Тёмный

Gabadh ka sheekaynaysa isticmaalka maandooriyayaasha iyo waxii ay badeen. 

Hereri Media
Подписаться 266 тыс.
Просмотров 137 тыс.
50% 1

Gabadh ka sheekaynaysa isticmaalka maandooriyayaasha iyo waxii ay badeen.

Опубликовано:

 

22 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 811   
@Hayaan_1
@Hayaan_1 Месяц назад
Runtii waxaad tahay qof qalbi nadiif ah alle waxaan illahay kaaga rajaynayaa in uu go'aankaa aad qaadatay uu kugu sugo oonaad dib ugu laaban , mustaqbal wanaagsan iyo caruurtaadii iyo waalidkaa oo aad dib u midawdaan insha allah. Guulayso walaal labada daaroodba ❤️
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 Месяц назад
Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi
@KIINHersiAli-yl8vx
@KIINHersiAli-yl8vx Месяц назад
@@SumayaElmi10❤❤
@UmuHamza-12
@UmuHamza-12 Месяц назад
Amiin ya Rabi
@marwamohammednour8787
@marwamohammednour8787 Месяц назад
اللهم آمين يارب العالمين
@Samawade25
@Samawade25 Месяц назад
Ducada ugu kaalmeeya gabartan soomaaliyeed in ilaahay danbigeeda dhaafo nolosheedana noqoto mid hagaagsan oo aysan dib ugu noqon daroogadii,
@samiiramohamed537
@samiiramohamed537 Месяц назад
Hablaha yar yar ee soo kacaya noloshuna u cusub tahay somalidu hka fogeeyaan inay guryaha kula nooladaan ragan la dhalan nolosha ubadka yar yar yaan la burburin subxanallah 😢😢😢
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl Месяц назад
Dadku ma wada xuma maskaxdada ciriiri waaye
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 Месяц назад
@@KhadarKeeyow-eo9yldiniyan xita lama ogola rag aan muxram ka ahyn
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
I agree with you. Qaraabo socota oo wada kufsadayaal ayeey soo xareeystaan Soomaalidu. Yahuu
@abdiwarsame4236
@abdiwarsame4236 Месяц назад
Qaabka soomaalidu isusoo dhoweysato wax badan baa khaldan. Guryaha ragg iyo dumar is gaya ayaa la isku sii daayaa. Diintuna waxay ina fartay wax kale iska daaye in walaalaha jiifka lagu kala durkiyo
@bahjaqurux599
@bahjaqurux599 Месяц назад
@@KhadarKeeyow-eo9yl ha xumadan ama yesan xumaan wa qalad ilmahaga inad qof kle xafada ukeentid xta cousins xafadada lama keeno wayaha hada jira wxba haiska indho tirin sxp ama wax alaale iyo wixi qaraabo kuu ah xafadada kuso xaree ada ka shalayn dona mrki xafadada ka dhex bilabato🙄
@araweelo728
@araweelo728 Месяц назад
She looks very brave and strong, ilahoow caawi oo go’aankeeda uga dhabee, yaa rabi himilooyinka ay rabto inay hiigsato u hirgali amin🤲🤲
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 Месяц назад
Ammin😢 I feel it wlhi
@Kifaah618
@Kifaah618 Месяц назад
Brave 💯not strong enough to kick out the bad habits
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 Месяц назад
Somali moms and dads should always believe their daughters and sons when it comes to sexual abuse, Be loyal parents, and stop worrying about what others will say or think about you.
@Kifaah618
@Kifaah618 Месяц назад
Somalis is a nation not one person stop generalising them
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy Месяц назад
Well said true 😂
@hassansaed101
@hassansaed101 Месяц назад
Gold never changes, no matter what conditions it goes through You are golden and your life is on a good path. Move forward and don't look back
@Imanx602
@Imanx602 Месяц назад
That's kind of you. May Allah make successful in this life and in the hereafter. Amiin
@hazel8882
@hazel8882 Месяц назад
Well said and the blessings to the sister Insha Allah!
@Khalidsci
@Khalidsci Месяц назад
She’s still looks healthy and well put together mentally… brave of her to speak her story
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Месяц назад
Dear parents please and please listen to your childrens and don't cause problemes to your children and give them priorite and may allah protect our childrens always.
@Adamhagler
@Adamhagler Месяц назад
Hana walaal I truly wish you all the good things in life you deserve second chance to succeed allah bless you every single moment of your life فل يا عبادى الذين اصرفوا على انفسهم لا تقنطوا من رحمة الله) صدق الله العظيم ❤️🌹
@omarabdirahman8211
@omarabdirahman8211 Месяц назад
Alle ha u siyaadiyo Alle ha u siyaadiyo Alle ha u siyaadiyo Hanuunka iyo toosnaanta. Inta kale ee dhunsan ee walaalaheen ahna Alle ha soo hanuuniyo.
@user-sw7fu4mm9w
@user-sw7fu4mm9w Месяц назад
Aaaamin.
@charkoshanghai
@charkoshanghai Месяц назад
Hana ogow Illahay Wali wa ku jecelyahay dhib kasta oo ku qabsatay cashar ka baro horay uga socoo . Gulayso ninki qarabada aha ee ku fara xumayay adigu yar . Allaha uqubo ka so saaro in shaa alllah . Amin wa maalin jimcaha jabuuti ayan kaga so ducaynaya . ❤
@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 Месяц назад
Aaamin yaa rabi
@mohamedfarah7762
@mohamedfarah7762 Месяц назад
Ducada ugu dadaala walaasheen in eeyan mar dambe ku laaban daroogada silaca baday, Ilaahow go'aankeeda u hirgali oo joogto uga dhig, aamiin.
