Тёмный

MAXAD U TAQAAN GABARTA FARIDA. GABADHA CALAMADAHAN LEH GUUL DARO MABA IS ARKAN. 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@nuraabdirahman421
@nuraabdirahman421 6 месяцев назад
Somalidu gabadha fariida waxay u yaqanan mid dagalka badan oo kulkulul lkn qofka dantisa yaqan iyo waxa wanagu ugu jiro iyo akhiradisa lagana amaan helo ba fariid ah saa shewgty hamday Mahadsanid quruxy ❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
Albaabka raxmada allah ufuro walaaleheen reer Falastiin yaarabi yaa,allah.
@hodoadam7781
@hodoadam7781 6 месяцев назад
Gbdha fariida waa gabdha aan ku mashquulin dadka noloshooda ceebahoodana galin. Waa gbdha an raga isla barbardhigin ee qiimaha dumarnino taqaan. Gabdha aan banaanada wareegin ee danteeda uun banaanka u aada markaasna dhawrsoon. Gbdha haday marwo thay gurigeeda aan dumar kle la maamulin. Al cumuum gbdha xaqeedana xaqaan xaqa lagu leeyahayna taqaan❤
@-farhia
@-farhia 6 месяцев назад
Su all maku weydiya abyo
@user-lt5hs6ce9y
@user-lt5hs6ce9y 6 месяцев назад
Xaqiq
@hodoadam7781
@hodoadam7781 6 месяцев назад
@@-farhia haa baayo
@-farhia
@-farhia 6 месяцев назад
@@hodoadam7781 Ninka ku qaba hadana shukan sanaya selagu ogaada
@hindaabdullaahi6503
@hindaabdullaahi6503 3 месяца назад
Maaanshallh alle hakuxifdiyo qli
@hodaniishamohamed1969
@hodaniishamohamed1969 6 месяцев назад
Danteed kufilan iney thy oo aysan kumashqulin ceepa dadka ee ay teeda kaliya kumashqulsanthy❤
@aragsanahmed2142
@aragsanahmed2142 6 месяцев назад
Masha allaah wale anigaad iga hadashay waban iga farxisaye thanks. Wakigay sxb matelen aan ka ahayn cid karaa dantaydu ilagasho. 100 qof wan ka fagradduwanahay. Cid maraaco aan rantaydu iskaya racacin sida ardayda iskuulka kuwa quraanka kuwa ayuutada iyo wixii la mida. Waxan Hooyo haysata 3 caruura wax baratay luqada,iskuulka, xirfad sharcigawayan qaadatay Liisan baratay gaadhi kaligeed wadata ninkayguna wuu Wata lkn waxan jecelahay isku filaanshaha. Cidkale iimadagana wadankan yurub aan ka ahayn ninkayga oo shaqadiisu ka badantahay khayr alle ha siiye saga uunba ohraan siiyay caasimada ayaan daganahay 9 sano ayaa ii socota sxb naaga mayeen Aroos wali matagin naago lama so cuntayn anigoo jeclaan lahaa hadana wali imay gaadhin oo dantayda maaha hada lkn maalin ayaan Heli qof aan isku fagradnahay. Lkn waxaba la ilahaa waa la maqlaa lama arko waa qofxun kolay dabeecad xun dad dhexgal malaha lkn aaad ayaan ugu fiicanahay intaas.
