Тёмный

Gabar iyo Wiil Daroogo iyo Dayan Magaalada Columbus 

Haji Dabcasar Somali TV
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 116 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 531   
@devM.Y
@devM.Y 2 месяца назад
Wallahi, I always thought this man was an important person for the muslim somali american community. May allah preserve our community. Good work Haji.
@fataha1
@fataha1 2 месяца назад
Sheekh Abdirahman Umadda sida aad u Caawisid Allaha Ku Caawiyo adigoo kalena Allaha Badito❤❤❤
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 2 месяца назад
Asc sheikh dabacasar ilaahay khayr haku siiyo hana kuu gargaaro aamiin aamiin aamiin
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 2 месяца назад
Amiin Amiin ya Rabbi
@MKlein-hp2jd
@MKlein-hp2jd 2 месяца назад
Amiin ya Rab
@user-dp4mz9yl5j
@user-dp4mz9yl5j 2 месяца назад
ninkaan nin ka somalia jecel ma arkin😢 big legend
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад
Waa rundaa waa maskiin
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Somalimajecle daaroodbujecelyahay
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад
@@Rimj-ur4be daas been baad ku sheegday dabcasar wuu is badalay qalbiga bili aadan ka ilaahay baa og adi ma ogid
@reemali6728
@reemali6728 2 месяца назад
Ninkii qof walaal ah waxtara aaqiradiisa ayuu an facaa
@deeqoali57
@deeqoali57 2 месяца назад
Mansha alah waa u dhalasho saasan badi dadkaas waa dad soomali jecel alaha barakeeyo
@gacmo9553
@gacmo9553 2 месяца назад
This is the real sunnah. Our community sheikhs may Allah bless them need to step out more often from the mosques and start hitting the streets and attend to the ones who need our help the most. Again may Allah bless you sheikh dabcasar..
@fadumonor868
@fadumonor868 2 месяца назад
This is not real sunnah sharing this beautiful sister’s face on social media for everyone to see in this horrible condition, he can tell her story without showing her face I mean if tomorrow she change and starting earning money I know Somali people will always use this video against her.We all go through hard time but in private.
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 2 месяца назад
😢😢😢😢😢Faadlan gabada halacaweyo yaan lofiirinin Qabiil waa gabar somaliyed
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v 2 месяца назад
Car marexan ha caawiyaan gabdha siyasad iyo baqbaq lacag wey ku bixin
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 месяца назад
Ax walaahi waan ooyay ilaahoow caruurta noo badbaadi yaarabii 🤲🤲🤲🤲🥲🥲🥲
@abdullahimohamedali8987
@abdullahimohamedali8987 2 месяца назад
Sheikh dabcasar waa nin gob ah Allah barakeeyo gabadha yarta Ahna Allah Allah ugargaaro
@abdiazizmaxamed2629
@abdiazizmaxamed2629 2 месяца назад
Sheekh abdiraxman alle haku barakeyo waxad tahau same fale 👍
@faizanorzabrie8435
@faizanorzabrie8435 2 месяца назад
V❤bvvvvfvgĝcx 0:29 c0:28
@khadracali4640
@khadracali4640 2 месяца назад
Sheekh illaahaw ku barakee akhiriyo aduun ku astur waligay qof kaa naxariis badan maan arag labadaa caruura garab istaag garab kaaga allaha istaago aad baan uganaxay illahaw bad baadi iyagana oo bad waynta kareeb
@yusufjama3282
@yusufjama3282 2 месяца назад
Sheekh dabcasar weligey ba waan oggaa in raganimo iyo dadnimo iyo diin ba leh in uu yahay. Walaahi ilma iga timi. Alleh ha ku ciseeyo brother inantana Alleh haso hadeeyo, caafimad sareecana Alleh ha siiyo iyada iyo walaal keed ba.
@najmadarwesh1654
@najmadarwesh1654 2 месяца назад
Ooh am just crying 😢. Hoyoo ayan ahay Gabdo iyo wilal qabto . Rabiyow kheyr kusii Sheikh Abdirahman
@RodaAden-rg6oq
@RodaAden-rg6oq 2 месяца назад
Ilaahaw astur waa gabar waa cawro sh ilaahay ha kaa ajar siiyo meel ku hubso qofna haku halayn
@idalahow
@idalahow 2 месяца назад
Superb work....Mashallah. Gabar la dayacay hadii ad aragto....Aabahayd, walaalkeed, adeerkeed, abtigeed, Familigooda ayaa dayacay......
