Тёмный

GABADHII NINKEEDA OO NACAY NAAG KLANA KARAACAY SI LAYAAB LEH USOO CESHATAY INUU BOQORAD KADHIGTANA 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

6 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@farhiyanuurabdulle8390
@farhiyanuurabdulle8390 Год назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته walalayal waxaan idinka codsanayaa inaad iigu so duceysàan wiilkayga yar bil iyo toban malin isbitalka iiga jiro inuu ilaahy isbitalka iiga soo bixiyo asagoo nabad qabo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Abaayo alaha noo caafiyo nuunaha niyadana qeer usheeg inshaa allaah wuu kuu caafimaadaa asagoo nabad ah alaha gurigiisa kusoo celsho yaa rabi yaa raxmaaan waan kula dareemaa hooyanimada
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Год назад
Ilaahay hakuu caafiyo cunugaaga inshaa Allah way hagaagi
@sihaamabdirizak8165
@sihaamabdirizak8165 Год назад
I.n habo alle haku cafiyo
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan Год назад
ilaahay hakuu caafiyo xbbty, adna qalbiga haku qaboojiyo ajar na hakaa siiyo
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 Год назад
Ala ha ku cafiyo abaayo
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞
@farduuzaaweysshukulatiini6922
Scw
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Год назад
Sheeko qabyo ah ima anfaceysee ina adeer ha iga habsaamin midaa hadaaye soo dhigtaa dhax iimareysee😂😂😂😂ina gobdoon♥️love you abaayo thanks for your effort aad nagu bixineysid everytime👑🥰👍👍👍allah kula garabgalo hawlaha🤲♥️
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
❤️❤️😘😘😘😘😘
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Год назад
Another level ayane comin soon 200k i.a❤️
@maryanosman4076
@maryanosman4076 Год назад
That for ur beautiful story and advice always ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍😍😍this story give us a lesson
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurta iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 Год назад
First ayaaneey ayaantaan naayaa waa Naka deeysaye💅😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
🤣🤣🤣🤣
@rumaanahmed4359
@rumaanahmed4359 Год назад
@@ayaangobdoon3254 indha weyney wa ku jeda ina naso firinayside wa ku salamay xabibti 🤭🤭🤭
@sacdiyoladan414
@sacdiyoladan414 Год назад
Way ilowday kkkk
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
@@rumaanahmed4359 kaaqaaday qaali
@habibamohmud1605
@habibamohmud1605 Год назад
ayaney wa ku salamay aad iyo aad ayan u jeclahy shekooyinkaga iyo qaabka uSo gudbiniso shukrn xbbti
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
Wlhi nin wanaag maleh Waligaa nin wanaag hawgalin adoo isleh wuu kuu fiicnaan doona, lacag aad ledahayna hayska siin mid aad ka qaado mooyee, wlhi nimankii aduunka ayaan unacay uf🤮😷😏😏
@saynabmaxamed5719
@saynabmaxamed5719 Год назад
Qali waa runta walahy
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Год назад
Somaliyaa ku mahmaaday jirax kujiid har kakugu jidee hadikale adaa jirax lagugujidaah
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Ruunta weeye munera, adiga isbadeleyniinee adidga hormaar gaar, ninka lacag haku tageeriin, adiga isoo soo bixi, adiga is quurxi, guurigaaga quurxi, caruutaada aya beeri ku anficiiye caruurtaada hoogada geeli, ayaaga ku xiliin. Asaaga dambi haka geelin, si ficaan oola noloow. Hannti uu isaaga ogeyn yeelo oo waayo haddi u ku ogaado inaad hormar aad sameyneeso wuu ka maseyraya oo si kale haddi u kaaga reeyn waayo wu kula guursan oo madax wareer ayu kuugu riidi wa hubaal taasi. Sidaan umu ruweyda marki horeeba uu laha meel kasto ka soo fariiso siir ba u duugneyd ee hadda ismu baadeliin