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 6 месяцев назад
Aad iyo aad xbbti gabadha farida inay goni usocod thy dantedana taqan wankugu racay nosobadi dhirigalinta mcnto ❤
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 Месяц назад
ku jeceliyaa abyo kuma xaqiraayo love you ❤
@MaxamedmaxamuudSabriye
@MaxamedmaxamuudSabriye 6 месяцев назад
Naa heedhe xmdy run badnidaa masha allah videogan ookale maxuu udhamaaday ayaad isleedahay 1.gooni socod 2iyo inaa katago meeshaan kukufay wlle waan isku arkay 3 iyo ineysan isoogalin cidaan dantyda kadhex arkyn aakhiro iyo.aduunba
@ismahancali6643
@ismahancali6643 6 месяцев назад
Absolut richtig 'Alxmxamdulillaah yaarab ❤🤲🤲 : Igu Toosiyay In aan Dantayda Aad U Garanayo. Labadeyda Waalid na Mahadi haka Gaadho So Baraarujintii Quruxda Badnayd e igulaso Tacaalen ilaahay Janadiisa Ha Ugu Deeqo o haku Abaal mariyo Labadeyda Waalid insha Allah yaarab ❤insha Allah yaarab ❤❤🤲🤲🤲
@RaahoAbdi2023
@RaahoAbdi2023 Месяц назад
Mash allh
@user-tm4yc6ci8y
@user-tm4yc6ci8y Месяц назад
Fariid ma ahaan jirin laakiin alxllh hadda libaaxad kaligeed socoto ayaan ahay love you my rol model
@user-zr9qw3re2k
@user-zr9qw3re2k 2 месяца назад
masha allah
@qaalixasan1613
@qaalixasan1613 5 месяцев назад
M.a wlhi wax badan baan ka faiiday❤
@nasteexoaadankaarshe1107
@nasteexoaadankaarshe1107 6 месяцев назад
Masha alah
@user-kh2lh5gs2x
@user-kh2lh5gs2x 6 месяцев назад
xamda❤❤ qisadayda ayan raba inan kula wadago si ad ilataliso. xge kla xidhdha qali❤
@ayaanabdirahman4802
@ayaanabdirahman4802 6 месяцев назад
Isku fikrad wlhi abayo we want part two
@anabosman7722
@anabosman7722 6 месяцев назад
Masha Allah keep going sis absolutely
@user-lt5hs6ce9y
@user-lt5hs6ce9y 6 месяцев назад
M.a gbr Mar walbo dayasho mudan xamday m.a❤ allaha ku xafido
@sagalsalaad421
@sagalsalaad421 6 месяцев назад
Iskufikir banahy nagta dagan danteda taqna ya salaam❤
@UmuAnas-hb4hx
@UmuAnas-hb4hx 6 месяцев назад
Hamdi allaha ku sharfo abyo sida codkar utahay wa hebad iilah kusiiye qofna kama baryesid waxba laguuma quuro adkarta aqriso ducada badi alaha ku xifdiyo
@saeedjama-mj2jx
@saeedjama-mj2jx 6 месяцев назад
Mansha allah beautiful ❤
@katramandeq45
@katramandeq45 6 месяцев назад
Masha allah walahi waan farxay madama aan helay qof ifahmayo thanks mcnto ❤❤❤❤
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 6 месяцев назад
Mansha allaa xamdiyey wasidad shegtay wagabadha kalaganaysa waxadantu ugu jirto waxa anay ugu jirin hadafkale ugar kaah balse angabadhkale ayasidan yeshy abyel xasusanayn balse tedu ucaday fikirkedana kusocota wakhtigedana mel anu uqalmayn kubxin balse arintaa dhibato kasogadha wayo bini adanku majecla qofka fikirkisa moye an waxkale kusocon waxay jceshay inay aragto oykufarada gadhahakale hergadhaya kunahambalyaysaa siay wadada umarto jasaakallaah wllxamda dhirigalintaada❤❤❤❤
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman 6 месяцев назад
Asc xamdiyeey waan kusalaamay wllo masha Allah Aniga iyo xamdi isku maalinbaa camaliyad galnay isku meelna waa lanaga qalay alxmdllh anigu haddaanu waan caafimaaday adiguna xaaladaada sidee tahay hadda ilaahay waxaanu kabaryaa in dhamaanteen caafimaad ilaahay inasiiyo iyo qaatumo wanaagsan
