Тёмный
No video :(

Bishaaro Cabdulqaadir Allaah ayaa badbaadiyo 

Haji Dabcasar Somali TV
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 261   
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Год назад
Masha'Allah jizakallah kheyr Dabcasir waa Nin Qalbigiisu nool yahay taqwo iyo nXariis badan leh Allaha ku badbaadiyo naftaada iyo ubadkaada.gobanimada iyo Nasabka la sheegto waa sidan Islaanimada iyo naxariisto leh
@Raho339
@Raho339 Год назад
Sheikh Xaaji Dabcasar ILaahay KhayR Hakusiiyo Cimrigaaga Caafimaadqab Hakuugu Raago Wixii Shar Ah Rabi HaKaa DhaawRo oo HaKaa Xijaabo oo HaKaa Hayo oo Qabto Meeshaad Martaba KhayR Hamaro Meeshaad Martaba Rabi HakudhaawRo Waxaan Kurajaynayaa Caafimaad Cibaado Suuban & Cimridheer Nololwanaagsan Aduunka Kunooloow Nimco Aakharana Fii Jano Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Allaahu AkabR Scw Scw Scw💕💕💕
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Год назад
Finally I am happy you guys are waking up to this serious issues
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 месяца назад
M.A BRO
@abdillahi_abdi
@abdillahi_abdi Год назад
Jazakallah khayr hajj dabcasar, allah bless u.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Mashallaah Allaahu Akbar allow idin xifdhi allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen Ameen 🤲
@saciidaomar660
@saciidaomar660 Год назад
Masha allah waxaad qabaten ficil wanagsan oo kudayasho mudan alle ha idiinka amaal mariyo ❤❤
@rayancabdiraxman
@rayancabdiraxman Год назад
Maasha allaah qeyr allaah ha idinku abaal mariyo
@omararale7962
@omararale7962 Год назад
Ma Sha Allah. That's the leadership you need
@ruqiya1304
@ruqiya1304 Год назад
Waan ilmeeyey maan sha allaaah khayr allaah ha ku siiyo c/raxman
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Год назад
Mansha Allah tabaarakallah jisakalah khayr Alle haydin Xafido dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️😭😭
@biggestrenjufan6419
@biggestrenjufan6419 Год назад
Nasabka ,wa Diinta aqlaaqda fiican sheikhan waa nin mudan xilka madaxwayne e somaalia si uu daryeelo umada somaali ee dayacan 😢🤲🤲🤲😥🥰🥰 from London
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Год назад
Dadkeena dad kheyr badan lagama waayo sheeq dab casar iyo gudomiyaha kheyr alle ha idin siiyo mashaallah
@MarwoA-pz5xm
@MarwoA-pz5xm Год назад
Maasha allah sheekh waxaad badbaadisay wiil Soomaaliyeed oo dhib hayso kheyr Allah ha ku siyo
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Год назад
Maashaa Allah Jizaakumullaah kheyr wajizaa illaah haka madoobeeyo asaga iyo intii muslinoo qurunkani cabaayo intaan aqoona Alle haka badbaadsho Waaarin farxad mudan oo waliba kudayasho mudan Mahadsanidiin 👏👏👏😍👏😍👏👏👏👏👏
@amenacali727
@amenacali727 Год назад
Intuu leeg yahay ee u nolosha kadhacay illaahow so hanuuni Muslimiinta Muslimiinta Dhamaantoodba
@siman111
@siman111 Год назад
Mashallah Alxamduliallah sheik dabacasar iyo cqadir
@axmedmaxamudcali2915
@axmedmaxamudcali2915 Год назад
Ilaahay ha idiin barakeeyo qeyer allah idiin ku badalo
@assamaawalard4237
@assamaawalard4237 Год назад
Mansha Allah Sheekh hawl weyn ayaa Allah ku waafajiyay
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Год назад
Dabcasar adiga iyo gudoomiyaha allaha idin barakeeyo
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 Год назад
