for sharing this information.
@madinamacow8776
@madinamacow8776 10 месяцев назад
Masha allah qaali nuur kaaga baxaya❤❤❤
@duniyoabdikarem1733
@duniyoabdikarem1733 10 месяцев назад
Sharaf Badan ❤❤❤❤❤
@khadija1268
@khadija1268 10 месяцев назад
I love ur content hamda keep going m sweetheart ❤❤❤❤
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 10 месяцев назад
Masha Allah fariid
@hamdabilan838
@hamdabilan838 10 месяцев назад
Laisma xaqire style wad heyzah
@HodanAbdillahiHassan
@HodanAbdillahiHassan 10 месяцев назад
Mnsha allaah karti badan ❤
@sahraosman4806
@sahraosman4806 10 месяцев назад
Masha allha abayo Fariid ❤❤❤
@ramlaismail7516
@ramlaismail7516 10 месяцев назад
Mnsha allah quruxsan
@aishanimaosman4726
@aishanimaosman4726 10 месяцев назад
Fariid fariidi ♥️🤗😘
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 10 месяцев назад
Wale farid wad dhaftay wan ku qorey❤❤❤
@Nasteha2024
@Nasteha2024 10 месяцев назад
M.a quruxey Talooyinkina hanaga ilaabin mlin malin nosoo duub keep going murawaxo😂❤
@rujamohamed7483
@rujamohamed7483 10 месяцев назад
MashaAllah women power
@rihaamali6221
@rihaamali6221 9 месяцев назад
Masha allah ❤
@XaliimaAbdi11
@XaliimaAbdi11 10 месяцев назад
❤masha allah allaahuma baarik
@Anisosoooooooooooooooo
@Anisosoooooooooooooooo 10 месяцев назад
Maasha Alla Marwaxoy naag Danteda ku fooftay ❤
@najmonur1374
@najmonur1374 10 месяцев назад
😂😂😂😂qeebne waa kadhaqtar
@sakariyaaden7309
@sakariyaaden7309 10 месяцев назад
Asc wr wb xbt maasha allaah so beautiful xamdi 👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👆👆👆👆❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 10 месяцев назад
Naa cidiyaha iska habee 😭🤣🤣🤣
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 10 месяцев назад
Good job Hamdi
@rahmoabdisalan769
@rahmoabdisalan769 10 месяцев назад
M.abyo faridaa farida dhasha taby❤😂
@MustafeMubad
@MustafeMubad 25 дней назад
wow😊😊
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 10 месяцев назад
nagta kalia ee runta shegto
@Hooyomacan76yemailc.m
@Hooyomacan76yemailc.m 10 месяцев назад
School kana no so duub ina adeer 😊❤
@fatoumasouleiman6098
@fatoumasouleiman6098 10 месяцев назад
Keep going xbbti dheman dumar ❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 10 месяцев назад
Masha Allah tabaarakallah xamdaay ❤
@fardowsakalif5340
@fardowsakalif5340 10 месяцев назад
Kasa hadal arinta nacimo yar oninka iyo gncsiga laga dhacay
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 10 месяцев назад
Aniga routine bes ban ka dawada xamdi ya ila mid ah 🫡
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 10 месяцев назад
Masha allaah
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 10 месяцев назад
Naag noool 😂❤❤❤
@Anzal-z2c
@Anzal-z2c 10 месяцев назад
Gbr ku dayasho mudan xamday❤
@umushuwaq
@umushuwaq 9 месяцев назад
Kkkkk hamdi xarago❤
@ebadoali7519
@ebadoali7519 10 месяцев назад
Mashaa Allah habo
Далее
Как не носить с собой вещи
00:31
Просмотров 937 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 14 млн
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Просмотров 29 тыс.
MORNING ROUTINE /JADWALKEYGA SUBAXLAHA
12:37
Просмотров 88 тыс.
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
17:29
Просмотров 29 тыс.
Как не носить с собой вещи
00:31
Просмотров 937 тыс.