@user-kb7qo7jm5o
@user-kb7qo7jm5o 6 месяцев назад
Manshallaah allahumubarik absolutely ❤ you are right
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 6 месяцев назад
Mansha Allah ❤
@user-my8dd4py7y
@user-my8dd4py7y 6 месяцев назад
xamdi abayo waxaan kaacod sanayaa barnaamij ku saabsan salaada in aad soo samayso waayo dadbadan ayaa bilaa salaad.ah abaayo adigaa cokaagu meeldheer gaarayaa culimada gaadhsii abaayo maalin taad jaanis heshu waxaad tahay hooyo caruur qorbe ku haysata abaayo
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 6 месяцев назад
Mashallah tabaraklaha Hamda cdey 😢 ❤❤
@nourasara3146
@nourasara3146 6 месяцев назад
Waa ka halay , thanks
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 6 месяцев назад
Fariid waxan u aqanaa mida Alle kacabsata danteeda taqan & danta rerkeda taqaan iskana adag aan cidaha kuwareegin hadana dagaal& dood badnayn
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 6 месяцев назад
Msh allh abayo qali msh allh alle haku barakeyo
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 6 месяцев назад
Mashaallh boqoradeena🎉❤
@ubaxzalan3632
@ubaxzalan3632 6 месяцев назад
Mahsa allaah
@Nurasaid171
@Nurasaid171 6 месяцев назад
Masaha allah ❤❤❤❤
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 6 месяцев назад
Masha allah tabarakalah 👌 👍 👏
@user-hn9de4ng5y
@user-hn9de4ng5y 2 месяца назад
Asc Hamdi qali isodir wadsabkaga
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 6 месяцев назад
Manshlaha Manshlaha qali baarti 2 nooga soo samee qali
@user-uf4vq8uu3z
@user-uf4vq8uu3z 6 месяцев назад
Masha Allah xamdi Ani aaigahadloosaa walaahi walaalleey .isku.qalbi maanahay❤❤❤❤ xamdi hooray usoco.macanto❤❤❤❤
@user-fe4zq9qu4m
@user-fe4zq9qu4m 6 месяцев назад
Masha allah
@happyali5541
@happyali5541 6 месяцев назад
Ana ugu horeya ❤
@nasroabdullahiaden3876
@nasroabdullahiaden3876 6 месяцев назад
Manshaalla abayo aniga waxan ku shegilaha ayad ku shegatay waxat tahay qof aqlibadan mashaallah horay u soc
@user-gq7oo7xi9d
@user-gq7oo7xi9d 6 месяцев назад
Karti badan mrkaan maqlo adaan ku xasuustaa wllsheyeey u are my roll model
@fardowsaahmed4617
@fardowsaahmed4617 6 месяцев назад
Walaashay aan jeclahay batahay walhi markastana wan kudawadaa lkn momments majecli in aam qoro maanta waan isxoreyey wan iscelin wayey wan kusalamay like ban kusaara kumadhafo fadiidu waa adiga ❤
@MaahirShacalow
@MaahirShacalow 6 месяцев назад
Mashaa allahs
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 месяцев назад
familyyyyyyyyyyyyyyyyy systema, absuttlyyyyyyyyyyyy, dumar naaagohaweeen dumar waan uwataa qaasatan noocyaasheyda. yartyarta
@aminoahmedq1050
@aminoahmedq1050 6 месяцев назад
Tasheegdey waye abayo❤😮
@rukiasamow411
@rukiasamow411 6 месяцев назад
Abayo is Haa kariday sobadhi fikradas❤
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 6 месяцев назад
Wooooow xamdiye wankuguracsanahay waxad moda inad Aniga igahadlayso
@happyali5541
@happyali5541 6 месяцев назад
Gabadha farida ah wata afkeda ka adag cadhadedana kantarosha
@-farhia
@-farhia 6 месяцев назад
😂😂
@mushtaqmohamed2613
@mushtaqmohamed2613 6 месяцев назад
Fariid,waagabdha danteedana ka,adag, dadkuna ka,amaan helaan afkeeda.