@cmkhaliifa2345
@cmkhaliifa2345 Месяц назад
Wlhi qalbiga ayay i xanuujisey 😢 alla ilaahow inta nolosheeda ka hadhay farxad iyo naxariis sii
@abdiaziizjirde
@abdiaziizjirde Месяц назад
Ilaahay swt ha kuu fududeeyo nolosha teeda fiican ee ilaahay inoo jideeyay in aynu ku noolaano si aynu yoolka aakhiro janno ugu gaadhno qalbiga alle swt ha kuu qaboojiyo hadalkaagu qalbigayga ayuu holciyay wllhi rabbi ha kuu yasiro wllshy adiga iyo inta balwadahaasi ragaadiyeen
@amunibrahim5311
@amunibrahim5311 Месяц назад
Waalidoow ilmahaaga aamin markuu arin wayn kuusheego fadlan oo hagarab istaagin qof daalim ah oo weji wanaagsan adiga kutusa,inantan waxa heerkaa gaadhsiiyay waa ninkaa ay waalidkii ka aamineen. Ilaahay hanuunka hakuugu wado Hanaay wllo ubadkaagana ilaahay hakuu ilaaliyo dariiqaad hore umartayna kaama mariyo ❤️
@Hana-997
@Hana-997 Месяц назад
Adigo habla haysta maxaad nin ajanabiya guriga u keeneysaa ? Dadka ehel ama qaraabo oo bil'aadan horta oo waxkasta ka suuro galaan ee ka foojignaada arinkaas. Talabaad ilmahaaga garab iyo hiil ayuu kaaga baahanyahay markuu nin aad soo dajiseen guriga ku faraxumeeyo oo inaad rumeesato oo xaqiisa siisaan idinku horta markaana police iyo dowlad aad u sheegtaan. Allaha Hana caawiyo oo u booga dhayo qalbi iyo nafsiyan in shaa Allah. May she find peace in deen and salat.amin
@thechannelofflims5999
@thechannelofflims5999 Месяц назад
Runtii wll umaddeena waxay u guursadaan shahwaddooda manayaqaanaan habka caruurta loo barbaariyo, way iska dhalaan un.
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Месяц назад
Dhabankayga ilmaa qoysey alle nolosha inta kuu hadhey hakuu hagaajo qalbigana hakuu dajiyo
@yahyehassan8067
@yahyehassan8067 Месяц назад
She has beautiful Heart. Irrespective of her past, NOW she is better than alot of people.
@saidali7233
@saidali7233 Месяц назад
asc hana biixi please all somali ha loo duceeyo allah ha xifdiyo aamiin waa qalbi wanaagsan
@NadaMohamed-ev3hj
@NadaMohamed-ev3hj Месяц назад
Ilaahay sidaa hakaga kaxeeyo oo nolosha ha uqurxiyo inshallah nolol quruxbadan baan urajeenayaa walaasheen❤
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Gabadhsan waa in la cawiyaa waa muskuun allaa soo haniniyay qof waa gafaa laakin haduu ka towbad keeni waa guul ee caawiya gabadhan siiya waxsy rabto oo ah niyad dhis iyo u nasteexeyn bulshada haka saarina siiya waxsy u bsshan tahay sids lacag iyo so dhawexn wansagssn u muujiys. Ka frxiya haba ku soo qaadinana wixa ka baxda, waxii tagay. .
@kaysejama1238
@kaysejama1238 Месяц назад
Walaahi waaa geesiyad inadeer wali waad Qurux badan tahay Qalbi wanaagsan oo dahaba yaad leedahay dub hawgu noqon balwadu waa diilaaa shaqeyso oo caruurtada korso waanu ku duceyney
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Месяц назад
Inantu garab iyo hiil ayay u baahanatey. Yaa Alle make her recovery journey an easy one. Amin Amin 😢
@Nafteeda
@Nafteeda Месяц назад
Haa caano geel ayaay rabtaa in dalki laga soo siyoo inna adeerkay ayaa sidaan ahaa 1 sano ayaa caano geel dalki laga siyaay iyo dhir dhiiga naadifisaa kolka waa nin wayn oo gamacsade ah manta
@mohiadinhassanshismail8330
@mohiadinhassanshismail8330 Месяц назад
Waa gabadh qalbi fiican oo qurux badan balse wayday qof dareema oo gacan qabta . Waa wax mar walba ku dhaca dadkeena dal iyo gudaba inay waqtiga u noqdaan dhibane
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 Месяц назад
Dhibka ugu wayn ee somali haysta waxeyaan in uusan waalidku inta badan caruurta la sheekaysan haday dhib ku dhacaana aan la rumaysan hada inantaa dhibkii ku dhacay markay waalidkii usheegty lama rumaysan sababtaas baa keenaty in ay daraagis barato oo bananka ubaxado walidka somaliyeed ilmihii way korinayaan lkn maskax ahaan loo korin maayo waayo waa in ilmaha lala sheekaystaa si uu dhibka soo gaadha kugu sheego way jiraan walid ilmaha la saxiba lkn way inagu yar yihiin Xataa anigu waligy waalidkay waxba uma sheegin waayo waanba ka cabsan jiray soamlida badankeedu waa sidaa hadad waalidka waxaa usheegto armuu ku dilaa ayaad is odhanaysaa Illhy waalidkeen ha xifdiyo hana ka dhigo kuwo caruurtooda la saxiba
@Jijigawi1
@Jijigawi1 Месяц назад
Alle hakuu sakhiro nolosha walaal waad dhibaatootaye. Alle isku xidh oo diintaada ku dhaganoow
@abdifatahhassan9672
@abdifatahhassan9672 Месяц назад
Waxad u eegtahay qof qalbi wanagsan leh ilaahay nolosha danbe kuma cadaabo sidi aad aduunka ugu diiqadootay mar labaad ilaahay kuguma celiyo aamin aaamin