@heegomuuqdheer7060
@heegomuuqdheer7060 Год назад
Jirax maxaa ka wadaa abyo
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 Год назад
Ayann gabdonn wastapp qiso oohinn Ninke
@xabiiboibraahim2810
@xabiiboibraahim2810 Год назад
houssein
@suadmire7450
@suadmire7450 Год назад
Asc Mashaallaah my lovely sister allahakubarkeeyo amiin amiin ♥️♥️♥️🌹🌹🌹
@luleyfarah9575
@luleyfarah9575 Год назад
Masha Allah abaayo, sheeko qurax badan... love from Sweden ❤️❤️❤️
@hamdialiabdullahi3040
@hamdialiabdullahi3040 Год назад
Gabadha kaliyah e markaan xanaqaba an muqaladeda dib u firsado markasaba dhiragalin I ah masha allah
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 Год назад
Masha Allah xppti alle hku xifdiyo wan ku sugaynaa
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
Masha alaah waa qiso aad ufican magaladayda ayaba kadhavday qisadu waan kusalamay xabbti❤❤❤
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 Год назад
Wcs Ayaaney abyo allh ku sharfo wlhi anoo gbr ah oo wali aan gursan baan wax badan kaa faiday janada allh kugu deeqo🤲🤲💖💖💖💋❣
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 Год назад
Msha allh
@ugbaadibraahim7052
@ugbaadibraahim7052 Год назад
Waxn sugapa masha allha thnkz mcnto 🥰🥰
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Год назад
Waa sheeko fiican thanks wll ayaan cadey
@samiiromaxamad6180
@samiiromaxamad6180 Год назад
Wcs xppti qalbi waxbadan ayaa nabartay mahadsanid indhaha ayaa nofortay hormuud aya notahay xppti waan kujiclahay xppti mar ina kola kulmo ayaan rajaynaa xppti
@queensabrinnah4284
@queensabrinnah4284 Год назад
Masha Allah ayaaneey qisada manta waa macan ee la soo dhakhso plz🙏
@shukrishiikh6788
@shukrishiikh6788 Год назад
Wcs ayaanteyda masha allah xbbti waan sugaaye sheekada masha allah balanka waad kaso baxday sidaa horayba usameyn jirtay
@ayaandarwiish2768
@ayaandarwiish2768 Год назад
Samidey Ayaan cadey slaan sre💖💖💋💋💋💋💋💋🥰
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 Год назад
Habo mcn thankz ayaan queen
@maxamedsiciid4841
@maxamedsiciid4841 Год назад
Masha Allah qaali ilaahy ha ku xiftiyo xgee ku nooshhy qaali
@queencaisha8230
@queencaisha8230 Год назад
Shukrn xabibti marti bana ku ahaya❤️❤️🌹🌹
@warisabdi9576
@warisabdi9576 Год назад
Qali ad iyo ad ayan kuu salamay xabibti❤
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 Год назад
M.a mcn bdn ayaan wllhi waan sugaayay said m.a
@jamiiladagaan6774
@jamiiladagaan6774 Год назад
Balantadii waa ka soo baxday Queen
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 Год назад
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
@sankacadde9752
@sankacadde9752 Год назад
Maashelaah
@najmaissackchannel
@najmaissackchannel Год назад
Mshlh abayo thnks
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 Год назад
Soo dee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah
@queensabrinnah4284
@queensabrinnah4284 Год назад
Asc ayaaneey noo soo dhakhaso qabta 2 qisadu waa macanee 😔😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😔😔😔😔
@luulabdiqadir3673
@luulabdiqadir3673 Год назад
ayaane abayo horta caajiska allaha ha kaaqaado mida kale sheekooyinka qeeb qeeb kasoodhig 😘😘
@ssabnaahasam2868
@ssabnaahasam2868 Год назад
Masha Allah quruxey
@aashocqaadir2845
@aashocqaadir2845 Год назад
Ayaan gobdoneey abaayo mcn walahi wankujeclahay inoolaaw
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Alaha ku jeclaado xayati