@xafsaahmed2285
@xafsaahmed2285 6 месяцев назад
Waan kugu raacsanay hamda waa gabadh danteed taqaan
@YasminMoha-hq4od
@YasminMoha-hq4od 6 месяцев назад
Ayy waa qiirodey wllhi aniga maad iga hadloosa❤❤❤
@fathiafati2378
@fathiafati2378 6 месяцев назад
Xaqiq waay runti xabibti hamdi ❤🎉
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 6 месяцев назад
Faarid allah naga dhigo dhamaanteen 🤲
@AmalIbrahim-hg9sq
@AmalIbrahim-hg9sq 6 месяцев назад
Xamdiyey ana saasa wax dan iigu jirin masameeyo. halka dadka qaar eey dhahaan daniista waaye qofka dantiisa kaliya yaqaan
@hiboabdiyoussouf
@hiboabdiyoussouf 6 месяцев назад
Wan ku racsanahay❤❤❤❤❤❤
@Ruulaxaajiruula17
@Ruulaxaajiruula17 6 месяцев назад
anu gabadha fariida ah waxaan uaqaan sida aad sheeg tayy okale ❤prt 2 kusoodar hbo mcn plz ❤😊
@iqraahmed3663
@iqraahmed3663 6 месяцев назад
Hadal sax ah💯❤️
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 6 месяцев назад
Mashallaah ❤❤❤❤ abayo iso boqo hada iaeodid asxabta isoo dir 👈🏻👍🖐️🖐️🤝
@user-yp4rq1iu2m
@user-yp4rq1iu2m 6 месяцев назад
Mashallah xamday allah maskaxda ha ku barakeyo ani kula fakar baan ahay Lkn part2 kaso samey ❤
@degmocumer1673
@degmocumer1673 6 месяцев назад
Absolutely dumar pila❤
@rukiasamow411
@rukiasamow411 6 месяцев назад
Abayo aniga farid waxan uaqaan gabada dantedha aqonta ohadana naftedha jecel❤
@canabcarfoon1301
@canabcarfoon1301 6 месяцев назад
Xamda dhamaystiran❤
@SahraMukhtaar-qi7xr
@SahraMukhtaar-qi7xr 2 месяца назад
Xamda waxtahy uu wanagsan lkn waxan Raba inan si bareefada kulahadlo xagekahelikara aadbankugubahnahy wallshey
@ifrahmohamud4895
@ifrahmohamud4895 6 месяцев назад
Asc sis waxad dhahday gabadha fariida ah waa gabadha danteda tagana ok waxaa tiri gabadha fariida ah waa gabadha og in gurigeeda dhisnaado in ay danteeda tahay hadaba i dhageyso gabadha fariida ah waa gabadh aad iyo aad u ad adag wax kasta oo aan u qalmina ka dhaqaaqdo oo nolosha face gareysa naftedana aad u sharafto qiimahedana taqano intey kufto kacdo walibana aanan aminsaney iney nin lahato ama xaas ahayo ayada dan ugu jirto ee waa gabadh isku kalsoon qiimaha naftedana taqano marka walal hadaa amainsantahay in reerku dhisnado in adiga dan ku tahay fariid nimo kaa fog ee gabdhaha iska maanka yar ha ugu shekeynin in reerku dhisnado ayaa dan kugu jirta walal gabadaha fariida ah wax kasta oo aan u qalmin nitey ka tagto waliba ayadoo wax u diyaarsan jirin ayeey kufta kacda kadibna nolosheeda meel ka so saarta oo cagaheda ku istagta marka adiga waxa aad aminsantahay intaad ka shekeysid ha dhihin waa fariid nimo waligey msm qaldan qabar somaliyeed uma qorin lkin manta waxan daremaya inan xoga kugu fogaday waayo waxan aad u dhibsada dumarka somaliyeed markan ka daremo iney aminsanyihiin ama hankodu uu aad u yaryahay oo in nin si kasta u bahdilay iney la jogto wax ayada u dan ah modo
@hodoadam7781
@hodoadam7781 6 месяцев назад
Inuu dhisnaado dantooda kuwada jirta waana sax markaa hoyo noqotana waxbadan waa liqe lkin waxi xad dhaaf ah Maya.