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Месяц назад
I feel pain for your story walaal Hana, I pray for you may allaah protect the rest of you and your children
@halimah7164
@halimah7164 Месяц назад
Same ilaahay ha xifdiyo
@MawlidHassan-to7uw
@MawlidHassan-to7uw Месяц назад
​@@halimah7164😊
@halimaali7358
@halimaali7358 Месяц назад
Amiin
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy Месяц назад
Aamiin Aamiin 😂
@Neah549
@Neah549 Месяц назад
Amiin
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 Месяц назад
Alahuakbar 😢 waa shaqsi qalbi wanaagsan se qadar rabi baa ku dhacday Allah hakuugu wado sidan noloshaada oo dhan waligaana Alle kuguma celiyo intaana danbi dhaaf hakaaga dhigo keep going you're brave woman ❤😢
@muuqsanproduction8438
@muuqsanproduction8438 Месяц назад
Magacaygu waa Cawro! Magacaygu waa Cawro. Waxaan ahay canbaar ku taala naftayda, jiidhkayga, waalidkay, walaaladay iyo inta igu hareereysanba. Tan iyo dhalashadaydii, waxaan ku garaadsaday inaan ahay noole ka duwan dhiggiisa kale (Wiilasha). Falkayga iyo kiisu way kala sooc naayeen, haday tahay fal maamuus leh iyo fal ciqaab leh labadaba. Marmar aniga ayaa isu bogi jiray, sida lay ilaaliyo ee xilka laysaga kay saaro, mar kalena wan ka ciishoon jiray fasaxa, ciyaarta iyo dabagalka aan lagu hayn wiilasha balse ani ii gaar ka ah. Markaan qaan gaadh noqday, waxaa laba jibaarmay ilaalintii iyo ka war hayntii. Waxa laygu siyaadiyay masuuliyado dheeraad ah oo aanan fahamkooda lahayn. Waalidkay iyagoo tixraacaya maahmaahda Soomaaliyeed "gabadhi god hakaaga jirto ama gunti rageed" waxaa laygu daray nin aanan waligay arag! Waxaan noqday marwo reer leh, waxaanan seegay wakhtigii dhaliyarannimo ee aqoon, waxbarasho iyo khibradba aan ku heli lahaa. Waxaan waajahay safar halka aan ku tagayo aanay ii muuqan, duruufo aanan qaadi karin ayaan la darsay. Wallac, wareer, matag ayaan isku arkay, hadii goob caafimaad lay geeyey, waxa laygu sheegey in aan uur leeyahay!. Inan yar oo waxbadani aanay uga bilownayn nolosha hooyonimo ayaan ahay. Markaan ilmii 1aad dhalay, waa lay furay, xaafaddii hooyadayna waan kusoo laabtay. Warwarkii aan ka qaaday noloshaydii yaraanimo oo aanan ku laaban karin, waxbarashadii oo aanan meel aan ka bilaabo garan waayey iyo ilmaha aan hooyaday kulasoo laabtay waxa ay iga dhigtay qof nololshaba ka quustay. Asxaab badan maan lahayn yaraantaydii. Mid iyo laba ayaanu wax wadaagi jirray. Habeen ayaanu aroos isku raacnay inan asxaabtaas ka mid ah, si aan jawiga usoo bedesho. Markii aanu kasoo baxnay arooski, gaadhi ayaanu soo roocnay. Gaadhiga waxa wata wiilal ay iyada is garanayaan, sheekada iyo sida laysula haysto waan dareemey inay aad isu yaqaanaan. Laakiin anigu lama haysto waxaas oo fikir ayaan ku maqanay. Dhirbaaxada saaxiibtay ayan kusoo hambabaray, "Hee!" Ayan idhi. "Waad naga maqantay, waadna nala joogtaaye, maxaa jira ayay igu tidhi"... "Waxba!"... ayan ugu gaabiyey, anigoo is adkaynaaya. Waxa ay igi tidhi: "Waan dareensanay inaad fikir ku maqantay, hoo laba jeer nuug, jawigaagu wuu saxmayaaye, fikirka, culayska iyo waydiimaha nolosha ee aad jawaabaha u la'dahay waad ka dhex baxaysaa... Waan u qaadan waayey waxay igu leedahay nuug. Wuu qiiqayaa, sida sigaarka! laakiin waa wax ka ur duwan. Kama filayn inay balwad leedahay saaxiibadday. Fikirkii ihaystay waxa iigu darsamay shoog. Diidmo fara badan kadib waxan isku dayay inaan tijaabiyo waxan. Waligay meel sigaar lagu cabaayo ma arag wax kalena hadalkiisaba daa! Naqaskii 1aad ee aan jiiday waxaa isoo qabtay matag, waxan isku daray qufac iyo dhareer aanan xakamayn karin. Wax yar kadib waxaan noqday sidii gaadhi indhuhu daciifeen, baadadka ayaa isku kaysoo ururay, aragaygaa soo gaabtay, hadalkayga iyo dhaqaaqaygana caajis ayaa galay. Waxaan dhex muquurtay jawi xiisihiisa iyo xamaasaddiisa wata. Farxad hor leh ayan muquurtay, wax kasta oon ka fikiraayeyna way i daayeen. Sheekada, heesaha iyo noocowda dhacaysaa waa waxan aanan dareenkooda cabiri karin. Habeenkaas ka dib, waxaan noqday qof kale. Waxaan culays kala kulmay inan jawi caadi ah ku nagaado. Raadinta adeegan cusub ayan u holan jiray marka aan caadi noqdaba. Noloshaydiina waxaa hadheeyey daruuraha mugdiga iyo maan dooriyaha. Helitaanka adeegani waa jid wada qodxaa oo aan sahal lagaga bixi karin, markaad inan (gabadh) tahayna kabasii howlo badan. Wadada yari wadada weyn ayay kugu ridaaye, raadinteedi waxa ay i bartay xidhiidho aad u badan, iyo dhalinyaro wiilal iyo gabdhoba leh, oo bah