@indhauron7326
@indhauron7326 Год назад
Iguu ogow Inan share gareyo inshallah ❤️🙏
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Ayaaniito xbbti wsc so dhawoow😍
@zidraali9150
@zidraali9150 Год назад
wakusalame Hppti sausugayale shekadan shugran mrhada nosogalisay🥰
@hodoahmed7921
@hodoahmed7921 Год назад
wcz wlshey ayaan qalbi ❤❤😊
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
Hablow intaa yar yar tihiina haysku guursanina nimanku waa dulaystayaal ee ka feejignaada intaad ka fejignan kartaan 😡😡
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Год назад
Shaqeystana ugu dar
@umucazam964
@umucazam964 Год назад
M a xbbti horey usoco
@sacdiyocadaawe4261
@sacdiyocadaawe4261 Год назад
Waan ku salaamay abyo
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 Год назад
Masha Allaah abayo wasugey'a qabaha kale
@sihaamabdirizak8165
@sihaamabdirizak8165 Год назад
Ayaan cadey waku salamay❤
@Haffyy
@Haffyy Год назад
Ayan gobdoon♥️💯
@eshiabuthul3620
@eshiabuthul3620 Год назад
Keep going abayo
@laylomaxamud8788
@laylomaxamud8788 Год назад
Masha allah
@raaidaarahmaanhussein9638
@raaidaarahmaanhussein9638 Год назад
Mazha allah umu ruweyda hhh anna ayaaneey wlshy hooyo ii dhashay ee iga weyn baa ruweyda la dhahaa
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Год назад
Asc baayo,sheekadada mcn m.a تسلمي
@hanidiiriye5950
@hanidiiriye5950 Год назад
Allaha ku cafiyo nunaha yar walal
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 Год назад
M,A queen❤❤❤
@queenzara5208
@queenzara5208 Год назад
Tabaraka laaah
@ramloshiiq150
@ramloshiiq150 Год назад
Alaa Anaa uHoreeyo caawa
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Yaa salam iwad sheekada
@maryanosman4076
@maryanosman4076 Год назад
Wow
@yallahbardhera9678
@yallahbardhera9678 Год назад
Naayaa indha weeneey waan kujeclahay macaaneey 🥺🥰👸🧕
@sahroomer4781
@sahroomer4781 Год назад
Hhhhhhhhhhhh
@khadracabdisamad4884
@khadracabdisamad4884 Год назад
ayaaneey wallhy intayada hablaha ah cashar bay nootahay wallhy wax badan ayaan qisooyin kan ka fa iday inkastoon ahy inan yaroo gurigooda joogta hadana baribaan nin raaci karaa sawmaha😁
@shamsoadowadow5196
@shamsoadowadow5196 Год назад
Asc ayaan cadey ilahi hakubarakeyo
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Год назад
Mansh all walashy ❤💯
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashallah Allha kuxfdo
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 Год назад
nayaa ayaan sheekada wad nagula ragtay
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 Год назад
Shukran mcnto
@Queen-official
@Queen-official Год назад
Like ta wan ba ka bilaaba inta daawan balse soo dhameystir ciyow dulqaad an ku sugo wan leyahee😂😂😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
🤣🤣🤣🤣
@drsifrahupdalla1586
@drsifrahupdalla1586 Год назад
Ayaan quruxey wnku salame
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Kaaqaaday xayati
@hodonahmed5841
@hodonahmed5841 Год назад
I Love you
@sdfyyxtyuaertyyfd5103
@sdfyyxtyuaertyyfd5103 Год назад
Ayaaneey aaway qeybti kale manto dhanan sugayay
@user-lr3yz9ix3t
@user-lr3yz9ix3t Год назад
❤❤❤❤
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 Год назад
Part 2 please
@shariifoabuukar9403
@shariifoabuukar9403 Год назад
M allah wanku sugayny
@user-cs6if3mx7u
@user-cs6if3mx7u 2 месяца назад
Ayaaney dib ma iskudawataa marka codka bilawga yab yab😂 idarmay mugo qof aasojawin waxmaqabsado
@maxamudyare3947
@maxamudyare3947 Год назад
M,,,a Guulayso
@xafsocabdi07
@xafsocabdi07 Год назад