@user-hk7vj4qb4s
@user-hk7vj4qb4s 6 месяцев назад
Gabadha fariida sad sheg tay waa gabadha dan teda taqana naf tedana jecel dadkana an ku mash qulin qof kastana khayr urajaysa iyana horay udha qaqda naftedana wanisa
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 6 месяцев назад
Walah its me 😂😂😂
@UgbaadAhmed-fd1sj
@UgbaadAhmed-fd1sj 6 месяцев назад
Wasi dadshegty wllo kula fikirbn ahay
@user-ms9np5jo3g
@user-ms9np5jo3g 6 месяцев назад
Abayo allha kuxafido aniga ayaba iga hadleysaa
@user-uf4vq8uu3z
@user-uf4vq8uu3z 6 месяцев назад
Xamdiyeey kalsoonidii ooqofa aatahay walaahi hadalkaada leeks saa ❤❤❤
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 6 месяцев назад
Abyo. M.n kolay ani isku fikir nahay. M.n. adine. Khyr badan alle haku siiyo. Booska hoyo iigashay. Ani hoyaday 2sano anoojiro iga dhimatay.😢😢 Intaan waano iyo wax sheeg kaahelay adi. Wllhi qofkale kama helin. Mahadsanid. Abyo. Hadan ku arkilahaa. Toos kugu mahadcelin lahaa ❤❤❤❤
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 6 месяцев назад
Waxaan kaa codsanaa. Gabdhaha. Hoyada lahay inaad. Dhirigalin ugooniya. Usamaysid. ❤❤
@maryamaruun5654
@maryamaruun5654 6 месяцев назад
M.a xbbti aadaa umahadsan thy wax badanaa kaa faaiday jazakillh Lkn Mid abyo kaa codsanaa markaad mawduuc ka hadlaysid horadhaca badan kadaa oo mawduuca ku saabsanayn.....salaan ka dib horay mawduuca ka bilaaw plz Waadna mahdsan thy🥰
@-farhia
@-farhia 6 месяцев назад
❤❤❤
@ayanmohamed6297
@ayanmohamed6297 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@zuhurnasir3783
@zuhurnasir3783 6 месяцев назад
Hadayba igu adagyhn side uga baxa qlih
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 6 месяцев назад
Part 2
@nawalnuur6181
@nawalnuur6181 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanmohamud852
@ayanmohamud852 6 месяцев назад
Asc xamdi walee waa runtaa 😇😇
@raZaaaana
@raZaaaana 6 месяцев назад
Ileen waxaas baa saxiib u la'ahay 😂😂
@munoqoryod3755
@munoqoryod3755 6 месяцев назад
Msha alaah xamdi..wllshy qaaliya taankutaageeraa waxatahy dhiirigelisada naftayda hadaan fikirkaygakadhiibto gabadha fariida ah waa.gabadha dadnteedataqaan sida anigookale
@ibrahimcade-uj8xm
@ibrahimcade-uj8xm 6 месяцев назад
Ani waxn ah qofo afgaban man waregin jiren hosha gurigan safixan uqaban jiray markas farido la ibixiyay mraks iskuboogijira😂😂😮
@ayaancali-hr2qq
@ayaancali-hr2qq 6 месяцев назад
Xamdaay inaad aniga iga hadle aya mooda balse somali qofka saas ah maxey daneyste u yiraahdan
@aminahashi3757
@aminahashi3757 6 месяцев назад
Wanka helay abaayo part 2 noso same xamdi
@Nasteho646
@Nasteho646 6 месяцев назад
Anigu naag aad udegan oon qayla badnayn ban ahay lkn hooyo danteeda taqaana oo gooni usocoda wlhi walidkayga iyo wlalahay mahe qof wakhti kuma lumiyo yacni asxaab muqaalkana waxan ku ogaday inan naag fariida oo isku kalsoon ahay why naag dhibiilo ka kacayan ayey somalidu fariid utaqaana