wadaag ku ah isticmaalka adeeggan. Maalinba ta ka dambaysa waan kasii durkaayay waalidkay, walaaladay, ilmahaygii iyo gurigayagiiba. Waxan u wareegey guri kale oo ay asxaabtu degentahay. Wax aan qabtaa ma jirto, maalintii oo dhan gurigaas ayn dhex joogaa, habeenkiina waa jawi raadis iyo magaalada oo aan gaadhi kusoo wareegno. Talo adduun halkaas ayan ka joogaa... Balwaduhu waa jaamacadde, marka tii aad baratay waxba kuu tari waydo lana qabsato, waxaa khasab noqonaysa inaad mid ka duwan kana waxtar badan la macmiisho. Kiniinada iyo irbadaha xanuunnada khatartaa loo qataa, ha ugusii halis badnaadeene. Ugu dambayn, hadii la i waydiin lahaa maxaad jeclaan lahayd,? Waxaan odhan lahaa: "waxa aan jeclaan lahaa, nolol tan ka duwaan. Nolol aan lahayn balwad, nolol aan la qaato waalidkay, walaaladay, qoyskayaga iyo ilmahayga yar. Waxan jeclaan lahaa inaan garto waajibkii lay abuuray iyo hadafka aan nolosha ka leeyey xaqiijinyiisa. Waxan jeclaan lahaa inaan wax barto, aqoon yeesho si'aan bulshadayda ugu anfaco. Waxan jeclaan lahaa inaan ahaado hooyo ka duwan tan aan maanta ahay. Waxan jeclaan lahaa inaan marwo reer leh ahaado, ubadkayga daryeelo mustaqbalkoodana ka fikiro. Waxan jeclaan lahaa, inaan waalidkay iyo walaaladay sharaftooda dhawro, in marka lay arko wanaag lagu xasuusto. Waxan jeclaan lahaa, bulshada oo aan igu takoorayn inaan balwad leeyey, waayo inantu si walba oo ay tahay gurigooda meel u dhaanta ma heli karto, wax walbana waa u halis hadii aanay garab haysan. Waxan jeclahay kuna hanweyney inaan mar uun mugdigan kasoo baxo, noloshayduna isu bedesho dhanka wanaagsan ee Alle iyo ummadiisuba ka raalida ka yihiin. By: Abdiraman Iman
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 Месяц назад
Insha allah ilaahay hakaa madoweeyo😊
@Randa17
@Randa17 Месяц назад
Allah ka madobeyo oo kutuso dariiqa saxda ah.😢
@abdiwarsame4236
@abdiwarsame4236 Месяц назад
Naftaada ayaad khibrad ku qaadatay maxsuulkii ka dhashayna ma aadan jeclaan. Qofka inta aanay ka bixin fursado ayuu u haystaa in uu raadiyo nooca nolosha uu doonayo.(ma sahlana) . Hadda xaaladdaadu wey ka gudubtay .....fikir, doonis iyo tijaabo. Waxa aan kaa yeelayn oo dagaal kugu qaadaya naftaata jidhkaaga bayadda aad ku jirto iyo asxaabtaadaba. Waxaadse ka nasiib badan tahay kuwa soo baraaruga marka ay naarta indhaha ku dhuftaan,( calaacalkooda waxaa ka mid ah raboow madaxdeena odayaasheena nafteena ayaanu warkooda maqalnay......iwm.). Xaaladda aad ka sheekeysey haddii sida aad u sheegtay ay tahay hawl iyo legdden adag ayaa ku sugaya.
@keyfcabdi9287
@keyfcabdi9287 Месяц назад
Xanuun badanaaa ,walaal ALLe wàa naxariis badane dhaafid badane naxariista ALLe haka quusanin ,ALLe isku dhiib cafis weydiiso inuu kaamadoobeeyo katuug ogow adoonka qaldamay ee ALLe ulaaabta rbbi wuu jecelyhy ,wali fursad baaad haysataa salaada iyo quraanka aqriskiisa baddi i.a waad kagudbeee ,allow dhibaatada ummada soomaliyeed haysata iyo qofkastoo oo nolosha ciriiri kudareemaayo yaarabbi kadulqaaad
@Umumaryama
@Umumaryama Месяц назад
Go aan adag qaado maantey jaanis ayaad heysataa Allah lakaasho oo bari kana fogow asxaabtaas waxaas kubarry kadib wax walba wey kuu hagaagayaan insha Allah waana kuusoo duceynayaa Allah faraj qeyr qaba hakuu furo lkn ogow maantey waa aduun barine waa Aaqro miirkaagane wuu joogaa oo qof aan laxisaabineyn matid Allah haku caaeiyo aamiin aamiin
@mohamedyussuf5545
@mohamedyussuf5545 Месяц назад
Qofka wanaag sani ma isqariyo nolol kasda iyo duruuf kasda oo ay somarto walhi she’s very strong 💪 ❤
@GureyJr
@GureyJr Месяц назад
i feel emotional wlhi waxaas oo dhib ah waxay ka kacday nin daalim ah oo gabadhaas faraxumeeyay xilli ay aad u da’a yarayd waxaanay u baahnayd oo kali ah waalid dhagaysta iyo dhibtii ay ka cabatay cid ka damqata lkn may helin nasiib darro waalidka soomalida haysata weeye illaahay ha kuugu wado soo kabashada wll hanna ❤
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 Месяц назад
I Agree with you Waalidka Somalida inta Badan Ee Qurbaha Caruurta Hanna oo Kale ah Dhibka Soo Gaaro Eyagaa Ka Masuul ah Hanna Waa Fariid Allaha Caawiyo Waa Qof Qalbi Fican Mustaqbal Fican ayaa Allah Oga Baryayaa Aamiin 🙏🙏🙏
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 Месяц назад
amiin amiin
@hassanmogow6447
@hassanmogow6447 Месяц назад
Alhamdulillah Allah kaa soo badbaadiye baa mahad leh ee salada ku dadaal wlshy qaali.Tan kale isku day inad anti-drugs activists inad noqota,sifa da'a yarta hormuud ugu noqotit.