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 месяца назад
Dagaalkii sokeye dhibatadii laga dhaxlay Allahyow soo hanuuni
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Daarood baadhibaatodhexley kalasaar
@user-el2qk1dc1v
@user-el2qk1dc1v 2 месяца назад
May Allah bless you my brother for helping that vulnerable girl I hope she receives all the care she needs and recovers
@morticia2904
@morticia2904 2 месяца назад
She’s so beautiful may Allah help her overcome her struggles
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 2 месяца назад
Ameen ya Allah
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 2 месяца назад
She is beautiful! I hope she gets help and find peace
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 месяца назад
Stop lying - there is nothing beautiful about her. It is such feminist lies that got her there. Be honest with people always and provide honest answers
@unknown-ie4hl
@unknown-ie4hl 2 месяца назад
​@@mkhalif6834she is beautiful and she is miskeen. The only reason she is in unfortunate circumstances like that is due to the shaydameen like you who tormented and abused her. Her evil family and those around bullied her just like you to end up this way.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 месяца назад
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 месяца назад
Allah soo hanuuniyo dhul shisheye dadkii u qaxay dhibtada qaar nolosh ka dhacay iyo kuwa jeelash ku jiro waa calool xumo
@abdirahmanlfc3218
@abdirahmanlfc3218 2 месяца назад
Allah ajar haka siyo dadka Somalia 🇸🇴 waa dad walal ah akhiro adiga owlada meel jano Fardowso ugu fican Allah ku arsaqo Sheikh dabcasar
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 месяца назад
Bahasha bishimaha, malaha waxay kawada, sidaa Valin ama krimyar ay afka mariso, ee kamawado lipstikga. Ma Sha ALLAAH waa gabar young ah oo quruxbadan oo ubaahan kaalmo degdeg ah. ALLAAH Yaraxamuha gabadha walaasheed, ayadana dhibaatada ufududeeyo. Abaalkaaga lamagudikaro, BaarakAllahu Feekum Sh.Dabcasar
@solostgen3862
@solostgen3862 2 месяца назад
She is really somali 😂we are the same i love so much canjeelo subag and oodkac..
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 2 месяца назад
I love canjeero odkac
@Masimmohammed
@Masimmohammed 2 месяца назад
😂😂😂
@Masimmohammed
@Masimmohammed 2 месяца назад
Allow ugargaar wiilkan iyo gabadhaas somaliyed wllhi qalbiga ixanuunay sheikh adna allah hakaa awaal mariyo 😢😢😢
@MKlein-hp2jd
@MKlein-hp2jd 2 месяца назад
Amiin ya Rab.
@Hassan-fb5ks
@Hassan-fb5ks 2 месяца назад
Jazakallah dabcasar. Ilahey ajir ha kasiiyo. Dadkaas na ilahey habadbadiyo
@samiraibrahim8281
@samiraibrahim8281 2 месяца назад
Subxaanallaah ilaaheey haka dulqaado dhibta oo hasoo hanuuniyo Aamiin
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Месяц назад
انت رجل طيب القلب، يا شيخ عبدالرحمن... بارك الله فيك❤
@user-hi3oh2yw9j
@user-hi3oh2yw9j 2 месяца назад
May Allah grant the sheikh Janatul Firdows, and may He alleviate the pain and suffering of the girl and boy. Ya Allah, protect our children from drugs and other vices.
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 2 месяца назад
Soomaali Qalbigeena alle ha isku soo dumo Aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 2 месяца назад
ALLAH ha Caafiyo si Islaanimo ah aynu u Caawino INSHA ALLAH Sheikha Xaaji Dabacasar Tabinta iyo Sama falka xagaas ka wad Nin wax badan og baa tahay ILAAHAY idankii ee
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 месяца назад
Walaal Dabcasar Allah ha ku siiyo caafimaad iyo waxa aad jeceshahay oo dhan, mahadsanid, dhalinyaradana Allah hanoo badbaadiyo meel ay jogaanba
@farahsaid6913
@farahsaid6913 2 месяца назад
Gabadhaan waa arki jiray waxaan moodi jiray inay waalantahay illahay haw gargaaro iyada iyo caruurta muslimiintoo dhan
@maxamedismacil5770
@maxamedismacil5770 2 месяца назад
Jazaakallah kheyra Samafal baad u sameysey Meesha ka.sii wad Gabadhaas OO dalkeeda la keenay ayaan kaa filaynaa Iyadoo caafimaad keedu 100% Ilaahey u soceliyey....