Maasha Allah,,,, c/raxman iyo gudoomiyaha ba allaah khayr ha idiinku bedello Insha Allah,,,, masuul kasta inuu daa as ugu shaqeeyo ummada ama uusan qaadi xilkaas ayaa laga rabaa hadii kale Naar ayuu ku geli karaa, wallaahu aclam.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Год назад
Yaa allah qaayer idin sii dhalin yaradana ilaahoow soo hadee aamiin
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Год назад
Allxamdulilaah hadii uu idinka yeeley wali iimaan ayuu leyahay waayo haduu diido qasab kuma xareyn kartaan dhibatey ahan laheed Allaha idiinku Abaal gudo Janadii fardoora adiga iyo gudoomiyaha iyo intii wanagsameyso wallhi waan ooyey markaan dawadey iskumid mahan markuu darbiga jiifey iyo markaad sunada kamuuqatey Allxamdulilaah Allahayoow dhalinyaradeena xafid Allahayoow Diinta jecleysii kuwii kudhaqmo oo aad raali kanoqotid kadhig ha looduceyo dhalinyaradeena
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Год назад
Masha Allah Tabarakallah walahi Dabcasar wa Niin Qalbi fican oo Naxaris badan
@maslah345
@maslah345 Год назад
ALLAHA CAAWIYO INTII UMADA CAAWISA OO UNAXARIISTA ALLAHA UNAXARIISTA ADUUN IYO AAKHIRABA
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 3 месяца назад
Masha allah Dabcasar iyo Gudomiyahaba Allaha Ajar iyo xasanaad Allaha siiyo Aamiin yaarabi
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Год назад
Maasha Allaah miizaanka aakhiro Alle hakuu saaro in inta nugul hoos loo eego waa waajib Oo aan la iska ag marin
@NololiyoNature
@NololiyoNature Год назад
MashaaAllah, this is what Somalis need to do for each other and for others may Allah SWT Khayr ha idin ku bedelo InshaaAllah
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 Год назад
Ilaaho janada idinkugu bishaaree, gudoomiyaha iyo dabcasar, wilashaas ka badbaadiyay Halmstad,
@felisabdi3794
@felisabdi3794 3 месяца назад
Maashaa Allaah, dabacar Arin wanaagsan baad sameysey ood ku baraarujisey sii wad waa howl adag, maashaa Allaah, Illaahow na badbaadi
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 месяца назад
M.A XAJI DABCASAR IYO GUDOMIYE FARXAAN QAYR ALLAHA IDIN SIIYO
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 Год назад
Masha Allah ajar Allah idinka siiyo
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Год назад
Mashallah xaaji dabcasar adiga iyo gudoomiyah shaqo fiican ayaad qabateen idinkana qeyr aan dhamaneyn Allah idin siiyo dhulshisheye waa lagu dhamaday dadkeeni waxay u qeybsameen kuwa ku jira jeelash aduunka iyo kuwo darbiyada jiifa Allah soo hanuuniyo dadka soomaaliyeed
@sahramumine3727
@sahramumine3727 Год назад
Masha’Allaah Tabaarakallaah Illaahay xagiisa ayaad ajar ka helaysaan qofkaa aad badbaadiseen Isakana Allaha ka reebo xumaan oo dhan kii wanaagsanaada Allaha ka yeel awlaada somaalida iyo ku islaamka oo dhan Allaha noo badbaadiyo
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Год назад
SHEIKH DABACASER MASHA ALLAH KHEYRKA IYO WANAAGA UMADA SOMALIYEED U SAMEYNAYSO ALLAH KAA AJARSIIYO RUNTII DADAAL DHEEERAAD AYAA SUBISEY GODOMIYAHA NA KHEYR ADUUN IYO MID AAKHIRO ALLAH SIIYO DHALINYATEEN MEEL WALBO AYEEY KU DHIBAN YIHIIN GARAB KOODA ALLAH GALO OO HANUUN ALLAH SIIYO Allahuma Aameen ❤❤❤❤❤
@nimo5432
@nimo5432 Год назад
Masha Allaah dabcasir Allaha kuugargaro Aduun iyo Aakhiraba Jisaa kalaa khayr
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Год назад
Masha'allah allaha idiin xafido.