@bushratriebener8113
@bushratriebener8113 Месяц назад
Gabadhaan waa qof aad u qalbi wanaagsan, waxaan aad uga helay sida ay ilmaheeda u jeceshay ugana amaanayso. xataa waalidkeeda wax xumaan ah kama sheegin, waxay tiri caruurtayda gaaladii Alla waa iiga badbaadiey maashaa Allaah. waalidkay baa ilmahayga ii badbaadiyey, waad dadaashay si aad noloshaada wax uga bedesho keep going and well done.
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan Месяц назад
This video should be awareness to All Somalis around the world. Muuqaalkani waa inuu noqdaa mid wacyi galin ah oo dhalinyarta Somalida uga diga balwadaha ah. Drug is bad. Stay away before too late. Im ex addict and clean for 20 years.
@charkoshanghai
@charkoshanghai Месяц назад
Good for you walaal
@sheekhcumar9590
@sheekhcumar9590 Месяц назад
Waa runta wll 😢 True pro
@Hana-997
@Hana-997 Месяц назад
Masha Allah
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Месяц назад
Masha Allah Alxamdilillah
@Nafteeda
@Nafteeda Месяц назад
Drug Kama bilabaan xafadaha nimaanka la’ keenaayo hala iska eego
@aminaissa7307
@aminaissa7307 Месяц назад
Barakaahu fiik, habo waa dadaashay waana ducaysan tahay taas waa xaqiiq, In shaa Allah maanta waa jimco waan kuu duceeyn doonaa. Sababtoo ah sida kaa muuqato qof waxaa tahay ka xun xaladaas aad soo Marty adana aad dadaalauso sidaad ugu bixi lahayd habo walaahi waa I so jiidatay. Allah SWT waxan kanga baryayaa in aad aduunka wanaag ku dhamaysato aqirana JANNO FARDOWSO ku galiyo Ameen Yaa Rabb!
@DUlol
@DUlol Месяц назад
Walaalo waxaa tahay stong person. Manta waa jimco waa kuu duceyay . Alle kuguma celiyo dhibka aad soo martay
@Cazuuz
@Cazuuz Месяц назад
It’s painful wllhi. Duruufuhu aadmiga way beddelaan qofka adagna waa uu kasoo kabta sida gabadhan, Hana biixi waa qof daacada oo qalbi wanaagsan oo waayay qof fahma waxan ilaahay ugu baryayaa inaanu wadadii hore ku celin uu siiyo aqoon iyo ogaal wadada saxda ah ku haga. #Staystrong Walal Hana.
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 Месяц назад
Wllhi inan qurux badan weye se dulaysta helay alla hableheeeni cadow baa helay ilaahay ha ga madoobeeyo qof qurux badan baad tahy da'daa iyo sida u egtahy is malaha qof qurux badan baad tahy wllhi Hanay guulayso wllo insha allah ❤
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Месяц назад
Subxaanalah Ilaahay ha u gargaaro ummada somaliyeed, gaar ahaan haweenkeena somaliyeed, ilaahay hakuu gargaaro walaal idamka ilaahay guulayso.
@maxadtidhiyaa2696
@maxadtidhiyaa2696 Месяц назад
😢😢😢walahi calosha iga xanuntay dhibkay martay hadii walidku aamini lahaa markay dhibka u sheegatay dhibkan oo dhan wey ka badbaadi lahayd waalidoow caruurtina haday idin tidhahdan qofkas aya wax igu sameyey aamina oo baadhid gala SubxanAllah ilmaha hala ogaado walidoow intad reer hebel iyo baalayo ku maqantihiin 😢😢😢
@saedaliadem7699
@saedaliadem7699 Месяц назад
Walal ilaahay dibkuuguma celiyo dhibkii aad soo martay ilaahay waxaan kaaga rajaynayaa mutaqbal ifaya waalidkuna waa in ay caruurtooda lasaxiibaan oo ay wax ka dhagaystaan Allah ha inagusugo guusha labada daaroodba❤❤
@user-id1mh6ol6l
@user-id1mh6ol6l Месяц назад
Walaahi way ixanuujisay gabadhas qisadeeda ilhay waxaan baryahayaa in ilhay uusan dib ugucelin balwadas qabigeedana ilahay udajiyi cafimaadna siiyo iyo nolol fican mideeyo ayada iyo caruurteeda amiin 😭😭😭😭😭
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Месяц назад
Waa qiso xannuun badan. Allaha kuguma celiyo Hannaay wixii dhib aad soo martay. Allaha kuu adkeeyo hannuunka iyo caafimaadkaba. Inanyar baad tahay hore u soco habo mcn. ❤❤❤❤
@hodoali5714
@hodoali5714 Месяц назад
Qaliyey Alle haku barakeeyo oo dib kuguma celiyo dhibtaas inta kale ee ku jirta Alle hakasoo saaro aaamin ❤
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 Месяц назад
I feel pain for your story, Allah protects you my Sister.
@musemuse417
@musemuse417 Месяц назад
Allah SWT ha inga towbad aqbalo. Runtii gabadhan, waa qof aad iyoaadu maskaxwanaagsan oo dhaqanka Sooma ssd aliyeed iyo luqada Soomaaliyeed aad u taqaan oo u muuqata inay hada wadanki ka timi. Allah ha ka tobad aqbalo oo haka badbaadiyo sheydaanka inuu markale qabto kuna celiyo camalki xumaa mustaqbalkana ha inoo hagaajo.