@Caasha739
@Caasha739 2 месяца назад
Sheekh Dabcasar allah haku caawiyo Aamiin muxuu soomaali caawiyey😢
@YusufAli-69
@YusufAli-69 2 месяца назад
Wlhi dabacasar allah ku barakeeyo sunada kusocota, qofka dariiqa qaldan kusocdo kaalmo u bahanyahay ma ahan inaa dariiqa looga tago. War somaliyee ku dayda wlhi hormar aan garenaa
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 2 месяца назад
❤❤❤ Ascw Ilaahay Waxan Kaga Baryayaa Inu Janatul Fardowsa ku Eego Sad ugu Kalmeyneyso Islaamka Alle Khasatan Dadka Durufeysan Jazakallah Khayr ❤️💑💑❤️❤️❤️💑💑💑❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷👍👍👍👍👍👍👍
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 месяца назад
Ilaahay ha soo hadeeyo gabdhaas somaliyey dhibka dhalinyarada yaan lagu daawan siiba gabdhaha dabacasar jazkallaah kheyr dadka caawisaa
@yaz4702
@yaz4702 2 месяца назад
pls don’t give her money pls take her to the hospital she needs help she needs to go to rehab
@abukids2176
@abukids2176 2 месяца назад
❤ ماشاء الله تبارك الله بارك الله وجزاكم الله خير ❤️
@mohamedmohamoud8972
@mohamedmohamoud8972 2 месяца назад
Ilaahi ha ku Barakeeyo sheikh, jazaakum Allah khayr waa shaqo Wayn ka qabtay
@norabellaina1557
@norabellaina1557 2 месяца назад
Manshallah sheeik u are have god heart , inchallah allah will help with all
@aligeedi2261
@aligeedi2261 2 месяца назад
Jazaaka allah khayr akhii dabcasar
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 2 месяца назад
Maye Kuwaii wadamada gaalada amaanayay ee lahaa waa dhulqabaw caruurta lagu Daryeelo subxaanallaah
@adonallah
@adonallah 2 месяца назад
Waxaan Dil iyo daroogo aheyn uma kordhin
@abdiganiali1664
@abdiganiali1664 2 месяца назад
Somalia iyadaba darooga taala.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 месяца назад
Maasha Allah Sheekh Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aminahassan4566
@aminahassan4566 2 месяца назад
😢😢😢😢😢 ilaahay ha soo hadeeyo Aamin Yaa Rabi
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 2 месяца назад
Sh dabsar ale haku xafido
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 2 месяца назад
Masha allah allaha kubarakeeyo iyadana allaha cafiyo
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 2 месяца назад
❤❤adigana ilaahey haku caawiyo, midda kale dadka aad ka sheekeyneyso iyo kuwa kale oo farabadanoo soomaaliyeedba’aqoontaa ku yar, oo wax ma Bartaan lacag iney raadiyaan mooyaane ubadkooda iyo ehelkooda sida loo bad baadiyo ma yaqaanaan, tan xigtaa soomaalida waxaa u dheer fulleynimo taasoo ah midda umadaha kale looga harey, iyo waxbarashadii oo aan la raadsaneynin, waayo aqoonta waa la raadsadaa ee kuma soo doonato, wabillaahi towfiiq
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 месяца назад
Aaway kooxdii 250 milyanka kucunay magaca caruuurta dhiban EE america jooga. Aakhiro Waraa Jiro🥲🥲
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 месяца назад
Waa tuug kuwaas
@siidichanal9191
@siidichanal9191 2 месяца назад
😢😢😢😢 somali nasab maahan wallhi mareexaan ka daayee somali u bandhiga sabab too ah miskiintaan qawiil mataqaano
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 2 месяца назад
Waaw adiga waad guleysatey
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 2 месяца назад
Beesha reer diini ee sharafta leh ilmaha ha la ilashado
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 2 месяца назад
Daa qabiil waa waxa ay marka kale nagu dhibeen faan marka se uu qofka u baahan yihiin lama arko Somaali Allah ha hadeeyo Dabcasar wax dhaama ma’arag Allah ha barakeeyo
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 2 месяца назад
Illahow xifdi dhalinyarada soomaliyeed oo cadawga ka qabo yaa rabbi meel walbo ay joogaan yaa Allah 😭😭😭
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 месяца назад
Jazakallaahu khayr ❤