@rahmaawleed9367
@rahmaawleed9367 6 месяцев назад
Machallah sister but somali dont like fariid they said ,she got depression when fariid understand her life,strang decision
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
Fariid is like Mama malyuun suuban
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 6 месяцев назад
1 wa nag danteeda ku nashqusha 2 wa naag nafteeda hormarisa 3 wa nag go'oon leh
@user-cx4lt9vn9s
@user-cx4lt9vn9s 6 месяцев назад
1 ma ogi 😅 Lkn 2 goni usocod qaf aanan wax ka faideynin mba jecli
@umuamiira7471
@umuamiira7471 6 месяцев назад
Anigoon is amaanen markaan yaraaa waxa leey dhihi jiray qunyar socod hadooo aan hooyo 3 caruura heeysato ahay waxaa leeygu dhahaaa isma lurto sababtoo ah saaxiib ma lihi banaanka uguma baxo wax aniga dani iigu jirin sida aroosyada xafladaha iyo wixii la mida dadka kuwa wanaag ila rabo iyo kuwa xumaan ila rabo waxan tusaa quruxdeyda oo kaliya
@hothoabdihakin6641
@hothoabdihakin6641 6 месяцев назад
Wan ka helay wll no so badi
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 3 месяца назад
War badana balaayo Af cad hadalan ma taqano war bilaa micno e meesha la fadhida naa Shaqo yeelo
@user-pt2vx3gy5t
@user-pt2vx3gy5t 6 месяцев назад
ana niyadyda kuso dhaca😂
@sucdiabdi1191
@sucdiabdi1191 6 месяцев назад
Abyo Ani saaxip malehi adigu Isla hadal
@sukhranasir
@sukhranasir 6 месяцев назад
Snapchatka fiir hamdayy😢😢
@aminayasin102
@aminayasin102 6 месяцев назад
Wasex❤❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 6 месяцев назад
Kali socod aaa armay stress tahay hhh😅😅😅
@user-tv2vz2oh4x
@user-tv2vz2oh4x 6 месяцев назад
Waan isla yaabanaa show fariid baan ahay😂😂😂
@user-fk4ij5nl9f
@user-fk4ij5nl9f 6 месяцев назад
Yaa
@user-fk4ij5nl9f
@user-fk4ij5nl9f 6 месяцев назад
😂😂
@FardowsoAbukar-qn9rh
@FardowsoAbukar-qn9rh 6 месяцев назад
Adiga nosheg abayo
@FardowsoAbukar-qn9rh
@FardowsoAbukar-qn9rh 6 месяцев назад
❤❤❤❤
@user-fz6lm9yu4w
@user-fz6lm9yu4w 6 месяцев назад
dhemaystiran intaba adan kugu huba xppt kudayashad mudantahy
@mashaallahnasramohamed1142
@mashaallahnasramohamed1142 6 месяцев назад
asamahas wa leyahay english mexee boss bich balse dadka wa kibir badntahay idhahan buuq iyo drama iyo ficil unba ku arkay dumarka intoda badan
Далее
Penalty: Portugal - Slovenia
02:03
Просмотров 1,3 млн
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Просмотров 54 тыс.
NAFTADA HA DULMIN{ TAALO}
11:35
Просмотров 61 тыс.
qiso aad u xanun badan dhamad#faadumo#mukhtaar
6:59
Просмотров 2,1 тыс.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Ruuxa nolasha fahmaay aya guleysta
15:11
Просмотров 26 тыс.
MARABTA INAAD DHAQALE SAMEYSID KUGO FILAN BARI ?
9:25
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 49 тыс.
LABADAN . SHAAY ISKA ILAALI!
11:00
Просмотров 42 тыс.