@Innamadar
@Innamadar Месяц назад
Ilahayo ka masax oo ka madoobee balwada iyo wax kasta oo dhibo so martay. Waa inan qalbi wanagsan oo duriufo adag so bartay. Walalo ilahay ayaan ku baryaa inu qalbigaa farxad iyo naxariis galiyo❤❤❤
@hindaqueen6503
@hindaqueen6503 Месяц назад
Ilaheyow qabiga u deji yarabi rumahantihi wa qisa adad u xanuunbadan 😢😢 dhilahewo ina dhaban dhibka ka qadka yarabi
@user-jk2ev6sh1g
@user-jk2ev6sh1g Месяц назад
Rabi ayaa ku mahadsan soo hanuuniyay, caafimaad ayaan urajeynayaa gabadhan iimaanka ka muuqda iyo sida ay alle uga mahadinayso nicmooyinka uu ku manaystay ayaan caadi aheyn. tani waxay farriin utahay dadka u ordaya qurbaha gaar ahaan wadamada gaalada
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri Месяц назад
Allah badbaadiyo walaasheen. Aad ayey udagantahay, fahansan dhibka ay kudhacday. Waxay ubaahantahay qof gacan qabto oo kawarhayo. Mar haday salaadda tukanayso kheer badan ayaa loo rajaynaya ee ducada ku kaalmeeya.
@miskinah2036
@miskinah2036 Месяц назад
Yaa Allah qofka muslimka ah Waa kufaa lkn awooda Allah swt Waa soo kabsadaa hadana Hana Allah kuguma celiyo nolashii mugdiga ahayd! Salaada ku dheganoow!🌺
@yoolpodcast
@yoolpodcast Месяц назад
Hanna waa shaqsi wanaagsan oo noloshu garba duubtay! Mustaqbal iyo nolol sareedo leh ayaan u rajeynayaa.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Месяц назад
Ilaahay SWT ha xifdiyo oo ha u gargaaro dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, dhibka iyo daroogada Alle haka madoobeeyo, walidiinta soomaaliyeed ha dhagaystaan caruurtooda oo ha garab istaagaan wakhtiga adag fadlan, AllahummAllahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢
@sharmarkesaid5562
@sharmarkesaid5562 Месяц назад
Hana waa qof adag oo karti badan fariidna ah, waxaadna ku garan taas sida iyadoo kaligeed ah oo aan caawimaad haysan, ay isugu dayaysay mar walba inay is-beddal samayso, maanta wataas Ilaahay waafajiyay. Dhabbihii fiicnaa ayay qaadday Hana ee Alle haku sugo. Soomaalida meel walba ku dhibban iyo Muslim kaba Alle dhibka haka dulqaado.
@user-jn2yn9me2p
@user-jn2yn9me2p Месяц назад
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله Illaaheey ha ku Xafido Inshaa Allaah Guulleeyso Wallaal
@abdirashidisse6792
@abdirashidisse6792 Месяц назад
Waa’qof daacad’a oo aamintay qadarta kudhacday, waxaan urajaynayaa Mustaqbal ifaya iyo Badhaadhe.💥
@mohazvlogs8510
@mohazvlogs8510 Месяц назад
Daruufah aadmiga wey badalan qofka adagna waa kaso kabta sida gabadhan walshey ah alx wxaan kuu rajeyna nolasha tan igu quruxda badan if iyo aaqiro wlshey 😢❤❤
@amalali6668
@amalali6668 Месяц назад
Alle swt wxn kaga baryayaa in uu ka madiweyo alle waa muqalibul quluub alle quluubtada cabsidiisa io wangiisa haku badalo alle shaydankana kana haka qabto alle awladada io adi hydiin mideeyo 😢😢😢😢😢😢😢 allhuma ameen
@AbdiEgal-q6w
@AbdiEgal-q6w 3 дня назад
Runtii waa gabar caqli iyo qalbi wanaag isku darsatay masha Allah walaal Alle swt waxan kaaga baryayaa inuu qalbigaaga Diinta ku sugo owlaada iyo waalidkana baari kaaga dhigo❤
@AhmedSaid-gp8fy
@AhmedSaid-gp8fy Месяц назад
She looks very brave and honest. Indeed she experienced a lot of problems which damaged her life and felt more pain. We are very sorry for what happened to her and I hope Allah may protect her to reuse these drugs and cause all these problems. I can feel that she has very good parents who are often informed to stop drugs and save her kids. We beg from Allah to protect this young mother and change her mindset to not ever reuse and back to heal life
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Месяц назад
Aad ayaan uga xumaaday dadka yaga soomaliyeed ee caalamka ku silcaaya alle ha hanuuniyo intii xumaanta
@rahmamohammed2294
@rahmamohammed2294 Месяц назад
Suballah such a brave girl,i feel sorry for the pain you goes through in your childhood,it show your inner strength to come up and speak your thing on here ....i don't get it why family Don't trust their babies and protect from such kinda ting naa hanacebeniin ayaa lagugudahay ...what a mess...we need to break this circle and protect our baby at all cost❤, abayo go to rehabilitation center and get clean , you should start to change your lifestyle from the little thing , xoroo usocoon huuno, don't listen to haters💌
@iidaanz
@iidaanz Месяц назад
She is so strong 💪🏽 walhi and she is make me a cry 😢Oh walal allah ha ku quweeyo iimanka jidkaa saxa ah eed haysidna ha kuu Sahlo, dibna allah kuma cesho ❤✊🏽 never look back waligaa😍
@Maan_214
@Maan_214 Месяц назад
Ninkii gabadhan dhibka ugeystay ee sababta u ahaa in waxan oo dhan ku dhacaan waa in la raadiyo. Waalidiinta soomaaliyeedow caruurtiina dhagaysta oo waxay idiin sheegaan Ha beenina ee caruurtiina caawiya. Eebbe haku caawiyo walaal.