@Aragsan977
@Aragsan977 2 месяца назад
Shaikh jazakallaaah wan ku rabey inan kula hadlo seekula soo xiriira
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад
Wallhy waan ooyay 5gabdhood olaygu furay haystaa guur udiiday Laygu tuuray waalid iyo walaal igu dayaceen alx alx alx xaaji qayr alaha ku siiyo 😢😢😢
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 2 месяца назад
Sorry Abayo am glad inaad dexda u xirattay gabdahaaga. Ragga nacas badan baa ku jiree am sorry
@sonofadam7633
@sonofadam7633 Месяц назад
Subhnallaha walal inteeh joogta
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 2 месяца назад
Mansha Allaah Jassakallaah khayr sheikh
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 месяца назад
Naxariista waa wax wanaagsan
@amran2152
@amran2152 2 месяца назад
maansha allaah dabcasar allaha ku barakeyo wll masaakiin caawiyaa tahay
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 Месяц назад
Masha Allah dabcasar waxaa thy legend Allah ku sharfo
@abdisataraddow452
@abdisataraddow452 Месяц назад
Sheikh Rabbi ha ku barakeeyo aamiin
@najmamohamud1753
@najmamohamud1753 2 месяца назад
Yaa Allah gabadhaan ayadoo 18 sano jirto ayaan meel ka wada shaqeni jirnay ayada iyo walashey dhimatay waxey ahaani jirtay gabar aad u quruxbadan maskiin yaa allah
@Deeperyacquub
@Deeperyacquub 2 месяца назад
Sanadkee aheed
@mohamedmuse3469
@mohamedmuse3469 2 месяца назад
ilaahey hakaa ajar siiyo sh Cabdiraxmaan wax wanaagsan baad sameysay wallahi.
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 2 месяца назад
may Allah guide her and the countless other somali and muslim youths in the streets! wallahi this made me very sad she is someone's daughter , sister , granddaughter , niece etc
@isseali1678
@isseali1678 2 месяца назад
😃😃😀😀😀😃 Xaji cabdi casir waaku salaamay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Subxaanallaah 😭 subxaanallaah 😭😭 Allow adaa xaqa u hiiliya yaarabalcaallamiin barakallaah jazakumullaah kheyr sheikh 😭😭😭🤲 Ameen
@Abuqayska
@Abuqayska 2 месяца назад
Legend kaan Illahay haxifdiyo waa nin qalbi fcn.
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 2 месяца назад
جزاك الله خيرا شيخ
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
wxaan u nbaahanahya janjeelo iyo oodkac ) walhi intaasaa Qalbigauga Dhalaalisay .Dabacaseer ilahay wax kheer hakuugu badalo
@abdullahifathi
@abdullahifathi 2 месяца назад
Qabiilka somali ay ku faanto hadu wax tar le yahay gabadhaas dadkeda meshaas ay ku dayacan tahay ayey ku badan yihin wax daryeel ahna kuma haysato waa nasib daro walahi gabadhaas Allaha u gargaaro. Dabcasar adigana Allaha ka ajir siiyo😭😭
@abdisalamahmed1274
@abdisalamahmed1274 2 месяца назад
Mashallah sheekh you did wonderful job
@nourismail4114
@nourismail4114 2 месяца назад
Somaliye qabilayada joojiya midubo, may Allah protect her & all the umah
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 месяца назад
Masha allah sheekh daba casar allaha kubarakeyo
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 2 месяца назад
Ya Allah please help her 🙏 ameen ya Allah
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 месяца назад
Masha allah Adeer allaha ku barakewyo❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 месяца назад
Allah hoyoy macato wey dayacantahay gabartan somaliyed walalayel somaliya halo celiyo 😢😢😢 mahasanid sheeikh somalida marekan jogto kalmeyo walashey
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 2 месяца назад
Sheikh ilaahay haku barakeeyo
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 2 месяца назад
Sheikh dabcasar aduunka iyo aakharo Allaha kuu gargaaro
@miskiin236
@miskiin236 2 месяца назад
Inaad wejigeeda qariso ayaa fiicnayd Arinta walaasheedna aadan sheegin, Waan maqlay gabadha gaadhiga dilay Laakiin inay homeless ma ogayn.