@hodannuur4191
@hodannuur4191 Год назад
Mashallah
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 3 месяца назад
Masha’Allah wlhi wan ilmeyay ilahay kheyr badan haidin siiyo sida ad guri wanagsan ugu casumden ilahay jana fardowzo haidin ku casuumo 😢
@naimahalsomali4895
@naimahalsomali4895 3 месяца назад
الله يجزاك الجنة ووالديك يارب العالمين ويحفظكم انتي انسان طيب مره 📿🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@user-pr2nl4sq2k
@user-pr2nl4sq2k Год назад
Masha Allah tabaarakallaah wallaahi waa wax lagu farxo qof sii halaagsamaya in la badbaadiyo
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Год назад
Masha Allah well done dabacasar iyo gudomiyaha kudayasho baad mudantihin. Kheer iyo ajar baad shaqeysateen Masha Allah
@marwosaid7990
@marwosaid7990 Год назад
You did job jazaakalaH jir oo joog brother ❤❤❤❤❤
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 Год назад
Sheekh dabacaser jisaakalaa kheyr maad ku mahadsan tahey hasha aad umada u howsha heysid
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Год назад
ILAAHOOW U SOO CELI DADNIMADOODII IYO DIINTOODII جزاكم الله خيرا كثيرا وجعله في مزان حسناتكمم
@adamfarah1952
@adamfarah1952 Год назад
Mansha allaah illahay haydin xifdiyo
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Год назад
Jizaakumullaaha khayran Waa arin loo baahan yahay Inay soomaalida Inteedii kale ay ku baraarugaan Ayan u istaagaan Allah Akbar
@deqa868
@deqa868 Год назад
Mashalahaa alaha ajir ah idinka siiyo
@empiregroupproductions
@empiregroupproductions Год назад
Ya Allah protect our youths.
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Manzha Allah sheikh ❤ dabacasar good leader 😊
@nuraegal4395
@nuraegal4395 Год назад
Dabcasar ilaahay cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado allaha kuugu deeqo somali nool shukran
@user-yk4tn9hu6t
@user-yk4tn9hu6t Год назад
Masha Allahyou doing good job keep going
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Год назад
Manshallah Sheikh Abdirahman
@abdullahiabdikadir3575
@abdullahiabdikadir3575 Год назад
Adeer ILLAAHAY HAKU Xifdiyo...
@kikialemu7
@kikialemu7 Год назад
INSHA ALLAH BARI WAA ISNIIN ha Hilmaamin Inaad Soonta Allah dartis Waxaan kula Jaclahay Waxaan Naftayda La Jeclahay Kheyrka Ixasuusi Aan ku Xasuusiyee BARAKALLAHFIKUM
@cunayemohamed9092
@cunayemohamed9092 3 месяца назад
Hhhhhhhhhkkkkkkk hadaliqina
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Maashaa allaah khayr allaha idinsiiyo
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Год назад
Mashaa allaah sidaasaa loo baahanyahay
@Hooda36
@Hooda36 Год назад
Dabcas sharaf iyo karaamo kunolow waaruntaa dadkaasa caawimo ubaahan illaahay dhibka haka qaado ameen
@user-tt8bi5on3s
@user-tt8bi5on3s Месяц назад
الله اكبر الله اكبر
@fatmabuffallo4095
@fatmabuffallo4095 Год назад
Maasha ALlah xaaji dabcasar illahey jannada bilaa xisaab haku geeyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Allaha ku xifdiyo sheikh Dabcasar
@Vonaark28
@Vonaark28 Год назад
ASC Dabcasir. Shaqo fiican baad qabatay ee ajar allaha ka siiyo.
@saynab2031
@saynab2031 Год назад
Masha Allah barakallah well done walahay
@sugrayyusuf6383
@sugrayyusuf6383 Год назад
Maansha Allaah ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR Alloow idin barakee Aamiin
@fatumanur7067
@fatumanur7067 Год назад
Maa shaa Allah Allah ha idinla garab galo ajarna ha idinka siiyo
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 Год назад
Mashallah Dabcasir Jazkallah
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Год назад
Mashallah keep helping
@noormohamed8053
@noormohamed8053 3 месяца назад
Mashaalah ajiir Allah kasiya
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Год назад
Maashaa Allaah, Shaqo fiican baad qabateen. Ajar & Xasanaad Allaha idinkugu badalo.