@Suzu4355
@Suzu4355 Месяц назад
Waxs dhan walidkaa u sababa inta nin ajaniba guriga inta guriga u keenen hadana aamini waye carurtoda
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 Месяц назад
Dhibka somali haysta ayaa ah in aysan waalidku ilmahooda kolsoni siin oo aysan la sheekaysan haduu ilmuhu dhib ku dhaco la rumaysan maayo waalidka somaliyeed intooda badan ilmaha waa la dilayaa qaylinaya la rumaysan maayo ka dib ilmihii runba baran maayo inuu kuu sheego markuu wax sameeyo wuxuu is odhanaya armaa lagu dilaa dilkaas isaga oo ka cararya ayuu been barty maalinka wax ku dhacaan ee uu run usheego waalidkii waa beentaa baa la odhanaya markaas buu bilaabaya in uu gurigii ka cararo Illhy waalidka somaliyed ha xifdiyo xaqana ha waafajiyo
@eidsead3143
@eidsead3143 Месяц назад
Nin soomaliyeed oo walaasheed qabay ayaa galaaftay nolosha gabadhaas iyo waalidiinteed oo rumaysan waayay Eebe dib kuuguma Celiyo walaal.
@MarianAMusse
@MarianAMusse Месяц назад
Ilhay SWT ha u gatgaro gabadhan iyo inta dhibato haysato Ameen.
@xildidxirsi5513
@xildidxirsi5513 Месяц назад
Ilaahay nolol ta ugu fiican ha kusiiyo aakhiriyo aduunba Waxaaa tahay qof qalbi fiican oo diin iyo damiir wanagsan ilaahay siiyay
@user-jz3wx9gr9z
@user-jz3wx9gr9z Месяц назад
Wlaidku waa qali alle ha ina hanoonsho. Gabadhan miskiinta alle wxn uga barya in rabi ugu wado hanoonkaas dhamnteena rabi ina hanoonsho❤
@samigabas
@samigabas Месяц назад
Wow, Mansha’Allah. Allah ha ku guuleeyo Walaal. 🌹🤲
@HassanAli-me8tj
@HassanAli-me8tj Месяц назад
Allha haka saaro dhibatada daragiska
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Месяц назад
Qaladka ugu weyn waa waalidka aan xariir fiican la laheyn oo aan dhageysaney ilmahooda markey u sheegasn dhibaatada haysato. Ilaah ha caawiyo gabadhaan wey dadaalee.
@mohamedmustafe8105
@mohamedmustafe8105 Месяц назад
Alle ha u gargaar hana, khayr iyo guul baan kuu rajaynayaa.
@shibis100
@shibis100 Месяц назад
Walal aduunka nolashiisa waa iska imtixaan waxba ha ooyin masha alah waxaa tahay gabar geesiyad ah.
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 Месяц назад
Maskiin ilaahow caawi waa qalbi nadiif riyooyinkeeda rabi ha urumeeyo
@AbdillahiDalmar
@AbdillahiDalmar Месяц назад
Waa qof qalbi wanaagsan, oo garab iyo qof wadada tusa waayey bilowgii hore, hadana waxa aan ilaahay kaaga baryeynaa in aanu kugu celin meeshaa aad kasoo laabatay. Aqoon iyo ogaal wadada sax ah kugu hagana haku siiyo.
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Месяц назад
Walahi malaayiinbay dhacda nimanka familyka ka tirsan ee guryaha lasoo dajiyo walidkuna ilmaha beenalay u yaqaanan waa dhqan aad u xun 😢😢 plz guryaha caruurtu idin joogay nin family ah haso dajinina any family member
@universeboy6304
@universeboy6304 Месяц назад
Ilahay ha ka caafiyo Aamiin
@archialleli6516
@archialleli6516 Месяц назад
Ilaahay haka madoobeeyo walashen iyo dhaman walalaha kale ee aynan arag dhibkan qaba Aamiin aamiin aamiin
@dilaalnet
@dilaalnet Месяц назад
Alla ha xafido wlashey Aaamin yaa rabi
@mayaj9314
@mayaj9314 Месяц назад
What a beautiful soul❤️ May Allah guide you and protect you sis the best amongst us go through the hardest test may Allah make your journey easy. Stay strong
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Месяц назад
Aad iyo aad Ban ugaa naxay. Walaal hana. Allah noshada inta ka dhimaan wax kasto aad jeceshahay haku fududeeyo walaalo ❤
@ikraancali4380
@ikraancali4380 Месяц назад
Emotional ayan noqtay ilahay swt dhib Kuma tuso farash khayre qaba haku furo Amin ❤
@ahmedibrahim5165
@ahmedibrahim5165 Месяц назад
Alle ha ku guuleeyo dadaalkaa ay walaasheen ugu jirto inay nafteeda ku horumariso. Casharka ugu muhiimsan ee sheekadani xambaarsan tahay waa in waalidku si dhow ula socdaan ubadkooda isla markaana ay ka war hayaan wixii ay dadka kale u geysanayaan ee dhibaato ah.
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 Месяц назад
HANA BIX HBO❤ THANK YOU SO MUCH FOR SHARING YOUR STORY. I MADE DUA FOR YOU HBOY. It’s very true without connecting with ilahay nothing works for us. Sala, dhikir, quran, good manners and being grateful to ilahay is the food and nourishments that our SOUL NEEDS.
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Месяц назад
“Verily, Allah sends astray whom He wills and guides unto Himself those who turn to Him in repentance.” (Qur'an 13:27) Yaa Rab “guide us with those whom you have guided”🤲 Aamiin.