@BarlinDhiblawe
@BarlinDhiblawe 2 месяца назад
Asc abti iska dhaf khabilka gabartaan isbitaal geey dawo ayeey u bahantahay Allah ha cafiiyo . Allah ayaa ajir Ka sinaayo Insha'Allah 🤲
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 2 месяца назад
Ilaahoow adda quluubta bad badala ee quluubteeda ka buuxi imaan &qeyr qadumadana no suubi 🤲☝️☝️☝️☝️🤲☝️🤲
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
USA KUWA DARBIGA KA SOO BOODAYA WATAAS AMERICA AAD U SOO ORDEYSSN ILMAHII DARBIYADA JIIFAAN OO DAROGO DILOOTEY
@gacmo9553
@gacmo9553 2 месяца назад
May allah bless you sheikh dabcasar.
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 2 месяца назад
Dr xabeeb haloo geeyo
@badriyaosman2692
@badriyaosman2692 2 месяца назад
Masha Allah tabarakallah. Allaha ku barakeeyo maanta maalin aa uga baahi badan tahay Allaha kugu abaal.mariyo .
@sadam1318
@sadam1318 2 месяца назад
sheekh allaha ku caawiyo
@zund4
@zund4 2 месяца назад
May Allah protect our Youth, Somali community in Diaspora need to do more establish centers, and Islamic incubators for Youth and elderly
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 месяца назад
Sheeq cabdirixman🎉dabcasar ilaahey sadaqa jaarati hakaga dhigo charity’s jazaakalaahu qayr qof wali beer qoyan kuhadhay oo naxariis badan
@abdillahimoussamohamed4499
@abdillahimoussamohamed4499 2 месяца назад
Jazaskallaahu khayr DAB-CASAR
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 2 месяца назад
Sheekhow Allaha ku barakeeyo.
@easky363
@easky363 2 месяца назад
WAALID KUSHEEGA SOOMAALIYEED KAWAANKA SOOSAAR, TANAA KA AJARBADAN SALAFIYADA BEENTAA OO AAD SHEEGTID.
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 2 месяца назад
Subxaanalaah bal eega ceebtan haysta reerkan
@abdlatifmorsal9948
@abdlatifmorsal9948 2 месяца назад
JazakaAllah khyr
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 2 месяца назад
Thank you brother
@khalidmataan
@khalidmataan 2 месяца назад
جزاك الله خيرا وعوضك الله خيرا
@bing2b989
@bing2b989 2 месяца назад
everyone goes through difficult times. you can over come it no judgement at all keep going and you are beautiful.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 месяца назад
Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuh Naxriisnimada waa loodhasha, Sh. Xaaji Dabcasar, waxaan ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) kaagabarya in u aduunkaan wanaag kuuguasturo, iyo in ukusiiyo Jannatulfirdows Al Aclaa, adiga iyo waalidkaaga iyo ehelkaagaba, sidaas lamid ah gabadha maskiinada ah, waalidkeeda iyo dhamaanteen. Run ahaanti waxaatahay qof naxriisbadan leh oo diin iyo wadaninimo leh. Mahadsanidiin
@zund4
@zund4 2 месяца назад
Jazakum Allah Kheyer
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 месяца назад
Ilaahey Haku Xafido wll jiro aatahay saas ucaawi🏆
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 2 месяца назад
She's beautiful ❤️ ee gabadha waa ina adeertey rehabilitation u samee gob baad tahey
@Hanifar85
@Hanifar85 2 месяца назад
May Allah reward you in this world and hereafter
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 2 месяца назад
Yaa rabbi cawi oo nacaawi adiga awooda . Dadkeena somali .
@Bisharcolow
@Bisharcolow Месяц назад
Sxb wad Mahad san tahay gawadhas cidi un kama xigto wa un somali intii qofka xigalkaa loga bahnaay ayad usameysey thanks sxb waxeyna kuraysay inad geyso mel xanano ambo sida levi si locawiyo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 месяца назад
Walalkey xaaji dabcader masha allh Masha allhhh ❤❤❤❤
@maslah345
@maslah345 2 месяца назад
Dabcasarow qayr badan ALLAHA KUSIIYO
Далее
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Просмотров 21 млн
Сколько метров чернил в ручке?
16:35
🎙️А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?
3:12:39
Bishaaro Cabdulqaadir Allaah ayaa badbaadiyo
10:01
Просмотров 63 тыс.
hubka ay qabsaden marexaan sirocco culus
14:07
Maxaa Kala Qabsaday Huda Amun Iyo Dabcasar Daglkoda
6:17
HUBKII HGIYO MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN! 16 July 2024
16:24
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Просмотров 21 млн