@fartunhassan3558
@fartunhassan3558 Год назад
Maashaallaah maashaallaah soomaali ilaaheey ha u gargaaro walaahi waa calool xumo weeyn
@fadumajama7122
@fadumajama7122 3 месяца назад
Mashallaah jizakumallaah qeyr aloow ku sii
@fataha1
@fataha1 3 месяца назад
Maasha Allah dhamaantiin Qeyr Allaha idin Siiyo very good job beautiful ❤❤❤❤
@ibrahimahmed6657
@ibrahimahmed6657 Год назад
Masha Allah
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak Год назад
Jisaakalaaqayr sheikh 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ilaahay hakulaqabto wanaaga aad somali ladooneysi🎉❤anaga nahana garansiiyo aamin Aamin yaarabi 🤲 🎉❤🎉🎉❤🎉
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Год назад
Qurux mashaallah sidaa ku soco
@fauziahussein565
@fauziahussein565 3 месяца назад
Masha Alah Tabaaraka allah ❤❤ ilaahay ha idin barakeyo
@faaa2396
@faaa2396 Год назад
MaashaAllah TabaarakaAllah
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 Год назад
Masha Allah Ajar badan Allaha idinka siiyo
@iqraaden8514
@iqraaden8514 Год назад
Maansh Allah alaha ka ajarsiiyo ader❤
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux Год назад
Masha allah
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 месяца назад
❤❤xaji dab casir ilahey adigoo kale hano badiyo culumada dhan hadey raxmad lahan lahaeen dad badan ayuu so hanuni lahayeen
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Sheekh daba casar illahey qayr hasiiyo waanin qalbi fiican
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 Год назад
MASHA ALLAAH DABCASIR ILLAHEEY HAKU BARAKEYO SOMALI NIMADA KUGU WEEYN WLH GUDOOMIYAHA IYO ADIGABA JIZAAKALLAAH WEEYR WLH WA WAX LUGU FARXO ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zp6iq1vl9t
@user-zp6iq1vl9t 3 месяца назад
Mashallah ❤❤❤❤
@halima8680
@halima8680 Год назад
Masha alah xafido laah adiga iyo intaad jacashahayba dabacar ha lugu daydo
@nasroegal7289
@nasroegal7289 Год назад
Masha. Allah
@mulkimahamed-ht4gu
@mulkimahamed-ht4gu Год назад
maansha alaah
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
mansha allah
@MascuudFarxaan-sp5dr
@MascuudFarxaan-sp5dr 3 месяца назад
Masha allaah
@user-rr1sw4bv2p
@user-rr1sw4bv2p Год назад
ilahaw kheer ku sii
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 3 месяца назад
Maasha allaha waa qiirooday walaahi
@duniyaahmed5336
@duniyaahmed5336 Год назад
Ilaahay ha idinka siiyo ajar iyo xasanaad
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Год назад
Sheikh respect man’s dignity pixelate faces can you imagine his family back home seeing him like so
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 3 месяца назад
Kheyr Allaah ha'idin siiyo aamiin aamiin aamiin 🥰🥰🌹🌹❤️❤️
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 Год назад
MaashaAllah
@manaomar212
@manaomar212 Год назад
Walahi ilin ayaa iga timid illahow u gargaar dhalinyaradeena Thanks brothers ☝️❣️ 🇸🇴❤
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Год назад
Rag Allaah haydin.barkeeyo Aamiin ❤
@user-ij9fc6qv9u
@user-ij9fc6qv9u Год назад
Sh xaaji dab casar allow danbigiisa dhaaf cimrigana u barakee
@hafsomahamudali280
@hafsomahamudali280 Год назад
M A ilaah ha idinka jaza isiyo sheq daba caser hadey somali ku dayan laheyd wax qabadka waanu guleysan lahey sheq kheyr allaha kugu badalo
@baladomar7798
@baladomar7798 3 месяца назад
Maasha alaah xaaji dabcasiir
@quruxsan70
@quruxsan70 Год назад
Mansha allah haji dabcaasar adiga madaxweynaa uqalmaa walahi
Далее
When I met the most famous Cristiano
01:03
Просмотров 21 млн
Gabar iyo Wiil Daroogo iyo Dayan Magaalada Columbus
10:02
Hooyo Maraykan Caruurtii laga qaatay
10:01
Просмотров 12 тыс.
When I met the most famous Cristiano
01:03
Просмотров 21 млн