@user-lp5hp8xx3y
@user-lp5hp8xx3y 16 дней назад
نسأل الله لك الثبات والفرج وتسهيل أمورك يارب 🤲
@sagalapdirisaq7864
@sagalapdirisaq7864 Месяц назад
Nolol tan ugu adag laso kulantay inantan😭 Halka Ereay aan ka naxay wxay aheed"walidkay ima Rumaysanin"😭😭
@DeeqaDegen-iq6yw
@DeeqaDegen-iq6yw Месяц назад
😢😢
@CabdiwalinuurYahye
@CabdiwalinuurYahye 23 дня назад
😢😢😢
@CabdiwalinuurYahye
@CabdiwalinuurYahye 23 дня назад
Sagal is ilaali adiga aad iyo aad😢
@ismaaaciil
@ismaaaciil Месяц назад
Waa gabadh walaasheen ah oo toobad keentey, runtii indhahayga ilmo ayey ka keentey. Waxaan u rajeynayaa in Allah u qaboojiyo qalbigeeda go'aankeedana uga dhigo mid ay ku guulaysato. أمين
@nasserabdallah8185
@nasserabdallah8185 Месяц назад
Mashallah wallah runti wa gabadh aqli badan qalbi wanagsan ilahah noloshada inta ku hadhey sida aad rajeyneyso ha kuu yeelo
@Hanifar85
@Hanifar85 Месяц назад
Gawadaas waalid kheir masul ah aya illaahey kaberey , Allah aya kumahadsan nolosheda dib ugusoceliyey
@axmedqani314
@axmedqani314 Месяц назад
Masha Allah rabi ha xafidi aaqiro Aduun walasheen waa qofa qalbi furan
@wadania932
@wadania932 Месяц назад
Dumarkan rer Germany 🇩🇪 ayuu arinka maanta haysta. Buufin gaas ayay cabaan , shisha iyo khamri. Carurta walaga qaata. Dhibaatada qurbaha
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 Месяц назад
Subxaana Allaah Somaliyeey isku daya in Arintaa wax laga qabto, Wacyigalin iyo wada Dashir Meeshaa Jermaine Uma bogie yaa Rabi
@naadiyamohamed7324
@naadiyamohamed7324 Месяц назад
Jarmal wan ku nolahay walina man arag nag sikhramada walahi
@NoName-zf7lv
@NoName-zf7lv Месяц назад
@@naadiyamohamed7324Sxp German ayad wax yar joogtaa markaa hadad leedahayba saas bro gobalada ugu badan ee beerta lagu wada jiro waxa kamida München Kassel Baden-Württemberg iyo kuwa badan allah nuu sahlee
@Munasagal
@Munasagal Месяц назад
Raga ka waran Germany sida ay iskugu shubaan Khamriga
@mohayare8021
@mohayare8021 Месяц назад
Naagaha jarmalka joogo drugs miyeey is ticmaalaan Maba ogeeyne😢
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 Месяц назад
Waalidka waxaaso dhan sabab u ah ilahay hakaa masaxo balwad cagimadn alle haku siiyo nolol cusub oo qurx badan baan ku rajaynayn
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Месяц назад
Waalidoow caruurtiina la saxiiba, haddii kalena aduunkan wareersan eed caruurta kusoo lug goynaysaan ka daaya bilaahi caleykum, Allow ka madoobee🤲🏻🤲🏻😢😢
@bashman345
@bashman345 Месяц назад
May Almighty Allah accept your repentance and guide you to the right path sister You are wonderful and strong girl
@saidaabdi7147
@saidaabdi7147 Месяц назад
waa wax aad u xanuun badan Alle waxan uga baryeynaa dambi dhaaf iyo inaanu mar kale ku celin nolashaas cadaabta aduunyo ah, Allaha idin xifdiyo adiga iyo awlaadaadba,
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x Месяц назад
Rabi ha kaa madoobeeyo wll Oo dib kuuguma celiyo inta ku jirtana allah ha ka soo saaro Aamiin
@heyabayo
@heyabayo Месяц назад
Wow Mashallah beautiful recovery may Allah protect you and your children Amin.
@bushraisaaq7266
@bushraisaaq7266 Месяц назад
Wallahi shame on every mother who doesn’t believe her child. Why were you having them if you can’t protect them from harm or at least help them when they deal with harm. Ya Allah wallahi some people don’t deserve kids. May Allah keep giving you the strength to keep healing.
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Месяц назад
Absolutely true 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲.
@libankaramo9337
@libankaramo9337 Месяц назад
ILAHAY nolosha hakuu fudaydiyo walal aamiin, waa fariid waalidkeed dayacay
@mahamadali4031
@mahamadali4031 Месяц назад
Allah subxaanu watacaalaa hakaa madoobeeyo din dambena kuuguma celiyay ilaahy idamkiis. You are very strong walal Hanaa. Dhibta AAD Ka sheekaysay AAD bay ii taabatay. Waynu kuuso ducaynaynaa wll macaan. Asxaab wanaagsan sameyso. Dhaqaalaha haddi UU Kuu saamaxo soo cumreyso oo masjidka barakaysan kusoo ducayso.
@sahala.moktar9308
@sahala.moktar9308 Месяц назад
Ilaahay kuguma celiyo maandooriyaha 😢Allaha kaa caafiyo. Nolol khayr badan baa kuu rajaynaa walal
@user-zs1ju4qr6m
@user-zs1ju4qr6m Месяц назад
Waan ku soo ducaynaya habo Inuu ilhay wax dhib danbe ku idmin caruurtada korsato ya rab dhibkan a kaa saaro alahuma Aamiin 🌸💖🥰
Далее
小天使和小丑离家出走#short #angel #clown
00:36