Gulayso shekoyinkaga dhiragalin aka qada ayanita
@user-pq3ot8qo5b
@user-pq3ot8qo5b 9 месяцев назад
Magaceygi walayga xaday iisoo celiya bilis😂😂😂
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Год назад
Maya soo noqo noosoo dhamee maanta please please hooyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah abaayo 😍💖
@safiyo8192
@safiyo8192 Год назад
Asc
@safiyo8192
@safiyo8192 Год назад
Wayab
@safiyo8192
@safiyo8192 Год назад
Shakadad masodasay
@qorlexcompany8976
@qorlexcompany8976 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ramloshiiq150
@ramloshiiq150 Год назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@sacdiyoladan414
@sacdiyoladan414 Год назад
Shedan wan dhowrayey ayan indho wayn nolaso dhaqso qali
@nafisonuur2525
@nafisonuur2525 Год назад
Ayan xld
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 Год назад
Abyo waa kusalmy asc
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
Ayaaney waan kusalamay abaayo❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Kaa qaaday xbbt
@faxdiali8741
@faxdiali8741 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
Ayaan iso qawo wall codsigeega hee
@abdigeedi8931
@abdigeedi8931 Год назад
Quraxbadan
@samirasanuura431
@samirasanuura431 Год назад
Ragu waa mucjiso wlhi,laakin raaya waxaa ah tan dhagartooda fahantaa oo la jaan qado
@wow9317
@wow9317 Год назад
Abaayo Umu Ruweyda Qeyteedii 2aad aaway
@keyfmohamed873
@keyfmohamed873 Год назад
Yaab waye
@wow9317
@wow9317 Год назад
Abaayo qeybtii kale aaway
@jamilojamac5525
@jamilojamac5525 Год назад
🥰🥺
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Год назад
Hayga xanaajin oo haydhihin lacagtii eysiisay inta lahishiiyay lacagta darteed ala naaguhu jilicsanaa
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Год назад
Lacagtuu arkey ku qoslay
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 Год назад
Qeybta 2 aad noola so dhakhso
@allowikaalmeyofficialchane4488
Asc. Sheekadaa waa sheeko gaber carab ayaa ku dhacdey. Mahadsanid wlaashey.
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 Год назад
Nag nool iga dheh
@xafsocabdi07
@xafsocabdi07 Год назад
Ayan dhalad wakusalamay shekada wasugaynay
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 Год назад
Wan ku jeclahy ayaaney
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Rabi haku jeclaado xbbt😘❤️❤️😘😘
@hiboabdi9829
@hiboabdi9829 Год назад
Sxpey shekadaada aan shalay dhageysty xly inta Meel xaajiga uu alaab iiga dirsady aan alaabtiina waxn ku arky parfum hadiyad ahaan loogu keenay wuuna inkiray in asaga loo keenay gurigana Qof nala Ma joogo wada hadl dheer kadib wuu dhaarty Parfüm kiina mid naagaha buu noqday markaan furay asaga maa loo kenay mase asaa dhiibi rabay maogi ugu danbeyn wuu furay bisinka uuna u qabty wuna isiiyay sbbta maogi waan yaabahanhy
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Alaa Naga og
@soulonajourney1343
@soulonajourney1343 Год назад
Ninkaga abayo intad fadhisidid ku dheh sidi dad waweyn an iskula hadalno waxan an arko wan ogahay ee ada raba inad sheegtid runta hana xanaqin hana degdegin si tartib ah warka uga dhali if you can iska cafi hada awodid
@hindaismail1002
@hindaismail1002 Год назад
ayaaney qali wan daalay san uso booqanayay inad soo dhigtay qisada
@hanahuseen9745
@hanahuseen9745 Год назад
Ayan walshay qali wadmahadsanthy wll macan waxan rabaa inaad talo isiso ayaan xagan kalaso xarira plz i reeb meel aankala so xariro
Далее
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
Впервые дал другу машину…
0:57