Тёмный

Gaarigii aad dhahdeen baro maxaa iga racay😂 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

23 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@shamso_1451
@shamso_1451 Год назад
Waxaad haysataa macalin lacag la, aan ah iyo waddo lacag la, aan ah aad iyo aad baad u nasiib badan tahay dadkaaga iyo dhul kaagu waa hooyo maashaa allaah allaah mubaarag
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Год назад
Abayo ilaahay hakuu fududeeyo anigu xitaa wali mabaran
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Год назад
😂waaaw❤. Masha allah kuwad waad baraneysaa Qof walba saas ayuu u baqaayay markuu bilaabey wax walba waala bartaa mar uu. Horey u soco guul guul. Magaalada lacag badan ayaa la isku baraa Adiga nasiibkaaga wiilasha aad eedada u tahay ka faaideyso 👍👍👍🤣🤣❤️🌹👌
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Masha Allah , Wlaasheen meelkasta waa baroobaysay Agricaltural, cultural and livestock waxaa kuu dhiman dugsiyada Quraan sida reer baadiya u bartaan iyo poetry ama Gabay dhaqameed mahadsanid wll.
@AminaaminaMohamed-ij6mi
@AminaaminaMohamed-ij6mi Год назад
Masha alah abaayo waan kudhagaysta lakin maanta kahor kominti kama bixin muqaladada horay usoco insha alah
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Год назад
Mashaallah
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 Год назад
ماشاء الله
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 Год назад
Hal malin ayaa lagu bartaa gariga ❤❤❤Melaha leysku baro waa leysku dhacaa❤❤
@Siilaanyo2011
@Siilaanyo2011 Год назад
Dhaqan kaaba hada kadib , qaybta gaari baroshadana hanoogu darto barnaamijyadeeda dambe 😂😂 barxadii iyo gaarigiina waa haysataa
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
Maasha Alaah Abaayo. Dadaalaa. Waa haaraa. Dadaal Inshalaah ILAAH kuufududeenaaua❤❤❤
@cakulemedia330
@cakulemedia330 Год назад
MnshAllah wllshy Ubax Cabdillaahi (dhaqan kaaba) kan hadaad si fiican u barato waad calool adagtaye gaadhiga barashadiisuna waaba calool adayg iyo maskax inshAllah Xaajiyad Helux ah ama Land Cruisal vx ah baa laguu iibin
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin Год назад
Masha alah masha alah alah haku fududeyo waad fiican tahay hore uso co huuno
@zamzamcabdiraxman5351
Mashaa Allah walashay
@Abdulnashville
@Abdulnashville Год назад
Wajiga cowro mahan indhaha furan kuwaf Gaariga hadiikale dad iyo xoolo waad xaqidontaa
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Год назад
Gari otomatic ayaa fudud marshe woow adagyahay ani 2 weeks ayaa ku bartay
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 Год назад
Mansha alaah😂😂😂😂😂😂😂😂 Maria waan kuunaxay Maria qosolkiibaa igadhamaaday geesiyad hooray usoco
@mohamedliban59
@mohamedliban59 Год назад
Maasha allah darawalad fiican baatahaye wad marwalba baburka beerta markay kuu baxdo ayaad qaraha uga soo qqadaysaaye ❤❤❤❤❤❤❤
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Год назад
Mashaa alaah dhaqankaba sasalagarabaa keep going😍
@sagalmohamed2376
@sagalmohamed2376 Год назад
Maashaa Allah.
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Год назад
Maashaa abaayo alaha kuu fududeeyo
Далее
beerteena iyo waxa kabaxa🥰
8:05
Просмотров 23 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Shaqo aanan waligay qaban ayaan qabtay
9:08
Просмотров 65 тыс.
waar daag. daag ah
17:59
Просмотров 2,5 тыс.
Abeesada waaloo heesaa😂
8:14
Просмотров 51 тыс.
Mas cagalay baagii biyaha nooga dhacday🥺
8:17
Просмотров 28 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57